Abwaan Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub ‘’Aniga Waxaan ahay Qofka Ugu Riwaayadaha Badan’’ + Tixmaal

Abwaan : Cabdillahi Ciise Sangub - 00
Ka Yaabay Farshaxanimada Abwaan : Cabdi Haybe
Una Hambalyeeyay
....................................................................................
Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
Email: abdiaskaritube@gmail.com
…………………………………………………
Our Larger Channel … / joorre123
Our new Channel …. / abdiaskarimedia

Пікірлер: 17

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE8 жыл бұрын

    DAAWO QAAR KAMDI AH TAARIIKHDA AAN KA HAYNO ABWAANKA UGU RIWAAYADA BADAN SOOMAALIDA, ALLAH HA DAAYEE - ABWAAN : MAXAMUUD CABDILLAAHI CIISE SANGUB ‘SINGUB’ …………………………………………………………………………………………………………………………… Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub ‘’Aniga Waxaan ahay Qofka Ugu Riwaayadaha Badan’’ kzread.info/dash/bejne/hGh9t7BxpZzapps.html Daawo - Abwaan Maxamuud Cabdillaahi Sangub oo Fankiisa u leexiyay Dib u dhiska Dalka iyo Dadka Soomaaliyeed - kzread.info/dash/bejne/dptt1dKOl9LHhpM.html Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub iyo Qisadii Dhexmartay isaga & Siyaad Barre iyo Gabeyadii Cuslaa Ee Sarbeebta ahaa ' kzread.info/dash/bejne/dnxkl7GOj6_giLg.html Daawo - Wareysi Cusub - Abwaan : Maxamuud Sangub & Hani Xaaji |Sheeko & Riwaayadiihii Waayo -Waayo kzread.info/dash/bejne/dmuTj6V7ntW-k8Y.html Daawo - Xadgudubka Kenya - Maxuu ka yiri Abwaan - Maxamuud Cabdillahi Ciise Sangub, kzread.info/dash/bejne/f5muzcV9dKjHe9o.html Daawo - Abwaan Cabdillaahi Ciise Sangub & Abaaraha Ba,an Ee Kajira Qaar Kamid ah Gobollada Somalia 'Yaa U Maqan Dadkeyga? Dhacdo uu La ilmeeyay Abwaanka! kzread.info/dash/bejne/iH2ZqsSkl83Zdag.html Daawo - Abwaan Maxamuud Sangub -Geerida AUN - Saado Cali Kadib ''Qof Danbe aan Ka naxayo Geeridiisa Majirto'' kzread.info/dash/bejne/epxp2NRsc7bQh7Q.html Daawo - Abwaan Cabdllaahi Ciise Sangub oo Ka warramaya Taariikhda - AU Alfanaan Maxamed Suleymaan #Tubeec kzread.info/dash/bejne/dXmJrLaTiLfPYcY.html Daawo - Abawaan Sangub & Boqoradiisa Khadija Boqran 31 Guuradii Arooskooda - Gunnies #WaaberiRecords.. kzread.info/dash/bejne/g3h90rGAZLqvfrQ.html

  • @asadcumarmaxamuud1665
    @asadcumarmaxamuud16655 жыл бұрын

    maaaaa shaaaa allaah abwaan qaaliya weeye sangub

  • @sookarienough9290
    @sookarienough92905 жыл бұрын

    Alow kuu naxariiso aabaha afkii hooyo😥 Waxaa ku asiibay wadkii, waxaan kugu xasuusan doonaa murtidaada, Geridaada waxeey ka,nixisay dhamaan umada somaliyeed. Fadlan aqristi Ale dartii fataxada ugu mar in uu Ale naxariisyiisa jano ka waraabiyo

  • @AbdulleZamzam
    @AbdulleZamzam2 ай бұрын

    Abwaan sangub Allah u naxariisto

  • @MaryamOsman-cx7te
    @MaryamOsman-cx7teАй бұрын

    Abwaanka ugu riwayada badanaa wuxu ahaa sangub groupkii ugu badanaa isaga iyo cismaanaslri baa haystay

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow28415 жыл бұрын

    Thank you Cabdi Askari

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur97355 жыл бұрын

    Ilaahay hau naxariisto abwaan singub

  • @user-dt6hd4iw4x
    @user-dt6hd4iw4x4 ай бұрын

    Ahn abwaan sangub

  • @yoonisgabal5461
    @yoonisgabal54613 жыл бұрын

    Allah hownaxaristo sangub wuxu aha abwan qaliya lakin abwanka ugu riwayada badan wuxuu ahaa abwan axmed Saleban bidde#

  • @zayidmeeaad8660

    @zayidmeeaad8660

    Жыл бұрын

    waa run isagaaba afkisa ka sheegay

  • @rock_diamond9475

    @rock_diamond9475

    Жыл бұрын

    Singub aya ah

  • @kaderabdi4336
    @kaderabdi4336 Жыл бұрын

    Alle how naxariisto abwaan sangub

  • @salmanhaji7085
    @salmanhaji70855 жыл бұрын

    Geeridada aad bay ii taabatay . Tiri fanka iyo suugaanta ah baa umadda ka baxay. Waxaan ka xumahay in aan waxa uu u madadda ka mudnaa aan la marsiin.

  • @fatuushabdullahi1268
    @fatuushabdullahi12688 жыл бұрын

    waaaaaaaw

  • @user-dt6hd4iw4x
    @user-dt6hd4iw4x4 ай бұрын

    Ximraha gudinta soofaytay

  • @dayaxteamkaazow2841
    @dayaxteamkaazow28415 жыл бұрын

    Sangub nolow inbadan

  • @cabdirashiidfarabadane5621
    @cabdirashiidfarabadane56214 жыл бұрын

    Afrika hurudooy sagu malaahay keedkii muqdishu bal dib haloo.eego.been buu ka sheegY heestaa

Келесі