7 Wax oo ay sameynin Dadka Caqliga badan

Dadka caqliga badan waxay leeyihiin hab-dhaqanno iyo dabeecado ayna la wadaagin dadka kale, muuqaalkaan waxaan ku arkaynaa waxyaabaha ay iska ilaaliyaan Dadka Caqliga badan sameyntooda
haddaad nagu cusubtahay waxaad noogu soo biiri kartaa adigoo SUBSCRIBE dhaha channelka HOYLAMP / @hoylamp
sidoo kale haddii aad dooneyso inaad barnaamijyadeena kale ee muhiimka ah aad la socoto,
waxaad nagala socon kartaa baraheena bulshada:
Facebook: / hoylamp
Instagram: / hoylamp
Twitter: / hoylamp
Tiktok: www.tiktok.com/Hoylamp

Пікірлер: 77

  • @SNiPer.1138
    @SNiPer.1138 Жыл бұрын

    Mar hadeyna geeri diyaar u aheyn caqli wey leeyihiin lkn kuwa ugu caqliga badan ayaa ah kuwa geerida ugu diyaar badan marwalba وصدق رسول لله !! ❤

  • @umucafiifa2310
    @umucafiifa23103 жыл бұрын

    Waxa iso jiitay qodobka ah dadka iskuma haleyan mana jecla iney qof ku tiirsanaadan

  • @FaadumomaxamedXuseen-l7r
    @FaadumomaxamedXuseen-l7r28 күн бұрын

    Qodobka 3aad baa ka helay wow mahadsanid ustaad 😊

  • @nuurdiinaaqilchannel385
    @nuurdiinaaqilchannel3853 жыл бұрын

    Qodobka ugu muhiimsan ayaa ani ahan ila ah. Dadka caqliga bdn qofna iskuma haleyan wxey iska ilaaliyan qofkale iney kutiigsanadan

  • @AyaanSaalah-i1y
    @AyaanSaalah-i1y16 күн бұрын

    Dhaman way wanagsanyeen ale haku sharfo

  • @mahadofficial3000
    @mahadofficial30003 жыл бұрын

    Tan aqliga miisankiisa mahan ee waa kLiya qaliga nolosha ku dhisan e saxan lama helayo qof leh calmadahan lkn dadka idil waxe isku modan in qofka laga hadlayo yahayba asiga ta waa sababto ah waa waxa laga hadlayo oo ah wax aad u wangsan iyo waxas oo ah wax nolosha hagikaro meel wacan ani ahan dadka aqliga badan waxa ku qimen laha hab dhaqankoda iyo howl malmedkoda iyo wax qabadka uu nolosha ka sameye iyo yacni sida u socdo hormarkiisa

  • @axmad_dahir3944

    @axmad_dahir3944

    3 жыл бұрын

    Waad caqli badantahay walaahi allah haku xafido

  • @mohammedsimba9933
    @mohammedsimba99333 жыл бұрын

    Mahadsanid macalin😍😍😍

  • @cabdizhakuurmohamed1974
    @cabdizhakuurmohamed19743 жыл бұрын

    Wow m.a keep going my bro

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Dadka caqliga badan Maqatan hadalada dadka kaso horjedan lkin weydhageystan ❤

  • @sumayaaraweelo57
    @sumayaaraweelo573 жыл бұрын

    Mahadsanid Hore u soco wll

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda88573 жыл бұрын

    Waa markalle iyo muuqaal cusub walaalkeey guulayso

  • @Alwaysrespectparents
    @Alwaysrespectparents2 жыл бұрын

    Ha noqonin haye raac

  • @faiziali6335
    @faiziali63352 жыл бұрын

    Lakin hooyadeyda ayaan kutiirsanahay sababta ah dalkeyga ma joogi Waa hooyo Macaan waan ku kalsoon nahay maxaa yeelay dalkeyga ma joogi

  • @monamandeeq3059

    @monamandeeq3059

    Жыл бұрын

    Wllo hooyo wa lama huraan qof marka lugu leeyhayna mala walidka lagama wado 🥰 hooyo la'aanted lamaba talabsan karo alle subahanahu watacala ka sokow wll mrka ddka kale aya laga wadaa kolay

  • @user-xy6yq2is6d
    @user-xy6yq2is6d7 ай бұрын

    Aniga waxan ahey gabar yar oo da. adaadu tahet 15 jir waxanan jeclahey inan noqdo gabr caqli io xikmad israc satey noshana hormar ka gaarta waxaa ladgahey waayeel kaaweyn wax waydiih 😢 aniga waxan jeclahey qof oga caqlibdn oo iga cilmi bdn oo iga wayn oo waayo arag eh in aan wax waydiiyoh ee sodeeban nolosha hormar uga gaari karaa suaasha jw teda isiiiih plz

