No video

Amina Farah iyo Heestii Garyaqaan

Brought to you by Assajog Studio & RTD Haldoor GR

Пікірлер: 469

  • @makoahmed9651
    @makoahmed96513 жыл бұрын

    I miss I was 19 years old wen i left Jabuti 1982 39 years ago I miss my country long live viva Jabuti 🌷💐🌹muah💋

  • @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    7 ай бұрын

    Ok papa

  • @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    7 ай бұрын

    1982

  • @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    7 ай бұрын

    Alh

  • @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    @AbdillahiMoustapha-mj8cz

    7 ай бұрын

    Ok

  • @abdirahmanahmed-md3iq

    @abdirahmanahmed-md3iq

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤​@@AbdillahiMoustapha-mj8cz

  • @mahametfigoh.
    @mahametfigoh.3 ай бұрын

    Maamadan amaanta way wada dhasheen heesaheda wn ka yaabay😮❤

  • @IfrahMYusuf
    @IfrahMYusuf3 жыл бұрын

    Ilaahoow wadankeena nabad nooga dhig Somalia 🇸🇴 ilaahoow Djabuti walaalaheen nolol horumar iyo farxad lahan sii 🇩🇯

  • @idylmohamed8845

    @idylmohamed8845

    3 жыл бұрын

    Amine ya Allah somaliya nabad inshallah 🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯⚘⚘⚘⚘⚘🌷🌷🌷🌷🌷💎

  • @dekaadar9636

    @dekaadar9636

    3 жыл бұрын

    🇸🇴

  • @siradm

    @siradm

    3 жыл бұрын

    Allahumma aamiin

  • @nasserahmed4697

    @nasserahmed4697

    3 жыл бұрын

    Inchallah

  • @saredodjibril2658

    @saredodjibril2658

    3 жыл бұрын

    Amiin somali weyane 🇩🇯🥰

  • @deeqsiwarsame324
    @deeqsiwarsame3243 жыл бұрын

    Aamina Farah wabar oo ka soojeeda Boqortooyadii Adal Empire iyo Gobolka Awdal hore usoco. Codkeedu inaba isma badalayo

  • @deeqsiwarsame324

    @deeqsiwarsame324

    3 жыл бұрын

    @Halimo A qabiilba cidi kama hadale Waa reer Awdal Amina halkaas bay ku dhalatay

  • @maxamedcumar9391

    @maxamedcumar9391

    Жыл бұрын

    Waar waa reer Jabuuti asal ah oo ku dhalatay Jabuuti weeyi waana muwaadinad

  • @ismailnasri9936

    @ismailnasri9936

    6 ай бұрын

    Aamina faarax wabar waa gabadh reer jabuti ah. Dhalashadu waa laba waa meel aad ku dhalatay iyo meel aad u dhalatay, aamina waxay u dhalatay reer somaliland waliba Awdal balse waxay ku dhalatay Djabuti waana gabadha reer jabuti ah.

  • @AbouFourreh

    @AbouFourreh

    2 ай бұрын

    Naya samaron

  • @hassanhistory800
    @hassanhistory8003 жыл бұрын

    From Hargeisa. Alle ha igaadhsiiyo 2026 wlhi Aamina farax heesbaan ka dalbayaa. Inta isasoosharaxa 2026 farta taag 🤙

  • @kingsamowade3999
    @kingsamowade39993 жыл бұрын

    Legendnad aamina faarax wabar ismaciil gabadhaa ha ilaaliyo runtii dhiiri galin kaalinteedii mar walba way la garab taagantahay Djibouti 🇩🇯

  • @Sulthan698
    @Sulthan6988 ай бұрын

    Aamina faarah wabar alla codkeedu iyo heestu macaanaa ❤ Still 2023 yaa ila dhegysta From maakhir state of somalia😂

  • @mahameddouksieh3918
    @mahameddouksieh39183 жыл бұрын

    Amina wa gabadh samaroon , ninka eryada samayay wa samaroon. taa ogada somaliyay.

