Barnaamijka | Waxa i badalay waa dhibaato | Sheeko 2

Пікірлер: 184

  • @Cabaan134
    @Cabaan1349 ай бұрын

    Gabadhaas hade comment gayga akhrinayso wxn leyahay wxd tahay qof adag adunyadu waa ibtilo ilahay hakaa yeelo tii aakhiro janatul firdowsa ku nasata adi io walidiintadaba have a good life sister wish you happiness and peace of mine♥️

  • @abdirahmansld
    @abdirahmansld9 ай бұрын

    Sheekadaan wax badan oo akhlaaqiyaad ah, ayay na baraysaa wax badan oo dhaqama xun-xun ahna way inaga reebeysaa. waana ku mahadsan tahay fikradaha quruxda badan aad inoo soo jeedisid markasta. ❤

  • @Nimcaaleaadan
    @Nimcaaleaadan10 ай бұрын

    Ustaad abdirisak dhoore waad mahdsantahay runtii waa sheeko dareenkeeda leh waana waxjira marka laga hadlaayo dhaqanka somalida ilaahay baa xaal og umada inta dhiban allaha kaqaado dhibka inta barwaaqaysana allaha usiyaadiyo Marka ustaad mar 2aad waad ku mahadsantahay sheekooyinka muhiimka ah waana in aan badalnaa caadooyinka xunxun ee kajira dalkeena

  • @Alijayte252
    @Alijayte25210 ай бұрын

    Waxas oo dhan waxa aas aas u ah dhaqanka bulshadeena ee dulmiga kusalaysan In tiisa badan 😭

  • @hanadofficial2793
    @hanadofficial279310 ай бұрын

    waxad tahay wllhi soo gudbiye wanaagsan Alle hakaa abaal mariyo ustaad🤲🤲

  • @fauzyahmed6765
    @fauzyahmed676510 ай бұрын

    Nin weyn Allah haku xafido qisoyinkadi dad badan aya wehshada runtii

  • @MaxamedMustafe-ob3us
    @MaxamedMustafe-ob3us10 ай бұрын

    Ustaad keep going nin wax bdn adunka ka og baa thy alle meel kaste ha ku fududeeyo😢❤

  • @jabarkuson2241
    @jabarkuson22417 ай бұрын

    If you educate a girl you educate all community

  • @khalidcabdirzak_CS
    @khalidcabdirzak_CS10 ай бұрын

    Nabi muxamad scw❤ wuu dhalay wiilal wuxuuna dhalay saddex wiil ابراهيم عبد الله قاسم

  • @abdullahishiqeyadawe5626

    @abdullahishiqeyadawe5626

    10 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @user-os1nv2cm8e

    @user-os1nv2cm8e

    7 ай бұрын

    Sallaahu calayhi wasalam

  • @abdullahimohamudabdullahi3572
    @abdullahimohamudabdullahi357210 ай бұрын

    Masha allah waa gabadh adag walahi waxaan u rajeyneynaa nolol fiican

  • @saaraabdirizack5542
    @saaraabdirizack554210 ай бұрын

    Ustaad allha ku shrfo sheekooyinkga qiimha bdn tnx

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur92438 ай бұрын

    Masha alaah wll qof aan aad ujeclahay shekadısa ayaad tahay xafıdulaah

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax10 ай бұрын

    Mahadsan ustaad abdirizak wax badan ayaan kaaa faaiiday ❤❤❤❤

  • @calicabdulahi5517
    @calicabdulahi551710 ай бұрын

    Masha allaha waa sheeko xigmado badan aan ka faaiideeystay

  • @SKY........63
    @SKY........6310 ай бұрын

    Subxana allah walal kunoqo hadalkaga Nabbi muxamed (scw) wuxu dhalay wiilal qasim iyo ibrahim......

  • @maryamobotan1043

    @maryamobotan1043

    10 ай бұрын

    3 wiil uu dhalay nebiga scw waana Cabdullahi Qasim iyo Ibrahiim

  • @nadiyasaid123

    @nadiyasaid123

    10 ай бұрын

    Lakim wa kadhinteen scw

  • @user-kf3sp9sz5s
    @user-kf3sp9sz5s10 ай бұрын

    Woow incredible story 👏

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem14410 ай бұрын

    alle haku xafido ustaad ❤

  • @nasri.official
    @nasri.official10 ай бұрын

    Ustaad iilhy ha ku sharfo sharaf iyo karaamo ❤

  • @abdifatahmmusa9285
    @abdifatahmmusa928510 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad alle haku barakeeyo

  • @fadumomohamed619
    @fadumomohamed6199 ай бұрын

    Masha allaah walaalkey aad u dun fiicantahay caqli iyo aqlaaq siiyey

  • @abdirahmandek3987
    @abdirahmandek398710 ай бұрын

    Mnsha allaha tabarakalaah guulyso

  • @cabdikariim9587
    @cabdikariim958710 ай бұрын

    Mahadsanid usted .xaqiiqdii wa sheeko ama qisoo cibro mudan...

