Barnaamijka Codka Tolmoon |Cabdale Maxamuud| Heeso Bilaa Music-ah.

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 19

  • @xamsenabadoonka8487
    @xamsenabadoonka84872 жыл бұрын

    Msha allh cod babad heysa mcn abdlle yare quraan ka ku akhri msha allh

  • @hassanwarsama338
    @hassanwarsama3382 жыл бұрын

    Waamaxay labiskan dhaqanka xun aha xasbiya allah wanicma alwakiil

  • @jamaaljocker8205
    @jamaaljocker82052 жыл бұрын

    Cabdale bidixo codkii oo qofa ilahay haku sharfo sxp

  • @walaltigerofficial3568
    @walaltigerofficial35682 жыл бұрын

    Heesta midabsan waxa lahaa Axmed Gacayte AUN🤲🤲 Ee ma ahan Ina Mooge🙌

  • @idilmohammed6873
    @idilmohammed68732 жыл бұрын

    Runtii wiilkan waa wiil yer oo aad u codmacan 👍🙌🏻

  • @Hanimohmoutt
    @Hanimohmoutt2 жыл бұрын

    Masha allah alle ha kuu siyaadiyo

  • @mohamedabdi2105
    @mohamedabdi21052 жыл бұрын

    The one and only Lenged keep up pro

  • @idirizfaracade534
    @idirizfaracade5342 жыл бұрын

    Heesta jacayl Ayaatiin ee Fanaan Hore Alle haw raxmado Abdi Tahliil Warsame waxa Sameeyay abwaankii waynaa Ahmed Saleebaan Bide

  • @saredoabdillahi3207
    @saredoabdillahi32072 жыл бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰🥰 maschalll

  • @jamiilaabdirashida2871
    @jamiilaabdirashida28712 жыл бұрын

  • @guuledomar8262
    @guuledomar8262 Жыл бұрын

    Ee sh calaa

  • @aminali3800
    @aminali38002 жыл бұрын

    Haha ina Mooge ma qaadi jirin heestaas aad midhaheeda tirisay, waxaa qaadi jiray Axmed Gacayte Yuusuf. Waa midhihii Axmed Saleebaan Bidde.

  • @nimcoladan9927
    @nimcoladan99272 жыл бұрын

    Ahmed gacayte ayaa qaada heesta gabadheeey

  • @khadraali7748
    @khadraali77482 жыл бұрын

    Ahmed gacayta qaadi jiray

  • @hassanabdi4272
    @hassanabdi4272 Жыл бұрын

    Wan uu haya codka

  • @hassanabdi4272
    @hassanabdi4272 Жыл бұрын

    Wn uu haha codkii de

  • @sahalchannel7065
    @sahalchannel70652 жыл бұрын

    Hees axmed gacayte yusuf

  • @raxmacabdi9557
    @raxmacabdi9557 Жыл бұрын

    Naa umada waxa ka Huwo

  • @mmhhgg22
    @mmhhgg222 жыл бұрын

    Waxani ma ninbaa mise waa naag. Dadka noocan ahi waalid iyo ehel toona malaha miyaa.