7 Caado Oy Leeyihiin Dadka Guuleystey.

👨🏽‍💻GET Courses - wa.me/252905616363
🍿 WATCH NEXT:
7 Qaab Ood Online Lacag Uga Sameyn Kartid: • 7 Qaab Ood Online Laca...
Aduunku Waa Isbadaley 2022 ChatGPT: • Aduunku Waa Isbadaley ...
Sameyso Maskax Labaad!!: • Sameyso Maskax Labaad!! 🛑
Ganacsi Ha Bilaabin Hadii Aadan 9 Arin Aadan Sameyn: • Ganacsi Ha Bilaabin Ha...
⚙️ All LINKS:
🎵
✍️

📚
👨‍💻
MY COURSES:
👨🏽‍💻 Courses - courses.facakoraya.com
MY OTHER SOCIALS:
📱 TikTok - / warsame_bade
📸 Instagram - / warsamebade
🎥 Facebook - / warsamebade101
GET FREE MONTHS:
Shopify 3 months Free Link. shopify.pxf.io/facakoraya
Canva 1-month FREE Link: partner.canva.com/facakoraya

Пікірлер: 72

  • @hassantech510
    @hassantech510 Жыл бұрын

    7 habits of highly effective people 1.Be Proactive 2.think about your future 3.put things that are important first 4.think win win 5.understand before you are understood 6.learn to work with other people 7.make sure you sharpen your sword jazakallah ustad warsame

  • @yaasir5920

    @yaasir5920

    Жыл бұрын

    Walal aado mahadsan Manaal waadagi kartaa pdf-kiisa buugan please 🙏….

  • @user-jd4jb4nh4u
    @user-jd4jb4nh4u Жыл бұрын

    Waad mahadsantahay walaal allaha ku barakeeyo fursad fiican iyo minbar fiican iyo cod fiican ayaad haysataa waxaan kugu la talinayaa 1 shay Maadaama aad safar badantabay luuqada english-kana garanayso safardaada si ay unoqdaan kuwo aduunka iyo aakhiraba ku anfaca niyoo inaad khuruuj baxayso meel kasta ood tagtana isku day inaad qofkaad jaanis fiican ka heshaba inaad diinteena macaan usoo bandhigto Aad ayaan kuu salaamayaa ✋ mahadsanid mar labaad

  • @engmaxamed6762
    @engmaxamed6762 Жыл бұрын

    اللّهُـمَّ صَلِّ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا صَلَّيْـتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . وَبارِكْ عَلـى مُحمَّـدٍ وَعَلـىأَزْواجِـهِ وَذُرِّيَّـتِه، كَمـا بارِكْتَ عَلـى آلِ إبْراهـيم . إِنَّكَ حَمـيدٌ مَجـيد

  • @edilupdy6438

    @edilupdy6438

    6 ай бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍عليه افضل الصلاة واتم التسليم ♥️♥️♥️

  • @a.rahmaanamiin8064
    @a.rahmaanamiin8064 Жыл бұрын

    I'm grateful for every single information that you give me❤

  • @museabdile-fi1bb
    @museabdile-fi1bb6 ай бұрын

    M a brother cilmiga alaha ku siyadiyo

  • @Kinglamaan
    @Kinglamaan Жыл бұрын

    Thanks boss youtuber, o yar yar sida anigoo kale ayaa ayaa dhiirogaliye u tahay horay usoco boss

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Жыл бұрын

    Waxaan akhriyay 2017 mise 18 midkood anoon waliba markaa waxba fahansanayn wax badan baan ka bartay alx illaa hadda ma illaawo Note aan ka qortay baan hadba isha maroyaa. Somali buuna ku qornaa markas, luuqadadu ka samayn badan kuwa qalad.🎉🎉

  • @mizkiahmet8090

    @mizkiahmet8090

    Жыл бұрын

    Somali maxa lagu dhihi jiray

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 Жыл бұрын

    My teacher keep going ❤🎉❤

  • @mahaddaahir4049
    @mahaddaahir4049 Жыл бұрын

    70k coming soon cogratulation teacher

  • @sihaammahemed1851
    @sihaammahemed1851 Жыл бұрын

    قال الله تعالى (( وابتغ فيما أتاك الله الدار الآخرة ولا تنس نصيبك من الدنيا ........ )) صدق الله العظيم

