Flimkii Halgan Jacayl

Ойын-сауық

Flimkii Halgan Jacayl

Пікірлер: 518

  • @XogmaalSo
    @XogmaalSo Жыл бұрын

    SEASON 2 INTA TAAGEERSAN IS MUUJIYA

  • @bgu5817

    @bgu5817

    Жыл бұрын

    Noosoo sameeya PLEASE 🙏

  • @ayaanumumahiir3030

    @ayaanumumahiir3030

    Жыл бұрын

    Wantager sanahay noso sameya season 2

  • @ayanabdirasheed8849

    @ayanabdirasheed8849

    Жыл бұрын

    Season2❤❤

  • @Amina-Hsn

    @Amina-Hsn

    Жыл бұрын

    Wan idinka sugeynaa please season 2 soo sameeyaa meel xun baad ku goyseenee gabdhii caasho ladhahayna Nuura Rashidna kusoo dara ayaga qeybta labaad plz

  • @khayriyahadiya7178

    @khayriyahadiya7178

    Жыл бұрын

    Ani

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash6 ай бұрын

    Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢

  • @maryamcumar5895

    @maryamcumar5895

    4 ай бұрын

    Aamiin yaarabi

  • @saidnour8864

    @saidnour8864

    3 ай бұрын

    Aamin

  • @shukricali4480

    @shukricali4480

    3 ай бұрын

    Amiin amiin yaarabi

  • @anfacxshisheeno1242
    @anfacxshisheeno1242 Жыл бұрын

    Waxaan sugnaba waaa session two inta ilaa qabta rayiga ismuja 🙏

  • @user-sh3yj8vk9f
    @user-sh3yj8vk9f8 ай бұрын

    Shacni wlhi wan jeclahay sida quruxda badan eey u jileyso jecelka ❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 Жыл бұрын

    Asalaamu Alayakum first one thanks Maanta Aniga usoo horeeyay waarbal liketa igu cumaamada 😅

  • @shugrishacaniaxmed6394
    @shugrishacaniaxmed63947 ай бұрын

    Balayo ku qaaday oo saaxiib kaadhigatay ileen maahmahda somalidu ay dhahdo sir naageed lagama salgaaro waa run hadii aanba naag lasaxiibo sayrabto ha iga yeesho 😢😢😢😢

  • @soobax7544
    @soobax75443 ай бұрын

    Qaybtiisa labaad keena please. wa top class. we want see jacaylka shacni iyo ahmed halkuu kudhamaan. wa laba qof oo wanaagsan. par2 ramadaanka naga soo gaarsiyay, flim kan oo kale wa xalaal nadiifa kana tarjuma waaqaca maanta iyo dareenka dhalinyarada!

  • @user-ym5eg9ol4l
    @user-ym5eg9ol4l4 ай бұрын

    Somali ha nollato hormar iyo guul ano zakariye waxan ku faraxsanahy hormarka iyo madadalada wayo dhaqeynan ka fa iideyna from ciidanka asluubta Somalia I love my people

  • @ashaluuladoontiiallechunel7353
    @ashaluuladoontiiallechunel73537 ай бұрын

    Masha allah filimkan waa cajiib wan kaheley mida kale wa wacyi galin mcn ah weyan nag lama amino xitaa walashadaba ha ahatee ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad969 ай бұрын

    MUUQAAL GABADHAAN KU JIRTO SHACNI QALBI XAGEEDA LIGABA MARO SEASON 2 WAAN SUGI IN SHA ALLAH XOGMAAL MEDIA MAHASANID IN BADAN

  • @suhuurbazhir596
    @suhuurbazhir596 Жыл бұрын

    Hadaan ogahay inaa halmar saan isu soo raacsiinynaan habeenkasta xalqad ma sugeeen😢

  • @manazilali1751

    @manazilali1751

    Жыл бұрын

    Sax wlhi anigaba haddan ka qomamoday

  • @sihaamabdi2920
    @sihaamabdi29209 ай бұрын

    Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam Salalahu caleyhi wasalam

  • @crisaaq3877
    @crisaaq38778 ай бұрын

    Asc kudarsoo shacni waa atariisho dhaba oo u soo baxday umada soomaaliyeed keep going my sister

  • @ubaxqalbi843
    @ubaxqalbi843 Жыл бұрын

    Walhi wan farxey season 2 ban modayey wayo macmiil fiican ban uaha halasoo sameyo season 2 I can’t wait

