Afar Gabdhood oo Walaala ah kana shaqeeya shaqo aan looga baran dumarka aadna u adag.

Пікірлер: 120

  • @azizaabdulle792
    @azizaabdulle7922 ай бұрын

    Ilaahoow idiin barakeey xoogiina aabo iyo gabdhahiisow❤

  • @halimaqueen8067
    @halimaqueen80672 ай бұрын

    Masha Allah waa aaba iyo gabdhiisa oo shaqeysani intey meel xun kasoo muuqan lahayen shaqaa sharaf leh waliba dalkaadii dhexdiisa ah insha Allah mid ka wanaagsan oo ka easy ah hasiiyo

  • @hodannuur4191
    @hodannuur41912 ай бұрын

    Waa gabdho asturan alahuma mabarik iyo aabo wanaagsan inshallah allah ayaa nasri u soo diri . Nasriga allah waa mid dhaw

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14632 ай бұрын

    Alaha idin barakeeyo abaayo Waxa tihiin baariyin Rag baari oo idin dhaqda alaha idin siiyo 😭😭😭

  • @hibohassan1749

    @hibohassan1749

    2 ай бұрын

    Allahuma Amin

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed2 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatumaali1463
    @fatumaali14632 ай бұрын

    Mansha allah gabdhahan waan u hambalyeynayaa Waxay hayaan shaqo xalaala alaha ufududeeyo Mid ka fududna alaha siiyo

  • @user-cj2tt1hc1m
    @user-cj2tt1hc1m2 ай бұрын

    Mnsha alh gabdho bariyaal waye ilaah ha udaaayo wxn ilaaah oga baryayaaa inuu bedl qeeyr qabo siii you 😭🤲

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada2 ай бұрын

    Allow wax kle oo ka khayr bdn ugu bedel Yaa Rabi

  • @AmranMaxamed-yd8xy
    @AmranMaxamed-yd8xy2 ай бұрын

    Laboojada hakoo dhiso shaqaale caawiya ayuu heli doonaa wey u baraari doontaa inshaa allh

  • @maryanabdullahi9852
    @maryanabdullahi98522 ай бұрын

    Rabi badal kheir qaba hainasiiyo❤

  • @adamosman4185
    @adamosman41852 ай бұрын

    Allaah idin barakeeyo shaqeysta dadka warkooda ha dhageysanina xoogiina Allaah idiin barakeeyo

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays80632 ай бұрын

    Rabow wax khayr qaba siiii 🤲🤲🤲

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144Ай бұрын

    Waa gabdho kudayasho mudan. Allah ha u barakeeyo hoogooda. run ahaantii waa gabdho baariyaal ah.

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc2 ай бұрын

    Masha allaha waa shaqo intey tuug san lahayen waa shaqo illaahay ayaa idiin barakeyn

  • @fadma638
    @fadma6382 ай бұрын

    Mashllah ❤Nasiib ayaad leedahay Alxmdllah dheh❤

  • @Mustafa-ty8tq
    @Mustafa-ty8tq2 ай бұрын

    Intay dawarsan lahaayeen shaqo waa sharaf way liibaanayaan anaa huba waayo waalidkood ayay naf u hureen arinta isoo jiidatay ayaa ah inay asturka jidhkooda ilaaliyeen

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq2 ай бұрын

    Gabdho wiilal kaaga fiican ayaa heysataa Allaha ku barakeeyo dhiira gelin ayay ubaahan yihiin

  • @HassanOsman144

    @HassanOsman144

    Ай бұрын

    Wallaahi waa runtaada wallaal. gabdhihiisa waxaay u dhiqnaan wiilal.

  • @HassanOsman144

    @HassanOsman144

    Ай бұрын

    Allah ha u barakeeyo.

  • @farxaanibraahim5268
    @farxaanibraahim52682 ай бұрын

    Allah faraj haku furo abbe amiin amiin amiin

  • @zamzam5255
    @zamzam52552 ай бұрын

    MAASHAA ALLAAH ILLAAHEEY HAA UU BARAKEEYO XOOGOODA

  • @CoachAli-zy3ov
    @CoachAli-zy3ov2 ай бұрын

    Good job. Good job. Good job this is what I call a nation this is what I call a country. Take care of yourself. Somalia I love you all.❤❤❤❤❤❤

  • @abdihassan8244
    @abdihassan82442 ай бұрын

    Manshallaah tabarakallaah illahayaaw idiin barake wax dhaama idiin sii idiinkuna xifdi allaahu maa aamiina yaarabal calamiina

  • @Adan974
    @Adan9742 ай бұрын

    😢😢😢 war gabdhaha shaqa tan ka sahlan haloo furo lacag haloo aruuriyo

  • @Adan974

    @Adan974

    2 ай бұрын

    Somaliyey si ilaahey dhibka nooga dul qaado

  • @yahieabdulle4529

    @yahieabdulle4529

    2 ай бұрын

    2 ama 3 nin oo iska barakeysan ama qurbojoog oo guursato gabdhihiisa, Alaha u sahlo.

