Abubakar Maxamed Saalax oo dadbadan shucuurtooda badalay

✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
fadlan Subscribbe Salafmedia / @salafmedia

Пікірлер: 299

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE9 жыл бұрын

    Absolutely amazing recitation of the Holy Qur’an by A young Abubakar Mohamed He is blessed with a beautiful voice..Maasha,Allah!

  • @xamdiabdullahi7072

    @xamdiabdullahi7072

    8 жыл бұрын

    mansha Allah

  • @shaikrahimuddin4661

    @shaikrahimuddin4661

    8 жыл бұрын

    +Xamdi saw

  • @Zakibinxaaji1

    @Zakibinxaaji1

    Жыл бұрын

    Masha Allah 👍

  • @zeko1900
    @zeko19003 жыл бұрын

    الله اكبر ....ما شاء الله تبارك الله...تحياتي من ليبيا لهذا الصوت الفخم الملئ بالشجون .

  • @Mass998
    @Mass9982 жыл бұрын

    Tiktok brought me here Listening this beautiful recitation November 2021. Wallahy this makes cry......

  • @bariyowofficial8873

    @bariyowofficial8873

    2 жыл бұрын

    Also me

  • @fhaque4815
    @fhaque48156 жыл бұрын

    I never heard this type of recitation in my life, May Allah bless you.

  • @shcybshcyb8229

    @shcybshcyb8229

    4 жыл бұрын

    Aamin.may Allah Bless us all and give us Jannah,our parents,our wives/husbands,our kids and all our familiy members.

  • @abuukarducaalemaxamuud5186

    @abuukarducaalemaxamuud5186

    3 жыл бұрын

    masha allah

  • @khadijaben1635

    @khadijaben1635

    3 жыл бұрын

    This is Moroccan 9ira9a Listen too chaykh la3youn lkouchi

  • @fardowsocadiqaadirfarah3932

    @fardowsocadiqaadirfarah3932

    3 жыл бұрын

    @@shcybshcyb8229 ķkkrkkkkkkkkrkkkrkmŕrunnn

  • @humbleshiningstar7532
    @humbleshiningstar75324 жыл бұрын

    Maa shaa Allah, such a heart worming Quran recitation 😥

  • @mrcaaqilcade
    @mrcaaqilcade8 жыл бұрын

    Abihii waxaa uu ahaa nin dacwada ka shaqeeya dadkana macruufka fara xumahana ka reeb ilaahey jiilkii buu xufaad uga dhiga masha allah

  • @abdirizackadanali3190

    @abdirizackadanali3190

    5 жыл бұрын

    ابو هشام Allahu Akbar

  • @hamdixaaji6937

    @hamdixaaji6937

    4 жыл бұрын

    @@hass.analytics Nairobi islii masjidka 6ka waye lkn mahrhore waaye

  • @bashirkahie2849
    @bashirkahie28492 жыл бұрын

    Masha allah this guy has made me cry with his emotional voice, ilaahay ha barakeeyo

  • @Gaylan-Media
    @Gaylan-Media4 жыл бұрын

    5 sanno ayaan Daawada marar badan Abubukar Maxamed Saalax, Ilaahay labadiisii Walid ha barakeeyo, Quraan dhameystiran kasoo qabta @SalafMedia

  • @kenyaboy89
    @kenyaboy898 жыл бұрын

    Who is still listening 2016 mashallah...= spectacular

  • @yusufabdullahi4295

    @yusufabdullahi4295

    2 жыл бұрын

    2022 and still amazing .. mashallah

  • @osmaa014

    @osmaa014

    11 ай бұрын

    2023

  • @abdirahmansiat6

    @abdirahmansiat6

    10 ай бұрын

    He lead taraweeh 2023 last ramadan at salam mosque in south c

  • @LightSpark3421

    @LightSpark3421

    5 ай бұрын

    2024

  • @salahadinsheikh6347

    @salahadinsheikh6347

    8 күн бұрын

    Still listening now 2024😢

  • @noormaalim2045
    @noormaalim20458 жыл бұрын

    maa sha Allah, Allah ha kuu siyaadiyo Abubakar cod kaaga aad baan u jeclahay.