  • @munahabone3963

    @munahabone3963

    3 жыл бұрын

    waar heedhe maad yara xishootiin ma yaxyaxdiin miyaa wax kastaan leenaahay dadkiina ma ku darteen walee wax uu ciise leeyahaa la idinka karin waa yaab haan kuu sheegee erayadanii abwaankaba way ka da'wayntahay oo wey jireysey dhaqankiisa suuban ee xoolaha illahay ku maneystey buuna ka soo dheehday ay ku salaysan tahay ee ma nin kaba ba xidhay xilligu gaalku yimid uu tires kii kabo ka sameystay baa murtidan dhaxal u yeelan kara? Faanku yuu idin la dheeraan waa la is wada yaqaanaa oo cid kastaba raadkeedii i baa sii muuqdee

  • @medalinima7781

    @medalinima7781

    3 жыл бұрын

    Wall wad qamdantay analyse rerjabuti ahaan kama helno qabyalada lakin hadan kujawabo cida uu yahay abwanku magacisa iyo cida uu yahay waxa layidha omar kaliil wana nine ciisa ah oo walal doona jarna waan nahay

  • @souguehfard1858

    @souguehfard1858

    2 жыл бұрын

    Abwaanka heesta sameeyay samaroon mahine ee isdaji omar kalil waa ciise walaldon ah oo cali hayiil ah lafihiisa ayaan garanayna.abwaan abaabe ayaa samaroon ah ee ninka heestan sameeyay mahine.

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed88453 жыл бұрын

    Hadaan nahay ree djibouti diyar umanihiin mid kale horomarka socdaa owgeed marka Nabad baa na deeqda guul👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾👏🏾🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🙏

  • @khaalidofficial7092
    @khaalidofficial70923 жыл бұрын

    Waaaa erayo inaga waawayn ciyaal like isaar ayaan lahadlayaaa🤣🤣

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @mahadmuuse1065

    @mahadmuuse1065

    3 жыл бұрын

    Nhhhhkkkk

  • @hamzakahin8353
    @hamzakahin83533 жыл бұрын

    Waa laga hadhay hestaan,nice song......amina farax keep going,nice voice

  • @mahdiabdillahi7435
    @mahdiabdillahi74358 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤ Merci pour ta bienveillance et ta bonne conduite du pays cher Monsieur Al hadji Ismail Omar guelleh .

  • @najiibrabiile319
    @najiibrabiile3193 жыл бұрын

    Wale miraha heesta Ninkii sameeyay kolee garanmaye Balse maskaxda alla kumatiro insha allah heskan qofki wax gartaa fahmikaro Salaan Gacaltoyan hawada idin somariye Dadkii leega beroow Soomalaay

  • @mahadmuuse1065

    @mahadmuuse1065

    3 жыл бұрын

    Abwaan cumar kaliil geedi

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt2 жыл бұрын

    Allahayow Jubuuti balaayadii Soomaaliya ka badbaadi. Reer Jubuutow nabaddiina yaan la idinka faragelin ilaashada.

  • @Assajogtube
    @Assajogtube3 жыл бұрын

    Please subscribe , like and share my channel videos

  • @abdirahman7929
    @abdirahman79293 жыл бұрын

    Mashaa allaah walahi waay iga kantahay aniga heesta erayada haday noqodo Laxanka codka mashaa allaah horey usoco marshanad hanbalyo 🤩💯🖐🥰👌👏👀💪

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @FatmaAli-ks9ov
    @FatmaAli-ks9ov3 жыл бұрын

    Jabuti illahay ismail omar geele ha dhaafiyo intaan jirayba waa jogay

  • @somalilandermidnimo3980
    @somalilandermidnimo39803 жыл бұрын

    Runtii waa erayo gamuuray oo murti ku dhan tahay mida kale laxan looma hadhin kaba sii daranta waxaa qadayso fanaanad halaasiya intaba wanu wadanaa like wixii ila qabawo

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @somalipure8835
    @somalipure88353 жыл бұрын

    Waa Heesiihii Waawaynaa Baryahaa Erayadan oo Kale ma Maqal Hoygii Fanka Iyo Xadaarada ' Afsoomaliga ee Hargaysa Ayaan idinka Soo Salaamaya Jamhuuriyadii Koobaad Ee Soomalida Ee Somaliland Waanu idin Garabtaaganay Lkn Talada Dalka Shiqsi Hawdaynina Waad Aragtaan Dhibkii Siyaad Bare Somalia Ugaystay Inay maanta La Liitaane Erayada Yaale ? Laxanka Yaa Saaray ?

