Shacabka Garoowe oo Qaati ka taagan Dad Itoobiyan ah iyo Culumada Masaajidda oo ka hadlay arintan.

Пікірлер: 218

  • @Moproya
    @Moproya2 ай бұрын

    Asc walaal kusali nabiga scw ❤

  • @ShirtagXuseen

    @ShirtagXuseen

    Ай бұрын

    scw scw scw

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma66352 ай бұрын

    VIVA Puntland❤ Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

  • @falatoking1761
    @falatoking17612 ай бұрын

    Hala Tarxiilo galo madowda shacabka waa in u istaagtaa.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs2 ай бұрын

    dowlada puntland haka ladiifiyo oromada iyo itoobiyaanka oo soomaaliya oodhan bay raban inay lawareegan ee shaqada shacabka soomaali ba iskaleh

  • @amiinyare768

    @amiinyare768

    2 ай бұрын

    Somalida kwrn oo ethiopia ku noool?

  • @batulasmail8261

    @batulasmail8261

    2 ай бұрын

    Maxaa laga raba oromo oo soo kordhay

  • @Cumarj.y

    @Cumarj.y

    2 ай бұрын

    ​@@amiinyare768kuwaasi dhulkoodibay jogan oromo dhulbay leedahay maxay kasoo donayaan dhulka aysomalidu dagto waa in laydinraafa oromoy somaliga sida looqorana waad barateene😂

  • @mohamedosman909
    @mohamedosman9092 ай бұрын

    Oromada miyanan sharci laweydiinin markey soogalayan wadanka ? Mideedakale maad iska saartaan waxa qurunka ah, dowladana ku mudaharaada iyagana sixun ula dhaqma iLaa eyka cararan wadanka

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    maaamul goboleeadad ayaab ilaashada oo soo geliya iyagoo amar ka qadanaay itoobiya

  • @hassansomali4014
    @hassansomali40142 ай бұрын

    Hooyo waan ka xumahay Garoowe ayaan kula joogaa, Hooyo cabaadka aanu yareyno anagaa u keenay Soomali FEDERAL. deegaan Soomaaliyeed oo ay sidaa u joogaan ma uu jiro, laakiin halkani waa ay dageen sida mid uu igula dooday oo tilmaantaad ka bixisay lahaa, dhar jeex-jeexan, uraya, timaha sida ay yihiin aad la yaabeyso iyo intaa ka badan.

  • @user-wh5mr4tr8u

    @user-wh5mr4tr8u

    2 ай бұрын

    Federalka maxaa ka khaldan? Waad ku caano maashaye walaahi in xamar iyo koonfur laguu tarxiilayaa nacasyhy dharagtay caruuraha hanaga maqashiin dowinimada aad magaalada lajoogtid

  • @raaggesurad3376

    @raaggesurad3376

    2 ай бұрын

    Hargeysaa ka daran wlhi way qabsadeen

  • @XayaatAbdi324

    @XayaatAbdi324

    2 ай бұрын

    Sababta itoobiyaanka Puntland uu imaadaan waa kobaca dhaqaalaha Puntland iyo amniga iyo horumarka. Somaliland waa lamid.

  • @hassansomali4014

    @hassansomali4014

    2 ай бұрын

    @@user-wh5mr4tr8u ''Waad ku caana maashey'!''. Adiga oo kale har iyo habeen baan wada doodnaa, anigu igu filaan waa caqli qoyseedka, Caqliga qabaliga Sooomalidu waa NAF-HAFYO oo ma raad dheera. soo kor adeer.

  • @user-wh5mr4tr8u

    @user-wh5mr4tr8u

    2 ай бұрын

    @hassansomali4014 Xaafadaydaan ku qanacsanahy maatadayada qaraxyo laguma dhamayn nabad iyo dhaqaale iyo dad is ah oo isu diir naxaya ayaanu nahay cid aanu aabahanahy majirto wixii intaa dheerna kii rabaa dee DDS iyo Kenya ha aado maxaa tabaysaa

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen17402 ай бұрын

    Oromada wadankoodii u tarxiila.

