ISKA SOO XAAQ ILMAHA!

FADLAN LIKE, COMMENT IYO SUBSCRIBE II SAARA.
FOLLOW MY SOCIALS:
INSTAGRAM: FARTUSHH
SNAPCHAT: FARTUSH
SONG: CHRONIXX- LIKES

Пікірлер: 406

  • @abdurahmanosmanmohamoud3372
    @abdurahmanosmanmohamoud33724 жыл бұрын

    Ninku wuu saxanyahay dhawr qodob awgeed: 1-Naagaha somaliyed marka laguursanayo waxay ka dhigan tahay nin shirkad ganacsi furanaya qarasha aya kaga baxaya sida hibadii,meherkii , gurigii iyo xafladii arooska dhaman ninka la saaraya 2_ ninkii oo sifir aha hadana hadii uu codsado caruurta ayanu sugno ilaa Sanad waxay ku odhanayan waa nin aan ku jeclayn dumaraw dhinac isugu baydha ama ninka waxana aduuna ka qafiifiya ama hadu codsado caruur dib inoogu yara dhiga inta wax inoo biirayaan oo ballan la gasheen hakaga bixina miskiinka ballanka.

  • @queenqurux65

    @queenqurux65

    4 жыл бұрын

    Ilaahay wuxu ku yidhi anigaa arsaaqaya qof aan iiman lahayn ayaa ka fikira waxa uu ilmuhuu dhali doona cunayo

  • @naagnool4127

    @naagnool4127

    4 жыл бұрын

    abdurahman osman mohamoud Kaas adiga miyaa waaba ka shakiyay? Aqli xumidaa hishiis kasta oo lagalo waxaa kadaran ilmo ilaahey siiyay nin dhahaayo soo xaaq, gabadhaas ilaahey inow dhib ka bad baadinayo ayee ila tahay. Nin dhahaayo ubadkeyga soo xaaq kaas nin maahan walee waa dhoocil bilaa damiir iyo diin ah, xayawaanka xitaa ilmihiisa ma dayaco. Teeda kale ninkaan gabadha wuxuu ka bixiyay ma adiga og? Kaas mid wax bixiyay maba iila eko ani. Haduu uur rabin inow isaga xitaa is ilaaliyo bey eheed, kondom ayaa jiro nin idhahaayo ilmo ha ii dhalin maba guursadeen ani

  • @abdalleabdi2244

    @abdalleabdi2244

    4 жыл бұрын

    Ninkaa Abdirahaman waa sax sanyahay hablaw hadaa nala heshiisan hanagaga bixina hadhawna markuu jeebku yara gaabto waxaa odhanaysaan nin lacagle ayaan rabaa

  • @saynabkayse3558

    @saynabkayse3558

    4 жыл бұрын

    @@abdalleabdi2244 kkkkkk Lacag wax matarte iimaanka qaaliya

  • @blossom8569

    @blossom8569

    4 жыл бұрын

    @@abdalleabdi2244 adi arsaaqada iyo lacgtaa sheegesid inuu ilaahy ku siiyay maba ogid miyaa barina uu isaga kudiin kro hdaa heesatidna kaa qaadi kro?

  • @haniahmed3481
    @haniahmed34814 жыл бұрын

    Naa waa xaasid aan ilmo kula rabin ee ilmahaaga ha iska soo xaaqin Ana ilaahay waxaan ka baryayaa inuu ilmo isiiyo baariya

  • @fardowsahussainadontialle8036

    @fardowsahussainadontialle8036

    4 жыл бұрын

    yabi owlad salah ha kugu arsaqo abyo

  • @zeinabzeinab4338

    @zeinabzeinab4338

    4 жыл бұрын

    Allah wukusin inshallah Allah Kabari marwalba

  • @haniahmed3481

    @haniahmed3481

    4 жыл бұрын

    Aaaamiin abaayo mahadsanidin

  • @jamalfaras5063

    @jamalfaras5063

    4 жыл бұрын

    Abayo ilahay awlaad khayr qabta haku siiyo

  • @hibshass.4544
    @hibshass.45444 жыл бұрын

    He is very wrong, it's a test from Allah there are so many people trying so hard to have kids, it's a blessing from Allah he should be grateful, AstqfiruAllah

