Abwaan Khaliif Faarax Xayir | Waraysi Xiiso badan | Waayahiisa Suugaaneed | Codka Ubax.

Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
#QarriJiqood

Пікірлер: 19

  • @husseinabdulle3895
    @husseinabdulle38953 жыл бұрын

    Masha Allah waa abwaan dhab ah xigmada qofka waxaa lagu gartaa taariikhda qaraar iyo macaan been kama sheego

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi30364 ай бұрын

    Abwaan khalif farax waan taageeraye ❤

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed28943 жыл бұрын

    Mashallah alla cod macaana oo wadanisanaa

  • @sawdoabdulahi7354
    @sawdoabdulahi7354 Жыл бұрын

    Masha Allah . Khaliif F Xayir Wll illahay haku sharfo

  • @ibrahimhufana149
    @ibrahimhufana1492 жыл бұрын

    Qofkani waa dun iyo xariir, waa gob wallaahay, sabbabtuna waxa weeyi, waxa aan kaga yaabey, isdhuldhiga iyo qab la'aanta ah in wax kasta oo kula qadhaadh haddana aanad ka been sheegin. Sharfanid walaal

  • @faisaaadan1175
    @faisaaadan11752 жыл бұрын

    Abwaan Khaliif f xayir Cimrdheer caafimaad iyo cibaado suuban in adr

  • @yaasenmahamuud
    @yaasenmahamuud4 күн бұрын

    Asc ismaacilaw sxp sooqabo abwaan cabdi qaadir qalinle iyo abwaan cali haybe

  • @shadiyajamac1042
    @shadiyajamac10423 жыл бұрын

    Wooof Cadi mah mnshalllah

  • @sahraahmed2894
    @sahraahmed28943 жыл бұрын

    Kkklkkk maashaa allaah riyadaan ku qoslay

  • @hafsaismail50
    @hafsaismail503 жыл бұрын

    eeshcalaa abwaan labadiinaba waan idin salaamayaa

  • @ibraahimabdirizak2001
    @ibraahimabdirizak20013 жыл бұрын

    Abwaaanka alle hkuubarakeeyo xigmadaaada

  • @billanmahmoud6171
    @billanmahmoud61713 жыл бұрын

    Mzhaa allah

  • @shukrimusjeex2013
    @shukrimusjeex20132 жыл бұрын

    Cajiib.. Waxan udarsaday inam damal Darini taal aan dug hoos dhaho Dalkeenna udgoon dabiyo dacale Deegantiisu waa dawiyo baannee..

  • @mohammedhussen4265
    @mohammedhussen42653 жыл бұрын

    Abwaanka caadi ma ahan,,, Dar Allaha u jeclahay

  • @aminaali6072
    @aminaali60723 жыл бұрын

    Somaliland haa noolatooooo

  • @hothoohotho8446
    @hothoohotho84463 жыл бұрын

    Abwaan cajiiba ah wlhi 👏👏👏

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key7973 жыл бұрын

    Axdi dhowra haduu smaeeyy xata janadanu wad galayna abwaanka

  • @qurayshaaadan1956
    @qurayshaaadan19563 жыл бұрын

    Waa side sida wax ujiraan mafahmi

  • @sakariayuusuf9950
    @sakariayuusuf99503 жыл бұрын

    Khliif