No video

40 sanno xog uu hayay ayuu badka keenay || Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977 kii

Пікірлер: 123

  • @axmeddaahir9459
    @axmeddaahir94592 ай бұрын

    Nin wayn oo waaya arag ah o nolo adag soo maray weeyi Alaha shafro waxa aad iso jitay Hdalkiisa u danbeeyay e ah ‘kuwan ceelkayga ka dhasan jiray o wadad janan ah ban arkay iyo waligay dhidid kayga mooye waxkale ma cunin’ Oday iman qaba o dadki hore wanagsana kaharay weeyi Long life adero 🫶🏻💔🙏🏻

  • @abdiali6334
    @abdiali63342 ай бұрын

    Ilahy cafimadka iyo cimriga hakuu dheereyo Adeer nafhurnimad gobonimada ad gayiga somaligalbed ad xogaga ugu hiilisay waxan kasoo salmayaa Dhagaxmadow marka kugu dhawayd magalo ahnta 🦁🤲

  • @abdulrazakbehi3071
    @abdulrazakbehi30712 ай бұрын

    Ilaahay ha ku xafido adeer waa aad daacad warantay weliba xog iyo sheekooyin inta badan inaad heysid waan huba ilaahay cimriga iyo caafimaadka ha ku siyaadiyo

  • @FartuumAhmed-ig5sk
    @FartuumAhmed-ig5sk2 ай бұрын

    Ilahay cimriga iyo caafimadka haku dheereyo abtiyo

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed87942 ай бұрын

    Yemeni waa cadawga somali, nimankii maatada somaliyeed sidaan ogaa ugalay baa maanta Somalia jooga meel kasta.

  • @mawlemagan
    @mawlemagan2 ай бұрын

    Somalida Waqooyi nimaan mujaahid ahayn ayay mujaahid ugu yeeraan. Xaajigaan ayaa mujaahid rasmiya. Alle ha dhowro askarigaan dalkiisa u soo halgamay.

  • @AhmedMohamed-tn5yg

    @AhmedMohamed-tn5yg

    Ай бұрын

    Askartii soo tii la laayey markii dagaalkii lagu soo jabay

  • @mohamedfalir1114
    @mohamedfalir11142 ай бұрын

    Mshllh waxan kafaiday hadii an mar socotaa an ahay oo an dhulka kusafrayaa ina biya badan an cabin ina wax yar kacaba moyee

  • @abdinoor2194
    @abdinoor21942 ай бұрын

    Cali axmed warsame Waxaad tahay waayo arag Wax yaabaha la yaabka leh ee aad ka sheekaysay ama dhacdooyinkaas waa xasuustaa marka laga reebo arinta adiga sida gaarka kuugu dhacday sida Jeelka Ethiopia Xamar ayaan Joogey markii laydin keenay waxaan xusuustaa Mudaharaadkii aa samayseen Waxaan xasuustaa Qabashadii AAdan Cadulle Gebiyoow Waxaad tahay Halgamaa ay ku dhacday Nasiin darro Ilaahay kasoo daayey cadow iyada oo Dalkiisiina Burburay oo laysu xasuuqayo Qabiil waayo wakhtiga xamar timaadeen dawladi ma Jirin ee waxay ahayd magac Tii danbena waxaad waxaad Somaliland la kulantay wakhti foodo iyo dagaal sokeeye Abaalkaaga ilaahay ayaa kuu gudi Waxaad nin niyad fiican Ilaahayna wuxuu kusiiyey cimri dheer iyo caafimaad qab Iyo inaad dhidid kaaga maasho Rag baaskii ka sheekee dumarna badhaadhihii Carruurta yar yari ma oga taariikhaha aad ka sheekayso Waa cibro Habaarka ku dhacay gabiyoow iyo sidii idiinla dhaqmay Yaab waa laydinka maarmaa Waa tii Garrabcase kale lagu diley 83 askari oo ilaa maanta Somali is weydiin Waa meelaha inkaartu ka dhacday Arinta Cali Samatar in si gaara loo eedeeyo waxay ahayd khalad weyn Waayo wadanka muu xukumin Maraykan waxaa joogey boqolaal sarkaal oo cid walba leh Miskiin baa misko la cuskado leh Yaabka kale markay is dilleen dadkii dulmiga ka dagaalamayey iyana waa lama ilaawaan in aad isweydiiso su’aashaa Waxaa xusid mudan ciidan loo qoranayo Qori iyo Caaqil Waan kugu raacsanahay inaad diido inaad qayb ka noqoto Alle haku xafido meel aad Joogto Waxaad tahay Matxaf