  • @Maryama_22

    @Maryama_22

    2 ай бұрын

    Habo guuleyso ❤ Kaliya ilaahay isku xir oo ku dadaal raali gelintiisa Kadibna sameey waxa jeceshahay ❤

  • @mulkimukhtarmulkimukhtar3784
    @mulkimukhtarmulkimukhtar37842 жыл бұрын

    Thanks bro keep going💯😁

  • @user-yo8ms8di3m
    @user-yo8ms8di3m5 ай бұрын

    Mashllh saan baan ahy hada ma caqli badanhy calamadhan dhan wan leyahy😂😂

  • @hassangamadid6249
    @hassangamadid62493 жыл бұрын

    Keep going brother

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Nasiibka iskuma haleyan dhabar adego ku guleysan donan hami ulahadan si ay ooga niyad jabin

  • @user-hu1ej5lm4j
    @user-hu1ej5lm4j6 ай бұрын

    Qodobka ah dad ku dhahaya wax Heblo ❤magaari kartd 🎉taasi waa ra.yigooda❤

  • @mohamedfantasy308
    @mohamedfantasy308 Жыл бұрын

    Waligaaa qof haku tirsanaan runtii anigu maba jecli inaaan qof ku tiirsanaato blse waxaan jeclahay inaan anigu wax qabsado

  • @aymanmohamuudgmail.8004
    @aymanmohamuudgmail.80042 жыл бұрын

    Best channel aan waxbadan ka faaidey horeusoco bro

  • @HOYLAMP

    @HOYLAMP

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid wll 😊

  • @aymanmohamuudgmail.8004

    @aymanmohamuudgmail.8004

    2 жыл бұрын

    Only three day ban kugu xiranahay vedioyada inta badan wan dawaday hadana faidoyin aad u badan cilmiyeysan oo iga maqnaa ayan ka faiday channelkan runtii waxan dhihi karaa waa channel isoo jitey oo an la dhacay mashaAllah wll Allaah haku barakeeyo halkaa Kasii wad dadaalka aad bulshada u hayso

  • @HOYLAMP

    @HOYLAMP

    2 жыл бұрын

    InshAllah wll, thanks qormadada dhiirigelin bay ii tahay. 😊

  • @QaniHadraawi
    @QaniHadraawi2 жыл бұрын

    Fiidiyow yada so badi

  • @hamdayusuf4515
    @hamdayusuf45153 жыл бұрын

    7waan leyahay walahi♥️🥰

  • @CabdidhereNur
    @CabdidhereNur2 жыл бұрын

    Wlhi intaasiba waa intaan ku dhaqmo

  • @NimcoCabdi-hj2qr
    @NimcoCabdi-hj2qr6 ай бұрын

    Thanks

  • @AbshirMuse-jt6pg
    @AbshirMuse-jt6pg5 ай бұрын

    Qodobka 8 ayaan wax kabaetay❤ ustaaad

  • @suhaybcllaahi6581
    @suhaybcllaahi65813 жыл бұрын

    Dadaal hore usoco zhp plz

  • @user-hd8fz6cd7g
    @user-hd8fz6cd7g6 ай бұрын

    Mashalh

  • @hodannour9143
    @hodannour91433 жыл бұрын

    qodobka 7 inkastoo dhàmaan aaý muhiim ahaayeen

  • @CusmanAxmed-fv8we
    @CusmanAxmed-fv8we3 ай бұрын

    Thanks?

  • @user-cp5ih6lk7n
    @user-cp5ih6lk7n6 ай бұрын

    Wax badan ban ka faa'iiday ee mahad ha ka gaadho,

  • @maxamedcali9632
    @maxamedcali96322 жыл бұрын

    Qof hakutir sanan

  • @suhaybcllaahi6581
    @suhaybcllaahi65813 жыл бұрын

    Dadaal oo hor usoco zhp plz Lkn chanelka xayasiin usamee

  • @HOYLAMP

    @HOYLAMP

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid sxb waad ku mahadsantahay soo jeedintaada.

  • @AyaanSaalah-i1y
    @AyaanSaalah-i1y16 күн бұрын

    Masha

  • @sacadqurpoh4343
    @sacadqurpoh43433 жыл бұрын

    Rayidkiiga waxn xaqiijisen dhapar adiiga iyo dadka ku dhahaaya waxn iskad kaasuna waa mihiimi

  • @MaxamuudCiise-um4vl
    @MaxamuudCiise-um4vl7 ай бұрын

    ASALAAMU Alaykum

  • @falisomar4944
    @falisomar49443 жыл бұрын

    mhdsanid wll

  • @HOYLAMP

    @HOYLAMP

    3 жыл бұрын

    Soo dhawoow wll, adigaa mudan.