  • @yusramaalim4865

    @yusramaalim4865

    2 ай бұрын

    Maya gabdaha shaqadhodha hawatan

  • @yusramaalim4865

    @yusramaalim4865

    2 ай бұрын

    ​@@yahieabdulle4529kkkkk nin qurbaha kaimid mxey uogyn xogodho xalal ah bey sgqesanaxan ...midakale baniadam waxisa laguma xisabtamo hadi hata iskgursatan

  • @mohamedibrow6597

    @mohamedibrow6597

    Ай бұрын

    Qurba joogtu soo kuwii gabdhaha kuwada cayasray oo furayey sadex bilood kadib markey soo dhoofaan maahan waxa uga kheyr iyo baraka badan mid la xamaasha waslid koodana u kaslmeeya

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi96162 ай бұрын

    Maashaa allaah illaahay Haku barakeeyo gabdhahaaga

  • @user-qj2yu4ht8t
    @user-qj2yu4ht8t2 ай бұрын

    Numbers reer kaan ayaan u baahanahay plz ii soo qora qofka yaqaano

  • @fauziahussein565
    @fauziahussein5652 ай бұрын

    Ilahay meel ka qeyr qabto alaha idinka siiyo (Alahuma Amin)🤲🤲🤲🤲 waxaad ku faraxdaan mel dhow odan ka fileyn

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b2 ай бұрын

    Maanshallah xoogina masha gabar iyo wiilki booskisa gashen

  • @fatumazahra611
    @fatumazahra6112 ай бұрын

    MashaAllah iskadaa dadkaan somalidan warkoda

  • @yareys3919
    @yareys39192 ай бұрын

    Rayaan bajaaj ayaan soo xasuustey iyo seey isku bedeshey ,,, allaha idiin fududeeyo in shaa allaah ,,,

  • @haarunyare143
    @haarunyare1432 ай бұрын

    Wlhi qalbiga i dhaqaaqay Wllo talo aan idin siinyo shaqaalo dirsada wllo hablaha mid kamidana meesha maamul ha ka noqoto oo raga u shaqaynaya ha maanusho 😔😔😔

  • @user-mt6qu9yz1p
    @user-mt6qu9yz1p2 ай бұрын

    Allaha nolol ka qiimo badan ha ini siiyo hablaha cawradahana ha asturo

  • @siyatsom9869
    @siyatsom98692 ай бұрын

    Mansha Allaah

  • @cabdisamadaxmed-wt1qt
    @cabdisamadaxmed-wt1qt2 ай бұрын

    Edeer qamar igu darso ana kafaalad qaada nolashiuda😢

  • @CoachAli-zy3ov
    @CoachAli-zy3ov2 ай бұрын

    What are you talking about? They are not poor. They’re the best people in Somalia smartest people in Somalia people in Somalia.❤❤❤❤❤

  • @hodandahir8111
    @hodandahir81112 ай бұрын

    Masha Allah ilahay ha idin barkayo

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad80272 ай бұрын

    Qoyskaan oo kale ayaa loobaahan yahay in lacaawiyo. waxaa soo raacisaan telephone kooda please,

  • @user-ui4wl2fs7g
    @user-ui4wl2fs7g2 ай бұрын

    Mashallh wa bariyal😊

  • @AbdiOmar-gw6dp
    @AbdiOmar-gw6dp2 ай бұрын

    Dan ayaa wax kasta ku qasabta qofka ee Dan ayaa u geeysay alaha u fududeya gabdhaha abahood caawinaya

  • @Zurich527
    @Zurich5272 ай бұрын

    Ha shaqeystaan shaqaa Sharaf leh

  • @user-tv7ym3vd6x
    @user-tv7ym3vd6x2 ай бұрын

    Masha allah. Yarabii u gargar abe iyo gabdahisa

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n2 ай бұрын

    Nimanka soomaalidah dadma ahan balfiiriya dumarkii sey udhibayaan yaab xasbiya Allah

