8 xaaladood oo Aamusku sharaf yahay | af daboolani waa dahab .

Ойын-сауық

Пікірлер: 27

  • @Bullale6
    @Bullale64 ай бұрын

    Af-daboolani waa dahab! Waa dhaweyd ayaan xikmadan aamusanaanta aad u dhugmo yeeshay, aadna u dhuuxay waxaan fahmay in haddii aad isku kalifto in hawl qabasho kaaga baahan aad haddal ku waddo in uuna haddal waxba kuu tareyn waana tijaabo aniga igu dhacday balse gadaal ka fahmay. Ogowna in dadla ka ugu codka iyo qaylada dheeri yahay ka ugu waxtarka iyo waxqabadka yar.

  • @Mohamettali8
    @Mohamettali84 ай бұрын

    Sxp wax aqriska niyada laga aqriyo iyo kan codka dhere lagu maxa farqi ah oo dhexayo kebana fican walal

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    4 ай бұрын

    Labaduba waa la sameeyaa balse in aad is maqashiiso waxa aad akhriyayso ayaa fiicanbay dhahaan ,adiga oo aan dhibayn dadka kugu dhawna oo codka hoos u dhigaya .

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv4 ай бұрын

    Masha allllah nolow wlllo❤

  • @user-lt3us4oe7u
    @user-lt3us4oe7u4 ай бұрын

    Shukran ustaad

  • @sahraonline
    @sahraonline4 ай бұрын

    Mahadsanid walaal

  • @muna607
    @muna6074 ай бұрын

    صحيح ولله ماشاءالله شكرا اخيي🥺👍

  • @ShaaficiMaxamed-ub1wx
    @ShaaficiMaxamed-ub1wx4 ай бұрын

    Thanka ustaad alle ha ku barakeeyo

  • @nuraakhadar7813

    @nuraakhadar7813

    4 ай бұрын

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @dahabadagan3513
    @dahabadagan35134 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad aamusku waa badbaado (السكوت نجاة)

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin61994 ай бұрын

    Waanu kaa faa’idnay ustaad Mahadsanid

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin61994 ай бұрын

    Hore usoco keep going ayaan ku leeyahay ustaad muuqaalada waxtarka leh noo soo badi

  • @ismaaciilMaxamuud-en6sl
    @ismaaciilMaxamuud-en6sl4 ай бұрын

    Aadbaad umahadsantay ustaad mubarak

  • @Nurfinancetalk
    @Nurfinancetalk4 ай бұрын

    Mahadsanid Ustad Mubarak, talooyin qiimo badan!

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    4 ай бұрын

    Shukran wll abdillahi nuur

  • @hafsaabdinasir9590
    @hafsaabdinasir95904 ай бұрын

    Shukran wll❤

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e4 ай бұрын

    Mahdsanid wll

  • @ConfusedTruck-de8hd
    @ConfusedTruck-de8hd4 ай бұрын

    Masha allah mubaarig my bro❤

  • @user-vu6sg1bc7x
    @user-vu6sg1bc7x4 ай бұрын

    Thanks a lot 🙏

  • @suleimanyasin6199
    @suleimanyasin61994 ай бұрын

    Waxaad kamid tahay KZreadrs ka marka ay muuqaal soo galiyaan aan ku farxo. Sababtoo habka aad wax u sharaxdo ayaa ah mid fudud oo sifiican Waxaad gudbinayso loo fahmi karo

  • @user-lr3pi8ys8g
    @user-lr3pi8ys8g4 ай бұрын

    Podcast maad joojisay

  • @user-js6kf1uy7w
    @user-js6kf1uy7w4 ай бұрын

    ❤❤

  • @abdinasir-px5hc
    @abdinasir-px5hc4 ай бұрын

    Ustaadi mahadsanid, marwalba hadaan iska amuso maxaa dhacayaa?

  • @Ustaadyare
    @Ustaadyare4 ай бұрын

    ❤m.a

  • @user-qh3jx9gd1o
    @user-qh3jx9gd1o4 ай бұрын

    Hadi lagu amaani waayo kawarn ado wax fican qabanaya inaad is amaanta manay ficnayn dadku waxay dhahan amaani afkaga kagama horayse😅😅😅

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    4 ай бұрын

    😃

  • @abdi-azisabdirahman4787
    @abdi-azisabdirahman47874 ай бұрын

    كفى بالمرء كدباان يحدث بكل ما سمع

Келесі