Ik Hajji

Ik Hajji

Hiddaha iyo Dhaqanka Soomaalida,
Taariikhda Soomaalida,
Heeso Wadani Soomaaliyeed,
Riwaayadaha Soomaalida,
Fanka iyo Suugaanta Soomaalida iyo
Wararka Soomaalida (Somali news)

Пікірлер

  • @CabdirisaqMuxumed-ir7xi
    @CabdirisaqMuxumed-ir7xi8 минут бұрын

    Sawirka aamina cabdilahi codka khadra daahir

  • @dhugmaallyrics
    @dhugmaallyricsСағат бұрын

    Cajiib maandeeq iyo codkeedii dahabiga ahaa cimri dheer iyo caafimaad Legend ikhajji emailkeygii waa kusoo gaadhay baan filayaa isoo qabo

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue15 сағат бұрын

    AUN baxsan

  • @kooshinsalad2908
    @kooshinsalad290819 сағат бұрын

    Gablan talo aduunyoy Nina tii ma gadhee Gal daloola hosiyo gabal lagama wayeeeh❤❤❤ 20 July 2024 Habaynimo axada 12:05 Old is gold

  • @MuseArisak
    @MuseArisak20 сағат бұрын

    Heesaha Cigaal oo aan islahaa waxba kuuma hadhin waa tii labaad ee channel kaagan aan ku arkee, bal soo wad sxboow khaannaddan iyo kaydkan gaarka ah ee Cigaal!

  • @ikhajji
    @ikhajji20 сағат бұрын

    Wayahay brother.

  • @maogtahay4999
    @maogtahay499923 сағат бұрын

    Cabdiqays jihad iyo jacayl 78 sidan xasuusto iyo heesta cibaaro

  • @JamacMaxamed-z4x
    @JamacMaxamed-z4xКүн бұрын

    KZreads

  • @IbrahimAbukar-nc3oe
    @IbrahimAbukar-nc3oeКүн бұрын

    Learn from German Dutch relationship Equal partnership or the alternative is your disma telling 😢❤❤❤❤❤

  • @IbrahimAbukar-nc3oe
    @IbrahimAbukar-nc3oeКүн бұрын

    USA is with the blessed One's in God we Trust Amen❤

  • @IbrahimAbukar-nc3oe
    @IbrahimAbukar-nc3oeКүн бұрын

    Ayam is awake❤

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244Күн бұрын

    ❤❤❤

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244Күн бұрын

    ❤❤❤

  • @khalidmohammed2160
    @khalidmohammed2160Күн бұрын

    Habeen sabti ah 20/7/2024 (saacaduna tahay 12:50 am )heestan ayaan ku dhageysanayey jawi dagen dhamaan inta dabadey soo booqata waxan leeyahay sharaf ku noolaada eeshcalaa hees❤❤❤❤

  • @mohamedaabi8363
    @mohamedaabi8363Күн бұрын

    Maan.dhalan heesahan markii laqaadayna waa markay soomaali mid ahayd lkn markaan dhagaysto waan jidhiidhicoodaa wlhi soomaalinimaan jeclaadaa from hargaysa

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677Күн бұрын

    Magool mooge iyo Jiim Sheekh allha unaxristo 😢

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244Күн бұрын

    Heesta Muuse Ismaaciil qalinle ee ah Siirtaa Dumarka laguma aamino upcoming in shaa Allah

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244Күн бұрын

    ❤❤❤

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244Күн бұрын

    Ant

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache5244Күн бұрын

    ❤❤❤

  • @abdisalandayib6428
    @abdisalandayib64282 күн бұрын

    Wah wah wah hees aan inbadan Raadinaayay @lk xajji sharfanid Brother ❤❤❤

  • @ikhajji
    @ikhajji2 күн бұрын

    Kila la heri kaka. Dagesi wanagsan

  • @BaraxlayMudug
    @BaraxlayMudug2 күн бұрын

    Allaah Aha Unaxariisto abwaanka Alifay Abti Maxamuud Diirshe Xirsi Fanaaka Qaaday Timajilic