  • @mohamedxusseen6311

    @mohamedxusseen6311

    6 жыл бұрын

    Noor Maalim abuukar

  • @mohamedawil2732
    @mohamedawil27328 жыл бұрын

    in ka badan 100 jeer waan daawaday. Abuukar allaha ku barakeeyo 2daada waalidna ajar aan la koobi karin allaha ka siiyo.

  • @AmRaNist

    @AmRaNist

    7 жыл бұрын

    Mohamed Awil aaaaamin

  • @rahmadeeq840

    @rahmadeeq840

    5 жыл бұрын

    Mohamed. doqon

  • @abdulasiismahamud4821

    @abdulasiismahamud4821

    3 жыл бұрын

    @@rahmadeeq840 say wax u jiraan.

  • @abdullahiabdinoor8477
    @abdullahiabdinoor847725 күн бұрын

    Masha Allah i am still listening the quran to be listening ❤❤❤

  • @perefocperefoc4028
    @perefocperefoc40285 жыл бұрын

    Amazing melodious voice you feel quran in your heart ...every emotional

  • @habiboali5060
    @habiboali50604 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته. قولوا ماشاء الله. Ilaahow barakeey wiilkaan yarkaa iyo intii juhdi ku bixisay inuu heerkaan soo gaaro. Ilaahow asagoo kalena dhalinyaradeenna ku badi. اللهم امين 😍😍😍😍

  • @bigfella1249
    @bigfella12493 жыл бұрын

    Who still listening 2020

  • @yusufalifarah9397

    @yusufalifarah9397

    2 жыл бұрын

    2022

  • @mohamudyare8457

    @mohamudyare8457

    Жыл бұрын

    2023 still listening

  • @thegunners2896
    @thegunners28963 жыл бұрын

    Mashallah alxm wan helay ogu danbeen abubakar codkisa wlh kama daalo wilkan yar codkisa asaga naftisa jeclan lahaa inan helo Waxan rajyna ina malin heli dono ♥️♥️♥️♥️😭😭😭

  • @theoriginaldhol3032
    @theoriginaldhol30322 жыл бұрын

    Mansha Allah what a beautiful voice his parents must be proud

  • @ibnumustacid424
    @ibnumustacid4246 жыл бұрын

    Dhowr jeer baan dhageystay welina kamadaalo inaan kuceshado❤❤❤❤❤

  • @salahadinsheikh6347

    @salahadinsheikh6347

    8 күн бұрын

    Sidoo kale Mar walba wn dhageysta cod mcn leyahay mashallah

  • @amaankhan8588
    @amaankhan85885 жыл бұрын

    Allah Hu Akbar Allah Hu Akbar Allah Hu Akbar beautiful recitation

  • @mahdieran1100
    @mahdieran11002 жыл бұрын

    Waa qaari aad u cod macaan. Waan jecla inan isaga oo kale noqdo.Allow qur'aanka kor iigu qaad.

  • @muktarwadhanole9585
    @muktarwadhanole95852 жыл бұрын

    Mashallah what a beautiful recitation may Allah bless you Abubakar

  • @hassanmohamed9581

    @hassanmohamed9581

    2 жыл бұрын

    Maa shaa Allah it made people shade tears jazakah Allah Abubakar May Allah blessed you ,your parents ,sheikh who taught you Quran and those who listen to it.AMEEN

  • @mohankunaye2377
    @mohankunaye23773 жыл бұрын

    MashaAllah may Almighty Allah keep guiding you to the right path. Best voice ever see in my entire life ❤❤❤❤

  • @mandeschannel3562
    @mandeschannel3562Күн бұрын

    Here from.Tiktok 2024. MashaAllah 🎉

  • @user-bn8jl8jc5z
    @user-bn8jl8jc5z16 күн бұрын

    Currently he leads prayer in masjid salam during taraweh❤

  • @abdirahmanfifa9616
    @abdirahmanfifa96169 жыл бұрын

    Mashaallah...May Allah bless u n your parents who mould who you are today..amiin.