  • @mahadmuuse1065

    @mahadmuuse1065

    3 жыл бұрын

    Ereyeda:abwaan cumar kaliil geedi (askari ka tirsan ilaalaha jamuhuriga). Laxanka:cabdirahmaan cali xirsi

  • @medzack2294
    @medzack22943 жыл бұрын

    Amiina faarax wabaar waa fananad qaliya taaj boqortoyo uu qalanto iin loo xidhoo waa faanada geeska afrikaa ugu coodkaa dahabakaa ma chantuse prefere qu'allah t preserve maman ❤❤❤❤❤ vive roi de le afrique ismael omar geulleh GAADHIGA NINKii WAADI JIIREY GARAN HAA LOODAYOO DEEEEEE

  • @Inasaid56336
    @Inasaid563363 жыл бұрын

    Xalima balbalaf aya kamaqan meesha illahow u naxariiso

  • @akramyare5444

    @akramyare5444

    3 жыл бұрын

    Xabiiba weye halimo mahan

  • @mohamedcasanyo2998

    @mohamedcasanyo2998

    3 жыл бұрын

    Ilahaay haw naxariistoo marxumadaaa saxiibadeed matanteedii aya heesysaa aduunyo macno maleeh

  • @abdoubouhabdillahi5673
    @abdoubouhabdillahi56733 жыл бұрын

    Meilleurs chansons actuelles de la Rep de Djibouti vive IOG & KMH

  • @farahsougueuh2624
    @farahsougueuh26243 жыл бұрын

    Abwaan omar kalil guedi abwaan tafirti ali kalageeye weeyan lakin.inader nin kaligi taliye inaad amantid may ahayn.

  • @hoyomacan3485

    @hoyomacan3485

    3 жыл бұрын

    😄

  • @andregamming3536
    @andregamming35363 жыл бұрын

    Amina faarah (amina gacanlo) waxaan xasuusta habeen aan ku arkay hotel rays ee magalada borama aniga iyo wiilal kale way necebatahy in loogu yeero magaca (aamina gacanla) aad ayay unecebtahy weliba balse anagu war uma hayn waxaan niri mama amina gacanla sawir makula galnaa kabta inta saaratay ayay wajiga nooga dhufan gaadhay waan xasuusta wllhi 😂😂❤️🙏 aamina faarahay inaa ku arko ayaaba farxad iigu filneed habeenkas maxaa qiimo iyo qaayo leedahay maamo ❤️💝

  • @idylmohamed8845

    @idylmohamed8845

    3 жыл бұрын

    Marka maxad ugu yereysa hadey necebtahey😏😏😏

  • @maxamedcumar9391

    @maxamedcumar9391

    Жыл бұрын

    Allaha cimri dheer ha siiyo

  • @HageMedia1
    @HageMedia13 жыл бұрын

    IOG Guuleyso, Dadkaagu wuu ku jeclahay From Mogadishu

  • @KadraOmar-j2z
    @KadraOmar-j2z6 күн бұрын

    Une grande STAR que je respecte. Macha Allah très belle voix.

  • @parkhadmahamed4086
    @parkhadmahamed40863 жыл бұрын

    Waxaynu joogna wakhti faladagan iyo fartuun balbalaar heesayan 😅 waxana hees lagaa dhahaa 😇

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi38768 ай бұрын

    Madaxweyne ismaaciil guul insha Allah qeer 💖💙💖💙🌺❤️🌺🌺🌸🌸Hasiideeyn

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 Жыл бұрын

    Maama aamina Faarax wabar inay gob gobi dhashay tahay shaki kuma jiro ee allaha wadankerna ha barwaaqeeyo ❤️❤️❤️

  • @farahdeksan2109
    @farahdeksan21093 жыл бұрын

    Meilleur chanson ,de ma vie jamais vue comme celle-ci félicitations Amina FARAH Oui au 5 mandats Celui qui est d accord like mon commentaire Ou répond moi

  • @namiin3034
    @namiin30343 жыл бұрын

    Amina farax amazing voice MashaAllah🎼🎤❤❤❤❤

  • @destalin5081
    @destalin50813 жыл бұрын

    Ismacil jabuuti keliya wax umuu qabane somaliyana guul buu gaadhasiyay cadwagisu ha jabo ismaciil cumar geele guulayso weligaa