  • @cabdicabdilaahi6481

    @cabdicabdilaahi6481

    4 жыл бұрын

    Wlahi that is true there is a lot of people that pay a money to have child I think this guy is insane

  • @zamzamabdul1448

    @zamzamabdul1448

    4 жыл бұрын

    absolutely alxamdullilah inee dhahan and let them experience this beautiful journey

  • @abdifatahzak5133
    @abdifatahzak51334 жыл бұрын

    Reaction kasoo bixi video yoogaga darisle iyo ck ay reaction kasoo bixiyeen Sidaad u aragto reactionka ay kaa bixiyeen inta igu raac san like saara pls 😭😂👇

  • @arafoomar358
    @arafoomar3584 жыл бұрын

    Wa niin aan rabi awlod subxanallah Iso duceya aniga sadex Sano aan sugeeya awlod Allah ino iku aarsaqo

  • @iqroxildiid1827

    @iqroxildiid1827

    4 жыл бұрын

    Aammin Alah ku siiyo kuwa cafimd kab oo baari ah diindooda ku wanagsn oo qeyr qabo

  • @arafoomar358

    @arafoomar358

    4 жыл бұрын

    @@iqroxildiid1827 amin ya rabi ideelken

  • @fadumocali6797

    @fadumocali6797

    3 жыл бұрын

    allaah haku siiyo

  • @Sheekhmustafahaajiismaciil
    @Sheekhmustafahaajiismaciil4 жыл бұрын

    Fadlan walal nagu so biir hada kheerka jaceshhy mhdsanid 😔🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @queennaazia1378
    @queennaazia13784 жыл бұрын

    Asiga yee raali galinin ee allah swt ha raali galiso

  • @cutiepie9536
    @cutiepie95364 жыл бұрын

    I think that guy is really immature because when he wasn't ready for baby then y did he get married because the main thing that people get married is to build a family but when he's saying that the girl should abort the baby is he insane or what. This really frustrated me a lot 😡 that man doesn't deserve to be called a man that's what I believe because he isn't ready to accept his child how shameful is that

  • @bashirjama5820

    @bashirjama5820

    4 жыл бұрын

    I agree with u sister

  • @adnanahmed7570
    @adnanahmed75704 жыл бұрын

    Subxanallah oo markii hore maxee isku aroseen hadii aysan rabin caruur subxanallah dad ayaa la caruur dana wa ay iska so xaqayaan 🥺

  • @halimah7164
    @halimah71644 жыл бұрын

    Waxaa u malaynayaa in ninkan uu leeyahay reer kale iyo ilmo kale oo miskiintan uu rabay inuu ku nasto bes

  • @calidaahi5528
    @calidaahi55284 жыл бұрын

    Asc fartuun abayo waxasu hadal mahan ninkaa gabadha marabin waxuu rabay inuu laraxeysto gabadhana waxan lenahay ilmahaga hasoxaqin inta ninraligalin laheyd ilahay raaligali abayo

  • @susumohd5212
    @susumohd52124 жыл бұрын

    Ur advice is way enough to even comment fartunnnn👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻 bless u gal ❤️❤️

  • @sucad6438
    @sucad64384 жыл бұрын

    Subxanallah dadna way radinyaan qarna way iska ilaalinayan ilahay ka baq wll 😞

  • @husseinabdimohamed1075

    @husseinabdimohamed1075

    4 жыл бұрын

    agreement of family 2020

  • @jwxo9313
    @jwxo93134 жыл бұрын

    Subhanallah 😢😢😢 He is not worthy to share life with her period Leave him and keep your baby plz

  • @SagePearls
    @SagePearls4 жыл бұрын

    Why is he acting like she did the deed by herself

  • @munasheikh7214

    @munasheikh7214

    4 жыл бұрын

    @Burhan Mohamed Abdulkadir aad io aad

  • @asiyaahmed5182

    @asiyaahmed5182

    4 жыл бұрын

    @Burhan Mohamed Abdulkadir runta

  • @nimcowarsame5451
    @nimcowarsame54514 жыл бұрын

    Fartuuuuun! Love your video’s You look sooo good!! Love from Holland 🇳🇱

  • @kareemaahmed8243
    @kareemaahmed82434 жыл бұрын

    Mashaallah your makeup looks good 😍

  • @naagnool4127
    @naagnool41274 жыл бұрын

    Walee aniga iyo gabadhaas kala nasiib badnin! Anigana anigo arday ah baan guursaday ninkeyga maalin kasta iga baryi jiray ilmo aan dhalno ilaayo uu salaad habeenki xili danbe dukado and he was only 22