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu2 ай бұрын

    😮 OROMO MUSLIM MA AHAN EE DUMAR KIINA YEYSAS SIXRIN CARUURTIINA BADOODA MUSTAQBALKA ILAALOYA

  • @ayaanlesuudaan8769

    @ayaanlesuudaan8769

    Ай бұрын

    😂😂😂saan xal ma'ahan illa madaxda aan madaxtoyada ugu galno caloshis ushaqeste nawada lodidaa Dani uusweyn waxwalbo waa oghy

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale122 ай бұрын

    ilaahay haku xafido maamao

  • @mustafeadan6924
    @mustafeadan69242 ай бұрын

    Maamulkii waxaan wax ja qaban lahaa abyi axmed ayay kawada cabsanayaan dhulkii somaliyeed na uyagoo arkaaya ayaa lala wareegay meesha ugu horeysaa ee ay lawareegataan waa jigjiga waxa ku xigta hargeysa burco garoowe boosaso iyo gaalkacayo

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman47872 ай бұрын

    Iska erya walaalayaal

  • @abdiazizmohamud-wv5xh
    @abdiazizmohamud-wv5xh2 ай бұрын

    Filimkaan waa cad yahay qorshuhuna waa hawiye in xoog afrikan union loogu muquuniye daarood iyo isaaqna itoobiyaan lagu qarqiyo dhulkooda koofurtana kenya ay marwalba duqayso dhulalka koofureed qaasatan deegaanada mareexaan iyo meelaha kale ay isleedahay nololbaa kajirta iyadoo ugu soo gabanaysa argagixiso, argagixisaduna aad moodo amaba tahayba inay si dadban ula shaqayso cadowga shisheeye cadayntuna tahay say soomaaliga nolosha ugu diitay oo ay qarxinta iyo lacagta ugu fuliso kaliya ceelna aan u qodin haba yaraatee kenya iyo itobiyana aad moodo inay heleen cid danahooda ufulinaysa waa beesha ogaadeene waayo labada dowladeedba dad wax laga weydiiyo dhinaca soomaaliya xitaa waxaa dhihi karaa inay dowlahaan leeyihiin media aanu wada garayno inay la shaqeeyaan oo ay maalgalin weyn oo dhaqaale ku leeyihiin itobiya waana kan universal tv oo hada qoraalkan ku qorayo marka maryooley indhaha fura quraanka iyo adkaarta badsada waayo sikasta naloola dagaalooyaa waana nalala jiraa nagalana jiraa warkii jornalistaha kenya owsheegi jiray aa lahirgalinooyaa bari iyo waqooyi itoobiya kenyana koofur laakiin kenya iyo itoobiya waa ku heshiin la'yihiin baydhabo waayo itoobiya damac weyn hayso kenyana kor iimaansay itoobiya dhahooysa qilaafkaas yar lee ka dhexjiro laakiin soomaali laqowgooda waa ka siman yihiin.

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    walal aad baad u mahasantahayw waxaad tahay fogaan arag, ee halkee ka heli kara wereyiahaas kenya waxuu dalkeena ka sheegey nala wadaag Mudane

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu2 ай бұрын

    😂😂😂 YAA YAA AREEY ISKA CELIYA DOWLADA ITOBIA EY KA BAQEE. BADIINA AYA LA QAADANA DUMAR KIINA AYEY SIX RAYAAAN WA SAAXIRIIN. HURDADA KA KACA

  • @FatumaDek

    @FatumaDek

    Ай бұрын

    Somalilandbaa laga sheegay isku cid baan nahaye utarxiila😅

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim27092 ай бұрын

    Sharci haloo yeelo ama sanadkii lacag canshuur halaga qaado

  • @fartunwarsame8618
    @fartunwarsame86182 ай бұрын

    Maxaa qaldan puntland weyba ila qumaneydee arintaan intee ku weynaan ha iska qabtaan

  • @abukardhaay8360

    @abukardhaay8360

    Ай бұрын

    Madaxda budlaan ayaa ku danaysata itoobiyaanka si ay xukunka ufa lacageystaan shacabkiina waa la barakiciyay

