Kayd Somali Arts and Culture

Kayd Somali Arts and Culture

Daryeel Autism Discussion

Daryeel Autism Discussion

Abwaan Buurmaax

Abwaan Buurmaax

Пікірлер

  • @saciidtaariikh
    @saciidtaariikh2 күн бұрын

    Allow ku naxariiso oo haku janeeyo legenkeenaa qiimaha badan aabo qaran 🇸🇴 muwaadin dhaba❤😢

  • @abdullahijama9171
    @abdullahijama917110 күн бұрын

    Ustaad cuud best❤❤

  • @MoustaphaHared
    @MoustaphaHared26 күн бұрын

    Réponse en paix Caabo

  • @user-gj9tn6nz6c
    @user-gj9tn6nz6c28 күн бұрын

    Dadkan aad moodo in ay dhaqanka barteen se aanay ku dhalan!

  • @user-gj9tn6nz6c
    @user-gj9tn6nz6c28 күн бұрын

    Please don't bother translating this man's books. he writes for white people.

  • @MohamedRooble-b7h
    @MohamedRooble-b7hАй бұрын

    Maxamed cali waji eesh calaa abwaan

  • @Omarxasan30gmail
    @Omarxasan30gmailАй бұрын

    Abwaan sare jiheeeye❤

  • @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317
    @cabdirisaaqmaxamuudkilaas317Ай бұрын

    🎉Thanks Cumar Seerbiya

  • @mohamedbarre2566
    @mohamedbarre25662 ай бұрын

    I disagree with you nonsense coz you mentioning a rare cases that’s not true no one denies education maybe the higher educations and that’s economic issues why you ppl no participate them.

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac82112 ай бұрын

    Laxamiistihii ugu fcnaa somalida mulxan c/kraiin jiir alla yarxam 😢

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac82112 ай бұрын

    Maclinka laxanka hada maqasho waa c/kariin jiir qaarey nin hg saleeban ah

  • @salaadmaxamedwardheere8166
    @salaadmaxamedwardheere81662 ай бұрын

    laxanka cida sameysa xoga hala saaro inta badan laxamistayasha ma la xuso

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani56772 ай бұрын

    Waa abwaankeyga kobaad allha unaxristo wuxuu ahaa abqari ku xeel dheer afka-soomaaliga dhaqan iyo sugaanba🙏

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani56772 ай бұрын

    Waxaan arkaa gaar ahaan meelaha lagu soo bandhigo taariikh faneedka iyo dhaqankeena suuban illahey nasiiyay waxaan arkay dad aad moodo ineysan waligoodba bulsho soo dhex galin ama(social integration)mar walba oo aan booqdo chenalalda lagu soo gudbiyo sugaanta wxaaan arkaa rag dhalinyaro ah oo qabyalad Ka sheekeynaya gaar ahaan koofur iyo waqooyi loo kala safanayo waxaan odhan lahaa dhalintaas maanta 2024 maraya ineey ka koraan qabyladaa ama (tribes) waxaa jira bulshada dad aan lagu labin qabyaalad iyo wax lahal maala sida, dhaqtarka,,saxafiga, Macalinka,abwaanka,ciidanka, iyo sida kale dhamaan dadka la dowlada ama qaranka ushaqeeya hada kama hadlaayo kuwa kale Basle waxaan rabaa isla garano qofka shaqsiga gaarka ah ee aad mar walba iyo meel walba ku magacaban karto iyo qofka bulshada Indhaha u ah mudana un la ixtiraamo sida madaxwaynaha dalka oo Kale balse hada intaaba ma jirto balse dhalineey waxa larabo ineey Dadka hagaan oo hagaajiyaan waa adinka lama rabo marka inaad Idinku ruuxiina isku caysan oo isku aflagaa deysaan allha unaxristo intii dhimatay bahdii fanka soomaaliyeed 🙏

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani56772 ай бұрын

    Laxamiiste haduu jiro waa jiir wuxuu ahaa aqoon yahan ku xeeldheer dhaqanka iyo suuganta waana mida usahashay inuu noqdo Laxamiistaysha soomaali midka ugu horeeya waxaa intaa usii dheereed inuuu ahaa wadani dadkiisa yo dalkiisaba jeclaa allha unaxristo unaxristo😢 wuuxu nagaga tagay codad dahabiya oo ila hadana aan duugoobin kana dhadhameyso afkeenii dahabka ahaa

  • @mustafeyuusuf8677
    @mustafeyuusuf86772 ай бұрын

    ILAHOW U NAXARISO ABWAN CALI SUGULE. HADRAAWI AYA LA WEYDIYAY ILAHAY HAW NAXARISTE ABWANADA KEE BAD MURTIDIISA UGU JECESHAY.WUXU YIDHI CALI SUGULE AYAN UGU JECLAHAY.WAAYO WAA AB WAANKA KELIYA EE SUGAN TIISA DADKU SI FUDUD U FAHMAAN.ILMAHA YAR IYO NINKA WEYNIBA SI FUDUD AYAY U FAHMAAN

  • @abwaanbaasto6816
    @abwaanbaasto68162 ай бұрын

    alle ha u naxariisto abwaan Abdikarim jjir

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30362 ай бұрын

    Serbiya wa wiil da'adiisu yar tahey oo si fiican u dadaalaya❤ keep going bro

  • @abdijaliilmohamed7802
    @abdijaliilmohamed78022 ай бұрын

    Children literature 🥰

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas2 ай бұрын

    Sh.....