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis21994 жыл бұрын

    Alxamdulillah dad ba ilmaha lacag ku bixi iney uur bixiyen dadna sahal ayuu uyahey marka Alxamdulillah dheh ilmahaga heyso una sheg is not izzy to have kids because it’s gift from Allah not all of us keep pray and say Alxamdulillah them tell about your love one ☝️ be happy 😊 the first baby always amazing easy happy everyone . Be happy sister stay strong 💪 take care your self and good luck your pregnancy

  • @nahwatahir9002
    @nahwatahir90024 жыл бұрын

    Mashaallah my favourite youtuber hore uso soco abaayo ❤

  • @hoo3976
    @hoo39764 жыл бұрын

    it's seems like she's the one push him to get marry her sorry my broken Esl when aman doesn't want to you he will always find many excuse please tell her that is gifte from Allah don't do it who cares if leaves don't worry Allah is with you stay strong and pray Salah istaqarah inshaalllah may almighty make you everything smooth

  • @NazAxmed
    @NazAxmed4 жыл бұрын

    HAHAHA YOU'RE THE BEST! Never a dull moment when I watch your videos!

  • @seokjinkpop8649

    @seokjinkpop8649

    4 жыл бұрын

    Hey naz ikr I watch your videos MA

  • @NazAxmed

    @NazAxmed

    4 жыл бұрын

    @@seokjinkpop8649 thanks a lot! 🤗🤗🤗

  • @rahmaabdi5715
    @rahmaabdi57154 жыл бұрын

    Woooow mashallah...... My girl looking like a snuck🙂🤗. Fartun i just have one question xabiti when are u going live on insta? Lots of love 💕

  • @faizaabdi4916
    @faizaabdi49164 жыл бұрын

    FACTS ILAHAY HAKU XIFDIYO SIS ITS A BREATH OF FRESH AIR WATCHING YOU 💙

  • @marianali9559
    @marianali95594 жыл бұрын

    Wallaahi hooyada gabar ay dhashay fartuuneey. Good girl. Ilike it your answers wafankuulo.

  • @nasteexaqalanjo963
    @nasteexaqalanjo9634 жыл бұрын

    Fartuuneey walal dilamma kaygii wali kamaad soo jawaabine maxaa dhacay igu soo dhakhso wll plz

  • @user-lx1cf9ke5m
    @user-lx1cf9ke5m4 жыл бұрын

    Asc fartun MashaAllah it's good advice jazakAllahu khairun keep on going dear

  • @liibanabshir5869
    @liibanabshir58694 жыл бұрын

    God is great dadna ilma ilaah inuu siiyo Makkah iyo Madina uadaan... That guy is crazy man , pray for him sister

  • @cawaaleabdisamad7160
    @cawaaleabdisamad71604 жыл бұрын

    Dabaal wayeee kaas ama maskaaxadu ka jiraan yahay awlaad Illaahay siyaay muxu kudida, Wabaa Nimcee, dad badan oo an haysan baa jiraa.

  • @bintuali8462
    @bintuali84624 жыл бұрын

    Maasha allah u lool gorgeous💜 from burco walaal 😘

  • @Naftauroon94
    @Naftauroon944 жыл бұрын

    Women/ Dumarkeena Waxaa ninka ku filan inta lagu dhaho “ilmo hadaa aad rabin, ha igu biyo bixin! Banaanka ku shub!” 😡 The only thing that’s needed to be said to men is “ if you don’t want children, don’t ejaculate Inside me! Pull out!” I’m so irritated! She tried, got sick! He couldn’t use rubber? He couldn’t pull out? WHY IS IT HER RESPONSIBILITY??? 😡 Sometimes it feels like Allah blesses those that are undeserving, but who am I to say who is or not when Allah picked him to be a potential father! SubhanaAllah!

