7 Caado oo ay Wadaagaan Dadka Guulaystay - Mubarak Hadi

7 Caado oo ay Wadaagaan Dadka Guulaystay - Mubarak Hadi

Пікірлер: 166

  • @zakihudi
    @zakihudi2 жыл бұрын

    Seven habits of successful people 1. Naftada masuuliyadeeda adigu qaad oo cidna ha eedeyn 2. Ahdaaf qoro oo ujeedo unoolaaw 3. Koriino jogta ah samey oo wax aqri kadibna dhaqan Gali 4. Ka mahadnaq nimcooyinka tiro beelka ah oo aad haysatid 5. Sii qorshay waxad rabto 6. Maalgasho cilaaqada oo samayso asxaab koraysa 7. Ficil la imaaw, wadka fikraduhu waa ficil la'aan.

  • @faisalibrahim2090

    @faisalibrahim2090

    2 жыл бұрын

    Jazakalaah kheyr wll waad noo fududeysay

  • @wiiliskaako5875

    @wiiliskaako5875

    2 жыл бұрын

    Wanka xumhy inan ku dhoho balse 7 daan dawecad iyo buuga wx ku qoran waan aqriyay waana dhuuxay fikirka kadanbeeya ismana lahan. Wlh mararka qaar buugan cajiibka ah inaan si qoto dherr ugaga hadlo, halki daweecad ugu horayso ayaaba ugu yaraan 3 meel kakala hadlayso

  • @awaysemaxamad1897

    @awaysemaxamad1897

    Жыл бұрын

    Tnx brio

  • @hamdi7556

    @hamdi7556

    Жыл бұрын

    @@faisalibrahim2090 😮 😅 eat😢🎉🎉😢

  • @user-vh9zq1ns1w

    @user-vh9zq1ns1w

    Жыл бұрын

    Mazh alh

  • @Waxdheef
    @Waxdheef2 жыл бұрын

    Mansha Allah Macallin Mubarak Hadi. Allah ku barakeeyo cilmigaada. 7 caaddo oo Muhiim ayaad innale wadaagtay.

  • @heartlessG640
    @heartlessG6402 жыл бұрын

    1 cidna ma eedeyan naftaada adi masuul kanoqo sida maalinta aakhiro uusan qofna qofkalle dambigisa uqaadeyn weeye adduunku qofna haka fillin inuu ku yimaado oo noloshaada wax ka badalo 2 ahdaaf bey dhigtaan 3 kornin joogta ah 4 mahadnaq marwalpa nimcada heystid caafimadka uu kow kayhy 5 iney sii qorsheytaan waxey rabaan 6 waxey maalgashtaan cilaaqada 7 ficil bey layimaadan One advice Ustaad mubarak iyo sheekh mustafe markaad dhageysanid buug yar oo note soo qaado qoro📝👳🏽‍♂️🐐

  • @hodanhaibe1776

    @hodanhaibe1776

    2 жыл бұрын

    Midasi waan kula waba mustafe and mbrak man sha slh bdalka nlsha

  • @heartlessG640

    @heartlessG640

    2 жыл бұрын

    @@hodanhaibe1776 aad io aad ilaahow noo daa sh mustafe iyo mubarak aad ayaan ujeclehy runtiii ❤💯💕

  • @salatbariyow249

    @salatbariyow249

    11 ай бұрын

    Thanks brother for your nice advice

  • @ashahassan7227
    @ashahassan7227Ай бұрын

    thanks 🙏

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas44772 жыл бұрын

    Ustaad nasiib weyn ayaan leeyahay inaan noolahay waqti aad adiga nooshahay dhalinta soomaaliyeed na aad wacyi iyo wacaal ba aad la daba joogto Jazakalaah ustaadii❤🙏

  • @qurankarim6121
    @qurankarim61212 жыл бұрын

    1:cidna ma eedeeyaan 2: ahdaaf ayey dhigtaan 3:si joogta ah waxbay ukorodhsadaan 4: waxa ay haystaan ku mahadnaqaan. 5: sanad sanad ayey uqorshaystaan. 6: cilaaqada$maalgashi. 7: ficilbay ku daraan.