  • @ahmedrashidjama5387

    @ahmedrashidjama5387

    Жыл бұрын

    Waa ku salaa MB ey

  • @faysalyuusuufcabdi5238
    @faysalyuusuufcabdi5238 Жыл бұрын

    Allaahu masali wasalam wari calek

  • @bisharoabshirshire6216
    @bisharoabshirshire62167 ай бұрын

    Naagahan Waa Saxad wlh Uf Naag Aan Kayf ahayn Walee Ma Aamino😊

  • @zeachalpha9040
    @zeachalpha90408 ай бұрын

    wixiina waa inaa hablaha naga fasahaadisaan oo ay waardiye yaasha jeclaadaan fadlan nagadaaya

  • @sheikhaxmedsheikhmowliid7259
    @sheikhaxmedsheikhmowliid7259 Жыл бұрын

    Dramatic flim Soomaalidu wax kale waaye wllhi 🙊🤩💯

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    Akram kkk

  • @saxarlasabawaag7050
    @saxarlasabawaag7050 Жыл бұрын

    Filinkii horee aarsigii aabahay xageed ku ilowdeen xogmaaleey.

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Жыл бұрын

    Caisha watii lasoo helay😂😂😂😂

  • @abdikarimabdulle8015
    @abdikarimabdulle80158 ай бұрын

    Hadal manoola,adkaatay shacni waa saxsan tahay,run

  • @Asadhaajio27
    @Asadhaajio278 ай бұрын

    ALLAH IS ONE ☝️ 🕋😢

  • @AbdidhuuxCismaan

    @AbdidhuuxCismaan

    5 ай бұрын

  • @qaasimmacruuf6137
    @qaasimmacruuf6137 Жыл бұрын

    Eeshcalaa film Best Of tha Best Film Shacni Marwada Filmka Qarniga Qudhaydaadaba kahelay Habka Quruxda Badaneed ujishay Filmka Hanbalyo

  • @bamiiman8891
    @bamiiman88916 ай бұрын

    Masha allaah tusaale fiicaan ayaa tihiin ee halkaas ka sii wadda filiimka

  • @mohammedatawi1687
    @mohammedatawi168711 ай бұрын

    Ruwayada waa Masha Allah away qebta 2

  • @TayoSpareparts
    @TayoSpareparts8 ай бұрын

    Naagaha afka dhaadheer waa musiibo

  • @ridwaanabdikadir5207
    @ridwaanabdikadir5207 Жыл бұрын

    Waan ka xumahay inu dhammado😥❤

  • @BashirAli-br9no
    @BashirAli-br9no Жыл бұрын

    Excellent producer exceptional story well talented writer very trained actors well done my allah bless you all we waiting season2 insha’alah

  • @abdullahiomarali5241

    @abdullahiomarali5241

    Жыл бұрын

    Actors are top just normal family 100%

  • @nimcocali3748
    @nimcocali3748 Жыл бұрын

    Please season two nò soo sameya 🥰

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Жыл бұрын

    Riwayada xaqiiqdaaa🎉🎉🎉🎉🎉

  • @N.E.KENSOMTV
    @N.E.KENSOMTV4 ай бұрын

    Waaw!!! Mashahllh it was very interesting movie you must be very 🧠& talented 😁 actors... indeed i highly congratulate you...if possible please provide us season 2 salaam sare asxabta qaliga ah ❤❤❤❤

  • @farxandaacad9875
    @farxandaacad987510 ай бұрын

    Jcylka markii uu qofka adiga kujeclaado ayaaa ugu quruxda badan sida kan okale ilaahayaw naf ijeclaaata isahal

  • @asmaomar2271
    @asmaomar2271 Жыл бұрын

    Season 2 sugaynay farxad wlhi inaa soodayseyn mooday 🥲

  • @bintumaxamuud8234
    @bintumaxamuud8234 Жыл бұрын

    Season 2 soo saara ama Hana soo xazuuzinina wxa 😂

  • @fadumokoosar

    @fadumokoosar

    Жыл бұрын

    Season 2 nobilaaba plze

  • @fadumokoosar

    @fadumokoosar

    Жыл бұрын

    Runti filim cajiiba ayuu ah

  • @IbraahimMohamedBakar
    @IbraahimMohamedBakar5 ай бұрын

    Xadir

  • @Maadsade
    @Maadsade6 күн бұрын

    najax waa qofka ugu necebahay film ka

  • @bamiiman8891
    @bamiiman88916 ай бұрын

    Saxiibadaha qaar waa xaasidiin waa in laga fiirsada shacni way saxiibadeed u gaysatay wan ka xumaaday 😢😢😢😢