  • @iqronuur9335
    @iqronuur93357 ай бұрын

    shukran ustaad

  • @zia_mohamoudzia_mohamoud2211
    @zia_mohamoudzia_mohamoud22118 ай бұрын

    Alhmdullilah run ahaanti wax badan wan raadinayey channel kaga finally Alhmdullilah 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Orhaan197

    @Orhaan197

    7 ай бұрын

    Asc dhamaan walaalahay wan idin salaamay dhamaantiin Salaan ka bacdi Qof walboo dhib dhaxda kaga jira ama si uun nolosha culuays u dareemayaa waxaan rabaa inaan idinla wadaago Safar aad ku kaban doontaan hadaad soo raacdaan bi'idnil waaxidil axad podcast ka waxaa la dhahaa kabasho waxaa daadihinaysa macalimadayda hamda hussein KZread podcast Waxaa is badali doona hab fikirkaaga garaad ahaan ayaad u koraysaa bi'idniraxmaan Safar kabasho ayaan idiin rajaynayaa

  • @talowxuseenoscar7300
    @talowxuseenoscar73002 ай бұрын

    Mahadsanid Macalimuu Abdirisag dhoore

  • @user-xq2dc9et3y
    @user-xq2dc9et3y10 ай бұрын

    Duluucda sheekadan wllhi waa muhiim Sheekooyin waxku ool ah...horay usoco wll

  • @seynabcali4205
    @seynabcali420510 ай бұрын

    Waxaa kaloo kaaga daran Ilma badan markey hooyadu dhasho lama daryeelo ayagoo aradan oo baahan ayuu aabuhu gabar cusub sii guursadaa

  • @abdisamedmohamedahmedibrah7318
    @abdisamedmohamedahmedibrah731810 ай бұрын

    Mahadsanid ustadi

  • @mariasuldaan2217
    @mariasuldaan22179 ай бұрын

    Mansha allah❤️

  • @Qeybdiid25
    @Qeybdiid259 ай бұрын

    Markaad tidhi raadka hooyadii ayuu soo eegi jirey si uu hooyadi u xasusto. Walahy jidhiidhico ayaa igu jabtey. Hooy❤

  • @nihaalgelle7832
    @nihaalgelle78327 ай бұрын

    qisadan nuxurkedu waa inaynu ka dhalanay dad xun oo weliba dhaqan xun oo soo jireen ah ,isku mashquul u badan bal qof aanay waxba tarayn hadana kama amaan helayo ilahaw mahadaa adaa bini aadam wax nogu dhiibin

  • @amalmohamed928
    @amalmohamed92810 ай бұрын

    Mahadsanid ❤❤❤❤

  • @Qurankuwanolol
    @Qurankuwanolol10 ай бұрын

    Wn ku jeclnahay walal qiimo iyo xikmad badan❤❤

  • @edilhassan7542
    @edilhassan75429 ай бұрын

    Masha allah qisooyinkan cashro ayaan laga baranayaa. Waxaan aad ugu helay qodobada aad kala soo dhaxbay ee casharka shekadan laga baran karo. Mahadsanid. Guulayso.

  • @dahirhassan4389
    @dahirhassan438910 ай бұрын

    Ustaad baryahan waa ku waynay ee wel come back

  • @abdinasirceegaag3689
    @abdinasirceegaag368910 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @abdallasheikh4372
    @abdallasheikh43729 ай бұрын

    Man. i love you man.✊

  • @abdulahiOmar-rk2io
    @abdulahiOmar-rk2io6 ай бұрын

    Geesiyad waye wllhi 🥰

  • @maxamuudmaxamed1402
    @maxamuudmaxamed14029 ай бұрын

    Ka waran qof qofkale ku caayaya iintiisa 😘

  • @najlaboqoradamilaano
    @najlaboqoradamilaano10 ай бұрын

    Waa sheeko cajiib ah😢

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud243710 ай бұрын

    Waxan jeclahay in aan kula hadlo wll Alle haku dhowr

  • @user-bc2gx5qp6q
    @user-bc2gx5qp6qАй бұрын

    Wixi dhibataysan dhibatada ilahay ha ka dulqaado aamin🤲🤲😥

  • @mohammeddirie9800
    @mohammeddirie980010 ай бұрын

    Xaqiiqdii waaa sheeko xanbaarsan cashiro badan ee nolosha ku saaabsan.