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi89012 ай бұрын

    somaliya waa 5 dal qoloba si ayeey ula tacamushaa itobiyanka iyagoo qolada kale kuxumeynaya waana qaaybi oo xukun aqiligu hanoo solaabto

  • @abdifatahhassan168
    @abdifatahhassan1682 ай бұрын

    Away kuwaad doorateen waa yaab wadankaan qof daacad buu ubaahanyahay. Etopianka hadaan lasaaran walahi waa laga shalaayin meesha dowlad majoogtee waxaan iska erya duliweeye

  • @Xaawo_Taako
    @Xaawo_Taako2 ай бұрын

    Xabashi, oromo, amaxaaro, ama Ethiopian waa in wadanka laga saaro. Shacabka reer garoowe waa iney hubka qaataan iskana saaraan cadowga soo jiraanka ah ee dalka soomaaliyeed.

  • @user-fe3cl3un9x
    @user-fe3cl3un9x2 ай бұрын

    This is only beginning

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    walal bilaw maaha ee qorshahaan waxuu soo bilawday maalintii itoobiya aay soo dhistay jamhadihii la mucaraday dawladii dhexe

  • @gulbahar2714
    @gulbahar2714Ай бұрын

    Waa basaasiin

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc2 ай бұрын

    Shacabka waa in ay iskaceliyaan oo aad kacdaan aduunka shacabkaa waardiyeya dhulkooda waa in shacabku kacaan kaca yaa idinka celinaya dawlad wax maqabato kaliya was in shacabku qoryo qaataan oo dilaan oromada iyo axmaarada dila maxay la cabaadayaaan shacabka garoowe dhalinyarada hakacasn waa in layska ceeroyas

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi41162 ай бұрын

    Siyaad Bare Maxaan kugu Qaldanay illahayoow kuu Naxariiso.

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj2 ай бұрын

    jil jileeca somalidey arkeen

  • @hibaali4311

    @hibaali4311

    Ай бұрын

    Ethiopia putlan Somalind joogan iska saara

  • @abdulkadirhussein300
    @abdulkadirhussein3002 ай бұрын

    Federal soo idiinka ma keenin, dawladda dhexe awoodii lama wareegin. Dad iyo daadba wey ku qarqiyaan. Puntland waa halka ay doorteen dadkaan haddii ay iska gaarin somalidu la arki doonee.

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu2 ай бұрын

    😂😂😂 GAROWE IYO HARGEYSO. ITOBIAN AYA QAADAN TOONTO. OI XUKUMI DOONTO.

  • @hassanalimohamed6019
    @hassanalimohamed60192 ай бұрын

    VESA halooga dhigo 500$ ka dib aya baxayo

  • @lathany.3537
    @lathany.35372 ай бұрын

    Cid saareysa ma jirtee ku kiciya ciyaalka habeenkii ha uleeyaan ilaa ay cararaan

  • @nasroabukar7487
    @nasroabukar7487Ай бұрын

    War hala bixiyo waa dal doon iyo bad doon 😢😢

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu2 ай бұрын

    😂😂😂 ANAGU REER MUQDISHO WALAAHI ITOBIAN. MADAXA AYAN KA JAREENA. HADI AN ARAKNO. WAR ABII AXMAD AYA IDIN SO DIRAY. EE HURDADA KA KACA

  • @Samatar4

    @Samatar4

    2 ай бұрын

    Muqdisho .waa meesha lagu. hoogay oo lagu ba'ay .waxba kama. sooware.egan markii ciidamada ugaandhayska .iyo burundiga ay gabdhaha reer muqdisho .kufsan jireen haddadaan aan kula hadlayo xerada .xalane. baa lagu. kiraystaa 5$.