  • @AbdiMuse-kb6fz

    @AbdiMuse-kb6fz

    2 ай бұрын

    Waad ku mahadsantahay wll sida wax garadnimada ah ee aad ugu garowday una qodobeysay hadalkisii waxaaba yar dadka waraysigiisa dhamaysanaya Alle hku sharfo

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa6752 ай бұрын

    Fataal garaca oo ilaahii abuuray aan aqoon ayaa waxa uu iska dhaadhiciyay xabashi baanu walaalo nahay ilaahi soomaali nagadhigay xabashina cadawga u m s iyo kailashaay

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon77022 ай бұрын

    Ninkani baa haddaba Mujaahid dhab ah. Wareysigani wuu ka fiican yahay kuwa beryahan baraha bulshada ku badnaa dagaaladii sokeeye ee 80 nadii ee loo ekaysiinayey kuwan oo kale oo nin walba lagu sheegayey Mujaahid!!!

  • @goudhassanaden4627

    @goudhassanaden4627

    2 ай бұрын

    Dagaalkii 77 wuxuu ahaa dagaal aan laga fiirsan oo aan aad loo rogrogin dagaal caadifad ku salaysan waana dagaalkii horseedka u noqday burburkii Soomaaliya.

  • @abdirahmandahirabtidon7702

    @abdirahmandahirabtidon7702

    2 ай бұрын

    @@goudhassanaden4627 Haa Qorshe iyo siyaasad ahaan waxbaa kale qaldanaa, lkn ujeedo ahaan wuu saxnaa. Lkn waxa ka xumaa kuwii jabhadihii reernimada ku saleysnaa oo iyagu aan strategy lahayn ee dalka burburiyey.

  • @goudhassanaden4627

    @goudhassanaden4627

    2 ай бұрын

    Waxaas oo dhami waa cidhib xumaddii taliskii ciidamada qalabka sida oo aan odhan karo runtii way ka aradnaayeen diplomaasiyada waayo waxaan xasuustaa Markii Ruushka la saaray ayaa mar kaliya Maraykan,Ingiriis iyo Fransiiska ka qaadeen Soomaaliya cunaqabatayntii xagga hubka Arintu markay Halka maraysayso Ayaa Maxamed Siyaad Barre u dhoofay Ruushka hadana mar qudha ayay Soo celiyeen cunaqabatayntii hubka.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    2 ай бұрын

    Mujaahid muxuu ciil kugu dilay Haa SNM mujaahid bay ahaayeen nin waliba cadaw giisuu ku ji haaday Isaaq wuxuu ku jihaaday gaalkii waynaa iyo gaaladii Soomalida ahayd ee nagu so duushay ,Kuwa ku duulay Itoobiya Mujaahid lama odhanjirin Nimanka ku duulay ee maal iyo xoolo kaga dhamaadeen isaaq bay ahaayeen

  • @abdirahmandahirabtidon7702

    @abdirahmandahirabtidon7702

    2 ай бұрын

    @user-sz7sn2rv9r Ma jirin cid si gaar ah wax u gaadheen waxa uu ahaa dagaal sokeeye. Jabhadaha Xabashida watayna dad badan bay xasuuqeen. Waa la garanaya 1991kii sidii ay wadanka u dumiyeen, u bililiqaysteen, warshadihii u furfurteen, xadhkihii korontada Ethiopia u geeyeen illaa dagaakii 1994.