  • @Hacker14640
    @Hacker1464010 ай бұрын

    Tani waa qiso nuxurkeeda wadato blse haba ahaatee 🎉 cashirka nolosha lagabarto ayaa ka muhiimsan Gabadha oo hada hooyada ah oo kadhacday qisadan wxan leyhy Allah qalbiga u qaboojiyo dhnka kle ustadii thanks alot qisooyinka waxaad uyeshaa playlist oo from 1.........….....? Siay dhadbadn u dhawadan

  • @marianoproduction8492
    @marianoproduction849210 ай бұрын

    Mahadsanid abdirisaq wllo

  • @jamilaabdillahi686
    @jamilaabdillahi68610 ай бұрын

    Wllo qaali ale haku sharfo waxatahy qof waxbadn noo faaiideyay

  • @user-dr6el3ir2h
    @user-dr6el3ir2h10 ай бұрын

    Waa sheko qalbi tabad ah wa ku mhsty

  • @xidigabuubakar514
    @xidigabuubakar5149 ай бұрын

    Ala mxay sheeko nagu socoto ahayd❤ Masha allah

  • @abdullahimohamuud5282
    @abdullahimohamuud528210 ай бұрын

    Waa sheeko cajaa'ib ah

  • @NafisaHaaji51
    @NafisaHaaji518 ай бұрын

    Dhibaatooyinka dhan waxee salka ku hayaan dhaqankeena dhaqankeena markee si loo fiiriyana wllhi waxa uu ubaahan yhy in wax weyn laga badalo😢

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala804110 ай бұрын

    Sheekadu waa mid xiiso iyo xamaasad gooniya leh thank you ustaad lakin xooga Microphone isticmaal ama codkaaga dheeree si buu u yara gaaban yahey🖐️😊

  • @ZakariyeHamze
    @ZakariyeHamze10 ай бұрын

    Waxaad Ilawday wlalkayow Xalada Adag E Lagaga Faaidaysto Haweenka marka Ay Duruufaysan Yihiin EE Ay Shaqo Taga Yihiin EE aH In Jidhkooda La Damco o La ilaalin Waayo😭😥🥺🥲😥🙈🙈🙈

  • @drmaajidhassan
    @drmaajidhassan7 ай бұрын

    It tuached me 😢😢😢😢😢😢

  • @farduusmaxamed9747
    @farduusmaxamed974710 ай бұрын

    M.a ❤

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle4709 ай бұрын

    Ustaat codka wxa yr morphine isticml insha alhaa ❤

  • @Xamuudi03
    @Xamuudi0310 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad waa sheeko cajiib ah, laakin codka xooga wuu hooseyaa. 😊

  • @adnanmohamed4380

    @adnanmohamed4380

    10 ай бұрын

    Sxp codka ustaadka waa ok adiga telephone kada cilad yar ka jirto i.a

  • @Sxunduss

    @Sxunduss

    9 ай бұрын

    ​@@adnanmohamed4380Maya aniga xitaa sidaas ayu iga yahay Codkisa wuu yara gaaban yhy

  • @Fiyaamahad0

    @Fiyaamahad0

    8 ай бұрын

    Codka waa ok wlal

  • @xanuunbabiye
    @xanuunbabiye10 ай бұрын

    shekadan waxe i xasuusisay فان معالعسر يسرًا 😢

  • @adanbuulecali3913
    @adanbuulecali391310 ай бұрын

    Subxanallah allaha garabgalo hoyadas😢

  • @nadranadem1100
    @nadranadem11009 ай бұрын

    Abdirisak wll mahadsanid lkn noo soo badi sheekooyinkan oo kle plz adoo raali ahna microphone istcmaal❤❤

  • @Zamiir21355
    @Zamiir213559 ай бұрын

    waa barnaamij aad uquruxbadan si qoto dheerna u taabanaya dhaqamada bulshadeena waliba kuwa guracan. Ummadkasta waxa hormarka u horseeda dhalinta waliba manta waxan nahy dad aqoon leh Ilaahay hanaga dhigo kuwii badala bulshada Somaliyeed waliba si positive ah.

  • @mohamedabdullahi3187
    @mohamedabdullahi318710 ай бұрын

    ILAAH wuxu kuu saqiray sida wax loo gudbiyo . Mahadsanid .