  • @abdiahza1561
    @abdiahza15613 жыл бұрын

    Waxaynu nahay dad walala 🇸🇴❤️🇩🇯❤️

  • @omarabdi9315
    @omarabdi93153 жыл бұрын

    waa hees qimo leh oo loo qaday halyey geeleh codki fasixa ah ee edoo amina farah allah daye

  • @iftiinseheacadmey25
    @iftiinseheacadmey253 жыл бұрын

    Barmuudaa waa meel ruushka kutaala oo aan diyaarad iyo qof dulmarin way soo jiidanaysaa waxa dulmara dibna looma arko Waa eray caajiba siday u isticmaaleen👍👍

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics3 жыл бұрын

    Heestani waa hees macaan chanel ka guri barwaaqo ayaan kazoo maqlay falanqayntii. daaquuqdka cumar geelle uma qalmo heestan macaan

  • @Sahal.moktar9308

    @Sahal.moktar9308

    3 жыл бұрын

    Erayga daaquut micnihiisu waa wax kasta oo ilaahay sokadii la Caabudo

  • @ducaaleismailhaji5363
    @ducaaleismailhaji53633 жыл бұрын

    Sidaan ugu ceshanayay dalayba inta ka heshay love saar

  • @omargelle8567

    @omargelle8567

    3 жыл бұрын

    L

  • @youssoufyoussouf8692
    @youssoufyoussouf86923 жыл бұрын

    C'est sa Amina farah Avec tw papa iog président de la république de djibouti son Ismaël omar ❤❤❤

  • @idylmohamed8845
    @idylmohamed88453 жыл бұрын

    Assajoog 100k subscrib inyar kaaga hadhey incha Allah hambalyo 👍👏🏾✨✨✨🎈🎈🎈

  • @mahameddouksieh3918
    @mahameddouksieh39183 жыл бұрын

    if I am not wrong, this song in English literature is called compare and contrast.

  • @aboubenabou4498
    @aboubenabou44983 жыл бұрын

    Eeish cala hees garyagan amina farah waa fananad fanka talent uule iyo laxanki abdourahman ali hersi abihi laxanka heesaha Somaliyeed

  • @dekaguedi7259
    @dekaguedi72593 жыл бұрын

    Vive papa IOG on vous soutien hay talada waliga on es fier de toi fier de votre politique inolow adero ha lo dayo abo guelleh garyaqanka 😍😍😍

  • @lunicitedallahswt8385

    @lunicitedallahswt8385

    3 жыл бұрын

    Non , ce pervers Ismaël Omar guelleh est un homosexuel diabolique et inhumain Et il disparaîtra d ' une manière ou d' une autre , et ça demeure final , c est l ' enfer eternel inchaALLAH . Mais oui , Chacun d ' entre nous quittera ce monde maudit ! Donc , les musulmans qui sont dignes de leurs foi , quitteront ce monde en aimant ALLAH SWT et son messager MOUHAMMAD SCW . Et nous mourirons en étant dignes de notre personne ! inchaALLAH biidnILLAHI KARIIM Wa SALALLAHU ALA SAYYIDINA MOUHAMMAD AMIIN

  • @saredosimane9492
    @saredosimane94923 жыл бұрын

    Walah anu IOG ma jcli lkn dalkayga nabadisa iyo dadkayga farxadoda intu ka shaqaynayo hogaanka hano hayo je ne dis pas qu'il rend heureux tout le monde mais faut savoir que raxmada Ilahay meel walba ma gaadho...alors on peut pas le reprocher d'être parfait non plus🥰 🇩🇯DJ Avant tout

  • @hanimoriaajaa5290

    @hanimoriaajaa5290

    3 жыл бұрын

    Je suis tout à fait d d'acord j respecte ton avis je partage le même opinion que le tien

  • @user-nv4dd7cp1b
    @user-nv4dd7cp1b9 ай бұрын

    EXCELLENT CHANSONS AMINA FARAH.VIVE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI VIVE NOTRE PRÉSIDENT DE LA RÉPUBLIQUE DE DJIBOUTI SON EXCELLENCE ISMAÏL OMAR GUELLEH ET AINSI LA PREMIER DAME MADAME MAMAN KHADRA MAHMOUD. VIVE UNITÉ. ALWAHDA. MIDNIMO. INKIITINO.