  • @Samatar4

    @Samatar4

    2 ай бұрын

    kzread.info/dash/bejne/eKWJus9scZC2f8o.htmlsi=V5SWzlOit4ZP10u0

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho84952 ай бұрын

    War rer garow dadkaan iska celiya sidaan xal maahan inaad markasta saxaafada kahadashaan waa inaad mudaharaad sameesaan iyagana aad sixun uladhaqantaan

  • @moji3863

    @moji3863

    2 ай бұрын

    Reer Garoowe Hawiye iyo Isaaq ayeey iska ilaalinayaan! 😂😂

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu2 ай бұрын

    😂😂😂 MAAMULKA GAROWE ITOBIA AYEY KA BAQAYAAN WALAALE. EE CARUURTIINA FALASTIIN CAMAL HAKA YEELINA ISKA CEERIYA. INTA EY IDIN QABSANIN WAR DUMARKIINA ILAALIYA OROMO MUSLIM MAAHAN. WA SAAXIRIIN

  • @geenyodila9095
    @geenyodila90952 ай бұрын

    War waa Ethiopian oo dhan oromo wey wada sheegtan ee muslimiya dadka ee jiheeya ha cabaadinee soomaaliba yaa ka dhaqan xun meel walba ayey la joogaan diinta bara dadka oo ilaahey ugu dhawaada

  • @LAND-ROVER-DEFENDER
    @LAND-ROVER-DEFENDER2 ай бұрын

    Dadkaas waa dad dhib kasoo tagay. Ee meeshaan cariiri haku gilinin. Majaclaan laheed in Soomaalida qurbaha joogo in sidan lala dhaqmo.

  • @Ciiltire572

    @Ciiltire572

    Ай бұрын

    Iyaa

  • @abdiazizibrahim9402

    @abdiazizibrahim9402

    Ай бұрын

    Niyow anaga dhulkeena dhib kuma yara dhibka aad sheeganeysan mid kadaran baa kajira dalkena sida ayaxa na ugumaan yaacin dalalka dariska inta tagtayna dalalka dariska iyagaa shaqeysta oo dhista guryo iyo xaromo ganacsi sharciga dalkana ilaayo waana magan galyo doon ee adiga dalkena magan galyada aad ka soo radisay maxay tahay intaan la,idin leeynin noga baxa dalka.

  • @LAND-ROVER-DEFENDER

    @LAND-ROVER-DEFENDER

    Ай бұрын

    @@abdiazizibrahim9402 Marka hore aniga Itoobiyaan ma ihi. dhulkaasna igama xigtid. muddo dheerna waxaan kunoolahay yurub. laakin wadanka waan imaadaa waana lasocdaa dhibka iyo qeerka jiro. Laakin kama helo in dad dhib keenay si xun lala dhaqmo. taasi nama barin diinteena. Dhaqanxumo waxaa lagu yaqaanaa dadka dhaqanka xun oo diinta kadheer. Dadkaas hadeey qalad galaan dowlad aa jirto oo larabo ineey usheegaan waxa la ogalyahay iyo wixii kale. Ee dadka sharta uhurkoco hanoqan. Ee waxaa katalisaa qeer. nabiga SAW. waxuu dhahay. كما تدين تدان ولو بعد حين.

  • @MohamudSaid-ff1vk

    @MohamudSaid-ff1vk

    Ай бұрын

    War oromada laaya

  • @LAND-ROVER-DEFENDER

    @LAND-ROVER-DEFENDER

    Ай бұрын

    @@MohamudSaid-ff1vk Magaca Mohamud iska badal ee waxaad baxsataa dadka umadaha soo dhameey magacood.

  • @hibaali4311
    @hibaali4311Ай бұрын

    ETHIOPIA BAAHAN IN JIRLAHA ISKA SAARA

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye20242 ай бұрын

    Insha. Allah. Wax. Shaqeeya. Malahan. Dadkii. Mudanka. Ah. Ayaa. Xaqa. U. Leh. Itoobiyanah. Xaqa. U. Malahan

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu2 ай бұрын

    😂😂😂 dumarkina markey caruur ka dhalaan. Oo afsomali bartaan waad ka shalaan doontiin. ABII AXMAD BA SO DIRAY.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ueАй бұрын

