Abwaan Khaliif F Xayir Iyo Maansada Isir dhaad 2014

Ойын-сауық

Maanso Soomaalinimada ,Dhulka iyo Afka hooyo ,dhaqanka ,Hiddaha iyo Oolimaadka isirka Soomaaliyeed waynaynaysa

Пікірлер: 48

  • @hamdiabshirjamc8610
    @hamdiabshirjamc86103 жыл бұрын

    Abwaanka ugu caansan somalida ma arg abwaan ka saameen og dadka dareenkooda

  • @aliaraye6360
    @aliaraye63609 жыл бұрын

    Qaliif Farah Hayir sidii ina Cabdile Hassan baa hido suugaan la siiyay wlh beey ka tahy abwaan sidan o kle sugaanta Maskaxdiisa kga so burqato Dhalinta maanta joogto kumaan arag Waxaan kale oo aan aad ugu amaanayaa sida Markasta uu kor ugu sii qaado Dhaqankeena wanaagsan Isirkeena Ma guuranka ah ee somaalinimo iyo Diinteena suuban Halkaaga kasii wad Boowe

  • @HankaSare
    @HankaSare9 жыл бұрын

    Maasha Allah.....Abwaan Allah ha ku dhowro...Somali waa dhalad!...Waasi dheeliday hadda.

  • @munakhayr4156
    @munakhayr41565 жыл бұрын

    mnsha allh mnsha allh abwaan somaaliyeed ayaad tahy aan ka ilmeeyey mansooyinkiisa ale himaduu ku siiyey hakuu siyaadiyo Anagana hanagu anfaco insha allh

  • @MohamedIbrahim-rz3vd
    @MohamedIbrahim-rz3vd7 жыл бұрын

    wow abwaan alla ya cizak "somali waa dhalad isir dhaafashada gala ceeb iyo dhagxumo geyin u leh dhalasho gobonimo"

  • @nimco4944
    @nimco49448 жыл бұрын

    xaqiiiiq somali waa dhalad thanks abwaan

  • @binyahbinyah4357
    @binyahbinyah43579 жыл бұрын

    Masha alllah wale dhul quruxdi waad sheegtay qaloocan iyo diilin cano walo xiisay

  • @hadalyargaflaaan3141
    @hadalyargaflaaan31416 жыл бұрын

    Abwaan Guullyso Allow ku xafid 😍😍👌👌👌

  • @Nasir-dhag
    @Nasir-dhag9 жыл бұрын

  • @suneynibrahim1199
    @suneynibrahim11994 жыл бұрын

    Maasha alaah ilaahay haku xiftiyo abwaan qaaliya iga dheh

  • @idildaahir3300
    @idildaahir33007 жыл бұрын

    Masha Allah Abwaan khaliif faarax xayir!!!!!

  • @lovelyamjaad1346
    @lovelyamjaad13468 жыл бұрын

    mansha aaallaaah afku kuma go o alleylee dhashii xasan ganey iga dhe ifka samo kunoolow

  • @abdillahiabdi6426
    @abdillahiabdi64268 жыл бұрын

    Abwaan abwaan dhalay maahan abwaan Khalif waa abwaan Abdillahi abwaan Xassan ganey

  • @nimamohamud7687
    @nimamohamud76879 жыл бұрын

    Maashaa alaah

  • @muslimah.peaceloving.5947
    @muslimah.peaceloving.59474 жыл бұрын

    Masha Allah aqliga Allaha ku xafido.

  • @ibraahiimcuuke6378
    @ibraahiimcuuke63789 жыл бұрын

    bisinka maasha alaaaaah abwaaan lagu daray abwaan walle waa maanso cuddoon

  • @hamzecadde4713
    @hamzecadde47136 жыл бұрын

    MASHA ALAH GEESI WAALO

  • @mukhtarshire9473
    @mukhtarshire94739 жыл бұрын

    Ana dhaawac qaranbaan ku dhayaa intaasoo.. maanso dhaxal gal ah.

  • @ahmedkhalifaxmedgollis6194
    @ahmedkhalifaxmedgollis61948 жыл бұрын

    waaaaaaaw abawanka allah yaa cisag

  • @abdinasirawiljama4823
    @abdinasirawiljama48235 жыл бұрын

    Maallaha abwaan dhamistirin

  • @jamaalmaxamuud7397
    @jamaalmaxamuud739710 жыл бұрын

    Maasha'alaah abwaan Alaha ku dhowro meesheeda ayaad dhigtay

  • @khadrajama2114

    @khadrajama2114

    8 жыл бұрын

    masha allaah af kaga cano lagu qabay

  • @khadarofficial1545
    @khadarofficial15455 жыл бұрын

    Wadani dhig ah abwan salan sare

  • @mohamednurabbati7783
    @mohamednurabbati77836 жыл бұрын

    Mashallah

  • @khadarraage1933
    @khadarraage19338 жыл бұрын

    mansha aaaallaah

  • @ahmedkhalifaxmedgollis6194
    @ahmedkhalifaxmedgollis61948 жыл бұрын

    cabdow dheehashada bari dhahar maw dalxiis daa

  • @nashadomar2605
    @nashadomar26058 жыл бұрын

    Wall waxan kahela marked dumarka amanto

  • @shaficiqasim2850
    @shaficiqasim28509 жыл бұрын

    Yaa Salaam, yaa Salaam, Abwaan Khaliif Faarax Xayir, afkaaga caano lagu qabay, sxb tani wa dhaxal gal