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5xАй бұрын

    Walahi wan bilabay waana nameystay ducada iyo dacadnimada dadnimadaada kahoreyso damac dil iyo boob wuu kabad baaday alaahey ha xifdiyo aduun iyo aaqiro xalasha quuta wad bad badeysaane

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainmentАй бұрын

    Fadlan waraysi kale ka soo qaaad Adeerkan Mashallah 😍 Ilaahow cimrigaaga kuu dheeray oo arsaaqad badan ku sii yarab 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Yuusuf2Abakar2
    @Yuusuf2Abakar2Ай бұрын

    Maa Shaan Allah ilaah ha ku xurmeeyo

  • @Ladanabdii
    @LadanabdiiАй бұрын

    M.a alla maxa dalkan rag adag somaray allah cafimad iyo cimridheer kusiiyo akhirana JANO l.a🫡🫡💯

  • @cadnaancabdi6726
    @cadnaancabdi6726Ай бұрын

    Ilaaheyow ninka kaalme allow barakee wuu soo jabaye kuwasa wadanka ku dayacan

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud37982 ай бұрын

    Ilaahay ayaa tubta toosan solansiiyey,,,, alle ha ku xafido masuul.

  • @mohamedfalir1114
    @mohamedfalir11142 ай бұрын

    Hhhh 😂😂 libax weyaa war wuxuu waa askarii dhabaa agbadalasha ayuu iguu dilay halyay mshlh 😅

  • @FartuumAhmed-ig5sk
    @FartuumAhmed-ig5sk2 ай бұрын

    Masha allah tabarakallah Abtiyo Macan ilahay cimriga iyo cafimadka hakuu dhereey

  • @abdisamadabdalla7076
    @abdisamadabdalla7076Ай бұрын

    Halyeey Soomaaliyeed

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg66472 ай бұрын

    Mujahid Ilaahay haku dhawro

  • @mascuudfeysal8327
    @mascuudfeysal83272 ай бұрын

    Masha Allah

  • @SomaliRoyalFamily-pp7ez
    @SomaliRoyalFamily-pp7ez22 күн бұрын

    Allah haa ku xiftiyo halyay😮😢

  • @OHH2004
    @OHH20042 ай бұрын

    ጠቅላይ ሐረር Waa taliyihii Harar oo idil haystay 😊

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi62022 ай бұрын

    Maashaa,allaah Waa tala fiican in Aad ceel qodo

  • @ibra8409
    @ibra84092 ай бұрын

    ummada somaliliyed waa dad walalo ah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴faysal welcome baydhabo janay

  • @HeersareMedia
    @HeersareMedia2 ай бұрын

    Cali waa waaya-arag; xog taariikheed oo muhiim ah ayuu bixiyey.

  • @zakihussein9147
    @zakihussein91472 ай бұрын

    Cali Alle haku xafido Aakhiro iyo aduunba

  • @SafaAhmed-wx6zb
    @SafaAhmed-wx6zb2 ай бұрын

    Mansha Allaah Abtiyo Alle Cimriga ha kuu dheereeyo Abtiyo macaaan Aamiin Aamiin Yaa Rabi

  • @abdikarim8085
    @abdikarim80852 ай бұрын

    Weriye mahadsanid, xanuunka iyo tiiraanyada arintani wadato lama xisaabi karo. Adeer Cali Illaahay ha gargaaro!!!!

  • @daacadable
    @daacadable2 ай бұрын

    Hadii aad la yaabantahay sababta uu Soomaaligu arkaba uga shakisanyahay, reason is simple Somalidu Qoriga iyo Geele way kala dhacaan. Marka waxa uu ka baqayaa in Qoriga laga Qaato

  • @maxamedcilmi2338

    @maxamedcilmi2338

    Ай бұрын

    iyo weliba qaar cadawga u shaqaynayaa inay jiri karaan oo shirqool u dhigi karaaan,taasina way jirtay👍

  • @suadhassan1320
    @suadhassan13202 ай бұрын

    Maraggaa furan dawladdii M Siyaad iyo dawlad la’anta maanta intay isu jiraan waad ka markhaati kacday.