    Waa in shacabka gacantooda wax kaga qabtaan su kale uma tegayaan shaqo ka qabta

  • @simbarelaxing-music1564
    @simbarelaxing-music15642 ай бұрын

    Good

  • @yuniscabdirihman1211
    @yuniscabdirihman12112 ай бұрын

    Itoobiyaanka dalka hala saaro

  • @ashafarah4621
    @ashafarah4621Ай бұрын

    Itoobiya is Saar

  • @SA-pm1mu
    @SA-pm1mu2 ай бұрын

    😂😂😂 ITOBIAN AYA GUURSANAAYO. DUMAR KIINA GAROWE IYO HARGEYSO

  • @ismailomar7962
    @ismailomar79622 ай бұрын

    Inta aad aaminsantihiin reer meeldagan baa dowlad ah shacabow, dalka waa laidinka qaadayaa oo kuwaa aad kacabaneysaan ayaa lawareegaya

  • @thebeast09876
    @thebeast09876Ай бұрын

    There has to be a government strategy when dealing with the influx of Oromo

  • @Sumadeena
    @Sumadeena2 ай бұрын

    Arrinkan yaan la dhayalsan. Maanta ayey wax ka qabad leedahay. Siyaasi waxba ka qaban maayo ee dhulkeena aanu ilaashano. Soomaaliyeey toos intaysan xeedho iyo fandhaal kala dhicin.

  • @liibaancadde1313
    @liibaancadde13132 ай бұрын

    Shacabka garoowe illen waaaba wxdhintay sida simalida kle wr media haka cabaadinee si alle si aaad isaga saarraaanba iska kaxeeeya xnuuun weynaaaa wxan

  • @mullerkay4743
    @mullerkay4743Ай бұрын

    Wadanka ka saara dadkii xabashadii dad aad u xunxun weeye waar iska saara wasaqda iska erya

  • @Engayub
    @Engayub2 ай бұрын

    Xoolahaatihiin maxaa dhahaaa War dalka Hal qof aaan soomaali ahayn uma Ogoli Kitaabka ilaahay hadaan xil hayn lahaa, Inusan qof xabashi ah raaascasayr ilaa raas ganbooni joogi lahayn, Carabta xattaa igama nabad gasheen, Adeero anaguu muslim la ah ayay ajaanib nagu xisaabiyeen, dhalasho noodiideen Ma dhiigaa la iga siibay, Akh tuff calaynaa, War waxaan somalidaaa oo ayagoo Nool dhulkoodii lala wareegay maxay ahaayeen Naga taga ilaahy dhiiga inaka miirye,

  • @sucdisiad3316

    @sucdisiad3316

    2 ай бұрын

    Masha Allah waa saxiix

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    waa kugu raacsanahay sxb ,

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale122 ай бұрын

    Dawlad cadaw ah oo la dhhao itoiobiya oo ku socota strayegty gii aay ku qabsan lahayd dadka Soomaliyeed iyo Dad ka soomaliyeed oo aan baraaruganeen ayaa is heley ,,,

  • @ileey-Teens
    @ileey-Teens2 ай бұрын

    Wiilkan yar dowla wax ha u qabdaan

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he2 ай бұрын

    0:45 Nooloow adeer Khaalid.

  • @user-gr6gu8bs6q
    @user-gr6gu8bs6qАй бұрын

    Dowlada Puntland waa in dalkooda dib ugu celiso Ethiopianka . Waxay Ku leeyihiin dhulkaan anaga iska Leh . Somaliyeey waxa falastiin Ku dhacaaya cashar ka Barta . Waad aragtaan abiy in UU soo farabaxsanaayo . Xassan hadii UU ahaan lahaa hogaamiye la aamini karo qunsuliyadaha ethopia waa la xiri lahaa .

  • @hallad598
    @hallad598Ай бұрын

    Intaas oo sannadood ayaan ka digaynay waxan hadda laga cabanayo. War hooy wallaahi haddaydaan hadda hurdada ka kicin magaalooyin badan oo Soomaaliyeed in Oromadu la wareegi. War Deni iyo maamulkiisa dhabadhilifka ah waxba ha ka sugina ee Oromadan baabuur ku gura.