  • @adnaahmed1292

    @adnaahmed1292

    4 жыл бұрын

    Fikirkaaga 50% waan kgu raacsanahay laakiin taydaa waxay tahay mar hadii heshiis lagalayo sand ilaa 3sano haba ahaate wxn dhihi lha banaanka hla kla joogo marba hdan cruur mudadas lo baahnayn marky wax tbcadan xolo o ay diar nqdaan hlys guursado ilaahy aya arsqda bxiye

  • @dhekaosman6283

    @dhekaosman6283

    4 жыл бұрын

    10000%kuugu racsanahay

  • @naagnool4127

    @naagnool4127

    4 жыл бұрын

    Nasteho Hirsi Ama candhadiisa inuu kondom gashto haduu ilmo rabin

  • @guledomar414

    @guledomar414

    4 жыл бұрын

    Nasteho Hirsi nafaqa la rabaa in lagugu shubo 🔥

  • @nw4086
    @nw40864 жыл бұрын

    Mash Allah good advice

  • @mahamedkagawa6161
    @mahamedkagawa61614 жыл бұрын

    Gabarey sharaftada ilaasho mustaqbalkaga haku ciyaarin ha ceebayn wllka wlsha iyo famliygaga

  • @jiijoali3131
    @jiijoali31314 жыл бұрын

    Fartuuney mcnto liketa in ey dadka arkaan madaa iska xiray mise shirkada KZread ka quruxey waku jeclahay dhib haii arkin ❤🙏❤

  • @dhoolali7869
    @dhoolali78694 жыл бұрын

    Ninkaasi mustaqbal marabo gabarey

  • @KINGMOHA5388

    @KINGMOHA5388

    4 жыл бұрын

    walaal susbcribe iigu caawi

  • @cafimatkadrtalosiin1965

    @cafimatkadrtalosiin1965

    4 жыл бұрын

    Setahay dhool

  • @cafimatkadrtalosiin1965

    @cafimatkadrtalosiin1965

    4 жыл бұрын

    Wa runta

  • @truelife6820

    @truelife6820

    4 жыл бұрын

    Wlh runtada waye xbbti

  • @cafimatkadrtalosiin1965

    @cafimatkadrtalosiin1965

    4 жыл бұрын

    @@truelife6820 wall inan kula so xiriran raba xage kala so xarira

  • @hannahdirie9321
    @hannahdirie93214 жыл бұрын

    Wowow masha allh fartuun cadey seethy abyo sow ma wacnid alx sxb kula socda video wlba ad soo dhigto kula socda ❤❤❤❤❤❤❤💋💋

  • @ayaaninamohamed2543
    @ayaaninamohamed25434 жыл бұрын

    Keep going abyo fartun😍😍😍😍

  • @umeymaonline703
    @umeymaonline7034 жыл бұрын

    Masha Allah gabar caqli i sxp ah

  • @ayaansiciid765
    @ayaansiciid7654 жыл бұрын

    2:15 waali cas waa labbo kala daran Haday lacag aanay haysan u sheeg qof walba irsaaqadiisa ayuu wataa laga yaabaa in ilmo insaaq ama lacagta nii siyaadiyao sidii qisadii Ninkik faqiirka ahaa ee nabi muuse u imi

  • @cafimatkadrtalosiin1965

    @cafimatkadrtalosiin1965

    4 жыл бұрын

    Ayaan iwaran

  • @hafsasheikh2416
    @hafsasheikh24164 жыл бұрын

    Outfit details abayo please

  • @meanpplsuck37
    @meanpplsuck374 жыл бұрын

    Yes Sis! tell it like it is. So much respect to you wallahi. Having a child is a blessing (hadiyyad) a gift indeed from Allah SWT. Truly hoping this man realizes that he needs to fear Allah and be grateful for the blessing that has been bestowed upon them instead of forcing his wife to murder an innocent baby.