  • @Abdullahinawawi
    @Abdullahinawawi10 ай бұрын

    Halkee sheekooyinka laguugu soo dirayaa walaal

  • @cadowsacad106
    @cadowsacad106Ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @caaqilka3712
    @caaqilka371210 ай бұрын

    Cajiib

  • @sadiiqharett1791
    @sadiiqharett179110 ай бұрын

    Ustaad waa sheeko xanuun badan lkn codkaga xooga gaban codka noo dheere clip danbe insha allah

  • @yaasirlyrics722
    @yaasirlyrics7227 ай бұрын

    Waa sheko qiiro leh 😢 lkn waxay leedagay tusaale mudan cimro qadasho😢 never giv up wligaa

  • @JasminMohamed-ey4tx

    @JasminMohamed-ey4tx

    7 ай бұрын

    Gabdh adag weeye Allah ayaana kaalmeeyay😢

  • @hooyoamun3440
    @hooyoamun34409 ай бұрын

    Walhi waa run waxan wax narashadayidi an jecla unacay waa ardayidan wax wada baran jirnay wayo marku qofku inyar oo ina alla usameyo allalihi abiuray usameyay aya isamayisay dadkenu walhi waxad moda in ad adu inta isku samayisay sida lagu cayay wad niyad jabayisa 😢😢 waa dhibatada ugu weyin ee ina hayisata in qofku so ibsadad moda sida lo cayayo walhi marmar ina is dilo ayan gadhi jiray malin walba ano ooyayan iman jiray oon hooyo ku ooyijiray hooyana niyad jab iga qaday markan dhoho maxa la i cayaya 😢 hooyo waa ka xuman jirtay walhi lkn wax walba waa qadar alla umadana waa layisku eegaya mana ficna qof alla sidu u aburay ina cayi iyo aflagado loga dhigo waa cado xun oon baranayi hada somali nahay 😢😢😢😢😢

  • @Orhaan197

    @Orhaan197

    7 ай бұрын

    Asc dhamaan walaalahay wan idin salaamay dhamaantiin Salaan ka bacdi Qof walboo dhib dhaxda kaga jira ama si uun nolosha culuays u dareemayaa waxaan rabaa inaan idinla wadaago Safar aad ku kaban doontaan hadaad soo raacdaan bi'idnil waaxidil axad podcast ka waxaa la dhahaa kabasho waxaa daadihinaysa macalimadayda hamda hussein KZread podcast Waxaa is badali doona hab fikirkaaga garaad ahaan ayaad u koraysaa bi'idniraxmaan Safar kabasho ayaan idiin rajaynayaa

  • @m0stf33
    @m0stf3310 ай бұрын

    oo hadii ilaahay gabadh isiiyo waa nimcee

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh10 ай бұрын

    Asc macalin abdirisaaq mahadsanid waan jeclahay hadaladaada xikmadda leh laakiin codka microphone cod sare leh inaad isticmaashid ayaan aad u jeclaan leheen mahadsanid 🙏

  • @afnaancabdlla1731
    @afnaancabdlla173110 ай бұрын

    Waa sheiko waxyaabo badan lagabarankaroh

  • @ayanibrahim6756
    @ayanibrahim67565 ай бұрын

    sister is like second mom

  • @user-tt5sc5dx8c
    @user-tt5sc5dx8c10 ай бұрын

    M.a😊

  • @CumarSheikhxusen
    @CumarSheikhxusen9 ай бұрын

    Ookeey

  • @ummkhubayb2290
    @ummkhubayb229010 ай бұрын

    Akhy heesta bilowga inaga qaad !

  • @nuradiinabdiabdulle1569
    @nuradiinabdiabdulle156910 ай бұрын

    Nin an inbadn wa ka faido

  • @AxmedAadan-lx5ez
    @AxmedAadan-lx5ez10 ай бұрын

    Ustaad

  • @JasminMohamed-ey4tx
    @JasminMohamed-ey4tx7 ай бұрын

    Allah ayaa kaalmeeyay gabdhas adag 😢

  • @thelegend4244
    @thelegend424410 ай бұрын

    😢😢😢😢 very sad story... ,!

  • @dhaaleeycade1121
    @dhaaleeycade112110 ай бұрын

    Walhi waan la ilmeyay hooyo raadkedii markii uu ootay😢😢

  • @abdulkadirismailyusuf
    @abdulkadirismailyusuf8 ай бұрын

    Was sheeko xanuun wllhi 😢

  • @najipabdulahi9510
    @najipabdulahi95107 ай бұрын

    Waxan raadinayey ciwaan KZread ood leedahy hadan waan hely waan ku salamaya wall

  • @fardowsamohaz6087
    @fardowsamohaz608710 ай бұрын

    Gabar karti bdan eheed m.a🥰

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky61447 ай бұрын

    Ax qisadani aad bay itaabatay wlhi agoonimada markaad soo Marto xanuunkeeda ayaad dareemaysaa 😢😢

  • @filsanabdishakuur9527
    @filsanabdishakuur95279 ай бұрын

    Dulmiga dadkaga lagu haayo waayey ilaa iyo hada dad baa dhibtaasi qabo raadkii hooyo ayaan fiiriya markuu dhahay qalbigaa i xanuunay . Dhibta laguma waari maayo dheeftii baa dambeyso .

