Aqonyahanka Reer Boorame oo Beeniyey Nin Sheegtay Reer AWDAL oo Geelaha Jabuuti Soo Adeegsaday.

Фильм және анимация

Пікірлер: 82

  • @haydar378
    @haydar37822 күн бұрын

    Borama Somaliland alow dhismaha iyo horumarka u siyaadi

  • @jamalskp7280

    @jamalskp7280

    22 күн бұрын

    Aamiin

  • @fartuunfartuun8784

    @fartuunfartuun8784

    22 күн бұрын

    Aamiin

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi241622 күн бұрын

    Allow Barake Somaliland 💚🤍❤️ Cadowgeedana jabi Madaalaha Difaca Qaranka Barakaysan Ee Somaliland Suxufi Ubaxle Midia ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k22 күн бұрын

    Eng backhand.dhamaan.Shacabka.reer.sland.waa.ay.kaaga.mahad.celinayaan❤❤❤❤❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire292922 күн бұрын

    Allah ha xafido dadka iyo dalka Amin yaa Allah ❤❤❤❤❤guuuuuul jamuriyada Somalilaan ❤

  • @hassanomar8696
    @hassanomar869622 күн бұрын

    Eng. Barkhad, maashallaah waa runtii oo Gadabuursi iyo Ipsaaq waa walaalo.

  • @hassanomar8696
    @hassanomar869622 күн бұрын

    Ubaxle waa muwaadin fariid ah oo aad u caqli iyo aqoon badan, Alle ha daayeee.

  • @NurGacan
    @NurGacan22 күн бұрын

    Maansha alla guul guul somalinad ilahay is baday isaaq iyo samarion

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d22 күн бұрын

    Ku saliya nabiga ❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728022 күн бұрын

    Maansha Alaah rabow dadka caqliga wanaagsan noodaa Eng jazakalaah

  • @fahiimae7336
    @fahiimae733622 күн бұрын

    Ilaahay janada ha ina wada geliyo Reer Somaliland iyo Muslimiinta kaleba

  • @user-hs2tw2yr5f
    @user-hs2tw2yr5f22 күн бұрын

    Ubaxle halyey qaran ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed935222 күн бұрын

    Mashalah tabarakalah ❤❤❤soomaliland ha noolato

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed401522 күн бұрын

    Wuumahadsan yahay reer abtigay guul samaroon iyo soomaaliland

  • @roodacawad13
    @roodacawad1322 күн бұрын

    Maansha allaah waa dadkeenii waa dalkeenii boorame xogta cadowga yaan laysu dhegaysan

  • @FadumoCumarsalebaan-jv4up
    @FadumoCumarsalebaan-jv4up22 күн бұрын

    Ubaxale Adero Guuleso❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k22 күн бұрын

    Guuuùl Samaroon.sland❤❤❤❤Samaroon.sland ❤❤❤

  • @SiciidAhmed-wi3ux
    @SiciidAhmed-wi3ux22 күн бұрын

    Mahadsanid

  • @user-yz9di7qp7x
    @user-yz9di7qp7x21 күн бұрын

    guul. soomaaliland insha Allah

  • @sismail120
    @sismail12022 күн бұрын

    Noolow noolow ubaxle waanu kula sovonas

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad857522 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaaslaxMaxamed-bj2hc
    @MaaslaxMaxamed-bj2hc22 күн бұрын

    ❤❤❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k22 күн бұрын

    W c s warax.matulaahi.wabarakaatu❤❤❤❤❤

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo22 күн бұрын

    ASC cadawga JSLAND ILLAHAY. Ba qaban guul inshallah JSLAND ❤❤❤❤

  • @Bashatalents
    @Bashatalents22 күн бұрын

    Gentleman

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar435222 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ng9sb8hz1n
    @user-ng9sb8hz1n22 күн бұрын

    Ingneer barkhad fariid cilmigaagu ha shaqeeyo well come gadabuursi somaliland Iyaka ayaa dhisay ❤❤❤❤somaliland guul itoobiya guul itoobiya our brothers somaliya waa cadawga somaliland

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah592822 күн бұрын

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA. MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @user-ib3ou7se8c
    @user-ib3ou7se8c21 күн бұрын

    Good ninkaa aad ban usalamaynaa ninrageed waa anigoo axmed aden ah jooga hsrgeysa