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali31444 жыл бұрын

    Malikul Mulk Thul Jalali Wal Ikraam The owner of the world, Heaven and hell. Glory be to you Ya Allah SWT. Thul Carshil Majiid Facalu Limaa Yuriid. Istaqfurullah Subhanallah Wal hamdulilah Wala ilaaha ila laah Walahu Akbar Subhanallahi Wabihamdihi Subhanallahi Cadiim Hasbuk Barakallahu Fik Jazakallahu Khayr Abubakar. Cod Macanaaa Abubakar Ya Rabi hanaga dhigin kuwa Xalawatul imaanka inta ay dhadhamiyeen hadana ka tagay. Ameen

  • @noneofscared
    @noneofscared9 жыл бұрын

    Masha Allaah tabarakallaah macalimiintaa iyo waalidkaa Ilaahay haka ajar siiyo. subxanallaah amazing.allday long kama daalaayo dhageysigiisa Ilaahay haku xafido

  • @fariaabdi3640

    @fariaabdi3640

    4 жыл бұрын

    Mansha allah ilahay ha ku xafido

  • @shilke8909
    @shilke89093 жыл бұрын

    Masha Allah very beautiful recitation

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax173 жыл бұрын

    Lix sanno ka hor ayaan dhagaystay wiilkan, caawa ayaan xusuustay muddoo hal saac ku dhaw ayaan raadinayey. Maansha Allaah, ruuxda ayaan kuugu dagaysa kalaamka Eebbe.

  • @quensuleekha2291
    @quensuleekha22913 жыл бұрын

    Allahu abkar alxm alle aya qur anka saas umacaan nasiiye wilkana allah barakeyo shayadinul insi wal jinni allaha kamagan galiye abwe

  • @idilm6382
    @idilm63828 жыл бұрын

    alle ha ku xifdiiyo maash allah

  • @maymunasheikh6807
    @maymunasheikh68078 жыл бұрын

    masha Allah my Allah grant him n his parent n his macalim jannatul firdows al aclaa ado kle Allah nokabadiyo

  • @farahsebdow846
    @farahsebdow8463 жыл бұрын

    Masha Allah.. what a nice voice May Allah s.w reward him and his parents

  • @abdihakimwarsame457
    @abdihakimwarsame4577 жыл бұрын

    Maasha Allah Abukar yar Allaha xifdiyo, waalidiintii waqtiga badan galiyayna Janno Allaha ugu bishaareeyo iyo dhamaan macalimiintii wax baray.

  • @nimosaalah8785
    @nimosaalah87855 жыл бұрын

    Mansha Allah tabarakallah best voice Allahu akbar 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️☝️☝️☝️☝️

  • @kassimjunior5732
    @kassimjunior57325 жыл бұрын

    May Allah bless you amennn

  • @saeedmoumin
    @saeedmoumin5 жыл бұрын

    Mnshlh, dadka somalida ugu codka quruxda Badan ayuu ka mid yahay Maba laga Daali karo Ilaahow Dowlad wanaagsan Na sii Amiin.

  • @sahrosheikh0052
    @sahrosheikh00523 жыл бұрын

    allah haku barakeeyo hoyo anna kuwan dhalay alla haka dhigo kuwo adoo kale xufaad ah

  • @dhemanmohmed7288
    @dhemanmohmed72883 жыл бұрын

    Macha Allah tabarakallah ilaahay ha ku xafido sidad u xafiday kalamkiis Abubakar

  • @Zakibinxaaji1
    @Zakibinxaaji1 Жыл бұрын

    Masha Allah 👍 What a nice voice may Allah. Reward him & his parents .

  • @RajoSchool
    @RajoSchool8 жыл бұрын

    Man Sha Allah Wiilka dhalinyarta ah waan ku noqnoqdaa dhagaysi gisa Man Sha Allah Allah ha ku barakeeyo adiga iyo familygaga

  • @qiimobadan
    @qiimobadan Жыл бұрын

    Aad ayaan u jclhy codkaan samecad ayaan Ku xirtaa waana kuso ceshceshtaa wlhi Qalbiga igu dago cod aad u macaan ayuu Ku aqrinaa masha ALLAH 🎧❤️

  • @eng.abubakradlan8161
    @eng.abubakradlan81613 жыл бұрын

    Mashalah. Please i want more videos of the this shikh.

