Abwaan Maddaale iyo Suugaantiisa Murtida badan.

Abwaan Yaasiin Muxumed Faarax, waa abwaan gaasa-baxay ahna macallin wax ka dhiga dugsiyada iyo jaamacadaha dalka. barnaamijkan kaga bogo qayb ka mid ah suugaantiisa

Пікірлер: 19

  • @qfg1798
    @qfg17983 ай бұрын

    Abwaan Yaasiin Muxumed Faarax Awcali Maddaale iYo Abwaan Saxafi Cawaale Ismaaciil Saleebaan Deeqsi Rabi haYdin sharfo❤

  • @user-nn9xf6kl1o
    @user-nn9xf6kl1o3 ай бұрын

    Mashaa alaah Abwaan Yaasiin iyo Suxufi, Abwaan Cawaale Deeqsi runtii waa Barnaamij cajiiba Abwaankuna murti dhaxal gal ah ayuu tiriyay waa ii caawey aragiisu balse waa nin Aqoon iyo Sugaanba kulansaday Cawaalow adna mahadsanid didaalka bulshada u heyso halkaas kasii wad soona badi Abwaanada Codkana naga yara hagaaji Abwaan

  • @barcefan8852
    @barcefan88522 ай бұрын

    Ala ninkan muxuu wx ibaray Alle ha barakeeeye

  • @Hudaahmed777
    @Hudaahmed7772 ай бұрын

    Teacher yaasin❤❤❤

  • @zakirboss143
    @zakirboss1433 ай бұрын

    Bare Sare, Abwaan Yaasiin Muxumed Faarax " Maddaale" ❤

  • @suhaybugaaska9270
    @suhaybugaaska92703 ай бұрын

    Abwaane doorka danbe xaga codka inaga soo hagaaji. Shaqo wcna bulshada wad u hasaye hore u soco

  • @HilinShow

    @HilinShow

    3 ай бұрын

    Haye, mahadsanid.

  • @Nursalah2
    @Nursalah23 ай бұрын

    Abwaan Cawale iyo abwaan yasiin maxamud farax waan idiin salamayaa

  • @abdirahmansaed5163
    @abdirahmansaed51633 ай бұрын

    Rageedii abwaan deeqsi iyo abwaan madaale😮😮😮❤

  • @AaminaCabdi-xr9kp
    @AaminaCabdi-xr9kp3 ай бұрын

    Adiga iyo abwaan yasiin muxumed faarax salan dheer ❤

  • @ZACK-B4
    @ZACK-B43 ай бұрын

    Maddaale , Macalinkaygii guulayso 2da daaroodba.

  • @tahliilibrahimabdi71
    @tahliilibrahimabdi713 ай бұрын

    Abwaan Hassan Daahir weedhsame. Soo qabo saaxiib Cawaale.

  • @Suheibsuldan7
    @Suheibsuldan72 ай бұрын

    Macalin igu qaliya wax bdna aan ka bartey❤

  • @CabdiMaan706
    @CabdiMaan7063 ай бұрын

    Ustaad yaasiin Alle ha barakeeyee wuxuu i baray qaabka wax loo curin karo. Wxaa ka mida kuwaan sameeyay:- Qalbigaagan dahabkaa Yaa dabiiba oo hela Deeqsiiya naxariis Daaraha hargaysana Calaf kula dekeeyoo Abid daadeheeyoo Dakharada ka biiyoo U ahaada dayr adag.

  • @JABIRAbdirahman-lb5qg

    @JABIRAbdirahman-lb5qg

    2 ай бұрын

    Goodkasi waa jiifto

  • @Aminaseben-vu6jg
    @Aminaseben-vu6jg2 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MahmoudMohamed-rw6ue
    @MahmoudMohamed-rw6ue2 ай бұрын

    Sl😂abwaan Madaale

  • @Sarreye
    @Sarreye3 ай бұрын

    Rag culus