  • @haydar378
    @haydar37822 күн бұрын

    God bless Somaliland

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k22 күн бұрын

    Eng.barkhad.mahad.sanid.ilaahay...ha.ku.sharfo.kiiskaa.hore.waa.wax.tegay.nolol.wanaagsan.iyo.nabad.is.jacay.ayaa.lagu.wada.nool.yahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp728022 күн бұрын

    CEESIHII TAREENKA ISKA TUURI JIRAY BADOWNIM9 WAXAY KA QABAAN EE ODHAN JIRAY HABAR AWASHA DUUSHA AYAA MAANTA RABA IN DADKII AQOON YAHANKA AHAA SAMAROON RABA IN AY KU GUURAAN SIDII MJ UGU GUURAY EE GAROOWE LUGU DUFAACAYEY REER LAASCAANOOD

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed401522 күн бұрын

    Ninkani waa dadka ilaahay caqliga kumanaysday

  • @mcnncm1318
    @mcnncm131822 күн бұрын

    Geesi ubaxle media halgamaa sare

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cf17 күн бұрын

    Huush isaaq Bay ugu neceb yihiin aduunka.

  • @cunaayeliqaaye5559
    @cunaayeliqaaye555922 күн бұрын

    LAANDHE SAMAROONA GEESI QARAN SAMAROON WAA TIIRARKA UGU WAA WAYN EE SOOMAALI LAND KUTAAGANTAHAY WAANA RAGA QARANKA ISKALE SAMAROONA WAA NIMAN DIRA ISAAQNA AY WALAALO YIHIIN YAAD MOODAYSAA SAMAROON WALLAAHI WAA LAANDHEERE DIRA FROM SACADMUUSE NUUX ISMAACIIL REER GADIID. SOOMAALI LAND GUUL GUUL GUUL TALADAA INJINEERKA WAANU QAADANAY WAXNA MAKALA LIHIN HADAYNU NAHAY ISAAQ IYO SAMAROON WAAYO WAA MY BROTHERS

  • @JamaalMuuse-v6x
    @JamaalMuuse-v6x22 күн бұрын

    Inaga hubi cida aad warkooda Soo daynayso ubaxloow

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    waa la hubaa

  • @Hciid
    @Hciid22 күн бұрын

    BOORAME DHUL SOMALI AMXAAR WALAALKIINA KATALINMAAYO

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    Somaaliya ismaba Soogaadhaan dameera hoodu meel ma wada daaqaan kkkkkkkkkkkkkkk

  • @xayndaabolol1301
    @xayndaabolol130122 күн бұрын

    wax illahay nikadhigay,wamuwadin xallaal ah ubaxle,dalkiisanakubanaan 5arikhda ayanakuxusidoonta

  • @mahamed6329
    @mahamed632922 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkokokkko

  • @mahamed6329
    @mahamed632922 күн бұрын

    Ciise iyo gadabuursi waa midqudhaata

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkkkk mxaa mid ka dhigay isaaq ciise iyo gada biirsi waa mid waana walaalo faqsheey xaarood oow

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed681622 күн бұрын

    Codka barkhad baa runa wuu bogaadsanyahay

  • @user-xo5tk7id8q
    @user-xo5tk7id8q22 күн бұрын

    WAA runtii we are the owners of Somaliland SOMALILAND waxa lagu dhisay BOORAMA mana dhacayso in y2k none wixiiss Amma gurigiisa huud dumiyo .iska see majirto itoobiya SNMBAA KA ILAALINAYNAA.ISAAQ WALAALAAN NAHAY CADAW NOOMAA AH SIYAASADII SHALAY EE LANOO WARAABEEYAY ISAAQ MAANTA MAAHA😂❤

  • @mahamed6329
    @mahamed632922 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf320922 күн бұрын

    Walee isma huro reer som lan ilaahaw guusha ina dhaxalsiiiiii nin rageed isku kalsoon

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim851322 күн бұрын

    Waa propaganda loogu taalglye reer somaliland inaa laagu khalkhalyo laakin waa laa fahameeye geele doofar iyo quudhunku waato guule somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdiegeh966
    @abdiegeh96622 күн бұрын

    Engineerka qudhiisa ma la hubaa inuu Samaroon yahay

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    Waa la hubaa

  • @mahamed6329
    @mahamed632922 күн бұрын

    Aaway barqad beenloow

  • @HooyosareedoCige-wv9fs
    @HooyosareedoCige-wv9fs22 күн бұрын

    Asc eng barkhad jahanama Ina ga daa. illah baan Ka magna galay

  • @user-os76x9
    @user-os76x922 күн бұрын

    Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso moyaane

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye393722 күн бұрын

    War samaroonka waxa ku badan cali dhaashi gabdheedle dhiig walaalkii huwane haddii aan adiga wax kuugu dhinayn aniga waxba iiguma dhina war falyadi kaan baa tahay gadabuursina ma tihid hooyada u sheeg ma rabno somaliland iyo aabahaba was wax kale ayaa tahay waan sheegi doonaa waxa tihiin

