5 kaniiniga la isaga soo turo ilmaha ayan usheegay ee maku dambaabaya Dr maxamdu shibli

xalqada 5aad su'aalo iyo jawaabo
5 -Gabar baa sino ku dhacday aan isnaqaano talo ayay iweydiisay iyo sida la isaga soo ridi karo, anna waxaan usheegay dawadii lagu soo ridi lahaa iyo magaceeda kadib, waxay igu tiri iisoo gad anna waan kadiiday ee sheekhow haday soo gadato dawadii aan usheegay kadib canugii ay kusoo riddo dambi miyaan ku leeyahay.?
waxaan qaaday uur sharci darro ah mana rabo inuu calooshayda kusii jiro inaan soo ridana shareecda ayaa diiday ee Ilahay ma baryi karaa si uu usoo rido?

Пікірлер