  • @suhaybcllaahi6581

    @suhaybcllaahi6581

    3 жыл бұрын

    @@HOYLAMP oky

  • @falisomar4944

    @falisomar4944

    3 жыл бұрын

    @@HOYLAMP waan dhawahy wll hore u soco marwalba wxan diyaar u ahay inaa video walba kugu taaageero i.a

  • @HOYLAMP

    @HOYLAMP

    3 жыл бұрын

    Mahadsanid markale wll, waan kaaga mahadcelinaya taageeradaada qiimaha badan.

  • @csxcsx5676
    @csxcsx56763 жыл бұрын

    haaa wlhi sax waye

  • @AnnoyedBlackKitten-zn6sq
    @AnnoyedBlackKitten-zn6sq5 ай бұрын

    Point that is isn,t great tolk people becouse he is becouse of your self rich the weakness

  • @salaadcali2875
    @salaadcali28752 жыл бұрын

    Wlhi m.a been kama sheegin dabeecadeyda

  • @AhmedMohamed-cu5px
    @AhmedMohamed-cu5px2 жыл бұрын

    Haa. Daad. Caqliga. Badan. Waxaa. Lakulma. Caqabada. Badan. Lana. Sababood. Dartood. Inayt. Arkaan. Waxaan. Sadly. Arkaan. Oo. LaGa. Hor. Iman. Ito. Marka. Daadku. Soo. Gaaro. Inay. Hadana. Siiguurayaan. Mahad. Sanidin

  • @khalidkhadar6592
    @khalidkhadar6592 Жыл бұрын

    6

  • @fardawsasiciid5883
    @fardawsasiciid58832 жыл бұрын

    Iska ilow wixii la soo dhaafay... cajiib

  • @MADRIANO10
    @MADRIANO102 жыл бұрын

    Midka ugu dambeyay 🤐

  • @hamdidaudmohamed4466
    @hamdidaudmohamed44662 жыл бұрын

    Hayeelin inhoslagudhigo

  • @hoodasiciid9279
    @hoodasiciid92792 жыл бұрын

    Wax fara badan ayan xaqiiqsaday👧

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN10 ай бұрын

    2:25 malin kasta dhor dhacdo ayan kala kulma gobta an ka shaqeyo lkn intodii bdan wan iska indha tira iskaba daa inan qofkas niyada ku haye 😶😶

  • @ifrahosman5463
    @ifrahosman54638 ай бұрын

    Inaad qofna kudirsanan iyo inad waxad kudadasho heli garto

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar50692 жыл бұрын

    masha allah mahad sanid wall

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Daweecadahan dhamntoda wanka Helay

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Waxa muhim ah Inad ledahy goaan marba codka hose ee gudahaga ka shanqarayo hadduu yhy maya

  • @zuzuyoji3103
    @zuzuyoji3103 Жыл бұрын

    5

  • @faiziali6335
    @faiziali63352 жыл бұрын

    Lakin gaadhaan jecelaa hadey iniyad jabisay maxaan sameeyaa inaa afiyo waan isku dayey lakin waan afin waayey maxaa yeelay ayada ayaa jecelka isoo ban dhigatay

  • @xulwalila2383

    @xulwalila2383

    Жыл бұрын

    Isku din mar un wad arke ado cafiyay iskana ilobay into jecelkeda kugu danbeyole waye boskeda qofkale kubuxi marka hore

  • @xulwalila2383

    @xulwalila2383

    Жыл бұрын

    Isku din mar un wad arke ado cafiyay iskana ilobay into jecelkeda kugu danbeyole waye boskeda qofkale kubuxi marka hore

  • @AbdiyasinYaska
    @AbdiyasinYaska9 ай бұрын

    Warun 😂😂😂

  • @raabicaraabica2500
    @raabicaraabica25002 жыл бұрын

    M.

  • @maxamedcabdulahi1893
    @maxamedcabdulahi1893 Жыл бұрын

    Anaaba eh dadka Aqliga badan

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Kafikirada waxii laso dhfay wng iyo haddii kle

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Qofna kama yelan iney hoosudhigan

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Masameyan

  • @maankacawaaleyare58
    @maankacawaaleyare582 жыл бұрын

    QODOBKA.1Aad Aya ah in Ardaygu Markasta Isku kalsoonaado...Sax..Waxaan knecbahay ma hirto Arinkaa☝️😤😤

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Kutiirsananta dadka mararka qaar waxwalbo waa caadi dhihida haaa waxwalbo

  • @KhaalidAhmed-fs5vs
    @KhaalidAhmed-fs5vs3 ай бұрын

    𝑾𝒂𝒂 𝒔𝒙 𝒘𝒍𝒉𝒚

  • @afnaancabdiraxman1378
    @afnaancabdiraxman1378 Жыл бұрын

    Cafiska cuqdada lagama helo dhaman dadka madax xanun stress kama baxeysid macanka nolosha