  • @nabadweenw-same4791
    @nabadweenw-same47913 жыл бұрын

    باك الله فيك أبوبكرمحمدصالح،إن الله قدأعطاك مزمارا من مزامير. الله يحفظك ويحفظ كل من ساهم من والديك ومعلموك إلي هذه المرتبة العالية، بارك الله فيك.

  • @Mass998

    @Mass998

    2 жыл бұрын

    آمين يارب العالمين

  • @iscobro8937
    @iscobro89378 ай бұрын

    If anyone is wondering which surah this is..Its suratul fatir

  • @dudishmoofficials9358
    @dudishmoofficials93582 жыл бұрын

    Masha allah ,,, may allah grant him reward and keep him evil eyes..,, I’ve listened to it numerous times and never got tried

  • @abdilahiadan9071
    @abdilahiadan90714 жыл бұрын

    ماشاءالله اللهم اجعلنا حافظي كتابك

  • @ahmedhussein660
    @ahmedhussein6609 жыл бұрын

    Love this kid man!

  • @ahmedsadiiq2917
    @ahmedsadiiq29176 жыл бұрын

    Mshallah abubakar wan jclahy codkiisa wan dayarta kunool nrobi kenya allah xifdya

  • @umuamiin.2857
    @umuamiin.28573 жыл бұрын

    Maa shaa Allah Tabarakallah Allahuma baarik

  • @MohamedOmar-ij1ei
    @MohamedOmar-ij1ei9 жыл бұрын

    Mashallah may Allah bless you abubakar you have a nice voice like imaam Hussein

  • @aminahagar7671
    @aminahagar76715 жыл бұрын

    Masha allh alle hakaa yeelo mid ay ku daysadaan dhamaan caruurta muslimiinta

  • @abdiqadirmacalin312
    @abdiqadirmacalin3124 жыл бұрын

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر ☝️🕋🕌🌺🍀🥀💐🌷❤

  • @noormaalim2045
    @noormaalim20458 жыл бұрын

    pliz salf media hadii aad kasoo duubtaan cod kale waan jeclaab lahayn,l. jazaakaAllg khairan.

  • @badr3628
    @badr36282 ай бұрын

    jazakalahu kheyr

  • @asiaabdi5414
    @asiaabdi541424 күн бұрын

    Wow it is so beautiful

  • @aliomar5518
    @aliomar55183 ай бұрын

    Imam Abubakar, Allahuma Barik ❤

  • @zund4
    @zund49 жыл бұрын

    ماشاء الله جزاكم الله خير نفع الله بكم الأمة وجعلكم ذخراً لإسلام و المسلمين

  • @NoorAli-cp4vj
    @NoorAli-cp4vj5 жыл бұрын

    Mashallah may Allah bless you

  • @horufadhiproduction8729
    @horufadhiproduction87297 жыл бұрын

    Maasha allah ilaahaw iyo kafiican waad noo awoodaa

  • @aadanxuseen7998
    @aadanxuseen799810 ай бұрын

    In farabdan ayaan daawaday mnsha allh ha barakeeyo saalax hoygiisa jano alla haka dhigo , hadii uu qoraalkaygaa alhriyana waxaan odhan lahaa sii dedaal cilmiga shareecada

  • @mohamedgulled4645
    @mohamedgulled46456 жыл бұрын

    Beautiful quan mansh allah

  • @mahdiiman
    @mahdiiman3 жыл бұрын

    Masha allaah ‘ allaah hakuu barakeeyo codkaaga cajiibka akhii 5 sano ka hor ayaan arkay clip kan qalbiga qaboojinaya walina waan dhageestaa

  • @sadaq4945
    @sadaq49455 жыл бұрын

    Wlhi qayaas malah inta aan fhageystay codkiisa 11 hrs wa dhageysanaayay wiilkaan Ilaa markii aan tukanaayo salaada aan codkiisa iska raadiyo Allaahu Akbar Ilaah aya mahadleh kadib walidkaa iyo macalinkaada Plz qofki helikaro wiilkaan meel aan kala hadlo oo uga mahad Celiyo sida qalbigeyga saameynta ugu yeeshay codkiisa iiisooshega hadaaad taqaanan Ilaah ha xifdiyo wiilkaan iyo waalidkiis aaamiiin aamiiin