  • @zakicabdi8886
    @zakicabdi88863 жыл бұрын

    Amina Farax wabar habaryartay erayo macquulay igu heestay ismaciil omer geele way u habaaryar heestay

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah873 жыл бұрын

    Ninka heestan sameeyay waa in la nooleeyaa. Ismaaciil ma taageersani. Waxaanse jecwlahay afka Soomaaliga iyo quruxdiisa asalka ah. Ninkani wax uu yaqaanay uunbuu ka hadlay. Midhna kamuu tagin. Waa taas sababta aan afka iyo dhaqanka Soomaaliga wax walba uga jecelahay.

  • @shacniinamuuse1407
    @shacniinamuuse14072 жыл бұрын

    Ninkii garan haloo daayo 🔥

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah2 жыл бұрын

    Allownoxafid jabuutii ♥️♥️♥️♥️♥️🧿🧿💪🧿

  • @abdishakurahmedsalaad6201
    @abdishakurahmedsalaad62013 жыл бұрын

    Heestu farmaajo ku macanthy wlhi❤️❤️❤️❤️😂

  • @ijaabochannel5566

    @ijaabochannel5566

    3 жыл бұрын

    😁😁😁😁😁 yuu wax u qabtay meelkasto colaad kataagan😂

  • @hamz233

    @hamz233

    3 жыл бұрын

    Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland ayay ku macantahay 😂❤️

  • @nasrenkhadar3413

    @nasrenkhadar3413

    2 жыл бұрын

    @@hamz233 ❤️❤️❤️

  • @marvellousmarvin6127

    @marvellousmarvin6127

    2 жыл бұрын

    🤣🤣

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade76683 жыл бұрын

    ABWAANKA MIRAHA leh salaan gaaara

  • @nabihas

    @nabihas

    3 жыл бұрын

    Waa abwan cidanka jamuriga Djibouti omar kalile

  • @farahsougueuh2624

    @farahsougueuh2624

    3 жыл бұрын

    Abwan omar kalil guedi waa abwaan ciise walaldon ah.

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @aminadahab2310
    @aminadahab23103 жыл бұрын

    Hees iga dhe wad heestay amina nolow nolow

  • @fadumafarah8640

    @fadumafarah8640

    3 жыл бұрын

    Asc Huuno waan ku salamay

  • @aminadahab2310

    @aminadahab2310

    3 жыл бұрын

    @@fadumafarah8640 fadumo salan hunno

  • @archialleli6516
    @archialleli65163 жыл бұрын

    Sababtan garanlayay heesaha guulwadayntu uga macaanyin kuwa kale wlhi malin kasta waxan baadha kuwi siyaad bare kacaanki ku faafin jiray fikirkoda iyo wacyiga somalida inu qabsado uu abwanada u cuskaday kuwaso an is odhan jiray kuwa guul wadaynta cidi kagama horeyn hadi wax kale dheha la yidhana wax nafle kama so baxayn

  • @abdirahmancosto9354
    @abdirahmancosto93544 күн бұрын

    Axyaa hees ❤🫡

  • @maryamibrahim5590
    @maryamibrahim55903 жыл бұрын

    Matida ninki dilaya ee dabiyaqaan halodaya xaraanta ninki guranyaqaan ee wadanka gadanyaqaan halodaya

  • @mohanmohandiofficial8568

    @mohanmohandiofficial8568

    3 жыл бұрын

    😂😂

  • @housseindeheyehofficial2125

    @housseindeheyehofficial2125

    3 ай бұрын

    Shaaacabka ninka siilciin garaan ha lo dayo musuqmasaq iyo dulmi ninka ku xogweyn ha loo dayo qayraad dalku wuxu laha ninka guuran og ha loo dayo 😢

