Abwaan Xasan Dhuxul | Digniin | Hablaha Somaliyeed Maanso Dardaaran Ah | - (Official Video)

Музыка

COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP ,SOMALI NEW INTERTAINMENT AND TUSMO FILMS 2018
MAANSO DIGNIIN AH
ABWAAN XASAN DHUXUL LAABSAALAX

Пікірлер: 411

  • @shaketi9949
    @shaketi99496 жыл бұрын

    Gobta dunida waa gabar somaliyed gabdhahena gaari weeye like please

  • @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    @weloveboqoradacodkakhadrac4224

    6 жыл бұрын

    KING SHAKETI inamadayada Kasi daran ba dadkuba kala ficane gob Gobi dhashy 😍😍😍😍

  • @fadumosheikh5499

    @fadumosheikh5499

    4 жыл бұрын

    Maash alah

  • @cabdicali7166

    @cabdicali7166

    3 жыл бұрын

    Nolol assc

  • @cabdicali7166

    @cabdicali7166

    3 жыл бұрын

    💋💋💋💋💋💗💞💙❤💜💚💜❤💜💕💙💙

  • @zhaaficitalazam3215
    @zhaaficitalazam32156 жыл бұрын

    Inta taageerta xasan dhuxul like igu qabtah

  • @MB_Podcast1

    @MB_Podcast1

    5 жыл бұрын

    Allah cimriga hakuu dheereeyo abwaan xasan dhuxul laabsaalax

  • @maxamedofficial6010

    @maxamedofficial6010

    4 жыл бұрын

    Ani taageere labar kuw Ah ay zhp

  • @hamdaduale955
    @hamdaduale9556 жыл бұрын

    Hadii duuduup bulshada lap iyo dhedig laysku ogoow dumarbaa tahee hooyo dulmarpaa tahee docdii badan baa tahee like igu qapo haparyarayaal

  • @engwareergoye1125
    @engwareergoye11256 жыл бұрын

    Somali galbeed somali waqooyi iyo somali koofureed somali dj jabuuti somali Nfd Like halay soo saaro

  • @gulledkadiye1686
    @gulledkadiye16866 жыл бұрын

    full abwaan like i sar hadad amin san thy abwan xasan dhuxul laab saalax like iisaar

  • @hothanmoh6396

    @hothanmoh6396

    4 жыл бұрын

    Oky

  • @hothanmoh6396

    @hothanmoh6396

    4 жыл бұрын

    Good

  • @somaliboy4532
    @somaliboy45326 жыл бұрын

    Inta Abwaan Laab Saalax jecel♥️ Like aan idinka argo

  • @ahmedkhayrabshir6000

    @ahmedkhayrabshir6000

    5 жыл бұрын

  • @macoowcabdulaahi8253

    @macoowcabdulaahi8253

    4 жыл бұрын

    M.a abwaan Allah hagu xafida aamiin

  • @rijal6608
    @rijal66086 жыл бұрын

    Yaa Fahmaya Horta Waa Hdl Qiimo Badan Ku Fadhiya Alle Maskaxda Iyo Cimrigaba Hakuu Daayo laabsaalax 👊👊

  • @hodancali1548

    @hodancali1548

    3 жыл бұрын

    Aamiinnnnnnnnnqali

  • @GALAYDH
    @GALAYDH6 жыл бұрын

    Ahow gabadh diinleh danaysa xishooodka iyo Kitabka ebeh abwaan dhuxul axyaaa abwaan an jeclhy ❤

  • @yahyefilms5743
    @yahyefilms57435 жыл бұрын

    inta rasulka jecel izaar 🔐

  • @haliishqaali2594
    @haliishqaali25946 жыл бұрын

    Nafyahay damaca io fudeydku Haduu dusha sare ku geeyo Doontii xumahana ku saaro Dadkoo ku bartay dagtaaye Dabciga wacan io asluubta Ruuxii ka dudaa uqoolan Siduu dabin kaga bad-baado. Laab-saalax Abwaan kalia kuma oran karo M.A Cimri dheer, caafimad io cibaado suuban rabi kuu waydiiyey. Jazakallah khair.