  • @fathxiabdiraxman701
    @fathxiabdiraxman701 Жыл бұрын

    Season 2 walaaal noo soo gudbiya wll

  • @sabirinali5122
    @sabirinali5122 Жыл бұрын

    Season two please 😢😢😢❤

  • @Striving_Muslimah123
    @Striving_Muslimah12310 ай бұрын

    Everyone is talking about season 2 and am out here starting to watch from beginning 😂😅😉

  • @anisaaragsan5950

    @anisaaragsan5950

    10 ай бұрын

    Same wlhi 😂

  • @aish1630

    @aish1630

    8 ай бұрын

    Same here 😅😂

  • @aabkarinyusuf1657

    @aabkarinyusuf1657

    8 ай бұрын

    Hhhhh😂😂

  • @barwaqobintuhassan4485
    @barwaqobintuhassan44856 ай бұрын

    Wlhi hooyada waa funny masha allah riyadii wardiyah 😂😂😂

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Жыл бұрын

    I’m waiting for the Season 2 till that time May Allah blesses y’all 👋🏽(💚💚💚)

  • @salmaanmustafe

    @salmaanmustafe

    7 ай бұрын

    😊uø😊😊😊😊😊

  • @salmaanmustafe

    @salmaanmustafe

    7 ай бұрын

    😊

  • @CabdiBaasaay

    @CabdiBaasaay

    4 ай бұрын

    😅😮😮😮🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoYuusuf-kl8fe

    @NimcoYuusuf-kl8fe

    3 ай бұрын

    ​@@CabdiBaasaaymbfrrg7 gtec

  • @ishraqsheikh5335
    @ishraqsheikh5335 Жыл бұрын

    Wllhi waa naxay markaan arkay waa dhamaad meeshu ugu maceed buu marayay wllhi socsn 2 noogu soodara fadlan

  • @ahmeddirieh4997
    @ahmeddirieh4997 Жыл бұрын

    Asc walaha hambalyo Hambalyo marka hore sida qurux badan ee diyaariseen filimka waxaba lamoodaba run run lakin meel xun baad ku joojiseen ee waxaan iniga codsanayaa SEASON 2

  • @RaxmaMaxamed-ib5ey
    @RaxmaMaxamed-ib5ey6 ай бұрын

    Scw

  • @najiibabdifutax83
    @najiibabdifutax83 Жыл бұрын

    The Best film ❤

  • @user-ip5wz3dd3z
    @user-ip5wz3dd3z9 ай бұрын

    😅dhaliyaradani jiliin fican ayay sameeyeen lkn qaaab hadalka filmka kaliya haloo sameeyo sidii wax dhaba imika hadalkuba waa su.aal iyo jawaab kaliya Sida kale waa nice

  • @suhaylatu8354
    @suhaylatu8354 Жыл бұрын

    San usoo ordaylee😞💃nagadaaya hdiina season two nosoo dhigayn😭😭😭

  • @unknownh7969
    @unknownh79694 ай бұрын

    I hate when the bad guy wins 😭 but good film mashaAllah

  • @MohamedHussein-tz6qs
    @MohamedHussein-tz6qs Жыл бұрын

    Nafwaxajecel Lagama waayo nugeel iyo daacadnimo ruuxa si dhab ah loojeclaado maqaato manafahmo

  • @najuu344
    @najuu344 Жыл бұрын

    Season two pls😂😩

  • @user-ne5jl4gx1z
    @user-ne5jl4gx1z3 ай бұрын

    Waa Qisoh ❤

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d5 ай бұрын

    Shoodhadkaygii aaaaa kulahaa manshalah ereygaasaa iga Gadan

  • @NadaAxmed-cp6no
    @NadaAxmed-cp6no Жыл бұрын

    Filimkaad wadeen sowdinka dhameyay prank 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎉

  • @AsmaCllaahidaahir-tw4pm

    @AsmaCllaahidaahir-tw4pm

    11 ай бұрын

    ❤❤❤❤🎉

  • @sahramaxmuud1586
    @sahramaxmuud1586 Жыл бұрын

    Season2 baan rabnaa kii hore mxa loogu so celiyey

  • @mmucco8420
    @mmucco84208 ай бұрын

    Shaha Aad ayay ugu xayaysiyeen

  • @israhamse1924
    @israhamse1924 Жыл бұрын

    Season 2 soo sameya 😩♥️

  • @bulshaawi2522
    @bulshaawi25225 ай бұрын

    ❤❤❤

  • @bulshaawi2522

    @bulshaawi2522

    5 ай бұрын

    Cc🎉

  • @abdirashidkahinkoriyow1217
    @abdirashidkahinkoriyow1217 Жыл бұрын

    mansha allah

  • @caashaibrahim-lt9dd
    @caashaibrahim-lt9dd10 ай бұрын

    Mashalah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gx5mw6st1c
    @user-gx5mw6st1c3 ай бұрын

    Ax szb xuun waa najaxa 😮 1:12:20

  • @AshoMuhmed
    @AshoMuhmed2 ай бұрын

    Hayaay gabadhu waa fariid 5/3/2024

  • @zucadziman526
    @zucadziman526 Жыл бұрын

    Xogmaal media please season two ama kala dhimanney😒😅

  • @fahmaalishekq6000
    @fahmaalishekq6000 Жыл бұрын

    Saxib haoran waamasee qalbigey nagadishee walshey shcni dulqaaad muuji🥺🥺💔💔

  • @aminaahmed4863
    @aminaahmed48632 ай бұрын

    Waa basteed !

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 Жыл бұрын

    Never trust anyone huh this lady hurt my feelings

  • @user-ed6un1qb2g
    @user-ed6un1qb2g3 ай бұрын

    😢😢😢😢😢sorry daag faaiidomalaha😢😢😢😢😢😢

  • @hodanadam2921
    @hodanadam2921 Жыл бұрын

    Nagatagadee seasons two ban mooodaynee😭😂😂

  • @sundusyar.

    @sundusyar.

    Жыл бұрын

    😂😂😂

  • @hodanadam2921

    @hodanadam2921

    Жыл бұрын

    @@sundusyar. wllhi sidan ufarxay filinku waaba waxkle😂😂

  • @deeqaxuseen3915

    @deeqaxuseen3915

    Жыл бұрын

    Ani xitaa

  • @deeqocadarcali9616

    @deeqocadarcali9616

    Жыл бұрын

    Aniga xitaa😪😪

  • @hothan80266

    @hothan80266

    Жыл бұрын

    Jaw sticker keygii baad baratee 😭💔😂👏

  • @marwaahmed9193
    @marwaahmed9193 Жыл бұрын

    Nio nagataga markiiba waanku cararay waxan moodaayay seeson two🤣

  • @caashaibrahim-lt9dd
    @caashaibrahim-lt9dd10 ай бұрын

    Mashalah❤❤❤❤❤❤❤😢

  • @ruqiyahmohomed4058
    @ruqiyahmohomed4058 Жыл бұрын

    Walalo pls season 2 so sameeya ❤😢

  • @cawo___ayaan
    @cawo___ayaan Жыл бұрын

    season 2 pleas and pleas😩🙏

  • @sacadcabdiraxman

    @sacadcabdiraxman

    4 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤😂😅😅😂😂😂😂😂😅😊😢😮🎉13254

  • @MawlidAbdiMoh-cx6dz

    @MawlidAbdiMoh-cx6dz

    Ай бұрын

    Djydrtsusufrg❤

  • @khadardiin0movation522
    @khadardiin0movation522 Жыл бұрын

    WALAL HAL MAANDAAMA AAD FILM SAMAYNAYSAAN HADALKIINA KA REEBA WALAHIDA BADAN WALALAYAAL 👏

  • @onabeat6352

    @onabeat6352

    Жыл бұрын

    Aad iyo aad tala wanaagsan ayaad siisay.