  • @hamdixaaji6937

    @hamdixaaji6937

    4 жыл бұрын

    Mel adkalaxarirto maksayi lkn Nairobi islii waye masjidka 6ka abubakar sadiiq waye halku ku aqrinayo Masha Allah lkn 5 year kahor waye

  • @abdallamalin9371
    @abdallamalin93715 жыл бұрын

    Allaahuma baarik lahu wali waalidihi wali macalimihi,,,, waxaa muhiim ah inaan fahano ayaaatkaas waxay ka hadlayaan labada qolo ee Alle Subxanuhu watacalla inoo sheegayo in ilaahay naga dhigo qolada markay janada galaan Alle murugo oo dhan ka kaxaynayo Allaaaaah Yaaa Allaaaah ilaahow kuwaas nagu dar dhamaatayo

  • @adanmohamedsamow8500
    @adanmohamedsamow85002 жыл бұрын

    ماشاءالله الف مبروك

  • @dhalxacubaydillah8850
    @dhalxacubaydillah88505 жыл бұрын

    Mashalah boy keep 💯 percent

  • @Altafaland
    @Altafaland7 жыл бұрын

    Masha Allah.wonderful recitation

  • @mohanadyussuf7361
    @mohanadyussuf73614 жыл бұрын

    Masha Allah my classmate before 4 years Abuu wan Ku farax sanahay aragtida

  • @احلاهم.واتحداهم
    @احلاهم.واتحداهم4 жыл бұрын

    سبحان من وهبه هذا الصوت الشجي

  • @alimohamedtv5766
    @alimohamedtv57669 жыл бұрын

    masha allah ilaah haku barakeeyo adiga iyo walidiintada

  • @hashimabdirashiid3303
    @hashimabdirashiid33037 жыл бұрын

    masha Allah salaf midiya

  • @yahyajaylwani786

    @yahyajaylwani786

    5 жыл бұрын

    I never hear beste quran my alha pls you

  • @samirasafi4581
    @samirasafi45816 жыл бұрын

    Surudu waa surtul fadir bogaga danbe insh allh illhey hayna wafajiyo khayrka

  • @saa706

    @saa706

    2 жыл бұрын

    Jazakallahu khayr.

  • @amuunita2323
    @amuunita23235 жыл бұрын

    Masha Allah wali wan dawadaa abubokor 2019 Ramadan mubaark

  • @faisalabdiali2073
    @faisalabdiali20738 жыл бұрын

    Jazaakalaahu kheyr

  • @saidaahmed5119
    @saidaahmed51199 жыл бұрын

    Masha ALLAH maxa cuud macn badan ah ALLAH janadi fardowsa hakukeyo

  • @Afatah-adde
    @Afatah-adde3 жыл бұрын

    Tiktok kuso arkay masha Allah walidkii dhalay baa nasiib leh

  • @abdulasiismahamud4821

    @abdulasiismahamud4821

    3 жыл бұрын

    Tiktok tag iguso dheh sxb

  • @faadumaali4009
    @faadumaali40098 күн бұрын

    Who is here in 2024 ❤❤

  • @samiraaxmed6170
    @samiraaxmed61707 жыл бұрын

    Mnsh allh illahy haku barkeeyo

  • @aaminaomer5102
    @aaminaomer51023 жыл бұрын

    Maansh alaa ilahay ha barkeeyo wiilka yard eecodka macaan aamiin

  • @zuhuurbinabdirahman.8009
    @zuhuurbinabdirahman.80096 жыл бұрын

    Maasha ALLAH,ALLAHU AKBAR ,ILLAHEY haku xafido .ILLAHEY asaga camal hanoo badiyo.Amiiiiin ya YABI.