  • @dr.abdinurm.huruse4307

    @dr.abdinurm.huruse4307

    2 жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali55952 жыл бұрын

    Maashaa allaah ustaad mubaarak haadi mahadsanid in badan

  • @rahma-mohamed
    @rahma-mohamed2 жыл бұрын

    Mncha Allah ustaad Mubarak Hadi jazzakumallah khayran ♥️♥️💯💯

  • @xaawoluul9730
    @xaawoluul97302 жыл бұрын

    Masha allah ustaad mubarak Hadi Barakallah Allh haka dhigo mid limana labada darodba 💌💌❤❤❤

  • @267-abdialiwarsame4
    @267-abdialiwarsame42 жыл бұрын

    Thank you Jazakallah walal sare Allaha Nagu anfaco

  • @indhacadaystv4081
    @indhacadaystv40812 жыл бұрын

    Maashaa allah. Runtii wax badan baan kaa faaiidaa allaah ku barakeeyo ustaad.

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin94402 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @iqrahchannel4138
    @iqrahchannel41382 жыл бұрын

    Thanks alot ustaad

  • @roodaabdirahman1861
    @roodaabdirahman18612 жыл бұрын

    Ustaad qali hor mar wacn ku rajayna insha allaah

  • @farxiyamalin
    @farxiyamalin2 жыл бұрын

    Masha Allah tabaarakallah ustaad Mubarak allaha kubarakeeyo

  • @Drcabaastuuryare
    @Drcabaastuuryare2 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadi

  • @ahmedkaffi6066
    @ahmedkaffi60662 жыл бұрын

    ustaad mahadsanid runtii waxbadan ayan kaa faaiiday🙏

  • @ummosaara580
    @ummosaara5802 жыл бұрын

    Maasha allah ustaad Mubarak hadi alle haku sharafo ❤️🙏

  • @user-lg1gt4mk4s
    @user-lg1gt4mk4s2 жыл бұрын

    Mahadsanid im bdn akhi

  • @abdirizakfooje760
    @abdirizakfooje7602 жыл бұрын

    Thank you so much my bro mubaarik hadi 👍

  • @muxamad8022
    @muxamad80222 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadii

  • @abdullahiahmedmohamed4067
    @abdullahiahmedmohamed40672 жыл бұрын

    Al-Ustaad Mubarak Hadi Mahadsanid,Guulayso.

  • @ayansaladali2440
    @ayansaladali24402 жыл бұрын

    jazakallah ustaad mubarak

  • @gayre242
    @gayre2422 жыл бұрын

    Asc ustaad alle haku sharfo aad ayaad ugu mahadsan-tahay sida wanaagsan ee naf hurka ah ee aad dhalinyarta somaliyeed aad ula jeceshahay in ay naftooda ay hor mariyaan Alx anigu maanta waxaan ahay qof wax akhriya waliba illaahay uu dartaa sabab uga dhigay in aan wax akhriyo maalintii aad bilowday barnaamijka fikrad iyo buug ayaan akhriska jeclaaday sidii ayaanan ku bilaabay ilaa maalintaa iyo maanta 100 book ka badan ayaan akhriyay ustaad alle hakaa abaal mariyo jal codsi ayaan wataa Anigu af carabi iyo somali ayaan wax ku akhriyaa marka bugaagta aad no soo koobayso hadii af carabi lagu turjumay magaca loo bixiyay noo soo raaci insha allaah Waad mahadsan-tahay

