No video

abiy kudhartay awood bada awdal kula wareegayo somaliland xasan sh hoos geeynaayo xamar loga mamulo

#IIDAADI_WARKA,
FADLAN SUBSCRIBE & LIKE & SHARE & COMMENT
♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥MAHADSANID♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥ ♥♥♥♥ ♥♥
#Shere #Like #Subscrub

Пікірлер: 18

  • @abdifatahhassan861
    @abdifatahhassan861Ай бұрын

    Mdxwaynihi Abdilahi yusuf merki xamer itopiyan (Tigrega) uu watay sowtillelah wawlalahayga oo tigre cumer maxamud sowti lugufanyey

  • @manineima4398
    @manineima4398Ай бұрын

    Wxn xasuusta 1988

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059Ай бұрын

    Xoog amba xeelad ayuu ku qabsanayaa Abiy xeebaha/badda somaliland.

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jАй бұрын

    haduu shaliyi qaldanaa maanta wuu saxanyahayi buurmadoowi0

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4pАй бұрын

    Waa kuwo buka oo niclayal ah 😂😂😂😂😂😂

  • @IbrahimFarah-gh5cf
    @IbrahimFarah-gh5cfАй бұрын

    Huush waa faqash 😂😂😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318Ай бұрын

    Sahra Cali dheere niiko weynaa 😂😂😂

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261Ай бұрын

    Somaliland = Soomaalida dhulkooda. Marka waa in Madaxda Soomaaliyeed oo dhan lagu soo xiro qol. Waa in Lagu qasbo in ay Taliye kali ah ay soo doortaan. Hadii kale waan la dilo ayagoo dhan oo kuwo kale oo ka fiican soo doortaan kii hogaamin lahaa

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5ygАй бұрын

    Iska riyooda

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261Ай бұрын

    War siyaasada waa in ay adeegto danaha umada Soomaliyeed oo dhan. Qofwalba waa in dhulka hooyo difaaco, dhiso, seexdo ama iska qayliyo. Waa in dalka hooyo laga xoreeyo cadowga Itoobiya ee ku soo duulay

  • @HasanhuseinAhmed-xp8if

    @HasanhuseinAhmed-xp8if

    Ай бұрын

    Doqonkani caqli xumaa. Waar isaaq haduu cadawga gedabiirsi 1991kii gobanimadii uu sameeyey maad samayseen. Waxaanu qaadannay riwaayaddii aydun noo dhigteen ee DUMISTIISA WAQOOYI DILI HAWGU DAMBAYSO... Haddii aydun ka baxdaan ballankii odayaashii nabadda nala qaatay ha ka baxaan oo hadii aydun kartaan madhya isaaq. Laakiin cida xun jooji ay yahaw

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335Ай бұрын

    Horta nimankani horto yay u waramaan ma dad aan aqli lahayan ayay daka moodayaan

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4jАй бұрын

    dagaalkii laascaanood yio kii siyaad bare isku si baa isaaq loo targd gareeyeyi loona bar tilmaansadyi labadaa dagaalna waa isu wan iyo tu markaa cidayi doonaan bayi la xulufoobayaan

  • @baadhitaanadawararkaabdira8707
    @baadhitaanadawararkaabdira8707Ай бұрын

    Caynaanshe waa nin wayn oo fataal xanuun xumaaan cuqdada ka buuxo ku dhimo

  • @user-gl2go3kp6s

    @user-gl2go3kp6s

    Ай бұрын

    Xasan waa ni wadani adiga wxa tahay amxaro mise oromo nocado kale afka somaliya bartay aya rawo wadan kega ino qab sado midas ma daceso wayo intey somaliy hal qof nol ma daxeso xawasho amxaro oromo ma sogali karan dolka somaliya

  • @manineima4398

    @manineima4398

    Ай бұрын

    Adiga iyo xasan duufle cuqdad somaliland ayaa haysa / orodo kaa xoree walasha Ugandans iyo Kenyans iyo oromada ay dhabtooda fadhido Haa kuu mashquulin geel,kale​@@user-gl2go3kp6s

  • @salebanidiris-he1hg
    @salebanidiris-he1hgАй бұрын

    Meesha awad.maaha adeer dadka beenta ka daa

Келесі