  • @abwaanamooreoffcial3552
    @abwaanamooreoffcial355210 ай бұрын

    ustaad aad baad umahadsanthy lkn mid baan kugu darsanayaa hesaha intro aad kadhigneysid kadaa muqaalka kuma qurux badna lkn barnmijka sidiisa kale waa mnsha allah

  • @nafisoxaamid4593
    @nafisoxaamid45937 ай бұрын

    😢very sad story

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha123410 ай бұрын

    Somalia raga joogo waliba shaqooyinka masuulka ka ah way uga faa idaystaan baahida dumarka 90% ragu dhaqankaas bay yaqaaniin hadii ay gbdhaasi la heshiiso shaqo sare baa la gaynayaa haday diidana wala eryayaa qofkii ilaahay dartii meel xun uga tagana ilaahay meel wngsan buu ugu badalaa sida gabadhaas aan ka aragnayba

  • @nadiirhassan65
    @nadiirhassan6510 ай бұрын

    Mahadsanid Wll. Halmaan hadal kuma jiro, Rasuulkeeena SCW wuxuu dhalay 3 Wiil, Qaasim iyo Ibraahiim, iyo Abdullahi dhowr gabdhood. Inskastoo Wiilashu Saqiireen.

  • @KaltumAaziz

    @KaltumAaziz

    10 ай бұрын

    Ha wll wiilasha marke ka saqiiren bey gaaladi oran jireen wa gablan. Marka sidasu kawada.

  • @hamdaismail6155

    @hamdaismail6155

    9 ай бұрын

    Sadex wiil

  • @cabdicasiisxasan5035
    @cabdicasiisxasan50358 ай бұрын

    Very so sad😢😭😭😭

  • @amaalabdikadiramaalabdikad7034
    @amaalabdikadiramaalabdikad703410 ай бұрын

    Garaad😊

  • @Burcaawi44332
    @Burcaawi4433210 ай бұрын

    Codkaaga suuq laguma dhagaysan karo waa gaaban yahay wll ee waligaa codka iska hagaaji oo dheree mahadsanid bro

  • @Absalam_ab

    @Absalam_ab

    10 ай бұрын

    Earphones 🎧 radso

  • @salmanbaremohamed-td6vl

    @salmanbaremohamed-td6vl

    10 ай бұрын

    ​@@Absalam_absheeko an hayaa xagen kala xidhiidha surad

  • @hassankahie6139

    @hassankahie6139

    10 ай бұрын

    Goodev isticmaal sxp

  • @aaziizahmed2634
    @aaziizahmed263410 ай бұрын

    Wll video yadu si aanu xiisuhu uga dhaman soo yare minuteyada part yana usoo same💯

  • @KhalidIsmacil-li7rc
    @KhalidIsmacil-li7rc9 ай бұрын

    Away gabdhi hii kale la dhasahy wll

  • @zhaymashacni3017
    @zhaymashacni30177 ай бұрын

    Ax💔

  • @umalkheirabdiiman
    @umalkheirabdiiman10 ай бұрын

    Harta waa suaale waa maxay sababta hooyo inta ilmaheega looga qaato, hadna lugu yidhaa gabadhaas marka aad argtaan ka carara, ku darsoo iydoon ilmihi la daryeelayn

  • @Guled_Abdi
    @Guled_Abdi10 ай бұрын

    Waxa kaliya ee aan hada kawalwalo waa ubadkaaga kadibkaa sida ay noqondoonaan

  • @nimcosaleban
    @nimcosaleban7 ай бұрын

    Wllo xagee lagalasoo hadlayaa shekan kula wadagi lahaa😊

  • @IsmailMohamedShAbukar
    @IsmailMohamedShAbukar2 ай бұрын

    Dhab ahaantii sheekadaan wiilka yar ee Hooyo raadkedii ootay aadbow iiga ilmeysiiyay😭😭😭

  • @amanihassan1788
    @amanihassan178810 ай бұрын

    📌 zxp❤

  • @Araweelo2233
    @Araweelo22334 ай бұрын

    ❤️🥰