  • @fadumoabdi3562
    @fadumoabdi35622 жыл бұрын

    ManshaaAlaah ustaad soolaabashao wacan

  • @Beyraad
    @Beyraad2 жыл бұрын

    Masha,alh ustad ilahy ha ka ablmariyo wx badan ayn ka faidy 💯

  • @farhiyaahmed9257
    @farhiyaahmed92572 жыл бұрын

    Jasaka lahu khayran

  • @faduumomohamed2176
    @faduumomohamed21762 жыл бұрын

    Mahadsanid khayr badan allaha kusiiyo wax badan ayaan kafaadiy wll

  • @abdirahmannour846
    @abdirahmannour8462 жыл бұрын

    جزاك اللهُ‎

  • @queensaara2481
    @queensaara24812 жыл бұрын

    ماشاءالله الله يبارك🌹🌹🌹🌹🌹

  • @aishaahmed1262
    @aishaahmed12622 жыл бұрын

    Mansha allah teacher is back

  • @drsmariaabdullahi7419
    @drsmariaabdullahi74192 жыл бұрын

    masha allah ustaad Mubarak hadi guulyso ❤👑🥰

  • @hodan2743
    @hodan27432 жыл бұрын

    Waad noo soo laabatay alxmd 😇

  • @abdijabar10
    @abdijabar102 жыл бұрын

    Masha allah

  • @aidarousabdi7558
    @aidarousabdi75582 жыл бұрын

    Macalin waad naga raagtey

  • @historynerd7549
    @historynerd75492 жыл бұрын

    Thank you 🙏

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.81892 жыл бұрын

    Thanks mclin Mubarak hadi

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed2 жыл бұрын

    Masha allha allha haku barakeyo wll

  • @nimcoabdikadir3389
    @nimcoabdikadir33892 жыл бұрын

    Alaha kubarakeyo walal

  • @Mahmoudh1
    @Mahmoudh12 жыл бұрын

    I can't wait bro

  • @sharifabdullahiyusuf825
    @sharifabdullahiyusuf8252 жыл бұрын

    masha allah

  • @hamseofficial7116
    @hamseofficial71162 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @cabdicasiis7824
    @cabdicasiis78242 жыл бұрын

    Alla masha allah sayid mubarak hadi horey usoco

  • @nimcomaxamud9331
    @nimcomaxamud93312 жыл бұрын

    Mhdsanid ustaad barakalah

  • @Abdirisak_Sharif
    @Abdirisak_Sharif2 жыл бұрын

    Ustaad nala soo dhaqso

  • @caishawali8198
    @caishawali81982 жыл бұрын

    Macalin Mubarak si gaar ah kuugu mahadcelinayaa Illahay ha ku sharfo

  • @abdulkadir_barrow
    @abdulkadir_barrow2 жыл бұрын

    Maashaa allh ustaad mubaarak haadi aad baan runtii kaaga faaideystaa sharaf iyo karaamo xagaaga ha,ahaato 🥰

  • @mohamedhassanmohamed2524

    @mohamedhassanmohamed2524

    2 жыл бұрын

    Allaha ku xifdiyo wall

  • @mohamedyasinwiilsoomaliyee4412
    @mohamedyasinwiilsoomaliyee44122 жыл бұрын

    Teacher is back

  • @abdurehmaniidle11
    @abdurehmaniidle112 жыл бұрын

    ustaad barakow.

  • @sadiaahmed1196
    @sadiaahmed11962 жыл бұрын

    Mahad ayaan ku celinaa walal ku Wi nolosha guuleysa ta rabi hanaha dhigo amiiiiiin

  • @libanshukri1061
    @libanshukri10612 жыл бұрын

    M,a wll Mubarak hadi runtii wxaa thy qofka Kali ah ee mrkan dawado dherigalintisa an qima goni iskadhax arko Alle haku rumeyo riyo walbo add ledahy🥀🥀

  • @honeydahab4376
    @honeydahab43762 жыл бұрын

    Very interesting

  • @kaysehuriye8032
    @kaysehuriye80322 жыл бұрын

    شكرا يا معلم

  • @aymancabdidiiriye1825
    @aymancabdidiiriye18252 жыл бұрын

    Mashaa allaah soonoqod wcn

  • @anfahnoor9054
    @anfahnoor90542 жыл бұрын

    ustaad waadka mashuqushay channelka. aniga dadka kugu xiran ayaa ahay waayahanba wax maadan soo galinin. marka noo soo badi casharada inspiring ka ah.

