ABWAN GUREY DOOL IYO KAFTANKA AF SOMALIGA GURACAN 😂😂😂

Ойын-сауық

#Subscribe Abwaan Gurey Dool iyo kaftanka Afsomaliga guracan
Maal Tv waa Meel aad wax ka Baran doonto una taagan murti iyo madadaalo iyo inaad
inaad barato wajiyo cusub oo kaa qarsoon kuwaasoo saameyn taariikheed ku leh somalida hadey tahay, inay kaa qosliyaan iyo hadaad hore magacooda umaqashey
muuqiisana aanad arag Maal tv ka Baro Hana ilaawin inaad noogu hiiliso
👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
★ ★ ★ Maal Media Production ᴴᴰ ★ ★ ★
💕💕💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ 💕💕💕
Markasta iyo Meelkastood Dunida kaga Nooshey waanu idin jecel nahay ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

Пікірлер: 11

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan21272 жыл бұрын

    Mnshaalaah abwan waa sidaad u shegtaye afka ha la inoo ilaasho

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30364 ай бұрын

    Abwaan dool❤

  • @muqtaarbabadeh2648
    @muqtaarbabadeh26482 жыл бұрын

    Afka Ha La Ilaaliyo

  • @carbismedia5451
    @carbismedia5451Ай бұрын

    Marqaan tal

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri62762 жыл бұрын

    Wllhi abwaanku geesinimo ayuu samayyay markuu odaygii dhama ee tayga xidhnaa ee hadadka wax iskugu dar darayay uu isla soo hortagay isaga oo uu isaguna kaga qoslinayay wllhi waa geesi geesi dhalaydhalay nolow oo hore usoco ayaan ku leeyahay insha allah inbadanna guulayso

  • @MohamedAamiin-fb9fp
    @MohamedAamiin-fb9fp Жыл бұрын

    Abwaan indhergaradnimo iyo raganimo ilahay udhaliyay sharafikorkaga ha,ahaato

  • @deeqaaar7854
    @deeqaaar78542 жыл бұрын

    Kusali xabiib kaaga muxamed ibnu c laah ibnu c mudalib صلى الله عليه وسلم

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid72842 жыл бұрын

    Masha Allah afkaaga caano laguqabay

  • @suhaybshow3885
    @suhaybshow38852 жыл бұрын

    Masha alllh zxb guray

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac17892 жыл бұрын

    Hhhh somali tea

  • @somalilandfirst.bashirtara869
    @somalilandfirst.bashirtara8692 жыл бұрын

    haddaad aragto qof isku daraya laba af, midkood baanu aad u aqoonin. Aqoonyahanku waa kaa arka dhaliisha.

Келесі