  • @AlwajiizAlwajiiz
    @AlwajiizAlwajiiz8 жыл бұрын

    mashallh ilaheyhakuxifdiyo saduxifdiseyquraanka ookleaminnn

  • @farahabdi6586

    @farahabdi6586

    5 жыл бұрын

    Mashallah. May the Almighty Allah bless you and your family

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad67854 жыл бұрын

    Maashallaah allaha xifdiyo abuubakar maxamed aamiin yaa allaah👍😍❤

  • @abdiwadudmohamed5288
    @abdiwadudmohamed52882 жыл бұрын

    Manshaalah tabarakalah

  • @zahrawimoha4661
    @zahrawimoha46618 жыл бұрын

    manshaallah abubakar

  • @fatimahersi7397
    @fatimahersi73975 жыл бұрын

    MashaAllaah tabaaraka Allaah

  • @malyunukash2975
    @malyunukash29754 жыл бұрын

    MASHAALAAH habaryar Alaah hana wada xifdiyo. AMIIN

  • @muhumedabdi8803
    @muhumedabdi88034 жыл бұрын

    M.a casar waliba waan iska dhagestaa alaah hagu xafido qari abubakar

  • @abdihakimcade9023
    @abdihakimcade9023 Жыл бұрын

    Inan cod macaan leeyahay ayaan isku haystay lakiin wiilkan yar mar kaan arkay anu khadkaan ka baxay kani Quraan waa dhaafay waar wuxu muuxuu aha manshaa Allah waanu yaabnee

  • @abdijabaarmohamudkhalif2113
    @abdijabaarmohamudkhalif21137 жыл бұрын

    masha allah tabaraka allah allaha ku dhoowro codkaaga mcna kuu daayo aamin

  • @dawahillaah7521
    @dawahillaah75218 жыл бұрын

    maxaa kafiican inaad Allah kuxafidsiyay qu'anka cudkaas kuu gu daray ma sha Allah

  • @AnasMohamed-xj6ih
    @AnasMohamed-xj6ih7 күн бұрын

    Allah hakuuziyaadiyo

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed1434 жыл бұрын

    Masha Allah barakallahu fiik allaha Ku xafido Masha Allah tabarakallah

  • @albushrainstitute6608
    @albushrainstitute66088 жыл бұрын

    masha allaah videoga ilaa 100 jeer kudhawaad baan daawaday alle haka abaal mariyo qaariga codka macn abubaka waalidkiis iyo macalimiintiisana alle ajar iyo xasanaad haka siiyo

  • @albushrainstitute6608

    @albushrainstitute6608

    8 жыл бұрын

    salafimedia qaariga miyad kahaysaan qur aan kale oo uu akhrinayo

  • @Salafmedia

    @Salafmedia

    8 жыл бұрын

    may wll macalinkiisa waan utagay waana kacodsaday inaan kaduubo lkin waxay nagu yiraahdeen wali wuu yaryahay

  • @albushrainstitute6608

    @albushrainstitute6608

    8 жыл бұрын

    +salafmedia haa wll jasaakallaah

  • @xamdijacelhoyaded4265

    @xamdijacelhoyaded4265

    7 жыл бұрын

    salafmedia lucmaan bashiir malahelaa quraan uudubay

  • @hamdixaragohamdixarago8836

    @hamdixaragohamdixarago8836

    6 жыл бұрын

    salafmedia abuu bakarar allaha noo.xifdiyo aniga iyo wiilkaygabo kama daalne allaha asago kale hanoo badiyo

  • @exkm4
    @exkm49 жыл бұрын

    Maa shaa Allaah. بارك الله فيكم يا اهل القر ان.

  • @ayaanabdi6126
    @ayaanabdi61265 жыл бұрын

    Mnzha allh alle haa ku barkeeyo codkagag aad uumcn Labadii waalidaa alle haadaayo

  • @abdikadiraden5543
    @abdikadiraden55435 ай бұрын

    Manshaallah

  • @abdifatahahmed38
    @abdifatahahmed38 Жыл бұрын

    Mashallah , absolutely amazing my allaha bless him .

  • @feisalfeizul9717
    @feisalfeizul97173 жыл бұрын

    Masha Allah Allah haku hafiido Abubakar

  • @abdikadira7112
    @abdikadira71128 жыл бұрын

    MashAllah ilahey ha barakeyo wilkan yar e codka macaan.

Келесі