Abwaan Xasan Qawdhan - Poetry

www.kayd.org/
Instagram : / kaydsomalia. .
/ somaliweekfest
/ kaydsomaliarts

Пікірлер: 37

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim73702 жыл бұрын

    Reer sheekh isaxaaq waxan qirya inay inay yihiin dadka somalida ugu xigmada badan ugu Somali san ugu geesisan ugu deeqsi san Wana ano ah ogaadeen

  • @Xaq_udirir

    @Xaq_udirir

    2 жыл бұрын

    Waan kula qirayaa arintaas. Koonfur dhimatay baan kasoo jeedaa oo xaasidnimo ku gogo’day

  • @ibraahimmohaned7176

    @ibraahimmohaned7176

    2 жыл бұрын

    Walal isaaq yuu ka siiyahay beeshee

  • @ubaxbashiir999

    @ubaxbashiir999

    Жыл бұрын

    @@ibraahimmohaned7176 cidagale wll

  • @nuuxckaafi-su4iq

    @nuuxckaafi-su4iq

    Жыл бұрын

    War yaara somaaliyeey qabyaalad baa asaagiin idinka reebaye marxuunka u duceeya maanta cidna maahe qabiilbaa idiin dhameeye

  • @HindaAbdulle-fl2jj

    @HindaAbdulle-fl2jj

    3 ай бұрын

    ​@@nuuxckaafi-su4iq Goormuu dhintay abwaanku wuxuu fahansanaa in khasaare soo socdo

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677Ай бұрын

    Waa abwaankeyga kobaad allha unaxristo wuxuu ahaa abqari ku xeel dheer afka-soomaaliga dhaqan iyo sugaanba🙏

  • @MOOLIF00
    @MOOLIF009 ай бұрын

    Shabcaan ninka alifay walaahi waa qani afsomaliga. Alle ha barakeeyo abwaankaan. Qof walbow shacban dhageyso

  • @mustafefarah7711
    @mustafefarah77112 жыл бұрын

    Alle ha u naxaristo abwanka wuxu qof Alle xigmad siyay

  • @g.hdjama8922
    @g.hdjama89224 жыл бұрын

    Alle ha u naxariisto Xasan Qawdhan Yuusuf

  • @cabdishakuursiciidcabdi3058
    @cabdishakuursiciidcabdi30582 жыл бұрын

    ilaahay haw u naxariisto, Xasan Qawdhan Yuusuf wuxuu ahaa abwaan hibo jaad gooniya leh, waan ku faraxsannahay in Maanta buug laga qoray la magac baxay JOOGAHA MAQAN.

  • @yusufmaxamuud1844
    @yusufmaxamuud18443 жыл бұрын

    Alle haw naxariisto maruum. abwaan xassan Qawdhan.

  • @XuseenBaarri
    @XuseenBaarri2 ай бұрын

    AHN Abwaanku waa Gole kafool oo Hiboole ah .

  • @aidarousibrahim5550
    @aidarousibrahim55504 жыл бұрын

    Allah haw-naxaristo abwaan qima badan ayaa ahaa.

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali52412 жыл бұрын

    Illlahow u naxariiso amiin

  • @faisalmohamed7125

    @faisalmohamed7125

    7 ай бұрын

    Wu noolyahay mala

  • @user-ce6io3je4n
    @user-ce6io3je4n2 жыл бұрын

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناتك اللهم ما اجعله مثواه الجنه

  • @sahalcali4196

    @sahalcali4196

    2 жыл бұрын

    Amiin

  • @hassano
    @hassano Жыл бұрын

    Allow kuu naxariiso xassan qowdhan nasiib wanaag waan lakulmay ilaa sadex goor, afkiisa ayuun baan eegayay, waxaanan xasuustaa tixdiisii qosolka lahayd (anigigiyo qode nalawada qabimaayo)

  • @kadisxb2507
    @kadisxb25072 жыл бұрын

    masahaalh ilhay kuu naxariistoha

  • @MohamedAhmed-bd4ug
    @MohamedAhmed-bd4ug2 жыл бұрын

    Allah Janadiii ha geeyo Xasan Qawdhan. Runtii suugaantiisu badweyn weeye.

  • @alibossosman2106
    @alibossosman21062 жыл бұрын

    Ilaahay ha u naxariisto Hassan Qawdhan.

  • @ahmethkaderofficial1639
    @ahmethkaderofficial16392 жыл бұрын

    Xasan Qawdhan Heesaha Igu Caanzanba izaga Leh Badnkooda Alle Haw Naxariizo

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte92 жыл бұрын

    Abwaankaa Xasan Qowdhen wxaanu u wada shaqeyn jirey M.S.F dhakhaatiirta aan xadka lahayn Wuxuu kamid yahay Abwaaniiitii Funka Bilaabey

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub2 жыл бұрын

    Maqane jooga, walee waa Abwaan tegay, xikmada ku dheehan erayadiisa ayaaba cajiiba

  • @isseosman3574
    @isseosman35742 жыл бұрын

    ALLAHA U NAXARIISTO ABWAANKA

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto Abwaan Xassan Qowdhan

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe12748 ай бұрын

    Allow kuu naxariiso adeer

  • @sahalcali4196
    @sahalcali41962 жыл бұрын

    Alle ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe12748 ай бұрын

    Alle haw naxariisto adeerkay xasan qawdhan yusuf

  • @Jibriil571
    @Jibriil5712 жыл бұрын

    Adeerkay alla yaraxma

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad86603 жыл бұрын

    Abwaan qaaliya xasan qawdhan

  • @mohaalfa4202
    @mohaalfa42023 жыл бұрын

    alaw kuu naxariiso adeero wa bil ramadaane

  • @alihujaleh8627

    @alihujaleh8627

    2 жыл бұрын

    HEESIHII CAANKA AHAA EE AAN DHEGAYSAN JIRAY ILEEN ABWAAN XASAN AYAA LAHAA ILAAHAW KUU NAXARIISO

  • @Mirre5658
    @Mirre56582 жыл бұрын

    Jacayl aan Jid lahayniyo Jiho loola Dhaqaaqo.

  • @nuuxckaafi-su4iq
    @nuuxckaafi-su4iq Жыл бұрын

    Aloow unaxriiso aamiin

  • @mahamedcade5327
    @mahamedcade53272 жыл бұрын

    Raggegiii