  • @ashaali796
    @ashaali7964 жыл бұрын

    My sister I will give I advice don’t do it because of him that baby is your gift from Allah and Allah knows what is best for you that baby Will be your sunshine please keep it don’t listen to him

  • @yusraahmed6785
    @yusraahmed67854 жыл бұрын

    Fartun qurux waan ku salaamay baayo❤️❤️

  • @falisabdullahi6985
    @falisabdullahi69854 жыл бұрын

    Yas🔥😍💕💕 Fartuun qali💖

  • @cayuunmostapha5565
    @cayuunmostapha55654 жыл бұрын

    ♥️😂🤣🤣Excellent ✅ taas aya been eheen wallahi 🥺♥️ Awladaada dheel dheel ma ahan 😍

  • @hanadmuhanad7145
    @hanadmuhanad71454 жыл бұрын

    Fartuun mashallh best life couch🙏 keep going siz

  • @Habiba8810
    @Habiba88104 жыл бұрын

    me too i don’t like keep going great advice i

  • @sudancalisuldan1628
    @sudancalisuldan16284 жыл бұрын

    Mansha allaaaha dumarka ad u wacadi sister

  • @abdig7562
    @abdig75624 жыл бұрын

    Fartun waan ku salaamey walaashey.

  • @bashirjama5820
    @bashirjama58204 жыл бұрын

    This girl is very smart manshallah

  • @seynababdile6147
    @seynababdile61474 жыл бұрын

    Masha allah waa talo wanaagsan keep going💓💓💓

  • @mustaqbalabdiweli
    @mustaqbalabdiweli4 жыл бұрын

    First 3 yrs guurkeyga ma rabin ilmo waana sugey . Sabab. 1) si aan nolol usiiyo cunugeyga 2) si aan hooyo fiican noqdo 3) mustaqbalkeena odayga isbarano inta aanan ku ordin ilmo. Curedkeena waxaanu dhalney anaka oo diyaara!! Allhamdulillah xitaa tagney waxbarashada caruurta!! So its good 2 wait with the kids. Abortion/ ilmo xaaqid waa daa dil camal diinta!!

  • @idirisismail4845
    @idirisismail48454 жыл бұрын

    I like it your idea 🌹🌹🌹🌹🌹👸👸👸

  • @siciidmohamed3059
    @siciidmohamed30594 жыл бұрын

    Mahadsanid Abaayo malab Alle ha ku barakeeyo Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin...

  • @maryanmohamed5939
    @maryanmohamed59394 жыл бұрын

    Subhanlaah allaha ha u noqdaan dadaan heeysan caruur oo aaduun walbo ku waayeen

  • @dascas2211
    @dascas22114 жыл бұрын

    Maanshaa alaah wlo gabadh diinta ku adag ayaad tahay sida kaa muuqata alaah hakuu siyaadiyo wanaaga

  • @sagalismail1
    @sagalismail14 жыл бұрын

    The guy is really disrespectful telling her to get an abortion. Mansha allah sis, your advice was really good

  • @ayaansahalyuusuf9482
    @ayaansahalyuusuf94824 жыл бұрын

    A. B. C. Sister. Keep going 🔥🥰

  • @fatomhassan6701
    @fatomhassan67014 жыл бұрын

    Please your beautiful mum don't lose your Baby is a gift from God Ramadan Mubarak🎈🌹

  • @nasiimali7828
    @nasiimali78284 жыл бұрын

    Asc wllhey dhaman caafimaad idiin rajeenaa Iisoo duceeya xooga waa xanuunsanahy insha Alah

  • @saaliatoona272
    @saaliatoona2724 жыл бұрын

    Fartuun abaayo waan ku taageera markastana voe yaaga waan dawada ... Taloo yinka aaad bixisid aad iyo aad bey u fiican yihiin . Fartuun mansha allaah weeye taloo yinkaga . حبيت اختي ان اقول لك استمري يا مبدعة 🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗

  • @fardowsahussainadontialle8036
    @fardowsahussainadontialle80364 жыл бұрын

    Alxmdulahiii walhi waxan jiraa 22 sana waxn hayst labo caru aha waxksta oo dhaca oo kala kulmo adunka waxn ku ilowaa gabdhehe alxmdulahiii abyo caruta waa qali hayaso oo rabi barii on ku shukrii

  • @Layla6793
    @Layla67934 жыл бұрын

    Ma Sha Allah Edo qaali Ilaahay ha kuu siyaadiyo quruxda kartida iyo kalsoonida buuxda.