  • @EBYAN5
    @EBYAN5 Жыл бұрын

    Masha alllh mahdsanid wll wakhtigaaga qaliga ah sidad noogu hurtey waad mahadsanthy kun iyo kowjeer ❤❤

  • @hodandiiriye-bk4cf
    @hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын

    Aslaamu Alaykum Ramadan Mubarak qofkii 6 Ee video gan daawada thanks

  • @nafesjamma6022
    @nafesjamma6022 Жыл бұрын

    Shukran ustaadi👏👏👏jazzakalah👏

  • @moyaleguyo9802
    @moyaleguyo9802 Жыл бұрын

    jzk Ustaad

  • @mshiine-gw2dk
    @mshiine-gw2dk Жыл бұрын

    Warsame keep going

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 Жыл бұрын

    Good motivation my pro

  • @fahmoali4186
    @fahmoali4186 Жыл бұрын

    MashaAllah Allah hakuxifdiyo walalo

  • @xayaadabdinaasir7902
    @xayaadabdinaasir7902 Жыл бұрын

    Mash Allh wllo mahadsanid Alle ha ku xafido

  • @idriisyasin6920
    @idriisyasin6920 Жыл бұрын

    Masha Allah tabarakalah.

  • @abdallaomar9542
    @abdallaomar9542 Жыл бұрын

    M.a Wll Warsame Wan kaga mahdcelinaya Tabooyin io taooyinkaga Aad dhalinyarta uhyso Thanks Motivationer💜

  • @SacdiyoOmar-lw2qu
    @SacdiyoOmar-lw2qu Жыл бұрын

    m.a keep going teacher💯

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 Жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @daarulkhayr9020
    @daarulkhayr9020 Жыл бұрын

    Keep your moving up legend ❤

  • @nashadmoha1255
    @nashadmoha1255 Жыл бұрын

    Mahadsanid huuno

  • @aishaadaud2612
    @aishaadaud2612 Жыл бұрын

    Good 👍 motivation 💪 brother

  • @safiasalim5073
    @safiasalim5073 Жыл бұрын

    Jazaaka’Allah walal waa wax aan u wada baahanhay in aan nolosha ka barano 👍

  • @ahmedmaow7974
    @ahmedmaow7974 Жыл бұрын

    Jazaa ka lah kheer ustaad warsame runtii waan idin mahad celinaya adiga iyo sxbkaa couch mohamed omar sanadkan bilowgisa ayan idin bartay labadiinaba

  • @user-hw9wt8mw5y
    @user-hw9wt8mw5y10 ай бұрын

    Masha Allah

  • @fardawsaaabdi3038
    @fardawsaaabdi3038 Жыл бұрын

    Thank u macalin

  • @axmedmaxamuud8113
    @axmedmaxamuud8113 Жыл бұрын

    great man thanks

  • @maxamuudahmedcabdikadir4520
    @maxamuudahmedcabdikadir4520 Жыл бұрын

    الله يحفظك اخي

  • @osmanlanzini
    @osmanlanzini10 ай бұрын

    Masha allah ❤

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Maaasha allah 🎉🎉🎉

  • @aswanali5803
    @aswanali5803 Жыл бұрын

    Keep going 😍

  • @Ramlo275
    @Ramlo275 Жыл бұрын

    Emotional sida loo dhiso noo soo sharax wllqali 👊

  • @Hassan-fb5ks
    @Hassan-fb5ks Жыл бұрын

    Thanks

  • @mustafekaraama8199
    @mustafekaraama8199 Жыл бұрын

    ramadan mubarig

  • @CamirAcademy24
    @CamirAcademy24 Жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته Wll warsame bade guulayso waxad ii itahay qof aan imbadan kafaaidaysty waxyaabo badan mahadsanid

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Salaaaaahu salaaaaahu salaaaaahu ❤❤

