AROOS Miyi : Part 1

Пікірлер: 26

  • @MuktarAbdullahiOmmar
    @MuktarAbdullahiOmmarАй бұрын

    Gobonimo nio muqaal wacan baad nooga soo duubten caruuska. Soo dhawaynta, heesaha, durbaanka & jawiguba wuxuu ahaa amazing reerkas cusubna wan hambalyaynayaa alle ha barakeey.❤❤❤❤

  • @NadiiraAbdulaahi
    @NadiiraAbdulaahi26 күн бұрын

    M.a allahuma barik labadooda Mid kle Meesha waa xagee ❤

  • @cawocumar7711
    @cawocumar771125 күн бұрын

    7:15 walhi barteediibaad dhigteen😂❤

  • @safacraxmaan6452
    @safacraxmaan6452Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤maansha Alaalh hamblyo hmblyo hmblyo❤❤❤

  • @HadiaReermagaal-yu1nw
    @HadiaReermagaal-yu1nwАй бұрын

    Hore u soo cadeceed nolosha miyiga aad baan u xiiseeyaa runtii ❤ deegaanku waa halkeena

  • @user-cv9cp1vd3d
    @user-cv9cp1vd3d27 күн бұрын

    Msha allh ❤

  • @AhlaamAbdiraxmaan
    @AhlaamAbdiraxmaanАй бұрын

    Noso badi abdiwasacow❤🎉

  • @samsamiid3841
    @samsamiid3841Ай бұрын

    Masha.alaah

  • @munaahmed-vg8rs
    @munaahmed-vg8rsАй бұрын

    mnshlllh meeshu qurxoonaaaa

  • @WardaxashiHusein
    @WardaxashiHuseinАй бұрын

    Maasha Allah shp nosobadi❤😊

  • @user-rx1il6fj5p
    @user-rx1il6fj5pАй бұрын

    Masha allah muqaal cajiib ah

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456Ай бұрын

    Waad la raagtay. Muuqaalkan.

  • @Sharmarke567
    @Sharmarke567Ай бұрын

    This my Home ❤🎉 HAMPAIYO zhp

  • @user-nv1vn8wn7f
    @user-nv1vn8wn7fАй бұрын

    Hamblyo dhisma oo dhaqma wlky mcn

  • @AsmaqaliHoyocawa
    @AsmaqaliHoyocawaАй бұрын

    M.a hblyo dhisma oo dhaqma

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2qАй бұрын

    Hambalyo

  • @khaalidyare4252
    @khaalidyare4252Ай бұрын

    War hablo badan baa iga dambeeye😂😂 xaruntii bal han soo eego cadceedow

  • @HudamustafeHudamustafe
    @HudamustafeHudamustafeАй бұрын

    Cadceed ma samaroon baa?😅

  • @xamsecabdilahi7228
    @xamsecabdilahi7228Ай бұрын

    Mr isdeji 🎉🎉

  • @ridwandaud3208
    @ridwandaud3208Ай бұрын

    Seeddiga

  • @user-dg3vn5uj5f
    @user-dg3vn5uj5fАй бұрын

    Sxb munira soqabo gabadhas shekadeda adbey itabatay wlhi 😢

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164Ай бұрын

    M.a

  • @ahmedabdilahiidiris3383
    @ahmedabdilahiidiris3383Ай бұрын

    Halkanu dagay daayadibu ku xidhey😂

  • @Cadceedchannel

    @Cadceedchannel

    Ай бұрын

    Daahyada noo macne😂

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385Ай бұрын

    Kana macaan cadarka biif baafta ku lahaa mamadaasu 😂 Maprouk maprouk ❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @user-fr2zd9un2q
    @user-fr2zd9un2qАй бұрын

    Cadceedoow kamarad si fool xun baad uga duubday xaafada ka daa