HOYLAMP

HOYLAMP

HOYLAMP
Hadafkeenu waa (DAAH KA ROGA WAXA KAA DAAHAN).

Ma xiiseysaa Aqoonta cilmi nafsiga?
Sidee baa loo noqdaa qof Guulaysta?
Sidee looga dhigaa naftaada mid hormarsan si aad guusha u gaarto?
Waxaan channelkaan idiin kugu soo gudbinaycnaa waxwalbo oo idin kaga daahan Guusha, Cilmi nafsiga, hagaajinta naftaada, horumarinta naftaada iyo fiyoobidda maskaxda qofka.

Waxa ugu weyn ee aan daneynayno waa in noloshaada aan dhanka wanaagsan u badalno.

U jeedkanaga waa:

• In aad ka xorowdo waxwalbo oo hoos kuu dhigaayo ama ku dhibaayo.
• aadna u ogaato waxa ku anfacaayo ee noloshaada wax taraayo.
• Qofka oo naftiisa hagaajiyo, hormariyo, guushana u diyaariyo.

Sidoo kale Baraha kale ee bulshada waan ku jirnaa sida Facebook, Instagram iyo Twitter. Meelahaa waad naga soo qaban kartaa!

MUHIIM in aad Ogaato

MUHIIM in aad Ogaato

Maxay Dadka kuu Inkiraan

Maxay Dadka kuu Inkiraan

Пікірлер

  • @allaacaddeeyayofficial4621
    @allaacaddeeyayofficial4621Күн бұрын

    Waa xaqiiq balse istiqaamada ayaan ku liitaa sida in kol balwad isticmaalo kol ILLAAHAY usoo noqdo istiqaamadu waa qaali

  • @AadannuurCabdi-e3e
    @AadannuurCabdi-e3eКүн бұрын

    Alqhor aanul Karim

  • @XamdaCrashid
    @XamdaCrashidКүн бұрын

    Waalayiztic maalijiray waligayblaakiin imk noowadmahadsantahay

  • @AyaanSaalah-i1y
    @AyaanSaalah-i1y3 күн бұрын

    Msha aalh

  • @user-fx8gc9wm1b
    @user-fx8gc9wm1b4 күн бұрын

    4 ayaan yaxay runtii

  • @user-rg3jn1qu2x
    @user-rg3jn1qu2x5 күн бұрын

    Dhamaan dabecadahas waan leyahy

  • @AsiaibraahimIbraahim
    @AsiaibraahimIbraahim7 күн бұрын

    Isoo duceeya inuu ilhy dv lotterygu ii soo baxo sanadka amiin yaa rabu ❤

  • @user-ci7by7ue8z
    @user-ci7by7ue8z10 күн бұрын

    شكرن

  • @user-bi7ny3nz9c
    @user-bi7ny3nz9c13 күн бұрын

    M.a wax badan ay ku faiday thank you techa

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx16 күн бұрын

    Waan ku salaamay walaal waad ku mahadsantahay barnaaamijyadda aad noo soo gudbiso

  • @AyaanSaalah-i1y
    @AyaanSaalah-i1y16 күн бұрын

    Dhaman way wanagsanyeen ale haku sharfo

  • @AyaanSaalah-i1y
    @AyaanSaalah-i1y16 күн бұрын

    Masha

  • @SamiiraSaalax-sr4cx
    @SamiiraSaalax-sr4cx17 күн бұрын

    Msha allh

  • @sacdiyosiman374
    @sacdiyosiman37419 күн бұрын

    Aniga ayaa isku arkay calaamadahan ma dhex gàlo waan iska aamusahay meel walbo oo aan tago

  • @AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
    @AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln19 күн бұрын

    😮

  • @AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln
    @AbdirahmaanAbdilaahi-ll9ln19 күн бұрын

    Waa kugu klsonhy macalin

  • @DeeqowMowliid
    @DeeqowMowliid23 күн бұрын

    Thanks ustaad,

  • @SuusuuAbdi-gq8ke
    @SuusuuAbdi-gq8ke24 күн бұрын

    Wllo pls igaga soo jawaab Mar marka qaar waxaan arka qof aan saaxib nahay oo markii aan qof kale uu isku keen yaqaano aan is dagaalno iga gaab sanaya marka uu arko in qofkii kale isku fiicanahy in eey noo imaaneyso Lakin marka ayshe keyneyso aniga imaba soo egto Mar Mar mooyane marar badan ayaan is waydiiyay labada gabdhood na ilma adeer ayaanahay wallo adii aad qoral keyga fahmi waydo mafahmin isoo dheh waxaan raba in aad fiidiyoow igaga soo sameysid thanks plss