  • @nashrafhussein1408
    @nashrafhussein14082 жыл бұрын

    M.a wllo alleh sw haku xafido ✋

  • @sharifabdullahiyusuf825
    @sharifabdullahiyusuf8252 жыл бұрын

    soo dhawow ustaad aad ayaan igu faraxsanahay so labashadada mudo yar kadib.

  • @nuxurmedia6537
    @nuxurmedia65372 жыл бұрын

    Ilahay cimri dheer iyo cibaado badan ha kugu simoh

  • @sagalabdirahman4970
    @sagalabdirahman49702 жыл бұрын

    Mhdsanid walalo mubarak haadi

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish2 жыл бұрын

    Welcome Mubarik

  • @maxamedmahdi5390
    @maxamedmahdi53902 жыл бұрын

    iinsha allah to better

  • @hamda1043
    @hamda10432 жыл бұрын

    Shugran wllo qaali

  • @marcosmedia9835
    @marcosmedia98352 жыл бұрын

    thanz

  • @user-kb8nn9bc8i
    @user-kb8nn9bc8i2 жыл бұрын

    Ugaaskeena woo soo laabtay

  • @amiiraahmed5253
    @amiiraahmed52532 жыл бұрын

    ❤️❤️❤️

  • @ifrahibrahim2643
    @ifrahibrahim26432 жыл бұрын

    Masha allh wall mahd sanid runtiii waxn ka faida wax badn

  • @idiilmohamuod6187
    @idiilmohamuod61872 жыл бұрын

    ❤❤❤❤

  • @fatimaahmad8547
    @fatimaahmad85472 жыл бұрын

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @sadamabdiqani5708
    @sadamabdiqani57082 жыл бұрын

    Xaadir hadaa alle i waafajiyay inaan kugu soo biiray

  • @sahalduale7531
    @sahalduale75312 жыл бұрын

    Caqli gacalkii toosa fakara 🥰 Yaa dhahay beitkani?

  • @sacdiyocakariye546
    @sacdiyocakariye5462 жыл бұрын

    Ustaad asxaab see usameeystaa???

  • @cadeyali2760
    @cadeyali27602 жыл бұрын

    Masha allaah macalin mahad sanid

  • @daanjiriirico4720
    @daanjiriirico47202 жыл бұрын

    Ha oran qaybta qiimaha leh ee dheh , qaybta aan anagu u aragno qiimo inay leedahay, waayo wax adiga qiima kula leh qof kale lama laha.

  • @maxamedcalibare5280
    @maxamedcalibare52802 жыл бұрын

    2022 l maxaa kuu qorsheysan . keydsasho dhaqaale sameyso. investment sameyso . kucelcelin samey. ficilkeeda la'imow. inta maanku gajeesanyahay guuli waa weli. thanks mubarak hadi ......................................

  • @dalmardirie55
    @dalmardirie552 жыл бұрын

    Mubarak adoo mahadsan waxaan kaa codsan lahaa inaad ii sheegto halka aan ka heli karo buuga "Dhabar Adeyg" ?

  • @dhisnoloshaada8887
    @dhisnoloshaada88872 жыл бұрын

    Asc ustaad mubaarak haadi walal waxaan qaba 1 su'aal hadi aad qof dhalinyara oo mustaqbal wanagsan inu dhisto raba misana hadaf leh maxaad dardaaran kama dambays ah siin lahayid. Calashan maxa lama huraana ood ii dardaarmi lahayid. Mahadsanid ustad mubaarak haadi

  • @sabnamuhidin7889
    @sabnamuhidin78892 жыл бұрын

    mhad sanid macalin

  • @abdirisackadan9005
    @abdirisackadan90052 жыл бұрын

    SAXIIB MAHADSANID SIDA WANAAGSAN EE AAD HADAL KAGA NOOGU DHIGTAY EE CID WALBAA AAN FILAAYO INEEY FAHMI KAREEYSO.