  • @hamzeqani2024

    @hamzeqani2024

    4 жыл бұрын

    Haliish Qaali wad dhigtay wlshy qali

  • @cmkcdjdk3820

    @cmkcdjdk3820

    4 жыл бұрын

    🇸🇴🌿☘️👍👍

  • @araweelo1096
    @araweelo10964 жыл бұрын

    2020 In hees lagadhiGaynInta Ila Aragtay Dhacdhac✌

  • @hindi18
    @hindi186 жыл бұрын

    Inta wadani Somalinimada ku weyntahy like isaraa ha ogado cadowga ine somali jiirto

  • @hassanhssanyare2270

    @hassanhssanyare2270

    6 жыл бұрын

    HINDI AF SOMALI CUSUB dadax ina abti

  • @suleekhaismacil544

    @suleekhaismacil544

    6 жыл бұрын

    Like

  • @caliwaddani79

    @caliwaddani79

    5 жыл бұрын

    FATAALE FILMS

  • @beerqaboje4736
    @beerqaboje47366 жыл бұрын

    Waayaha Dunidiyo Lurkiisa Dadkuba Waa Kula Qabaaye Kasaar Noloshaada Deyro Laabsaalax👏👏👏

  • @moanaorey8790

    @moanaorey8790

    6 жыл бұрын

    Beer Qaboje subscribe isar 😂

  • @apdyrahmannahwe8591
    @apdyrahmannahwe85916 жыл бұрын

    abwaanka abwaanada walahy weeye waa nin aqoon iyo murti dhaadhi ah walahy allah ha ku daayo

  • @idontcare1983
    @idontcare19834 жыл бұрын

    Mirihi heesti anshax waaaaw abwankena big love 😍

  • @kaltuuncabdirixmaan1485
    @kaltuuncabdirixmaan14854 жыл бұрын

    Allaha ku xifdiyo abwaan xasan dhuxul labsalx alle caqliga iyo cfimdka iyo cimrigaba haku barakeyo

  • @siciidcabdiraxman1453
    @siciidcabdiraxman14536 жыл бұрын

    wllahi waan yaabannhay dadkan ina wareeriyay ee like inagu waallay hadii channelkooda eegto xitaa hal sawir ah kuma jiro mucjiso waxan like ta laga saaraayo wllahi waan daran waayay dadkan inaa xishooodaan ayaa fiicnaan lahayd

  • @azmarxaamudofficial2886
    @azmarxaamudofficial28864 жыл бұрын

    Xasan abwaanka somaaliyeed inta hadaladiisa xiisaysa like iisaara

  • @abassabas6646
    @abassabas66464 жыл бұрын

    2020 iyo wixi ka dambeyay intii dawaneysa like ii saara

  • @sacdiyo-1daud557
    @sacdiyo-1daud5576 жыл бұрын

    Mid diracdaya eryada abwaaan meelba saartay 😍😍😍😍😍😍😍

  • @wanaagsansidiihooyadeedwan3068
    @wanaagsansidiihooyadeedwan30686 жыл бұрын

    maansha allaah abwaan cisi kuwaar waa maanso aan ka helay xaqiiiq na ka hadlaysa

  • @dhameesdumar4461
    @dhameesdumar44616 жыл бұрын

    yaaa zalaaam!!inaba iga gadan maansadan digniin!waxbadan ka bartay intan dhagesanaayey.Abw.laabsaaalax👍

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur93726 жыл бұрын

    Waxaaa inoo waanisay sida wllken inaga weyn oo kale waxase la waaniya qof wanada wax ku qata anise warkga si weyn ayu i anfacay

  • @ducaysane.ipnufahdi1847

    @ducaysane.ipnufahdi1847

    3 жыл бұрын

    Xasan boqorka dunida💘

  • @haajizamiircali8248

    @haajizamiircali8248

    3 жыл бұрын

    umahad ceeli odayga

  • @herdimediapro4795
    @herdimediapro47954 жыл бұрын

    Ilahaay cimrigaka haguday abwaan laab salaax

  • @ameliaalli1127
    @ameliaalli11274 жыл бұрын

    Inta og inay hees laga dhigay like saar

  • @ubdulsalamuhmed1163
    @ubdulsalamuhmed11634 жыл бұрын

    Sow heesti Cabdirizack Anshax qaadayay ma'ahan ☝️💯

  • @dajiyadeeka8523

    @dajiyadeeka8523

    4 жыл бұрын

    Wa yadi

  • @somalilandtayda3765

    @somalilandtayda3765

    4 жыл бұрын

    Haa qayb ka mida maansadan weeye

  • @MumtazMumtaz-kc3qh
    @MumtazMumtaz-kc3qh6 жыл бұрын

    ManshAllah Allwo na astur oo mel ron na mari Yaa Allah

  • @alishaxasan1783
    @alishaxasan17836 жыл бұрын

    Ahow danaheD kuFiLan ahow duca qapa azturaN Hazzn Lapzlx dardaraN wngzN Keep going