  • @MohamedAli-xw1gh
    @MohamedAli-xw1gh2 ай бұрын

    Allo mid ka kher badan ey kunastaan sii yaa rabi

  • @user-jp9mu1of2r
    @user-jp9mu1of2r2 ай бұрын

    Shaqadan waa caadi aduunka dhan dumar ayaa qabtan

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy2 ай бұрын

    Wa shako xalal mashallah ❤❤❤❤mawaxaad rabtaa in tiktok adaan

  • @abdirizakadan5038
    @abdirizakadan50382 ай бұрын

    Halkeen kala xiriira rerkani si aan ucaawiyo wllo nambarka aabaha yaa isoo dira

  • @abdullahiabdi6813
    @abdullahiabdi68132 ай бұрын

    Si loocawiyo labarkiisa sooqor

  • @user-ui4wl2fs7g
    @user-ui4wl2fs7g2 ай бұрын

    Alaha barakeyo gabdhaha

  • @Twa917
    @Twa9172 ай бұрын

    Mansha alahah guule guule❤❤❤❤

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr2 ай бұрын

    Mashaa allah waa gabdho shaqeysanaaya

  • @maryanmuhudin7774
    @maryanmuhudin77742 ай бұрын

    Masha Allah waa shaqo fican

  • @SaynabYare-zz9li
    @SaynabYare-zz9liАй бұрын

    Ax illahay haydin caawiyo😢😢

  • @bima9383
    @bima93832 ай бұрын

    Mashaalah waa shaqeysanayan

  • @kunow-rv7oi
    @kunow-rv7oiАй бұрын

    Ceeb maaha gawadha ineey shaqeysa duruuf haugeysa mise yeysan ugeyn lkn shaqada aad bey ugaculustahy qof dumar ألا إن نصر الله قريب usabra wa inyar

  • @goldensilver210
    @goldensilver2102 ай бұрын

    Wa mashaa allah Wa wax lagu farxo

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil60182 ай бұрын

    Bajaaaj halooo gado odeyga Tani waa shaqo adege

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib28942 ай бұрын

    Ilahay ha idinbarakeeyo wax idindhaamana ha idinsiyo inshalah

  • @xasanadan573
    @xasanadan5732 ай бұрын

    Masha alaah guleysta

  • @khashiabdisalam611
    @khashiabdisalam6112 ай бұрын

    ❤Mashaallah

  • @Asma-Axmed
    @Asma-Axmed2 ай бұрын

    😢😢

  • @AbdullahAli-yy9yy
    @AbdullahAli-yy9yy2 ай бұрын

    Hala cawiyo telfon mee

  • @dahaboodaxow
    @dahaboodaxowАй бұрын

    Waxa barasho ma geysido marka la dhahow wan xanunsada 😢😢😢😢 soriy abe wad ka baxeysa ish allha

  • @HassanOsman144
    @HassanOsman144Ай бұрын

    ما شاء الله ♥❤❤❤❤

  • @Mahmed-td2bk
    @Mahmed-td2bk2 ай бұрын

    Somaliyey qoyskan wax hala taro dhaqanka somalida ee fiican waa in la is caawiyo

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Ilaahoow. Irasaaqada. Balaadhan. Si. Ilahoiw. Caalaaf. Khaar. Qaaba. Sii. Yaa. Raabi

  • @mohamedxajiabdiqaadir-qb2ul
    @mohamedxajiabdiqaadir-qb2ul2 ай бұрын

    Alle ha idin sharfo gabdho geesiyo ah

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalinАй бұрын

    Alah hanii siiyo wax aad kunasataan oo qeyrle

  • @Jon_larry
    @Jon_larry2 ай бұрын

    Ilaahay ha u gargaaro

  • @user-ps2dw1pb7c
    @user-ps2dw1pb7cАй бұрын

    Allaah hayow ugargaar

  • @user-gp1li7ok1r
    @user-gp1li7ok1r2 ай бұрын

    😢😢😢😢😢😢

  • @user-gh7rk5fq6t
    @user-gh7rk5fq6t2 ай бұрын

    Waxee mudan yihin in numberkooda wariyaha inuu soo dhigo waxaa laga yaaba qof inuu caawiyo oo labaajo ee dhistaan alaha cimri iyo caafimad siiyo wax ka qeer qabo alaha siiyo

  • @alidahir467
    @alidahir4672 ай бұрын

    Allaha ubarkeeyo

  • @abdirahmanmohamed3822
    @abdirahmanmohamed38222 ай бұрын

    M.a

  • @RahmoAdam-pf9ye
    @RahmoAdam-pf9ye2 ай бұрын

    😢😢😢

  • @khashiabdisalam611
    @khashiabdisalam6112 ай бұрын

    Shano Ceb Male ❤❤❤❤❤

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi14922 ай бұрын

    🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️👍👍👍👍

  • @Moproya
    @Moproya2 ай бұрын

    اسلام عليكم ورحمت الله وبركاته صلى على النبي

  • @user-mi1tv7vz6i
    @user-mi1tv7vz6i2 ай бұрын

    Alahakubariko aamiinyaarabi

  • @Jacelow37
    @Jacelow372 ай бұрын

    Hala caawiya odayga 100 kun qof hal hal dollar haday iskugu daraan.wa.cawineysa.adna waxba.kaama dhimeyso