  • @SANDUUQA_QISOOYINKA
    @SANDUUQA_QISOOYINKA2 жыл бұрын

    Walal waxan soo gudbinaa filmaantii u dambeeyay, oo af soomali ah, inagoo kugu soo gudbinayna qaab casri ah, filmka dhannah kugu tabinayna daqiiqado kooban, nagu soo biir walal ❤ 🙂..

  • @abdiveli4661
    @abdiveli46612 жыл бұрын

    Ustad horta awalan ani manta kuso biray chenelkan Wanaga badan then ani mida kaliya aan ku halagmay wa edenta dadka kalo specially kuwa ii dheh for example shalay qofkan cawiyo ama an garab is tago dhan wliba hadan malinteda an ka wayo gar gar an u bahna oo an ka heli garo wan jara qofkas hadana kama marmo isla anigi unba so ceshta qofka

  • @soccervids8777
    @soccervids87772 жыл бұрын

    wxan ka codsanaya wllky inaad dhalinyarada la wadaagto cilmiga diinta iyo kutubta asaasiga ah ee laga baran karo diinta si ay jahliga iyo shubuhaadka uga baxaan mahadsanid

  • @askar7190

    @askar7190

    2 жыл бұрын

    Waan kugu raacsanay wll, waayo dhalinyaradu sidey u badan yihiin cilmiga diinta way ka madhan yihiin.

  • @soccervids8777

    @soccervids8777

    2 жыл бұрын

    haa wll aad iyo aad ba looga dhacsan yahy xagga dhaqanka iyo diinta

  • @najuu4291
    @najuu42912 жыл бұрын

    Asc wllky allahkubarakeyo mangaraney yutubkaga kumana xirneen lkn buugaaga ayaa isoogaaray oo aan wlhi dhihikaro wxan kafaaiday wax intaan nolaa aanan faidin qeyr allahkusiiyo aadbuu icawiyay kadib ayan yutubkga soradiyay wanakuguxirnhy hda isbuuc qeyr allahkusiyo

  • @fardowzmohamed9582
    @fardowzmohamed95822 жыл бұрын

    Asc, I just I have one question, do I have to write my plans because for me I don’t have a time for it , but I do plan in mind I mean I know what I need to do when weak up and for the all year too, sometimes my all life, I mean is a writing it down is important?

  • @abdinouryousuf8846

    @abdinouryousuf8846

    2 жыл бұрын

    Writing your plans are very essential , I having your goals in mind is like dreaming, but writing them is like taking an action. Writing goals forces you to take an action to realize that goals. 10% of human being write their goals and make True.

  • @nasromohamud2625

    @nasromohamud2625

    2 жыл бұрын

    @@abdinouryousuf8846 şlşp n

  • @mahdicasayr6181

    @mahdicasayr6181

    2 жыл бұрын

    O

  • @ayanita124

    @ayanita124

    2 жыл бұрын

    Me Too

  • @historynerd7549

    @historynerd7549

    2 жыл бұрын

    Very important to have 📝

  • @abdirashidalijilley6452
    @abdirashidalijilley64522 жыл бұрын

    Sxb maantaan adkey your videos from Suhayb sajid.ustaad ada mudan in subscribed loogu qabto.

  • @qadiijaali8322
    @qadiijaali83222 жыл бұрын

    Mahad sanid ustaad wax ayaa halkaajali kaala socon hiray lkn 2 sano lasoo dhafay wey iga duwaley maada aan koorasyo gaar kaqaatay PHD ku mahad sanidiin 2 ustaad

  • @TheCagane1
    @TheCagane12 жыл бұрын

    Bugga Garadso inta aad Gursan xageyn kan helaa walaal.