  • @FaadumomaxamedXuseen-l7r
    @FaadumomaxamedXuseen-l7r28 күн бұрын

    Qodobka 3aad baa ka helay wow mahadsanid ustaad 😊

  • @FaadumomaxamedXuseen-l7r
    @FaadumomaxamedXuseen-l7r28 күн бұрын

    M.a keep giong❤

  • @user-yu2qr5lh1z
    @user-yu2qr5lh1z29 күн бұрын

    ma jecli inaa bulshada dhex galo😢

  • @HamseKosaar-gd5ny
    @HamseKosaar-gd5nyАй бұрын

    Sxb ganacsiga cilminafsiga kasoohadal please ❤

  • @EekeyWaaka
    @EekeyWaakaАй бұрын

    𝘄𝗮𝗮𝗱 𝗺𝗮𝗵𝗮𝗱 𝘀𝗮𝗻 𝘁𝗵𝘆❤𝘄𝗹𝗹𝗸𝗲𝘆😂

  • @AwilAbdullahialiAli
    @AwilAbdullahialiAliАй бұрын

    Mahadsanid

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8htАй бұрын

    Waxa ubahantaha sidheqsi kagabaxo ina hesho waxa kahoreyso inaa bixin karto iimaan jooq

  • @ismaailgelle5192
    @ismaailgelle5192Ай бұрын

  • @user-zx1hv2fo1p
    @user-zx1hv2fo1pАй бұрын

  • @user-zx1hv2fo1p
    @user-zx1hv2fo1pАй бұрын

  • @hibonabaad7418
    @hibonabaad7418Ай бұрын

    So every one in here is INFJ 🤔cajiib!

  • @nasrawacan1768
    @nasrawacan1768Ай бұрын

    wlhi 100 / 100 waa sidan ahay cajiib❤

  • @FaizoAbdi-cr4nr
    @FaizoAbdi-cr4nrАй бұрын

    Haa wlhi 😊❤

  • @ducaalehussein8802
    @ducaalehussein8802Ай бұрын

    Ha laga taxadaro clip yar oo dhawr daqiiqo ah qodobo laso tarjumay lagu gudbinayo ma aha waxbarsho ii camira oo subscription iisara bu idnka qiyamaysanaya mana shegayo waxn waxa la yirahda dark psychology wax duufsi iyo burburin iyo qiyaano wana xeerar dadka la rabo in la bedelo dad lo isticmala silo adegsado, NB:adon aqonin nafsadada shaqsiga as tahay ama aqonta cilmi nafsi ee tosan lahayn wax kale iyo cidkale in ad badho ama barato waxay mesha ka saray qofki ad ahyd in ad noqoto shaqsi xanunsan bayna ku gariin kartaa (Personality disorder).

  • @user-jz2tq8xu4l
    @user-jz2tq8xu4lАй бұрын

    Anaad iga sheekaysay❤❤❤❤

  • @xayatXasan
    @xayatXasanАй бұрын

    Mash allah merci beaucoup monfrere 😇

  • @xayatXasan
    @xayatXasanАй бұрын

    waa run Midas wlhi runti WA anigu kle qof KAS

  • @AlexMacAllister-cc6cy
    @AlexMacAllister-cc6cyАй бұрын

    Iisoo duceeya wall😢 Hadad fariintayda aragta

  • @MohamudCRahman
    @MohamudCRahmanАй бұрын

    الله يحفظك

  • @user-gh5kj6vf2p
    @user-gh5kj6vf2pАй бұрын

    Thanks ❤❤

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiyeАй бұрын

    Jazakaallaah qeyr

  • @Lgg37
    @Lgg37Ай бұрын

    Ani wye😮😂

  • @shariifkacabdixakiim4637
    @shariifkacabdixakiim4637Ай бұрын

    Waaxaa sax ah in aadan qiimey dadka kutix galin farxadaada

  • @NadarBashiir
    @NadarBashiirАй бұрын

    Noosoo badi aboowe

  • @mursalclaahi6
    @mursalclaahi6Ай бұрын

    thanks ustaad❤

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8ynАй бұрын

    Afartaba waan leeyahay

  • @AxmedMaxamuud-fd8yn
    @AxmedMaxamuud-fd8ynАй бұрын

    Afartaba waan leeyahay

  • @SharmaakeAadan-hj2eb
    @SharmaakeAadan-hj2ebАй бұрын

    Walhi 7 wanleeyahay

  • @zamzammowliid8019
    @zamzammowliid80192 ай бұрын

    M.a❤

  • @user-dk9ps3nt1g
    @user-dk9ps3nt1g2 ай бұрын

    Warku waa igu socdaa maxad igu badh jartay😂

  • @xaragoxaaji1782
    @xaragoxaaji17822 ай бұрын

    Aniga qof wanaagsan baan ahay balse umada ima jecla

  • @TAHALIILMAXAMED
    @TAHALIILMAXAMED2 ай бұрын

    Masha Allah wll ❤