  • @carafaadabdilaahi
    @carafaadabdilaahi Жыл бұрын

    manzha Allah brother

  • @KIND_RESPECT100
    @KIND_RESPECT100 Жыл бұрын

    M. A we love you

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Жыл бұрын

    Mahadsan ❤❤❤

  • @khaderjeele3060
    @khaderjeele3060 Жыл бұрын

    mashallh

  • @user-bb7tg9nw2i
    @user-bb7tg9nw2i Жыл бұрын

    ustad the bower of your subconscious mind by joseph murphy kaso hdl

  • @Ahmedii171
    @Ahmedii171 Жыл бұрын

    Every time hadalada gaalada Lee Maa wadee mar marna hadalada rasuulka soo qaado ☪️ xitaa guusha wuu ka Hadley inta badan

  • @Najmuuni

    @Najmuuni

    Жыл бұрын

    5:36 fiirso wuu soo qaatay

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Жыл бұрын

    Macalin warsame waan ku salamay marka hore. Macalin manaal wadagi kartaa pdf-ka buuga aado raliya please 🙏. 0:11

  • @khalidjamac1359
    @khalidjamac1359 Жыл бұрын

    Tɴx ʙʀᴏ❤

  • @xamsecsamed9263
    @xamsecsamed9263 Жыл бұрын

    Amazing k D mee muqaalkii noo balan qaaday

  • @kingsaabirahmed4108
    @kingsaabirahmed4108 Жыл бұрын

    Asc Warsame Wllo buugaa ma lahelayaa isaga oo pdf ah haddii la helayo iisoo dhig telegram ka waan. Ubahanahay

  • @mohamudabdijabar2965
    @mohamudabdijabar2965 Жыл бұрын

    My teacher waxa ahay arday wakhti badn kuma bixiyo tiktok iyo wxii iwm lkn wax raba inaa igaa cawisa sidii anaa ku heli lahaa program Ana ku hakiyo internetka Sababtoo inaa week hal mar so galo baan rba ...... wd mahadsanthy my teacher ❤keep going 🎉

  • @khadaryasin8230
    @khadaryasin8230 Жыл бұрын

    😊😊

  • @asliqueen9875
    @asliqueen9875 Жыл бұрын

    Wl caawimo ayaan kaaga baahanee ma i caawin kartaa❤

  • @asliqueen9875

    @asliqueen9875

    Жыл бұрын

    @@warsamebade youtube ayaan rabaa inaan sameysto markaa stepska inaad iga cawisan rabaa plz adigoo raaliya

  • @khadaryasin8230
    @khadaryasin8230 Жыл бұрын

    🎉🎉🎉🎉

  • @abdirahmanfarahabdirahman164
    @abdirahmanfarahabdirahman164 Жыл бұрын

    Wll warsame waxad iisheegtaa sida ugu wanaagsan ee aan luuqada English ku barana karo mahDsanid apoe

  • @NastehaAli-hz4xs
    @NastehaAli-hz4xs6 ай бұрын

    Inte ka hela bookgan pdf ahaan

  • @MFbook
    @MFbook Жыл бұрын

    Qof aan ku deydo❤

  • @feisalsomfitness447
    @feisalsomfitness447 Жыл бұрын

    Waraa skill share weey idhacday anigoo ufasaxin sideey amar laan ugula bixi kartaaa lacakta 😠 😡 👿 😊

  • @SOM.CARTOON
    @SOM.CARTOON Жыл бұрын

    Buuga asagoo somali ah mala helayaa

  • @dekacizman4024
    @dekacizman4024 Жыл бұрын

    Buugtan hargaysa maka helaya

  • @KurulusOsman-12374
    @KurulusOsman-12374 Жыл бұрын

    Nio warmasow sheeko gaalo hanoola imanin Qofka in yar uun bartay diinta uu garanaya guushu waxay tahy adna intaad no soo akhrisay afar buu hebel iyo hebal Uu guulaysaty guushan lagu sheegayo dadka wax weyn aad uga dhigtay waa kaliyaata dadaal فال رسوالله صلى الله وعليهم وسلام إحرص ماينفعك

  • @ubaxayaan4811

    @ubaxayaan4811

    Жыл бұрын

    Labadaba isku darso, xaggiyo xaggaba ka faa'iidayso, markaasaad dad wax dheeraanaysaaye.

  • @Najmuuni

    @Najmuuni

    Жыл бұрын

    5:36

  • @sharmawade
    @sharmawade Жыл бұрын

    Niyahoo nin wax bartaa thy wadankaa kui baahan eesoo lapo