  • @nimcosagal7119
    @nimcosagal71193 жыл бұрын

    Alle haku xifdiyo abwaan xasan dhuxul laab saalax waan qaadanay waanadaada

  • @Kalet_Ali_Dheere
    @Kalet_Ali_Dheere6 жыл бұрын

    Abwaaaaan qaaaaliya oo aan jeclahay laabsaalax thanks wlky talo fiiican

  • @abdiwelidaud9940
    @abdiwelidaud99404 жыл бұрын

    Mansha allah allaha ino dayo gabdhane laantot wlh wxjirto maahan

  • @mahdaali3565
    @mahdaali35656 жыл бұрын

    Noolow xasan dhuxul laabsaalax 😍😍👏👏👏👍👍👍

  • @fawsiyomohmed9885
    @fawsiyomohmed98854 жыл бұрын

    Ilahay hakuu barakeeyo xigmadaada

  • @abdirahmanibrahim9230
    @abdirahmanibrahim92306 жыл бұрын

    abwaan laabsalax waa hantiqaranka somaliland leedahay

  • @nasralakicalanyahawhadhici5684
    @nasralakicalanyahawhadhici56846 жыл бұрын

    Yaaaasama Abuurdiran baad tehee wlahi waa run ABWAAN QAALIYA XASAN LAABSALAX noolow intay nolooli jirto

  • @empiresaara9927
    @empiresaara99274 жыл бұрын

    Ka saar noloshaada deyro✌🏻

  • @ayaan-177
    @ayaan-1776 жыл бұрын

    Waaw waa digniin culus hablaha somaaaliyeed runtaa loosheegay 👏👏👏🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻🙌🏻

  • @stayblue759
    @stayblue7596 жыл бұрын

    Mnzha allah Abwaanimo waa hibo ilahay bixiyo Laabzaalax ilahay maskaxda haku barakeyo hablow idinkay gaar idin tehee kuwii wax ku qaata noqda .....m

  • @mowlityahye5286
    @mowlityahye52866 жыл бұрын

    Eesh claa maanso abwaan laabsaalax Allah yacizak

  • @amiiraomar420
    @amiiraomar4204 жыл бұрын

    abwaan xasan dhuxul laabsalax abwaan aantageero sharafikorgaaga wllo

  • @axmedak9974
    @axmedak99744 жыл бұрын

    Abwaan laab zaalax long life gobtu isma qarisoh

  • @qalbiuroonabshir9277
    @qalbiuroonabshir92774 жыл бұрын

    Wanag qurux bdan aya nawanisay tnx abwaane

  • @nasraqaasim9305
    @nasraqaasim93056 жыл бұрын

    Allah janadii ku gee laabzalax i saporrt

  • @umalsharaf359
    @umalsharaf3596 жыл бұрын

    Mach allh waa dardaran fcn wllo alle ha ka abal mariyo

  • @shankaroonaden2275
    @shankaroonaden22756 жыл бұрын

    Masha Allah tabarka llaah Abwaan xasan Alla cimriga iyo cafimadkaba ha ku barakeeyo

  • @ilhanyazin6947
    @ilhanyazin69476 жыл бұрын

    Abwaan afkaaga caano geelgu qabay illahay cimriga hakuu siyaadsho

  • @sudiissa5701
    @sudiissa57014 жыл бұрын

    Masha Allah abwaanka hassan Laab saalax ilahay ha nooka xafido♥️🌹👏

  • @yuusufcalimaxamed7194
    @yuusufcalimaxamed71946 жыл бұрын

    Masha allah abwaan xasan dhuxul laab saalax alle hakuu kordhiyo waxat hibo uleedahy masha allah

  • @farduusali2951

    @farduusali2951

    5 жыл бұрын

    Maansha Allah Abwaanka qarniga Nooloow inta Nololi Jirto Magacaa ha Raago AAmmiin

  • @abdishakurmohamed9361
    @abdishakurmohamed93614 жыл бұрын

    M.allaaH Apwan xassan dhuxulaap.saalax alleH Qalpiga Hakuu BarakeeYo♥️

  • @faisakiin2012
    @faisakiin20126 жыл бұрын

    abwan iga dheh 😘😘😘

  • @axmedcabdiraxmaancawli7302
    @axmedcabdiraxmaancawli73024 жыл бұрын

    Abwaan somaliyeed Xazan dhuxuL Laab Salaax👊👊💪

  • @lailaabdilahi2673
    @lailaabdilahi26736 жыл бұрын

    Masha'alla abawn laab Saalax alle ku barakee carabkaaga.