  • @SomaliRoyalFamily-pp7ez
    @SomaliRoyalFamily-pp7ez22 күн бұрын

    Hedee baa iga gadan😮

  • @user-es8py4vd9t
    @user-es8py4vd9t2 ай бұрын

    Wareysi cajiib ah:- Xaqiiqadii waxaan ahaan Team Medisin ICRC . waa Arrin jirta warka Odaga. Tirad ayaa yar ah . Tirad Somalida repatrtion 400 oo qofood er Ethiopia Miltery ay ku qabteen Dagaalkii 77 iyo 64 ku lagu qabtey xiligii ay SOMALIYA 4 sano oo keliya xoriyada heyseen Somalida. Waa Taariikhd aan l helmaami kareyen.

  • @Lovemesomedripppp
    @LovemesomedrippppАй бұрын

    Somalida waxaye ku badbadeye dhulka kooda ah ayey ku jabeenei kumana Aya nagala qaban laha.

  • @user-rd2je4nw6c
    @user-rd2je4nw6c2 ай бұрын

    libaax weeyi alle ha xafido

  • @bashirmohamed8532
    @bashirmohamed85322 ай бұрын

    Waa sheeko qof shacab uu ka sheekaynaayo,

  • @sadiosheikhabdi6202
    @sadiosheikhabdi62022 ай бұрын

    Mahadsanid Taariikhda cajaa،ib Bal aan iseeeydiina ee Macaan hadda Amxaata u u taageernaaa??? Doomaaliyeeu Adinka isbahaysta Aqli yeesha Soomali waa soomaali☘️☘️☘️☘️☘️☘️🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛🥛

  • @OHH2004
    @OHH20042 ай бұрын

    Banaadir channel Waa soo dhigay sheekadan 😂

  • @OHH2004
    @OHH20042 ай бұрын

    Waraysi aad u fiican soo badi waraysiyada Sidan oo kale ah oo dad kaladuwan oo deegano kala duwan kasoo jeeda siaanu waxuuga faaidno

  • @hah7064
    @hah70642 ай бұрын

    Soomaalidu waa dad war jecel dhaqan ahaan waxaanay isku salaamaan iiwaran. Waxa cajiiba sida xabsiga dhexdiisa aad radio u aoo geliseen ee xabashadii uga yaabsateen.. waa qiso cajiiba..hhh.

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli2 ай бұрын

    Sorry 40 iyo dhawr sano, waxa uusan sheegin, hadda ayuu u shegayaa, Ayaase u marqaati gelaya ... Sorry..

  • @dombirahassanjr
    @dombirahassanjr2 ай бұрын

    Waa runtiis Aadan Gabyow ayaa waqooyi gubay.1998kii Susan arkay cajalad uu leeyahay hala laayo iidoor Hargeysa Ogaadeen baa leh .

  • @ibra8409
    @ibra84092 ай бұрын

    faysal ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muheidinismailmose1083
    @muheidinismailmose10832 ай бұрын

    Asc, bal no kaa wayn Brent’s uu ka sheegayo Garoowe, 1970 ayaa gaasas baa Jogey,, 1978 inqilaabku markuu dhacday goon ciidan bay Garoowe ahayn die.

  • @maryanmohamedhaji9883
    @maryanmohamedhaji98832 ай бұрын

    Soomaalida waa hal qoomiyad ah oo isku luuqad ah isku diin ah marka ma yihiin bulsho lakala qaybinkaro oo xuduudo lagukala xiro sidii xoolaha loogu xiro mooro hadaba siyaasiga ku fakarayo xuduud gumaysi ha ogaado in waqtigaan la qaadankarin.gaalada caalamkana waxay ka caroodeen sida ay u jabiyeen dowladdii itoobiya oo kiriatanka ahayd.

  • @FAASH_MEDIA
    @FAASH_MEDIA2 ай бұрын

    Dharkayn geenyo , dabataag .saaxdheer. karin dabayl wayn qorilay .dhamaan deeganadas wan tagay wana ku nolaan jirey .waxay ahayen Difaaci hore ee cdxs . Wa dawlada ila hada miinooyinki lagu aasay wagaa dad bay ku qarxaan wlhi 😢

  • @AbdirahmanMaxamed1

    @AbdirahmanMaxamed1

    2 ай бұрын

    Laxwla Alle haka badbaadiyo umada.