  • @ahmedabdi6548
    @ahmedabdi65485 жыл бұрын

    Gabayad an maqlo wa kuwa igu xikmada badan ayu ka mid yahy

  • @aliahmedaddow5129
    @aliahmedaddow51296 жыл бұрын

    Ninka shaashada saaran mahan khliif xayir ee waa abdullahi xasan ganey nagadaaye beenta

  • @abdihakimmuhumed64
    @abdihakimmuhumed649 жыл бұрын

    Masha Allah murtidu maaha midho hawd laga gurtee waa hibo ilaahay bixiyee,.abwaan xayir waa nin ilaahay haybad usiiyay hawraarta maansada. Lkn ma isheegi kartaan halkuu joogo.Please.

  • @paulpogba4887

    @paulpogba4887

    6 ай бұрын

    Gothenburg 🇸🇪 bu joga walal

  • @shaficiqasim2850
    @shaficiqasim28509 жыл бұрын

    saddex xagal dhar dhaaray ku bislaysataa dheri .....

  • @nimcodheemandhalgobeed2947
    @nimcodheemandhalgobeed29477 жыл бұрын

    idinkoo mahadsan walaalayaal plz iisheega erega ka danbeeya dhega hadal ku digashada dheeldheel ku quudhsiga dhigaa laaji kugu dhaho waan fahmiwaayee qaladna hay fahmina

  • @abwaangacanmarshe7724

    @abwaangacanmarshe7724

    3 жыл бұрын

    Walaal laaji waa marka aad Tagto meel aanad u dhalan sida Qurbaha waxad ku Tahay laaji mhdsnd

  • @zuhoercali1383
    @zuhoercali13838 жыл бұрын

    Eshcalaa gabay

  • @dagancadey6873
    @dagancadey68737 жыл бұрын

    nin dalkiisa amina iyo nin dhof dor biday kala dheeri wayee

  • @muse8396
    @muse83967 жыл бұрын

    Nimco Xasan (Dhega hadal ku digashada) Waa qof kuugu faana awood kadib waxaad dhib saneyso kugi yidhaa (Dheeldheel ku quudhsiga) Waa cagsiga waa qof aad la hadleyso oo iska dhega tiro (Dhiggaa laaji kugu dhaho) Waa facaa ama qeyrkaa qaxooti kugu dhaho (Laaji) waa qaxooti ama soo galooti

  • @dagancadey6873
    @dagancadey68737 жыл бұрын

    wll dhigaa laji kugu dhaho ii fasira ha ilayabina ma aqanee

  • @mulaaxocabdiqani7717

    @mulaaxocabdiqani7717

    5 жыл бұрын

    Deqaabukar Mohamed laaji waa Marka aad tagto meelanad udhalan wllo

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb7 жыл бұрын

    Sawirka Cabdilaahi Xasan Ganay baa ka soo muuqanaya vidoe clip kan, maan fahmin ujeedada aad ka lahayd taswiirtaas maadaama aad hal abuur tahay maxaa kuu diiday kaaga inaad ku dhakab siisid?!

  • @hamdih1241

    @hamdih1241

    7 жыл бұрын

    Binyamin Daahir walaal sawirka clahi xasan ganay wuxuu soo galayaa marka uu ku halqabsanaayo waayo cabdowga uu sheegaayo weeye

  • @Nasir-dhag

    @Nasir-dhag

    7 жыл бұрын

    Binyamin Daahir waa halqabsiga

  • @hamdih1241

    @hamdih1241

    7 жыл бұрын

    Khaliif F Xayir haa abwaan fahsnsii halkaa wiilka

  • @IsmailIsmail-on3pb

    @IsmailIsmail-on3pb

    7 жыл бұрын

    umunawaal ali kkkkkkkk Waad ila yaabantahay sxb oo sidii aan indhaha wax ka tuuray baad nin kale ii dalbanaysaa.

  • @surmindiwalasheedkawayn1143

    @surmindiwalasheedkawayn1143

    6 жыл бұрын

    Degel Warsame haa wll qofka gabyaya waa khaliif xayir qofka shaashada saaranna waa cabdilaahi x ganay oo cabdi ga uu sheegayo waa isaga

Келесі