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 күн бұрын

    Heestan Abwaan Mohamed Aadan Dacar ayaa la sheegaa inuu leeyahay waxayna qayb ka ahayd fan masraxiyeedkii ama riwaayadii caanka ahayd ee Dirqi maaha Jacaylku 1979. Laxanka siciid harawo ama jaango midkood baa saaray sidaan ka dhadhansanayo. Kabanka waxa tumaya Saalax Qaasim Naaji. Mahdsnid IKHAJJI.

  • @user-qi9sm4le2b
    @user-qi9sm4le2b2 күн бұрын

    Ilalow hesta

  • @cabdimaxamed2106
    @cabdimaxamed21062 күн бұрын

    Cabdi Bashiir Indhobuur ilaahow u naxariiso

  • @beenoughstrong8576
    @beenoughstrong85762 күн бұрын

    Wllo adigo mahadsan Albumki guul band meel maku heysa hadi ad heyso no so gali hesaha albumka wan wayay heso shidan ba kujiri jiray

  • @yaasmiindaauud4059
    @yaasmiindaauud40593 күн бұрын

    Suugaanta waa afka uurkutaalada aad qabto. Heestaa waxa aad u maleysaa waqti igu habboon in aan bartah bal iyadaa i soo doonatay. Habeen habeenada ka mid ah sida caadada u ahayd waxa ay ahayd habeen aniga iyo reerkeyga xaalad iska dagan ku jirnay oo weliba aniga ahaan ii qurxooneed aabaheey aniga oo buug akhrisanaya ayaa aabo ii yeeray waxa uuna iga dalbaday casho si deg deg ah ayaan u aaday jikada maamaada aan qaadun gaar ah u ahaa aabahey cashadii ayaan u soo guray waan siiyay weliba ku hubsaday waxa uu jeclaa cuno hulibka u badan hilab fiican ayaan siiyay wuu ii duceeyay waxa uuna iigu duceeyay in Alle arsaaqad xalaal ah xoogeyga ugu keeno kadibna sidaan u siiyo aamiin aabo ayaan ku dhahay waxa lagaaray salaadii cisho waxa uu igu dhahay kaalay iga xir albaabka waan u soo kacay aniga oo shucuur ahaan is bedelay beerkana i qaadmay shaeydaankaan iska naaray anniga oo isku sheegaayo in aan ku fikirin wax qaldan, waxaan horay u soo qaaday camaamad uu kaga tagay kursigii uu ku fadhiyay, aabo ayaan u tuusiyay funaanada uu xirnaa garbaheeda iyo kuleetiga waxa uu camaamadii ayaan maagay in aan u saaro "waxa uu ii sheegay in aanu rabin uu kuleel daran dareemaayo" se xaalku guud ee xamar kuleel ma aha anigana waxa aan u raaciyay aabo cimaamada waad ku qurxoon tahay xittaa nin aqyaar ayaad u muuqaneesaa waxaan intaas u raaciyay islaamaha xittaa wey ikaa soo doonanayaan " hayee kuwa badan ii soo gad" anigana haye aabo albaabkii ayaan ka furay wuu ka dagay aaabaheey albaabkii mar uu saddex talaabo qaaday anigana albaabka laab is iri ayaan sii go'ay oo dareen aan ilaa hadda qiyaasi kerin sii dareemay qoortaan albaabka ka dhiibtay si aan u arko maadaama Dirac bes xernaa mana aqaan sababta habeenkaas dib ugu fiiriyay laakiin waxa aan u tiirin karaa dareenka walwalka ah ee aan dareemaayay aabo wuu libdhay. Se waxaa ii xigtay 115 maalin in aan is arag nolol iyo geerina ku sheegi waayo harkii ayaa iga guuray, jiifkii wana is celin weynay cunana warkeed daa, farxad iyo qosolka dhawaaqiisa ayaan ka quursaday xittaa in aan dhoola cadeeyo reerkeena walaalaheey iyo hooyadeey weey ooyi jireen ilin dhabanada qoysa se aniga gudaheyga Dab kii jaxiimo ka daran baa ka daaran waxa aana la tacaalaayay xaalada dhaqaalo ee reerkeena waxaan xusuustaa salaas ka mida salaadihii waajibka in aan ku tukaday Canada dusheeda ee aan Monday saliga in aan saaranahay xaaladeyda waali wey dhaaftay, bataq aan joogsi lahayn ayaa iska kee hayay murugadeyda awgeed uurkeyga waxba ma celin karin si kalana aabaheey baa I dhihi jiray imtaxaanada nolosha u adkoow una tobobaro. Heestaan ayaa iga soo hor baxday barqo mar ay tahay waxa ay ahayd fariinta keliya ee aan aabaheey qalbigeyga ku wareysan jiray. Dadka geeri bay u qeexeen se aniga qalbigeyga waxa uu gutta hoose ka dareemaayay in uu weli nool yahay cidii jecleyd ee dhibta dhan ka xigtay. Alxamdulilaah hadda aabahay waan isla joognaa xusuusuhu waxaa igu kalifay heestaan oo aan shalay iyo maanta dhageesanaayay kadibna qisadeeda iska qor isku dhiiriyay. halkaad ku negi dahay maxaad caawa haysaa hawada cafimadkaaga iyo heerka noloshaada hayntaada jeebkiyo siday hawshu kugu tahay axeey ax qof kujecel uunbaa su,aalahaa kuwaydiinkara. Waa su'aalaha qalbigeygu diri jiray