  • @abdullahimohamed3066
    @abdullahimohamed30662 ай бұрын

    Igad 1986 ayey ahayd adinkana marka laydin qabanayo 1984 /1885 maxaqaldan shekadan

  • @jamalfarah708

    @jamalfarah708

    2 ай бұрын

    wax Barta lagama karo. adi waxaad qortay ma ujidid miya maxa khaldan!

  • @GareenMedia
    @GareenMedia2 ай бұрын

    Halyeey iimaan leh balse la arki waayey!

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid33202 ай бұрын

    Ilama aha cammuu in maroodi aagaa aad ka sheekaynayso joogay Maroodi qarniyo ka hor dabar go'een haddii wax ka sii noolaayeenna SaancadAlihii ayaa u qaxiyey xaggee iyo Sawahil

  • @xamarey8143
    @xamarey81432 ай бұрын

    inta kuu harteyna caafimaad ayaan kuu rajeyneynaa adiga iyo inta noolba aakhirana janatul farduus ilaahey ha idingeeyo aduunkana murga dambe ilaahey idinma tuso guul iyo gobanimo

  • @HardTalk1
    @HardTalk12 ай бұрын

    26:19 Markaa SSDF ayaa la socotay Ciidanka Ethiopian?

  • @akhalif579
    @akhalif5792 ай бұрын

    Koley cali baabuur lug burbursantahay iyo maxaabiis kale oo goobo caafimaad la keeno baan arki jirey inyar kohor intaan la isweeydaarsan. Nin kaftan badN buu ahaa baabur. Cidna macaash masMeyn jamhadihi iyo dowladi kCaanka in la rido waajib bey aheydse. Allaha cimri dheer cibaado wanaagsan haku siiyo.

  • @mohamedkhelif8442
    @mohamedkhelif84422 ай бұрын

    Kani wuxuu iila muuqdaa inuu sheekada abuuray sababto ah xiligaas somaalidu mabay kala shakisanayn oo qofba qofka kale walaalkii bu ahaa isna inuu aaminiwaayay nin ogadeen ah ayuu nosheegayaa Markaa sheekadiisu waa uun Hadee Hadee Hadee ! Waa xariif magac raadis ah

  • @AbdirahmanMaxamed1

    @AbdirahmanMaxamed1

    2 ай бұрын

    Caqligaagu ma wuxuu ku siiyay inaad Ninka Da'daa jiraa been inuu sheegayo ad u malayso. War qabyaaladu barigaasay dadka kaga saamayn badnayd imika ee dadka waaweyn waryso. sidan ay manta qabyaaladu dadka u saamaysay may ahaan lahyn, hadaan barigaa dadku aad u aqoonin. Dhanka kale dhul cadow madama uu joogay wuu ku qasbanaa inuu cid walba iska hubiyo xataa soomali ha ahaadee. Mahadsanid.

  • @maxamedcilmi2338

    @maxamedcilmi2338

    Ай бұрын

    Wll ma garan karaysid qofkani cida uu ku xidhanyahay iyo ciduu u shaqaynayo toona,marka xaaladaas oo kale jirtana basaasiini way jireen labada dhinacba lkn macnaheedu maaha inuu qabiil ahaan uga shakiyay.

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman73402 ай бұрын

    Xabashi hadda waa walaaladeen

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz2 ай бұрын

    Waa intaaalo loodhiso magaciisa sare loo qaado.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz2 ай бұрын

    Ssdf ayaa hogaaminaysay amxaarada.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz2 ай бұрын

    Hotel Nairobi kuyaal ayuu kudhexdhintay kolay waxbaw cabay xun.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari2 ай бұрын

    Cajaaib

  • @suadhassan1320
    @suadhassan13202 ай бұрын

    Haddii Gabyoow Hargeysa diyaarad la dhacay SNM Itoobiya wadata, Muuse Biixi Laascaanood oo dad Soomaali ah oo dhulka leh deggan yihiin, sow 8 bilood madaafiic lama dhacayn. Mise dhiiggiinu waa dahab ka Soomaalida kalena waa waxba yahay. Caqli xumo!