  • @ayanabdulahi9346
    @ayanabdulahi93464 жыл бұрын

    asc abyo ilmaha hadii aad soridid adimiyaa og kule inaa dhali iyo inkale allahu aclam ilaahi kabaq

  • @bashirjama5820
    @bashirjama58204 жыл бұрын

    I think this guy is not disrespectful and doesn’t have any love towards her

  • @bashirjama5820

    @bashirjama5820

    4 жыл бұрын

    Disrespectful

  • @mardiyagardad8304
    @mardiyagardad83044 жыл бұрын

    Fartuun seey tahay ayaad ula talisay, mashallah!🙏💖

  • @mustafeibr1040
    @mustafeibr10404 жыл бұрын

    *Wcs FartuuuN sister keep going*

  • @qaaliabukar8187
    @qaaliabukar81874 жыл бұрын

    Mansha allah fartun aqaliga haku dayo

  • @isramohamoud2588
    @isramohamoud25884 жыл бұрын

    mashalah fartun cadey 💕 maskaxdada allaha ku daayo

  • @sadia8836
    @sadia88364 жыл бұрын

    اعتقد انه متزوج وعنده عيال و هي تزوجها من أجل المتعه و مايبي منها اطفال !!!! و يفكر يطلقها بعد ٤ سنوات انا هذا رئي و لا مافي انسان ما يفرح لو زوجته حامل

  • @aaminaahmed6619

    @aaminaahmed6619

    4 жыл бұрын

    اكيد معقول لأنو ما في شخص لا يفرح بأغلى هدية اللي اعطاه الله سبحانه وتعالى

  • @sadia8836

    @sadia8836

    4 жыл бұрын

    @@aaminaahmed6619 صحيح الرجال هالايام ينخاف منهم يقولك بروح الشغل و تشوفيه تزوج وعنده بيت تاني

  • @libowalmahdialmahdi410
    @libowalmahdialmahdi4104 жыл бұрын

    Mnsha Allah

  • @umusajdamuhammad7723
    @umusajdamuhammad77234 жыл бұрын

    Subhana Allah waxad sameysa walalo ilahaygaga kaa baaq ee ilahay aya kulajira wayo badalka aad naaf goynilaheyd...furtun abayo ilahay haku xafido wayo ad iyo ad ayan ilahay uu xasusisay

  • @handimohamed8153
    @handimohamed81534 жыл бұрын

    Hababti Fartun Masha allah You are smart ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @saynababdi8407
    @saynababdi84074 жыл бұрын

    Ma waxaa laraaligelinayaaa nin mise illahay ayaa mudan inlaraali geliyo oo wuxuu raalikayahay lasameeyo in ilmo lasoo xaaqo haday agtiisa katahay wax fudud illahay xagiisa kuma ahan oo cadaab baaku mudan kartaan

  • @jamalfaras5063

    @jamalfaras5063

    4 жыл бұрын

    Mansha Allah sis, hadal qiima badan ayaa u sheegtay

  • @cafimatkadrtalosiin1965

    @cafimatkadrtalosiin1965

    4 жыл бұрын

    Wa runta zenab abdi

  • @saynababdi8407

    @saynababdi8407

    4 жыл бұрын

    Thanks wll jamal faras

  • @saynababdi8407

    @saynababdi8407

    4 жыл бұрын

    Mustaf Hassan Thanks bro

  • @cafimatkadrtalosiin1965

    @cafimatkadrtalosiin1965

    4 жыл бұрын

    @@saynababdi8407 adiga mudan wall macan

  • @bashirjama5820
    @bashirjama58204 жыл бұрын

    I like your show sister

  • @faisohot
    @faisohot4 жыл бұрын

    Sxbey guurka maheen miyaa mid mustaqlkeee ku gashay dhaqankena iyo diinkeenaba maha sidaas

  • @naagnool4127
    @naagnool41274 жыл бұрын

    Uur haduu rabin in ow wixii heysto bey aheed nijaaska

  • @bashirjama5820
    @bashirjama58204 жыл бұрын

    Fartun sister you gave a great advice to the girl

  • @mohamudosman1919
    @mohamudosman19194 жыл бұрын

    Qof masha allah aa tahay

  • @ugbaadcismaan9162
    @ugbaadcismaan91624 жыл бұрын

    Adiguba caqli baad ledahee wll Allah kacabso oo ilmahaaga dayso

  • @hafsoabdi6896
    @hafsoabdi68964 жыл бұрын

    Talo fiican ayaa sisey abaayo waan kugu ogaakartidaas 😍😍

  • @bashkadirie3593
    @bashkadirie35934 жыл бұрын

    Sis why did u stop posting dilema on insta

  • @boqoradihhawenka8359
    @boqoradihhawenka83594 жыл бұрын

    Awlaad hadu ilahay kuziiyay ku xamdi naq oo mahad ilahaY uceli♡hadanad upad lahaYna ilahaY hkugu deQo daadxey