  • @maxamuudaxmed981
    @maxamuudaxmed9816 жыл бұрын

    Manzha allah abwan xazan dhuxul laabzalax alle haku xafido wlky qli

  • @somlilanddhalad2636
    @somlilanddhalad26366 жыл бұрын

    Rabi ha ku shaarfo Abwaan laba salaax cilmiga iyo caqligaba Rabi ha kuu siyaadsho

  • @ubaaxxuseen673
    @ubaaxxuseen6734 жыл бұрын

    mashaa allaah geesi geesi dhalay abwaan xasan dhuxul laabsaalax

  • @malyunyusuf6168
    @malyunyusuf61686 жыл бұрын

    Allow ku xafid wll wa wano wangsn😍❤

  • @Simanqaali
    @Simanqaali6 жыл бұрын

    Masha allah abwaan aan tageeero

  • @mohamedtiger7776
    @mohamedtiger77766 жыл бұрын

    😘😘😎😎Abwaankii Abwaanada Eryaday😍😎🤣🤣😂😂

  • @anobmohamed2411
    @anobmohamed24116 жыл бұрын

    Ahaw danaheed ku filan Ahaw duca qabta♥️♥️♥️💐😘

  • @jimcaaletiger5969

    @jimcaaletiger5969

    4 жыл бұрын

    🤫🤠😡🤡🤕😇🤥🤕😱

  • @hibaaqmaxamud3747
    @hibaaqmaxamud37476 жыл бұрын

    Mansha Allah abwan mahadsanid ilahy hanasiyo mid xumanba naga donin ama nala jeclayn

  • @adnamaxamud2720
    @adnamaxamud27206 жыл бұрын

    ماشاء لله Afkaga caano lagu qabay Xasan Dhuxul Laabsalax

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade42463 жыл бұрын

    Inta 2020 baratay like isku mujiya am from reer Mogadishu but i love So much reer Hargeisa somaliland🙋‍♀️❤🥀🌺🌹❤🌼🏵🌻

  • @rahmanoura6867
    @rahmanoura68673 жыл бұрын

    Wauw mansh Allah nolow Hassan dhuhuul laabsalax 👏👏👏👏👏gaabeyga wa haadyaad ku socota Kadra mahamud ayd Viva Kadra mahamud ayd ku nolow adunka nabada iyo sharaaf waad runti. Uuqalanta

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf45433 жыл бұрын

    Masha Allah waa Run Walee Waa Talo Saxa Leesanak yaa Walad

  • @kmpes6386
    @kmpes63864 жыл бұрын

    abwaanow wlhi ano soman.baaa rabi ka baryeh gbdh inaa dhasho😍

  • @sihaamcadey9255
    @sihaamcadey92556 жыл бұрын

    MashAllah abwane wan kaa gudonay masada xuruxda bdn shukran❤❤❤❤👏👏👏

  • @gaacshane3263

    @gaacshane3263

    4 жыл бұрын

    masha allaah waran abwan labsalax

  • @abdinajahabdikarim5244
    @abdinajahabdikarim52446 жыл бұрын

    masha allah abwaan Jira keep going

  • @dajiyaomer7819
    @dajiyaomer78196 жыл бұрын

    abwaan xasan dhuxul labsalax nolow abwrn🙏💯

  • @ramlamohamed3427
    @ramlamohamed34275 жыл бұрын

    Masha Allah proud of u legend

  • @shaficiismaelahmed7640
    @shaficiismaelahmed76406 жыл бұрын

    abwaan dhamaystiran allah keep u

  • @yuumanyuuali7593
    @yuumanyuuali75936 жыл бұрын

    Runtii ninkaan waaa abwaan aan inapa caadi ehyn runtii abwaaanda hda nin u dhigmo ma jiro ma been baaaaa hdey runtay that like ku qapo heeee

  • @hani8826
    @hani88264 жыл бұрын

    Mashaa allaah allow aqliga ha beelin hawenkii hooyadaa dihatay raga mid wax dheer dhashay .😍♥️🌹