  • @AbdirahmanMaxamed1

    @AbdirahmanMaxamed1

    2 ай бұрын

    War nio muuse biixi dad shacaba ma layn si kasa. guryahan la leeyahy madfac baa lala dhacy maaha guryo si badheedha madfac loola dhacy lkn nimankii dagaalamayay ayaa intooy dhakada ka Koreen guryaha dadkii shacbka ahaa qoryo snepirsna ay qaateen aya ay Nimankii saraakiisha cidanka u ahaa ku madhiyeen iyo askari tiro beela. Mantana inta sarkiil Somaliland kaga baxday sniperskaasi tiro maleh. Madfacn la adeegsanayana maaha madfac casriya ee waa mid la qiyaasayo oo Marba meel ku dhacya. Taasana keentay inay guryo dumaan la yidhaana Somaliland laascaanood xsuuqbay ka gaysatay.

  • @eidahmed5090
    @eidahmed50902 ай бұрын

    somaliland iyo ethiopia dhib kama dhaxayne waxaa dhibkaa sababay koonfur oo na khiyaamaysay, oo coladna na dhex dhigtay

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed83682 ай бұрын

    Kani waa bilaa ixsaan , abaal laawe Uma mahadniqin dadkaa soomaaliyeed ee soo sooryayey

  • @cqaniaden7315

    @cqaniaden7315

    2 ай бұрын

    Naftiisii ayuu u huray, maxay cunto sheegaysaa, saxaray noqotaaye!

  • @user-bz9sf3mt8w
    @user-bz9sf3mt8w2 ай бұрын

    Kkkkkkkkk. Askattii balambal ka dagaalgashay Aabaheey oo hada nool ayaa 1977 ka dagaal galay. Lkn 1983. Mar dambay aheed

  • @ahmedaliali5066

    @ahmedaliali5066

    2 ай бұрын

    Aabahaa weydii Inuu garanayo ninkii Heystay madaaficda oo loo garan ogaa Cali Jaafuli.

  • @suadhassan1320
    @suadhassan13202 ай бұрын

    Odayga sheekadiisa maxaa ka qaldan! Maxaabiista 89kii dawladdii M Siyaad oo joogtaa la is waydaarsadaye, Waa maxay 1994kii baa nalaga soo daayey? Uma bogin oo wax badan baa khaldan.

  • @cqaniaden7315

    @cqaniaden7315

    2 ай бұрын

    Waa nin waayeela, waxa dhici karta in wakhtigu ka khaldamay.

  • @damaashadtv5672
    @damaashadtv56722 ай бұрын

    Adan gabiyow ma ayagaa lahadli karo waayo beelweeyn buu ka dhashay cali samatar ayaa u fududaaday

  • @amaranas8859

    @amaranas8859

    Ай бұрын

    Inta aad nin mujirima dufaacyso wli somali heshiis maaha ninkasta dulmi geeysta hayabta uu doono ha ahaade waa in lala xisabtama

  • @Maxamed-ym7xt
    @Maxamed-ym7xt2 ай бұрын

    wariyaha waxan ka codsan lahaa odaygan inuu kula taliyo inuu la,xidhii,dho taliska si,uu ugu biiro ciidamada maadaama dhamaan raggii kasoo ahaa ciidan tii somalia inay yihiin kuwo dhamaan tood la,siiyay darajooyin inuu isna qaato ka dibna hawl,Gab uu ku qaato musha harka

  • @omaryusuf7204

    @omaryusuf7204

    2 ай бұрын

    Sxb ciidanka hada soomaliya ayaa mushar loo hayin, mise waa kuwa hawlgabka ah, kkk. Soomaliya ma awood inay bixiso musharki askarti hawlgabka ah. Tee kale ninkan waa isaaq, miyaa kula tahay ina mushaar loo qori doono.

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz2 ай бұрын

    Gabadhii cabdiwaxid loo baxshay tolow manooshahay?.