  • @zureer5014
    @zureer5014 Жыл бұрын

    Season 2 walhi filim iyo muu ahayne😰

  • @cabaasaxmedfarax7812
    @cabaasaxmedfarax7812 Жыл бұрын

    Waa mcn filomku

  • @wadanidoon1038
    @wadanidoon10388 ай бұрын

    Waxaan hayaa film jclaa ee koxdanaan uu dhiibayaa ee xagee laga heela

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 Жыл бұрын

    Saas dhaha waaba yaabanaaye season 2 naga soo boobsiiya

  • @Janno66
    @Janno66 Жыл бұрын

    Season two soo sameeya yqeyow 🙁🙁😂

  • @user-fz3kd5bh5z
    @user-fz3kd5bh5z Жыл бұрын

    Season two soo daaya nio😂😂

  • @cimraangarasow3434
    @cimraangarasow34348 ай бұрын

    Wlhi cajalad xasus iyo waya waya ayaanu dhaxmaquuranay caadi ma,aha inanta shacni saay u jileeso waxaadba moodaa cashaqii dhabta ahaa ee dhiiga laguqoray

  • @Abdullahiomar-cu8wn
    @Abdullahiomar-cu8wn5 ай бұрын

    SHACNI GUUL TEL NO II SOO QOR

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 Жыл бұрын

    Naaaga waa mufaaqafa

  • @xamseayaanle-mr9lf
    @xamseayaanle-mr9lf Жыл бұрын

    xadir

  • @anabali601
    @anabali601 Жыл бұрын

    ❤😂inaad joojisaan mayhayn Qisada Axmed iyo shacni waynugusucutay.😂😂😂😂😂

  • @abdirazakhoussein5385
    @abdirazakhoussein53856 ай бұрын

    ❤❤❤❤💥👍👍👍👍👍

  • @user-jh4ev9nv1u
    @user-jh4ev9nv1u3 ай бұрын

    Huno. Mashlah❤❤1❤❤❤❤❤❤

  • @user-sl9sb7vk7f
    @user-sl9sb7vk7f4 ай бұрын

    Rtwsmawe ❤❤❤❤

  • @Soodomukhtaar
    @Soodomukhtaar14 күн бұрын

    Session 2 goor mee lahelayaa

  • @cusmaansaneey
    @cusmaansaneey Жыл бұрын

    Musalsalka,noo,soo,badi,wll

  • @sahrafiidow8229
    @sahrafiidow8229 Жыл бұрын

    Sisanka kal waan sugeeynaa lakiin ha yareynin wax ku Dara halqadaha waad daahdeen wallalo

  • @user-ih5zj1rh4d
    @user-ih5zj1rh4d3 ай бұрын

    Tanyari waa rufyaanad Qeybta rufyaanima ay ku wacantahay Waxaan daawanaaya fri 23 feb 2024

  • @maskiintiialleinaahmed733
    @maskiintiialleinaahmed733 Жыл бұрын

    Yes season 2 baan rabnaa

  • @cabdirashiidmaxamuudcadawe252
    @cabdirashiidmaxamuudcadawe2528 ай бұрын

    AAD IYO AAD FILIM+ATIRIISHO SHACNI HOGAMIYE FILIM OK OK OK

  • @ubaxiidalkeygow2381
    @ubaxiidalkeygow2381 Жыл бұрын

    Ahmed iyo inantii xagey isla mareen plz flimka sii wada.

  • @goojacade4325
    @goojacade432511 ай бұрын

    Sunil shetty waan ku salaamay 😂

  • @najmaahmedhusein7973
    @najmaahmedhusein7973 Жыл бұрын

    Season 2 nozo dira waan naxno modnyeh

  • @CabaasAdenAli-pj5zq
    @CabaasAdenAli-pj5zq8 ай бұрын

    2.13.11 intas ayan kuso dawanay nin xun baa tahay sxp naag hadalkeda miya nin rag iyo walasha ula digashay uf

  • @MohamedAhmed22
    @MohamedAhmed2210 ай бұрын

    Meel aan habooneyn buu ku dhamaadey mooji hadii part 2 uu yeelan doono filimkan.

  • @abdilahiabdi8766
    @abdilahiabdi8766 Жыл бұрын

    Way wan kuso farxee session two u haystee hunguri gagaxe 😮😂😂

  • @abdirashidkahinkoriyow1217

    @abdirashidkahinkoriyow1217

    Жыл бұрын

    horay u socda

  • @zhimbirta9920
    @zhimbirta9920 Жыл бұрын

    Waxay wadna gow du dee 😭😂💔

Келесі