  • @ehelsanahmed7818
    @ehelsanahmed78184 жыл бұрын

    Masha allah abwaan jira ayaad tahay alaha ku xafido

  • @nimcomohamedabdikadiir4295
    @nimcomohamedabdikadiir42956 жыл бұрын

    M.a shukran abwan Allah kuxafido

  • @asmaabdi2173
    @asmaabdi21734 жыл бұрын

    Allaa yaacisak abwaan laabsalax

  • @deeqocabdi8
    @deeqocabdi83 жыл бұрын

    Maasha allah abwaan xasan allaha kuxafido 🇸🇴🇸🇴👏👏👏💪🏾💪🏾💪🏾🤴💯🤲🤲

  • @faadumoxasan9227
    @faadumoxasan92274 жыл бұрын

    Maansha Allah Afkaaga caano lagu qabey

  • @ruweidaabdi506
    @ruweidaabdi5066 жыл бұрын

    thanks for the BEAUTIFUl words walalo❤

  • @monaasir361
    @monaasir3614 жыл бұрын

    Abwaan ka Abwanada aan ugu taageero

  • @nafisoabdulle2739
    @nafisoabdulle27394 жыл бұрын

    M. A Allah sida si Wang sna baa ula dhacday

  • @saadoabdi73
    @saadoabdi736 жыл бұрын

    abaanka labsaalax mansha allaah ilaahay haku xafido🌷🌹🌹👏👏👍👍👍👍

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse5376 жыл бұрын

    Labsaalax Abwaan buuxa 😍😍👏👏👏🌹

  • @aaminamahamuudmuuse2596
    @aaminamahamuudmuuse25966 жыл бұрын

    mashallah labsalax allah kuu barakeeyo xigmadaada runtàa sheegaysaa

  • @hamdaqueen7381
    @hamdaqueen73816 жыл бұрын

    msha allh wa dardaaran ad u wanaagsan👍👌👌

  • @seynabcumar2355
    @seynabcumar23556 жыл бұрын

    Thanks abwane

  • @ruuximohamed6781
    @ruuximohamed67816 жыл бұрын

    Mnsha allah afkaga caano lagu qabey

  • @zeiqurux8066
    @zeiqurux80664 жыл бұрын

    Mashaallh waana kadhan❤❤❤

  • @laylamaxamed6480
    @laylamaxamed64803 жыл бұрын

    Mansha allaah abaan qaaliya rabbi haku xiftiyo aamiin

  • @samdasuuban2368
    @samdasuuban23686 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @deeqamaxamed6083
    @deeqamaxamed60836 жыл бұрын

    mash aallh😍😍😍❤❤❤💘

  • @qalifatouosman4299
    @qalifatouosman42994 жыл бұрын

    Machallah tabakallah allahou ma bariik

  • @ciiseduraan3197
    @ciiseduraan31976 жыл бұрын

    cajiib axsan abwaan laab saalax

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel98044 жыл бұрын

    Xassan dhuxuL Labsalax Codkiisa waa MnzhaAlh Wana hadaL DagaN Oo dhagax Uroon m.a

  • @kaabemedia
    @kaabemedia5 жыл бұрын

    abwaanka waan tageera ad iyo aad waxn leyahay ilaahay hakugu ski wado abwaan qaaliya

  • @ibraahimfaarax88
    @ibraahimfaarax883 жыл бұрын

    Maasha aallaah laab salaax alle haku daayo cimrigaaga na hadaayp

  • @abdikadirsulayman5056
    @abdikadirsulayman50564 жыл бұрын

    Abwaan laabsalax alle haku xafido ifiyo aakhiraba aamiin

  • @xasanmaxamed5280
    @xasanmaxamed52804 жыл бұрын

    Erayo qiimo leh❤

  • @dejiyadegan6644
    @dejiyadegan6644 Жыл бұрын

    Masha allaah Abwaan laabsaalax abwaanka keliya somalida jiro joog

  • @daauudmacalinabdullahi9670
    @daauudmacalinabdullahi96703 жыл бұрын

    Mash lllah Abwaanka sanadka Abwaan dhuxul laab saalax ilahow barakay Abwaankena somaliyeed

  • @Taxtaxofficial
    @Taxtaxofficial4 жыл бұрын

    Masha Allah tusmo hore usoco

Келесі