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah26722 ай бұрын

    War Reer waqooyiyow Mujaahidka dhabta waa kan geesi geesi dhalay, lakiin kan been beenta ee Jambadii SNM iyo kuwii wadanka burburiyey ayaad buubuunisaan

  • @amaranas8859

    @amaranas8859

    Ай бұрын

    Nadal nadal dhalay anka snm baa nooga muhiimsan odyagaaa sheekadiisa

  • @ahmedabdi5805
    @ahmedabdi58052 ай бұрын

    Ninkani balaayo soo arkay

  • @maxamedaxmed9762
    @maxamedaxmed97622 ай бұрын

    dawladan dambe wixiiba way yaraadeen ?

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka25782 ай бұрын

    Maskaxiyan armuu u xanuunsanyahay odaygu

  • @MohamednuurYussuf
    @MohamednuurYussuf2 ай бұрын

    Uff uff war harigaan rinjigaada orod musqulaha mari ..iidoor intaad nin daarood ah magaciisa xasuusanaysaan ciil iyo cuqdad ayaad udhamaanaysaan... SNM iyo qabiilkaada issaq maxay kuu qabteen?. Shalayna qaran darajo leh ayaad ahayd, maantana rinjiiile ayaad tahaye

  • @dhashisheekhisaxaq9514

    @dhashisheekhisaxaq9514

    2 ай бұрын

    Xaarood cawana marka dawladi somaliya ma inu xaarood adooni lahayen iyad modaysay somali oo dhan iya dhisataye mida kala kani alifle iyabu aha rijina wa ka shaqeya halka sarkishu wawayna ee xaarood musqula Ama suliyada qurba dhaqan Ama maaydhan😂😂😂😂

  • @bashirmohamed474

    @bashirmohamed474

    2 ай бұрын

    Isaaq meeshu doono ha joogo waa dawlad nin qudha ayaa hore ugu xidhaa 40 sano ayay kaso daayeen hhhhh dhoore

  • @abdisaid6928

    @abdisaid6928

    2 ай бұрын

    KUWA LA XORAYNAYEY DAAROOD AYAY AHAYEEN KUWA UGU BADAN EE KU DAGALAMAY ISAAQ AYAY AHAYEEN BAL MAANTA CID XORAYSA HA HELAAN

  • @samirr546

    @samirr546

    2 ай бұрын

    Dad dhintay baad tihiin Caqliga Allah siiyey somali dad kale oo cadow ah baa ka faaiiday Aduunka bad iyo beri somalibaa ku xidh xidhan qof qabiil kiisii tebay oo uu dabagal ku sameeyey ama xitaa uu yidhi waan ognahay inta naga maqan ma jiro ciil iyo nacaybna uma qabo cida ka xidh xidhatay ama qaadatayba waa la quusanayaa oo lays dhiibayaa markiiba!!!! Marku arinku somal qaraabo ah yahayna gacanta ayaa afka layska gelinayaa oo qaylo iyo dagaal la bilaabayaa reer hebel hadaanu nahay iska celi dil nama xukumayo car wir oo hadana aan wax la soo kordhiyey jirin isdila heshiis aan run ahay dagaal heshiis been ah dagaal heshiis been ah!!!!!!!!!!!!!! Marka isaga oo difaaca dalka jeel gaal u galay ogow kuwo somaliyeed oo qabiil dartii loo soocay oo la laayeyna in ay badnaayeen kuwo jeel ku abaadayna in ay badnaayeen askartii idoorna markii snm timi in la soocay oo lawada laayey ogow qabiil dartii Isaguna waa silicsanyahay kuwii xukumayey somaliyana midba meel buu ka dhacay weji gabax dardeed Maxaa loo arki waayey kuwii oo dadkooda ku dhex jira masaajida fadhiya Way wada dhuunteen daalimiintii meel madow uun bay xadhko ku soo xidhaan oo sugaan marka dowlad daalimad ahi dhalato si ay qarsoodi wax ugu dilaan !!!!!!!!