  • @Vonaark28
    @Vonaark28Ай бұрын

    Walaal dadkaan Waxaa ka dambeeya maamuladda Puntland iyo Somaliland iyagoo ka baqaya Itoobiya oo Sasxiibtinimo uga raadssnaya. Dadku ha kaco oo haka saaro Dalkooda.

  • @rnoor9763
    @rnoor97632 ай бұрын

    Dowladda hadey waxkaqabanweydo shicibka habixyeen

  • @abdullahiaxmedmoxed3165
    @abdullahiaxmedmoxed31652 ай бұрын

    Shacabku ha kacaan ayagaa dawlada ka awood madane , danina waxan leeyhy mehaa ha iska fadhinee hawshaan wax ka qabo .

  • @qamardagan8175
    @qamardagan81752 ай бұрын

    Waa jaajuusyo iska ilaaliya cuduro iyo balaayo oo dhan ayey wadaan ogaada erya wecelada asxaan nooma hayaan

  • @hibaali4311

    @hibaali4311

    Ай бұрын

    Waa runta

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696Ай бұрын

    Waala idinka qaadan somali dulowday

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale122 ай бұрын

    waxay u socdaan sadex sadex madaxa waxaa ugu xiran maro weero ah oo guduudan waa askar laga soo diray adiis ababa waxay ku socdaan qorshe cad maalin walba jidadka magalkda ayaan ka baacsanaa iyagoo leh maaskiin baan haya waana kalmad loo soo dhiibay oo lagu yiri sidaas dhaha , marka waxaa la og dawalada Puntald madaxdeeda , Soomnaali oo dhan sidaas ayaa looga soo maraa siyaasi raqiisa ee Dhainyro Baraaruga wlahi inta aynaan dabar go,in

  • @Jamac20
    @Jamac202 ай бұрын

    Xalka kaliye waxa weeyan in la xasuuqo ethopianka dalkena jooga

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll2 ай бұрын

    Ilmahan yar qoys inuu masruufo howshiisa ma ahan aaway Masuuliyiinta reer Putland maa caruurta waxbarasho lacag la'aan loo diro waa mustabilka Wadankee

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself752 ай бұрын

    Dad. Caqi yar .baad tihiin. Mataqanaan. Sida la isaga celiyooo ajnabi idinka waaye qaladkiina .odayasha. diinta weee lashaqeyan waa tuug. Car .ka buriyaa ball car. Wax aad. Tihiin malaha. Dad .wada qabiil lagu mashquliyooo

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji2 ай бұрын

    War somaliyey kaca cadowga umadeena mafoga😅

  • @mohamedabdiaynab287
    @mohamedabdiaynab287Ай бұрын

    Ayaan darro Ethiopoian bay ka cabaadayaan iyagoo dhulkoodi jooga.shicibku may cayriyaan.ummadda dulowday

  • @user-mc7bb4np8s
    @user-mc7bb4np8sАй бұрын

    Garoowe Ethiopia leh iyo deeg@no badan

  • @barkhadmahamud7869
    @barkhadmahamud78692 ай бұрын

    Xaqiiqatan taasa dhaba waxay rabaaan bada darted

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean2 ай бұрын

    Aaway dowladii xagey ku maqantahay ma sidii somaliland ayaa la doonayaa in ay itoobiyaan la wareegaan

  • @Imraan12
    @Imraan122 ай бұрын

    Oromo dawarsiga waa lagu yaqaan is dhaafiya maanta ayay qabasho lee yihiin hadii kale sida falastiin ayay somali noqon