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas2 ай бұрын

    Y m .j.aburaas

  • @user-qq1xd2gd5s
    @user-qq1xd2gd5s2 ай бұрын

    Allaah u naxariisto abwaan ka wuxuu ahaay nin meel fug waxa ka arka

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas2 ай бұрын

    Suugaan..seynis

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas2 ай бұрын

    Y.m.j.aburaas

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay19772 ай бұрын

    2024 ayaa wali daawanaya Allow rag ma ahaayeen oo taariikh maka tageen oo wakhti iyo waayo masoo mareen markaan arko jidhidhico ayaa i qabata haday geeri kudayso gabaw baan walle kudayn😢😢 Ragga aanka gartay! Cali sugulle (Duncarbeed) Xudaydi Dararamle Adan tarabi Mxaa dad isugu yimi mesha😮

  • @axmedjama6198
    @axmedjama61983 ай бұрын

    Wa nin u gabaday umada taniyo digadi gunyal

  • @aliadanwarsame9211
    @aliadanwarsame92113 ай бұрын

    Alle ha unaxariisto c/kariin jiir.

  • @husseinibrahim5438
    @husseinibrahim54383 ай бұрын

    MAY ALLAH AZZA WAJAL GRANT HIM THE HIGHEST RANK IN JANNAHT FIRDOUS ALLAHUMMA AMEEN .

  • @MohamedOmar-yl7mw
    @MohamedOmar-yl7mw3 ай бұрын

    Masha Allah, Xikmado is wada barkan

  • @XuseenBaarri
    @XuseenBaarri3 ай бұрын

    AHN Abwaanku waa Gole kafool oo Hiboole ah .

  • @CabdikariimCumar-pr5tz
    @CabdikariimCumar-pr5tz3 ай бұрын

    Gudh weeyi

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78273 ай бұрын

    LIXLE WUXUU AHAA KHANIIS KHANIIS DHALAY OO YUSRA HARTI AH

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed78273 ай бұрын

    WAA BAASTER BAASTER DHALAY OO YUSRA HARTI AH

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm3 ай бұрын

    it broke my heart long live somalia allah yaraxma axmed naji.

  • @abdilahimeranewarsame636
    @abdilahimeranewarsame6363 ай бұрын

    Hanti qaran

  • @qaalidbinuyuusuf938
    @qaalidbinuyuusuf9383 ай бұрын

    Alle hauRaxmado

  • @user-lk7yc5hp2b
    @user-lk7yc5hp2b3 ай бұрын

    Jaala jalalu really maaki xaaj banader❤❤❤

  • @Keysek
    @Keysek3 ай бұрын

    War bal horta dhexdeenna an heshiinno. Somali kale ha danbayso

  • @FaysaAbdi-jt3vj
    @FaysaAbdi-jt3vj3 ай бұрын

    Waa taariikh cajiiba masha allah

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay19693 ай бұрын

    Cumar seerbiya wuxuu qabtay shaqo qaalli ah.

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader5053 ай бұрын

    Best❤

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal3 ай бұрын

    Litaariikh.

  • @hiboabdi9392
    @hiboabdi93923 ай бұрын

    kala mudan wax tirintuye erayada Loo yaqan 3 dexlaydaa wa kuwa aan u qof kasta samayn karin abwaan xassan ganey u fiirso erayadisa meqa ku jirta 3 dexlay xarafka sh daa ❤❤❤❤❤❤

  • @user-oi2eh1jz3k
    @user-oi2eh1jz3k4 ай бұрын

    Waa axsan naas axsan wariye insaan dayiba saaxiibkeen ah soomaalinimadu kuwayntahay allaha xafido wllkeen maxamed xasan cali waji

  • @user-cw5nk9fh7c
    @user-cw5nk9fh7c4 ай бұрын

    Masha allh khalid hambalyo wllo😊

  • @user-ob1oi9fc1u
    @user-ob1oi9fc1u4 ай бұрын

    Mansha alla hadal dhamaystiran

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari4 ай бұрын

    AHUN Abwaan Mohamed I W Hadraawi

  • @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
    @AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si4 ай бұрын

    Cali Sugule dun carbeed Farshaxankii Geyiga Somaliyeed buu ahaa. ALLAH YARXMA

  • @abdisalammohamedali1441
    @abdisalammohamedali14414 ай бұрын

    Qoftan farxiya cabsiye ma thy mise Ma intii aysan hawada ka bixin ba

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari4 ай бұрын

    Maasha Allah

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle02774 ай бұрын

    Eebe hawnaxariisto