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se22 күн бұрын

    SALAAN KATIMID GABILEY GUDOON UBAXLE

  • @mahamed6329
    @mahamed632922 күн бұрын

    Adeer ciise iyo gadabuursi waa walaalo waa mid ee nika iidooor ee hadlaya maxaad usoo saari wayday wajigiisa

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    Sadexduba waa walaalo isaaq gadabiirsi iyo ciise

  • @IbrahimFarah-gh5cf

    @IbrahimFarah-gh5cf

    17 күн бұрын

    Faqash ciisihii bakhtiga hiigi jiray iyo haqay midgaan baa leh 😂😂

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad917422 күн бұрын

    Awdal waxa soo weeraray Isaaq oo wata Ethopiya.Ethopiya inay Awdal soo degto waxa ayay ka shaqaynayaan. Reer Awdal ma yeelayaan in Ciidan Ethopiyan ah la keeno dhulka. Muuse Biixi ha joojiyo Ciidanka Ethopiya ee uu keenayo Awdal ama Somalilandba.

  • @ubaxlemedia

    @ubaxlemedia

    22 күн бұрын

    Oo horta yaa ku yidhi Awdal bay degayaan Berbera ayey u socdane

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    Saylac awdal ba maaha kkkkkkkkkkkkkkkk

  • @aadannuuriye3937
    @aadannuuriye393722 күн бұрын

    War kuwan gadabuursi maaha hal hubsado noocan wali samaroon kuma arag akhas yaa fataal alaaya naclu

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    Gada biirsi ma Afar mucaaridaad aragtay qabiil waliba mucaaarid waa leeyahay

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed401522 күн бұрын

    Waar anagokaliya kumhogaminayne adigana waanuku dooranayne inookeena ninsidaada caqli usaaxiiba

  • @mahamed6329
    @mahamed632922 күн бұрын

    Beenloow

  • @mahamed6329
    @mahamed632922 күн бұрын

    Nin iidoor ah ayaad gadabuursi ku sheegaysaa

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    xarood maxaa ciil ku haya faarax macalin wixii ku dhacay kkkkkkkkkk

  • @mahamouddjama7117
    @mahamouddjama711722 күн бұрын

    Isaaqu goormuu gadabuursi jecelyahay goormuuse ciise jecelyahaý ciise iyo gadabuursi ilaahaybaa meel wada dhigay ninkan jabay ee nin gumeedka ahi gadabuursi ma matali karo isaaqna magaca soomaliland wuu ku guurayaa uune reer uu wax uga ogolyahay majirto ee runtu waa isaaq land maaweeladiina way dhamaatay runtu way qadhaadhahay ee liqa

  • @mahamouddjama7117

    @mahamouddjama7117

    22 күн бұрын

    Nin walba aqalkiisa ha utashado aqlada dadka ha laac lancing qabiil qaran manoqdo isaaqland

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    waa walaalo faqsheey sadex duba xaaroodoow hadaa ma idinkaa jecel

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    21 күн бұрын

    @@mahamouddjama7117 waad oydee Adeer Soomaliya siday qabiilo badani u ilaashadaan oo Alle ugu beeray ayay somaliland na Alle ugu beeray isaaq ciie gada biirsi gabooye waanaau wada ilaasha naynaa

  • @mahamouddjama7117

    @mahamouddjama7117

    21 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r cidba wax uma ogolid inta kula taala wixiiba inigaa dhabarka wada saartay hala wada yeesho ee dhulka soo dhiga waa diideen walaalow dii iyo wanaagii wuu ini cajabin waayey marka reer reero kale inay kuguuraan doonaya waxna u ogolayn hadana matashan kartaan cid iniga yeelaysa majirto ee aqligu ha ini shaqeeyo ssc way socotay awdal state na way soconaysaa isaaq land tiinuna iniga ha ini deeqdo runtu way qadhaadhahay raganimayse doontay inaad Liqdaan

  • @mahamouddjama7117

    @mahamouddjama7117

    21 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r goormaad walaal nimada taqaanaa aqli xume

  • @اهلان
    @اهلان22 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

Келесі