  • @Sirad47

    @Sirad47

    2 ай бұрын

    Qaranka aad sheegaysa saw maaha kaa dartii dirxiga dukhaanka iyo injirtu u gashay meel uu ku dambeeyeyna aan ogayn .maantana waa taa waddankiisii ayuu ku nasty oo iskaga reebay diiftii iyo darxumadii soo martay oo xor buu u shaqaystaa. Dawladna ma ahayn shaydaan ummadda loo soo diray bay ahay .

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf70692 ай бұрын

    Yaab

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood95562 ай бұрын

    Isaaqu qabyaalad kama maarmaan

  • @khadar.1984

    @khadar.1984

    Ай бұрын

    Ninka ay xabsiga kafurten miyaa raga kle ee 50yrs kujiray inay fariin ugudbiyaan bay ahyd ileen jigjiga ayy warqadu gaadhaye

  • @saadalimohamed3899
    @saadalimohamed38992 ай бұрын

    SUBXALLAH MAXAABISTA LABADA DHINAAC IYO DHAMAAN INTII KU DHIMATEE IYO INTU WAXE YELAYEY BA RUNTII AAD BAN UGA XUUN YAHAY. DAAGALKANII WAXU AHAA DAGAAL U AFWEYNEY IYO IN GAAR AH AY WADDAYN OO GARTARO LOGU GEESTEY DAWLADA ETHIOPIA EE JAARKA AH

  • @dabiyobiyo9880

    @dabiyobiyo9880

    2 ай бұрын

    Hooyada baa jaajar ah Ethiopia siday no naceyb yihiin ma ogid adna dalka jaarka nahay iyo jeceyl u muujine Doqon baad tahay O xabashi jecel Baad tahay

  • @abshiraden6193
    @abshiraden61932 ай бұрын

    Kani waa beenlow

  • @abdisaid6928
    @abdisaid69282 ай бұрын

    Dagaalkaa 77kii siyaad bare. Wuxu ssmeyey dhsmsn isaaqii ciidanka somslia ka mid ahaa dagaslka ayuu geliyey halka reeraha kale ku yarayeen qabiil ahaan Intaa waxa dheerayd dadka inta la raafo dagaalka la geliyo

  • @abdillaahiawed3697

    @abdillaahiawed3697

    2 ай бұрын

    Hadalkiisa ma dhagaysan miyaa? Maxaabista somalia illaa 200 kabadan bay ahaayen, 25 bana isaaq ahaa. 10% xitaa ma ahayn isaaqaad la xaqaysid adeer. Tan kale raafku waa qasab hadii dagaal dhaco ethiopiaba ciidankeda way raafi jirtay

  • @ahmedaliali5066

    @ahmedaliali5066

    2 ай бұрын

    😂 Adeer naga xishoo Oo taariikhda si fican uso baadh

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    2 ай бұрын

    @@abdillaahiawed3697 Orod soo daaw ninka mareexaan ee kilibka yar uu ka duubay dabcasar ee isaaq iyo 77kii ka gadlaayin isaaq maal iy mod kaga dhanaadeen

  • @caynaansheahmed687

    @caynaansheahmed687

    2 ай бұрын

    Cuqdad baa kuhaysa ilaahay haku caafiyo miyaadan maqlayn hadda sowkii lahaa 25 maxbuus keliya ayaan ahayn oo soomaalida kalaa aad nogaga badnayd jeelka ileen qof cuqdadi dishey waxba lagama dhaadhacsiin karo wax kale ku Oran maayee ladhimo cuqdadaada.

  • @user-sz7sn2rv9r

    @user-sz7sn2rv9r

    2 ай бұрын

    @@abdillaahiawed3697 Dadka dagaalamay ee geesiyada ahaa isaaq bay ahaayeen ee mood iyo laalba ku dhameeyay orod soo daawo kilib yar oo nin mareexaani kaga hadlaayo oo uu waraysa naayo dabcasar

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla36002 ай бұрын

    Sheekada odeyga kuma qancin.

  • @ianmohamed8368
    @ianmohamed83682 ай бұрын

    Kani waa bilaa ixsaan , abaal laawe Uma mahadniqin dadkaa soomaaliyeed ee soo sooryayey

Келесі