  • @CabdiGaydh
    @CabdiGaydh3 күн бұрын

    Cajiib

  • @maxamedabukarjilacow9823
    @maxamedabukarjilacow98233 күн бұрын

    Ku soco sxb ik xaji

  • @MohamedAlimuse83
    @MohamedAlimuse833 күн бұрын

    Zxp Layrics Kasoo dhig .

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari3 күн бұрын

    Thanks Ustaad IK HAAJI.

  • @cawaalecaydaruus3455
    @cawaalecaydaruus34553 күн бұрын

    Waan ku salaamay Ustaad. Heestan iyada oo Jiim tumayo kabanka ma la helayaa? Mahadsanid. Shaqo la yaqaan baad haysaa.

  • @Sultan-DG
    @Sultan-DG3 күн бұрын

    Heestan mahaa AHN Xarago Heestan Waxa Qadaya Waa Abwaanki Ama Fanankii Wayna Ee Faynax Heestan Waxa Lagu Duubay Dalka Suuriya . Kamanka waxa garacaya waa laxamaystihihi hobolada waabari jamac boonge darmuugadu waa ilyaas jabuutaawi . Biyanadu waa cabdi biyaano waa dalka suuriya 2004

  • @QadanMuuse-fc2qh
    @QadanMuuse-fc2qh3 күн бұрын

    Wlahi wan ilmeeyay Somali dhoooylaay horimawsoconaa mise xumaantiyo silicaad ku noolaan somaliyey damiirkeenii aynu dono ma nooline

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Maba arag studio kula mida ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Halis baad tahay walahi

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Mahad sanid saxiibkey qaaliya

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    intii dhimatay alaha unaxariisto

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Yes

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Yes

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Yes

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Waaaaaw kaba garan tii hore

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ nolaw waayo badan lk haaji

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Masuul

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Waan raadin jirey hortaa

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Sugaanta

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Dabaa kugu qabsada

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir10433 күн бұрын

    Cajaaib

  • @ismaaciilarbache5244
    @ismaaciilarbache52443 күн бұрын

    ❤❤❤