Aqoonsiga Somaliland iyo Heshiiska Ethiopia Isku Goor iyo Isku Goob ayaa Lagu Saxeexayaa

"Aqoonsiga Somaliland iyo Heshiiska Ethiopia Isku Goor iyo Isku Goob ayaa Lagu Saxeexayaa" - Madaxweyne Muuse Biixi oo waraysi kaga hadlay arrimo xasaasiya
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
#ShopwithKZread

Пікірлер: 17

  • @elhanweera2435
    @elhanweera24356 ай бұрын

    Mashaalahu ❤mw biixi ilaahow caafimaad iyo cimri dheer ku sii cadawga jab. Geesi ilahay aqoon ku manaystay guuuuuuuul somaalilaan inshaallaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir88186 ай бұрын

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤ maansha ALLAAH maansha ALLAAH ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii 👍👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v6 ай бұрын

    ❤❤mashaa alaah madaxweyne geesi qaran guul cadawgaa hajabo amiin❤❤🎉🎉

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu6 ай бұрын

    MAASHA ALAAH GUULEYSO GEESI NOOLOW I❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @elhanweera2435
    @elhanweera24356 ай бұрын

    Mw biixi il & cawriba ilaahow ka nabd gali ifka guul aakhirana jantul farduus ilaahow hoygaaga ka dhig❤inshaallaahu dhamnteen guuuuuuuul somaalilaan inshaallaahu ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu6 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ RABI HA KU XAFIDO MADAXWEYNE MUUSE ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedissefarah1015
    @ahmedissefarah10156 ай бұрын

    War ninkani waalan ee aad xayeysiinaysaan keliya waxay ka qabatay inuu dumiyo SL daadkana KU daro nidaamkii isdoorashadda iyo xisbiyadda badan SI uu xukunka u sii joogo . Haddaan wuxuu bilàabay dhulka inuu Dalal kale ka iibiyo.. waxase nasiib darro ah xisbiyadda mucaaradka oo siyaasadoodu aad u liidato

  • @user-hs6ro6so6n
    @user-hs6ro6so6n6 ай бұрын

    Oo Xataa Magacii Ayaa Dumay 1991kii Iyagu Fadaraal Ayey La Baxeen Annaguna Somaliland Ayaan La Baxnay waa Lakala Dhaqaaqay

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi81396 ай бұрын

    Gobanimo cuddooniyo Guulbaannu joognaa

  • @hassangurey5324
    @hassangurey53246 ай бұрын

    Md xasan shiikh baaba taagan anigaa u saxeexi lahaaye muxuu muuse ka rabaa eby axmed farmaajona 5 dekedood buu u balan qaaday waxan oo qayli ihi waa maxay sow ma mudnayn in farmajo iyo xasan sh ba arintaas lagu cambaareyo arintu miyey cunsuriyeysan tahay

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii6 ай бұрын

    Benaale adigu nooma adeegtid. Dantasda ayaad ka fekiraysaa. 20 kilometre ayaa ka qiimo badan doorashada

  • @boqorka2517
    @boqorka25176 ай бұрын

    Walhi muuse biixi hadi aad umaleyso inad faneyso malin ayey ku qabsan dontaa mida xigta somalia hadad dadkau jibineysid malitada ayey ku qabsan dontaa

  • @Abwaan-maxamed-mahdi
    @Abwaan-maxamed-mahdi6 ай бұрын

    Reer waqooyi ayuu hanan waayee muxuu cidkale usheegi tuugi

  • @brbynulolilumu

    @brbynulolilumu

    6 ай бұрын

    REER ROORAAYE MISE REER AMAZON😉😉😉😉

  • @brbynulolilumu
    @brbynulolilumu6 ай бұрын

    RABOOW NAGA QABO CAADAQAATAYAASHA GOD KEEY GALAANBA KASHIF

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    6 ай бұрын

    Allow naga sii ictiraafka itoo biyana noo keen cadaw waa Soomaaliya e

Келесі