  • @abdirahmaan_2023

    @abdirahmaan_2023

    2 жыл бұрын

    Xagee joogta waa diyaar

  • @quran1138
    @quran11382 жыл бұрын

    Asc mubaarak walal waxaan kaa iibsaday buuga garaadso intadan guursan. Online ayan kaaga gatay iimana so dirin muddo labo bil kaso wareegtay ee maxaa qaldan ?

  • @MubarakHadi

    @MubarakHadi

    2 жыл бұрын

    Waan ka xumahay walaal Cumar in buuggii ku soo gaadhi waayay. Email iigu soo dir walaal: Mubarakhadi@gmail.com

  • @zakariaadam3138
    @zakariaadam31382 жыл бұрын

    Actually,enough for me t read the comment suctions instead of watching 40 minutes of video edited(I carry the content none offensive way)🤓✍️🤠

  • @akramalhadadi8832
    @akramalhadadi88322 жыл бұрын

    In macalin ama tajir lanoqda guul ma ahan guusha dhabta waa rali ahanshaha rabigaga allah ad rali galiso ayaa ah guul miro leh lkn waxban bartay saladeyda way dayacan tahay tasi gul ma ahan waxa allah ad kula hortageso qiyahama ah waxa shaqesatay inad ifahantan rajena I.a dhamantena Allah waxa kabaryeena inuu qatumada wngsn nagu dilo ameen

  • @rahmaibrahim4742

    @rahmaibrahim4742

    Жыл бұрын

    Amiiin amiiin wll waarn taasa dhaba

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish2 жыл бұрын

    Ku baro English ka Af-somali kzread.info/dash/bejne/ZpV9waWyXb3Kg6g.html

  • @faisaldirir9985
    @faisaldirir99852 жыл бұрын

    Ustaad hal su,aal shakhsiyad adiga oo kale ah inay soo baxdo ma waxay Ku xidhan tahay inay Wax bartaan oo Wax akhriyaan Mise waxa kaliya sidan noqon Kara Cid u dhashay falsafada?

  • @landpower9907
    @landpower99072 жыл бұрын

    qofka jaahilka waxa lagu garta bug bu moodaya in lagu noqdo qof wax oog kkkkkkkkkkkk waliba walahi mahad wa rufiiyan wajiigisa nacaladi allah ba ku taala kkkkkkkkkkkkkkk

  • @MubarakHadi

    @MubarakHadi

    2 жыл бұрын

    Land power, walaal wax aqoon ah miyaad ii leedahay. Mahad se waa ayo. Illeen aniga Mubarak bay hooyaday iyo aabahay iila baxeene. ?

  • @MustafeAbdi-vf2ev
    @MustafeAbdi-vf2evАй бұрын

    جزاكالله خير الجزاء

  • @NimoAhmed-jc5my
    @NimoAhmed-jc5my2 жыл бұрын

    Mahadsanid ustaadiii

  • @user-it1lx7lt2d
    @user-it1lx7lt2d11 ай бұрын

    Sax

  • @carafadcabdi-ob5ss
    @carafadcabdi-ob5ss Жыл бұрын

    Masha allah

  • @nashadali9846
    @nashadali9846 Жыл бұрын

    Masha Allah tabarakkallah wllo Mubarak haadi Allah ha ku sharfo

  • @martenmohamed2972
    @martenmohamed2972 Жыл бұрын

    Shukran Teacher Mubarak 🙏

  • @tasnimarabali
    @tasnimarabali Жыл бұрын

    step ken kabilaba wax akhriska

  • @Jirjiroole
    @Jirjiroole Жыл бұрын

    2023 ayaan rajaynayaa inaan qaato cadoiyinka wanwanaagsan sida imaan habeenkii xili hore seexdo subixiina xili hore soo.kaco