  • @nasmacumar3406
    @nasmacumar34063 жыл бұрын

    Allow nabada wadanken no xooji❤🤲🤲🤲🤲

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya10533 жыл бұрын

    Ninki gadhiga yaqan ha lo daayo 👏👏👏😂😂😂 mamasanka ha lo daayo gadhiga

  • @qisasduniya1053

    @qisasduniya1053

    3 жыл бұрын

    @@aminadahab2310 cisse isma cuuno ee ka seexo

  • @aminadahab2310

    @aminadahab2310

    3 жыл бұрын

    Caar borama taag diimiiska iyo kanecada faadhi maxad kadooni qabxo faadhi mesha kuul ee allah inigu cadabay 50 degre bal ecris du francais si tu as etudie sinon batu d ehiopia

  • @aminadahab2310

    @aminadahab2310

    3 жыл бұрын

    @@qisasduniya1053 buldhuqo iga dhe dafirad dhigadi masaxday kkkk

  • @makoahmed9651
    @makoahmed96513 жыл бұрын

    Masha Allah amina farah I love you nice song very good voice I love my Jaboutian people and my country

  • @mohamoudgaboose112
    @mohamoudgaboose1123 жыл бұрын

    Kaligii taliyuhu ha dhaco, hadday heesi wax tareyso dhaaxaa in badan loo soo heesaye.

  • @hayadeoubeche7505
    @hayadeoubeche75052 жыл бұрын

    AbwaN CUMAR KALIIL Djibouti 🇩🇯

  • @abdifatahabdillahidaher142
    @abdifatahabdillahidaher142 Жыл бұрын

    My blood my country 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💪

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah2 жыл бұрын

    Geele💪💪💪💪💪💪💪💪♥️♥️♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын

    Ilahaw noo xafid madaxwaynaheena gar yaqaan aaamiin

  • @saleebaanmaxamuud1171
    @saleebaanmaxamuud11713 жыл бұрын

    waxani hees kabadan bes singer amina farah wabar

  • @cilmimediafilms9580
    @cilmimediafilms95803 жыл бұрын

    Garashadiiba iyo garaadkii umada jabuuti ma ismacilbay iskugu soo ururtay Waar alle ha idin dhaafiyo

  • @thegiantstrawberrycat
    @thegiantstrawberrycat3 жыл бұрын

    Heestan waxa u qalma madaxweynaha qaranka mundane m .a.farmajo alahana soo celiyo 4 sano kale amiin.

  • @hanimoriaajaa5290

    @hanimoriaajaa5290

    3 жыл бұрын

    Faananinta iyo abwanada somalia laga raba😄😄😄😄

  • @zalepaanjirde8573

    @zalepaanjirde8573

    3 жыл бұрын

    Waad iska tiri

  • @lunicitedallahswt8385
    @lunicitedallahswt83853 жыл бұрын

    ALLAHU AKBAR ! Les jeunes joueurs du foot , les djiboutiens ! inchaALLAH vous prenez ce titre les éléphants de la mer rouge c ' est plus juste ! Et nous espérons que le prochain match vous triomphez de vos adversaires inchaALLAH biidnILLAHI KARIIM Wa SALALLAHU ALA SAYYIDINA MOUHAMMAD AMIIN ! MashaALLAH LAXAWLA WALA QUWAATA ILA BIILLAHIL ALIYYIL AZIM Quel titre ! C ' ESt ALLAH SWT qui vous A donné ce titre !

  • @ahmedrest3222

    @ahmedrest3222

    3 жыл бұрын

    Ismacil Omar geele wuu uqalmaa Inaalooqaado sidaa okale ah iyo kuwakafiicanba. Noolaw I o g

  • @adamomar7279
    @adamomar72793 жыл бұрын

    I surprise the strong words . xikmad baa ku dhan like ilaqado

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @ismahaaan8945
    @ismahaaan89453 жыл бұрын