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2Ай бұрын

    Hala tarxiilo

  • @user-mx7ss7zl3e
    @user-mx7ss7zl3e2 ай бұрын

    Hargesa kadaran

  • @saeedosman3016
    @saeedosman3016Ай бұрын

    Biximayaane laaya

  • @wararkasomalia
    @wararkasomalia2 ай бұрын

    Qofka Somali ga ah qabiil ayaa looga soo masaafurshaa oromo iyo itoobiyaan dhibaato la aan ayee ku noolyihiin oo waaba idinka shaqeestaan somaligana hala soo qaxiyo itoobiyankana baaqi haku noqdo waa qorsho kuwa siyaasiga somalida ah iyo itoobiyanka isla dajiyeen hadii hadal keegu beenyahay bal car oo arag qolyaha maamulka idiin hayo oo arintaas xal uhelideeda ka hadlayo balse labo qoys oo somali ah in aay isku sii diraan meelaha waayla soo istaagaan dib ugu noqda waxa aad madaxda ka dhiganeeysan

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j2 ай бұрын

    Maxaad isugu fiirsanaysaan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail82612 ай бұрын

    Universal TV soo tii ay soomaalidu u Daba ruxi jireen TPLF Maxaa isbadalay marki Oromo kursiga timid

  • @user-mc7bb4np8s
    @user-mc7bb4np8sАй бұрын

    Ethiopiaka waa Masaakiin iska dhaafa aad Isla noolaataan waa walaaladiin

  • @AAhmad-hi4pg
    @AAhmad-hi4pgАй бұрын

    Kkkkk walee siyaasi soomaali sheegto waa wada ajaaniib ee Dadka soomaalinimada aaminsan waa ineey siyaasadda xoogansaaraan eeyna doortaan kuwa afka waddani isaga keen soo dhigo Aida farmaajo gul soomaaliya qaddiyaddiya Sharafta aaminsan.

  • @abdulali8822
    @abdulali8822Ай бұрын

    waxa hada puntland soo gala oramo MA aha WA axmaaro wayna ku cusub yihiin wadanka Hal qof oo af somali yaqaan kuma jiro lkn somalida oramo aye modaan

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj2 ай бұрын

    yaab dadkaan intee nugu balaaranin nagasaara

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz2 ай бұрын

    Waaar itoobiya bad bayrabaan. Gidaarada ayey kudhalayaan.

  • @afgmasafg7764
    @afgmasafg77642 ай бұрын

    Dawlad iyadaa qorshaha loo soo dhiibey ee is difaaca

  • @faadumoxirsi4970
    @faadumoxirsi4970Ай бұрын

    Eydhis iyo qurunba waleyiin

  • @Weji-Boy.1
    @Weji-Boy.12 ай бұрын

    Ilahey wuxuu yidhi umadeyda ii daaya

  • @abdiazizibrahim9402
    @abdiazizibrahim9402Ай бұрын

    WAA IN DHALINYARO WADANIYiiNA LAGA ABAABULO MAGALOOYINKA AY JOOGAN ITOOBIYANKA XOOG LOOGA SAARO DALKA KII LAGU ARKANA LA DILAA MEEL WALBA OOY JOOGAAN HALAGU LAAYO MAAMULKA HAKA SUGINA INAY IDKA SAARAAN EE GACMIHIINA ISKAGA SAARA INTA LADILO MAHEE INTA KALE WAY CARARI DOONAAN.

  • @rocky4066
    @rocky4066Ай бұрын

    USACABA TUMA DENI SHACABOOW SOOMAALIYEEY QABYAALAD AYAA IDIN DHIGAY HALKAN

  • @raaggesurad3376
    @raaggesurad33762 ай бұрын

    Hargeysa ka daran wlhi

  • @shamisali4599
    @shamisali45992 ай бұрын

    Ethiopia waxan leyahay qoray qata ee is difaca hadere qeey linayan marke sarakisha soo galayen idayal difacayo beelo waye ha la wareegan

  • @muusakahin4135
    @muusakahin41352 ай бұрын

    Ilaahow oromada idiin ziyaadi

  • @9087jo

    @9087jo

    Ай бұрын

    Maxa ka wada ma,ada ah

  • @muusakahin4135

    @muusakahin4135

    Ай бұрын

    @@9087jo si'aad isku dhexgashaan oo kala guursada

  • @asayrchannel
    @asayrchannel2 ай бұрын

    Dila oramadu ama puntland sii , wadanka ha nigala wareegto ,kuwa siyaasiga mushruuc ku qaaty ee ku leh iska da,aa oramda ethiopian hlkaa waxad ka ogoow in ee isla shaqeestan , waxba aan ka qabaneenin , iska so saara hadii eey diidan dil ku bilaaba ,