  • @AbuBakkar-gc1pc
    @AbuBakkar-gc1pc2 ай бұрын

    😢😢😢😢

  • @kunow-rv7oi
    @kunow-rv7oiАй бұрын

    Waxaa kaxun kuwa jirkoda baraha bulshada sodhiga 😢

  • @hodannuur4191
    @hodannuur41912 ай бұрын

    Mashallah waa qoos shaqeeysanaayo maxaa loo aflagaadeeynaa shaqo ayaa sharaf leh Marka waa in aad fikrad kale u keentaan oo caawisaan si loo siiyo dhAqaalo uu ku ganacsado sida mashiinka fruit lagu sheedo si uu usameeyo cabitaan asiga iyo gabdhihiisa ayagoo qaadin culeeys soo qor numbarka familigaan

  • @taamirsharif6716
    @taamirsharif67162 ай бұрын

    Allow ugargaar inta dhibaateysan 😢😢😢

  • @mohamadhamza837
    @mohamadhamza8372 ай бұрын

    Abtiyoow dadka warkooda iska dhaaf ee shaqeysta

  • @abdullahiissackadan3024
    @abdullahiissackadan30242 ай бұрын

    😂😂 mashaalah waaba military gaabdaha

  • @Sarta100
    @Sarta1002 ай бұрын

    Allaha idiin daayo Gabdhahan waa xalaal quudato shaqo ceeb maaha ee waxaa ceeb ah kuwa tuugssds sma jirkooda iibiys allaha u sshlo meel ja fuucan yurub maleh shaqo kasta dumar iyo rag soomasli waa jaa⁰hil moiryaanteey shaqo moodaamiyo sh 4:28 axasdka iyo qabiilksa,tuugsda . Soomaali jashil.

  • @shamsayusuf822
    @shamsayusuf8222 ай бұрын

    Wiilal badan ee ka fiicanyihiin

  • @cleartrueblue66
    @cleartrueblue662 ай бұрын

    See u caawin karnaa qoyskaan

  • @ibtisam6499
    @ibtisam6499Ай бұрын

    Abbé Ali nambarka kis iisoradi please

  • @welimahat6450
    @welimahat64502 ай бұрын

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @yusufyuusuf-lv8bi
    @yusufyuusuf-lv8bi2 ай бұрын

    horay usocda

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Waa. Kuwaa. Dadkii. Duruufataa. Ku. Nool. Dawaladiiu. Maxay. Qaabata. Dadka. Xidhmaans. Haalagu. Kaara. Haala. Siiyo. Kuwa. Duuruufata. Ku. Nool

  • @ilhaanmohamed-cm8lr
    @ilhaanmohamed-cm8lr2 ай бұрын

    ilahow ada ween oo waxiid ah gabdhaha iyo abohood ugargaar aduun iyo aqiiraaba ilahow irsaaqad xalaal ah sii

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight1232 ай бұрын

    Waar. Away. Nimanakii. Soomaaliyeeda. Waar. Caawiya. Gabadha. Oo. Guurasada. Waa. Gaabadho. Ubiisiila. Shaaqo. Waar. Kacaa. Oo. Habaah. U. Hiiliiy. From. Buraco. Ilahoiw. Wax. Deeg. Deeg. Sii. Oo. Khaar. Qaaba. Yaa. Raabi. Aamiin. Amiin. Amiin

  • @user-jj9gl5yd1w
    @user-jj9gl5yd1w2 ай бұрын

    Waxaas oo dhan waxaa sobob u ah dawlad la.aanta

  • @canabahmedgesey61
    @canabahmedgesey612 ай бұрын

    🤲😭🤲😭🤲😭🤲😭🤲😭🤲😭🌙🌙❤️❤️😍🌹🌹❤️

  • @DarayAhmed
    @DarayAhmed2 ай бұрын

    Aabo 😢

  • @zamzam5255
    @zamzam52552 ай бұрын

    FATAMIIN B QAATAA

  • @user-qm3ve1rx2i
    @user-qm3ve1rx2i2 ай бұрын

    Aabahaa iyo ilmihiisa ale haw gargaaro

  • @Jacelow37
    @Jacelow372 ай бұрын

    Lambarkisa halasoqora

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil60182 ай бұрын

    Odaygan bajaaj in loo gado ayaa fiican Somali way is caawisaaaye Shaqadan adeg wa dhib badan teee

  • @zamzam5255
    @zamzam52552 ай бұрын

    WAXAA MARSATAAN FASALIIN SUBIXIINA BIIYO QAANDAC AH KU QUBEESTA