    Dhashaa duriyada samarooon siciid meelkastoy jogaaan codkooday lajogaan wlhi

  • @kingsamowade3999

    @kingsamowade3999

    3 жыл бұрын

    Nasab waan idinku faanaa hadaad tihin hablahayagii ❤💯🙏👈

  • @Cocoady134

    @Cocoady134

    3 жыл бұрын

    Reerka u dhaxay laandherenimo ❤❤

  • @ismahaaan8945

    @ismahaaan8945

    3 жыл бұрын

    @@Cocoady134 ❤️❤️❤️

  • @hamdadirieh1905

    @hamdadirieh1905

    3 жыл бұрын

    Samaroon siciid my mom maxad case and my husband 🤩

  • @ismahaaan8945

    @ismahaaan8945

    3 жыл бұрын

    @@hamdadirieh1905 me to l am Maxamed case👑

  • @soumeyahassan4434
    @soumeyahassan44343 жыл бұрын

    Masha allah facilitation reer djibouti ❤❤❤❤❤

  • @aliguessodhoussein8869
    @aliguessodhoussein88692 жыл бұрын

    Vive la diva djiboutienne amina farah obar ,vive notre président de la république de Djibouti son excellence mr ismael omar guelleh et vive la République de Djibouti , vive le peuple de Djibouti.

  • @mahameddouksieh3918
    @mahameddouksieh39183 жыл бұрын

    qofka wax garad ka leh, marka samaroon oo dhan ta way ku taqaan. Trust is earned by the quality the person posses

  • @yasermohamed3284

    @yasermohamed3284

    2 жыл бұрын

    gudaabursi Djibouti cisse ayaa iskaaleh kasobaxaa bilaa wadaaan hhhh

  • @maxamedcumar9391

    @maxamedcumar9391

    Жыл бұрын

    Beenta ma'aha wallhi waan kugu raacsan ahay inay gob yihiin waana wadankoodi

  • @amalamal-zf7ed
    @amalamal-zf7ed2 жыл бұрын

    Farmaajo team haloo daayo Dadka maamulka yaqaan haloo daayo

  • @shugrimaxamed3262
    @shugrimaxamed32623 жыл бұрын

    amina farax alaha aqliga ku daayo aamin

  • @mahameddouksieh3918
    @mahameddouksieh39183 жыл бұрын

    wa fannaniiti samaroon dhamaan.

  • @musebuuf
    @musebuuf3 жыл бұрын

    Abwaan Omar Kaliil Cidii aragtay sawirkiisa ha nala wadaago

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @musebuuf

    @musebuuf

    3 жыл бұрын

    @@Assajogtube Aad ayaad u mahadsantihiin midhahiisa ayaa cudoon

  • @oumalkairemoustapha3415
    @oumalkairemoustapha34153 жыл бұрын

    Machallah Amina . Une très belle chanson de la vérité de notre Cher Président Ismaël Omar Guelleh . Oui au 5 mandat

  • @kaltmsajid7254
    @kaltmsajid72543 жыл бұрын

    ninkii garan haloodaayo xaga jabuuti iyo xaga soomaaliya

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah2 жыл бұрын

    💪🇸🇴💪🇸🇴💪🇸🇴💪♥️♥️♥️💪🇸🇴💪🇸🇴

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed63533 жыл бұрын

    walee waa Hees iyo badh 👍👍👍

  • @zakiboy1991
    @zakiboy19913 жыл бұрын

    Heesaha guulwadeynta inaba caadi maahan wee shidan yihiin

  • @farhiyojama9956
    @farhiyojama99563 жыл бұрын

    Heestan saan ugu celcelinaayey waa layabay

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @hanaanwanaag211
    @hanaanwanaag2113 жыл бұрын

    Horumar wacan wll

  • @dryusufmgamadiid2246
    @dryusufmgamadiid22463 жыл бұрын

    Maashaa Allah, ereyayad Omer kaliil waa cajiib, waxa igga suaala dadkan garoonka jooga waxay u eegyihiin qaar fahmi ereyada heestan. Faransiis in loogu heesay rabaan baan umalayn😂

  • @yasermohamed3284

    @yasermohamed3284

    2 жыл бұрын

    Dr yusuf luqadoo luqadenaa hoyoo mahaa sxb dhacay maa fransis ayaad namoday xicho libax waxanahay somali ok bro hh