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud66532 ай бұрын

    Deni iyo Hasan inta ey is heystaan waxaa socda waa in nala qabsado. Dadweynaha weliba dhalinyarada ha kacaan oo dadkan ha iska qabtaan. Ama berito waxaa imaaneysa in BEESHA CAALAMKA EY DHAHDO SIIYA XUQUUQ OO MICNEHEEDU YAHAY ( AMHXAAR & OROMO HA KU XUKUMO).

  • @deeqfarah-vm3vi
    @deeqfarah-vm3viАй бұрын

    Dhalinyaradu ha isabaabusho oo waxay kutagaan ha la tuso

  • @familytraditionalfoods
    @familytraditionalfoods22 күн бұрын

    Wadankoodii uceliya yeey idinkufaafine uruuriya wadankoda uceliya iyagoo nabadqab

  • @MahamedYoussoufabdi
    @MahamedYoussoufabdi2 ай бұрын

    Waxan qurunka ah maad iska sartan

  • @ayaanlesuudaan8769
    @ayaanlesuudaan8769Ай бұрын

    Dadkaan wxy iskugu jiraan dad sirdoon ah o rag iyo dumar leh Ethiopian Somali kacabsan jiray o dalka iskaso galayo macqul ma'ahan madaxda hormud aya waxasi kadambeso

  • @ibrahimsigad1571
    @ibrahimsigad1571Ай бұрын

    Waxan maqlay inay xitaa caruurta xadaan intaanay af baran, war soomaaliyey iska ilaaliya oo iska saara itoobiyaan oo dhan. War intaanay barri dhulka la wareegin iska saara, war soomaaliyey isku gurmada oo mustaqbalka caruurtiina imika u kaca oo badbaadiya jiilasha dambe, haddii kale magac Somali uu tirtirmi.

  • @Gmaaad
    @Gmaaad2 ай бұрын

    Maad tarxiishaan dhulka idinka iska leh

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud96172 ай бұрын

    Hala raafo please qofkii lafu arko asagoo itopiyaan shaqo u dirsadana hala xiro wadada halagu nadiifiyo please salan sare reer garoowe

  • @ahmedjama4338
    @ahmedjama43382 ай бұрын

    Addisababa..maraan joogay walaahay bilaahay Soomaaliyeey War mahaysaan dadkaa cadaawada ay inoo hayaan dhawr sano kahor baan isdhahay gabadh Soomaali ah ka celi nin xabashi ah ninki baan dhirbaaxay 10 nin baa isugu kay tegay walaahay dhakhtar baa la idhigay 4 faleebo la igu xidhay wadnaaha idhacay qaarna waa difaacayaan kuwana dalkeenii soomaaliya markaan imaado qaarbadan waan xerayn ciilkooda walaahay ma ilaawayo ...

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    walal aad baan uga xumahay dhipatada ksuoo gaadhay waxaad ka hadashayna waa run xitaa aniga sasay isgu kaay tageen mar aan adiids ababa ka celinayay wiil soomaali ah. wax sax ayaad ka hdashay walal dadkeenu ha baraarugaan

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed2 ай бұрын

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821Ай бұрын

    Dani dalka wax haka qabto,

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf4902 ай бұрын

    WAA walaalihiin OO WAA putlander. Somali diidow dabin baa kudhigan

  • @silverloola726
    @silverloola7262 ай бұрын

    War Dani ma wadankii buu ka gatey Ethiopia.

  • @Jaalejaale12

    @Jaalejaale12

    2 ай бұрын

    jabhadii riday dalwadii dhxe halkee laga soo dhisay soo itoobiya maahya, alaba waa hadeere

Келесі