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji40774 жыл бұрын

    Abaayo wxn ku dhihilahaa ha iska xaaqin ilmaha alle talada saro ilmahas irsaqadiisa allaah ayaa haayo wx uma weyneysid ee ha iska xaqin

  • @dascas2211
    @dascas22114 жыл бұрын

    Alaah hakuu siyaadiyo wanaaga qoftaasna ha tuso xaqa hana gargaaro

  • @hamdadanan801
    @hamdadanan8014 жыл бұрын

    2:25 Fartuneey sheekadana hore bada uga sheekeysa sister

  • @maimunamohamed9308
    @maimunamohamed93084 жыл бұрын

    Aniga waxan ugulatalinaya in aaad ilmhaas iskasoxaqin plz don't abort..walahi pregnancy is a very beautiful thing hadhow waad kufaxi donta cunugaga... abayo stay strong.. uurka haiska soridhin. ..

  • @nasromahad7550
    @nasromahad75504 жыл бұрын

    Masha Allah waa latalisay talo wanaagsan Nicmada Alle dad badan ma oga

  • @marianali9559
    @marianali95594 жыл бұрын

    Maasha allaah hooyo good girl you give good advise some body doesn't have a chance to have baby's or Allaah didn't give them . Ged rid of him his edia. Have your baby God knows who will have latter. Or who appreciate letter.

  • @sumayasalat9107
    @sumayasalat91074 жыл бұрын

    This is not a marriage wlhi it’s a contract and that man he’s very in mature

  • @deqofarah3136
    @deqofarah31364 жыл бұрын

    Fartuun I like the way you said family ka ku ceebee that's how beautiful our culture some cultures like cadaan they said you yeah adaa kabaxay balantii but our culture ceebee dadka u sheeg that's how pure your my Sister Noolow fartuun

  • @KINGMOHA5388

    @KINGMOHA5388

    4 жыл бұрын

    walaal subscribe iigu caawi adigoo mahadsan

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq61314 жыл бұрын

    keep going sis

  • @nesraabdi7113
    @nesraabdi71134 жыл бұрын

    Taalo fiican and sisey wallah

  • @ismailhaaji9213
    @ismailhaaji92134 жыл бұрын

    dad ilmo ayee raadinaayaan dadna iska soo xaaq ee dhahaayaan Allow adaa joogo Ilaahey ka cabso nio Alxm dheh nio

  • @hodmanabdi5293
    @hodmanabdi52934 жыл бұрын

    Subaxana alllah gabdhaaas awalba way ku qaldanayd inay shurudaaas aqbasho ta labaaad in qof noool aaad disho wa danbi weyn illahay ha cabso wllo ooo ninka indaaad asaga dooorado illlahay ha ka tegin wa danbi inaa qof nool dishaaaa

  • @munaalibowne9576
    @munaalibowne95764 жыл бұрын

    Wlshy fartuun i love you so much wlhi dar illaahay kuu jeclahay.... Abaayadan waxan kula talin lahaa intaa gacan ku dhiiglo noqon lahyd. Wll isaga ha iska baxo adna bby gaaga korso illaahay kuu barakeenaayo lkn soo bixi plz ha yeelin wll thanks 🙏🏻

  • @ruquyomohamed4099
    @ruquyomohamed40994 жыл бұрын

    Masha allah

  • @hassankediye1545
    @hassankediye15454 жыл бұрын

    I like you videos

  • @ahzaab553
    @ahzaab5534 жыл бұрын

    Tonight your so beautiful sister not like ather nights. Joking your always look good dear wish you long live .🇸🇴🇸🇴🇬🇧🇬🇧

  • @zay7968

    @zay7968

    4 жыл бұрын

    Washington that’s a backhanded compliment🤨 iska hayso

  • @fadumoahmed835
    @fadumoahmed8354 жыл бұрын

    Fartiun sxb wan ku tageraa ee inteen kala soo xariira!!