  • @BilanissaAbdilahi
    @BilanissaAbdilahi3 ай бұрын

    Amina farah haa noolado

  • @MohamedAbdi-nk7gs
    @MohamedAbdi-nk7gs3 жыл бұрын

    like saar inta mooday in farmajo looqaaday heestaan😂😂😜😜

  • @luulabdulahi7617

    @luulabdulahi7617

    3 жыл бұрын

    😂😂🤣🤣🤣🤣👍🏽

  • @MohamedAbdi-nk7gs

    @MohamedAbdi-nk7gs

    3 жыл бұрын

    @@luulabdulahi7617 😂😂😂😂 ciyaal cbb baa naguvwaalay

  • @aryanali6527
    @aryanali65273 жыл бұрын

    Madaxwayne Ismaaciil Cumar alle ha sharfo

  • @fuaadofficial2621

    @fuaadofficial2621

    3 жыл бұрын

    Walaalaheen djabout cimrigooda alle ha u dheereyo aabe ismaaciil cumar gelle jir oo joog cimrigaa ha raago

  • @aryanali6527

    @aryanali6527

    3 жыл бұрын

    @@fuaadofficial2621 amiin amiin wllo

  • @CabdirashiidDaryeele
    @CabdirashiidDaryeeleАй бұрын

    Heesta erayadeeda waxa Leh ama sameyay cali seenyo

  • @destalin5081
    @destalin50813 жыл бұрын

    Heestu waa hees qaliya abwan caqli dheer baa sameyay waa sugan hufan ha ka fiirin mel xun

  • @nabihas

    @nabihas

    3 жыл бұрын

    Waa abwan omar kalile guedi ciidanka jamuriga ee djibouti

  • @Assajogtube

    @Assajogtube

    3 жыл бұрын

    kzread.info/dash/bejne/X2Sg0rCQoJqxkpc.html

  • @neimagoudoma4701
    @neimagoudoma47013 жыл бұрын

    mashallah amina samaron hore uu soco ismeil iog😍🥰😍

  • @alimohamed-kf1gh
    @alimohamed-kf1gh3 жыл бұрын

    Vive la republique de djibouti vive iog Oui a 5eme mandat

  • @omarayoub8246
    @omarayoub82463 жыл бұрын

    Amina farah wabar 👑👑✊✊💯

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah2 жыл бұрын

    5tii hooyadeed Amina farah

  • @aamiindeeqawyuusuf2855
    @aamiindeeqawyuusuf28553 жыл бұрын

    Aamina faarax maanshaa allaah alla ha ku daayo

  • @hamdanuur8456
    @hamdanuur84563 жыл бұрын

    fannad aad u cod macan masha allh

  • @daynaboahmed3250
    @daynaboahmed32503 жыл бұрын

    Ala ya cisak edo fanka qofkii garan halo daayo

  • @oumalkermoussadaher6719
    @oumalkermoussadaher67193 жыл бұрын

    Maasha Allah amina afkaaga caano lagu qabay

  • @warcasowarcaso8981
    @warcasowarcaso89813 жыл бұрын

    Continuer ensemble 👑💖

  • @mustafemuumin5130
    @mustafemuumin51303 жыл бұрын

    Waa runteed fanaanada wayn ee caanka ah ee ka soo jeeda magaalada Boon noolow aamina faarax wabar

  • @aminafarah7800
    @aminafarah78003 жыл бұрын

    Tous ces pauvres gens qui sortent pour une remise de billets en franc, ils sortent pour celui qui les appauvrit l’ignorance à son plus haut point quelle tristesse 80% taux de chômage, 80% de la ville de Djibouti est fait de bidonvilles, trop pauvres les familles pour faire de rénovations. Le recule du système d’éducation, le sort de la prochaine génération est hélas connus d’avance La révolution ou la misere voilà le 2 choix qui se posent pour le peuple djiboutien . Death before dishonour

  • @caqli_same8270
    @caqli_same82703 жыл бұрын

    Abwaanka heesta sameeyay waa inan gumeed heestan midhaheedu waa cajiib, weli hees la mida beryahaa may soo bixin maxay kaaga taallaa keligii taliyaa lagu amaanayaa,

  • @mohamedabdillahiomarhanfi1417

    @mohamedabdillahiomarhanfi1417

    3 жыл бұрын

    Abwanku waa will dhalinyaro ah Omar Khalil.

  • @mybeam2803

    @mybeam2803

    2 жыл бұрын

    Adigaa inan gumeed ah haddii somalidii nasabka ahayd ee afka lahayd alle ka dhaliyay ha quudhi waayine hambalyee madaxweynihiisii buu u hibeeyaye adiga kuma khusayso heestee