No video

4-tan caado jooji si aad u guulaysato | cadowga horumarkaaga weeyaan caadooyinkani

Sida youtube wax looga barto
• Qaabka wax looga barto...
Sida wakhtiga looga faa'idaysto
• Sida wakhtiga looga fa...
Daawooyinka caajiska
• Daawooyinka culayska n...
• Meelo si bilaash ah aa...
Tusma muuqaalka .
00:00-00:26 hordhaca muqaalka
00:27-00:42 ogaysiis
00:43-03:26 caadada 1aad (is barbardhiga dadka kale )
03:27-06:22 caada 2aad ( isticmaalkii badnaa ee baraha bulshada )
06:23-08:16 caada 3aad ( jooji dhafarka )
08:17-09:15 caadada afraad
09:16-10:05 soo koobid

Пікірлер: 62

  • @SalmaIsmail-ph3gl
    @SalmaIsmail-ph3glАй бұрын

    1:is bar bar dhiga dadka kale 2:isticmalka badan social media 3: dhafarka 4:ka cabsashada is badalka

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod2 ай бұрын

    Ku saliya nabi muxamed scw ❤

  • @user-sw8pv6uo8z

    @user-sw8pv6uo8z

    2 ай бұрын

    Scw

  • @user-ke3kt6bh9g

    @user-ke3kt6bh9g

    Ай бұрын

    Scw

  • @Nasrobxersi8266
    @Nasrobxersi82662 ай бұрын

    Guulaystaaa dhamman dadkeyga

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen2742 ай бұрын

    Talo-soo-jeedin: qoraalka soo dhigmaya shaashada waxa la socda dhawaaq yar kaas oo keenaya in codkaagii si fiican loo maqlo inaad codkaa ka xidho ayaan rajeynayaa. Waa soo jeedin uun inaad adigu iiga aqoon badan tahay waabey dhici kartaa❤. Big love bro from Hargeisa.

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    2 ай бұрын

    Noted it✅. Thank you brother

  • @asmaanaxariisbdn2105

    @asmaanaxariisbdn2105

    2 ай бұрын

    Wa talo qurux badan oo kentay xalka lagu xakameyn laha telka ❤

  • @farxaanxaashi3042
    @farxaanxaashi3042Ай бұрын

    Waad ku mahadsantahay taloyinkaaya wanagsan ad no so gudbisid❤❤❤

  • @king_maxko
    @king_maxkoАй бұрын

    macalin shukran waan kaa faa iidaysanay allah haku barakeeyo

  • @user-zt2cb5mu9l
    @user-zt2cb5mu9l2 ай бұрын

    Thanks wax badan baa nolosheyda ka bedeshay

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweliАй бұрын

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @husseinmursal7830
    @husseinmursal7830Ай бұрын

    wcs mahadsanid ustad Mubarak

  • @yuusufuk3664
    @yuusufuk3664Ай бұрын

    Walaah 1M kabadan baad uqalantaa wllka keep going ❤😊

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweliАй бұрын

    Walalky Ilahy haku siiyo Cimri dheer,Cafimaad taam iyo Cibaado suuban Ilahy haku xifdiyo Aduun iyo Aakhiro Aamiin Aamiin Aamiin yarabi🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Najmuuni
    @NajmuuniАй бұрын

    شكرا

  • @AliJama-n8m
    @AliJama-n8mАй бұрын

    Ustaad mubarik

  • @Kaydsade
    @KaydsadeАй бұрын

    Mahadsanid.

  • @ibnuibraahimkilaaas2893
    @ibnuibraahimkilaaas2893Ай бұрын

    Maashaa allaah ustaad mubaarak,hugur,,,,,,jazakalaah khayr

  • @DaahirXuufekowte
    @DaahirXuufekowteАй бұрын

    Mahadsanid wll🎉

  • @mkm7074
    @mkm7074Ай бұрын

    Manshallah markii koobaad iyo faa'iidoyin tiro beel ah

  • @user-hu4uo8bi6t
    @user-hu4uo8bi6tАй бұрын

    Thanks pro🇸🇴

  • @user-oy7hg6ts6j
    @user-oy7hg6ts6jАй бұрын

    Xafidahulaaah ❤

  • @huseendaahirhasan1627
    @huseendaahirhasan1627Ай бұрын

    Mahadsanid wll

  • @MohamudDiriye
    @MohamudDiriyeАй бұрын

    Wallahi sxb sre waa runtaa

  • @Maan_hage1
    @Maan_hage1Ай бұрын

    Great vedio ma sha Allah, Sound effects doesn't match it and it is making the vedio overedited. But great great vedio any way keep up ❤

  • @muhammadsalah8197
    @muhammadsalah8197Ай бұрын

    Very informative ustaad jazzakallah khair

  • @NaasirAwed
    @NaasirAwed2 ай бұрын

    Mnshaa allaah ustaad mubarak alle kahu barakeeyo.

  • @HassanAbiib
    @HassanAbiibАй бұрын

    ❤❤❤ guulayso walaal🎉🎉

  • @nastehoaliosmaan1460
    @nastehoaliosmaan14602 ай бұрын

    Noso Badi Mubarik Talooyinka waxbarshada

  • @user-zi2mo2hx8n

    @user-zi2mo2hx8n

    2 ай бұрын

  • @mohamedmuhiyadin9653
    @mohamedmuhiyadin96532 ай бұрын

    Thanks Ustaad

  • @hodoali5714
    @hodoali57142 ай бұрын

    Jazak allhu khayr wlo

  • @user-or9do6vo9x
    @user-or9do6vo9x2 ай бұрын

    Masha Allah

  • @AmiiraDegan-cp7sw
    @AmiiraDegan-cp7swАй бұрын

    Alle haku xafido wll

  • @MahadAhmed-ju7eo
    @MahadAhmed-ju7eo2 ай бұрын

    Thanks maclin 😊

  • @siidcaliibraahimisaaqsiidc6751
    @siidcaliibraahimisaaqsiidc67512 ай бұрын

    Sxb wallaal mahadsanid caadooyinkaas xun xun aad sheegtey oodhan aniga malihi Alxamdulilaah Taleefonkeyga asagoo jaabka iigu jiro ayaan beerteena kashaqeeyaa shaqadeyda ma aha danteydaa igala weyn ilaa aan fursad kahelo haweynkii ilaa 4 saac i wakeup 10 30 good luck my freind

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    2 ай бұрын

    Masha allah Guul wll

  • @maxamedaadanmaxamud8522
    @maxamedaadanmaxamud85222 ай бұрын

    Thanks lpxyga

  • @Qayir_Media
    @Qayir_Media2 ай бұрын

    Sound efect-gu codkaaga yuu ka dheeran pro❌️ keep going❤

  • @ShukriyaBbb
    @ShukriyaBbb2 ай бұрын

    Thanks Will ❤️

  • @yaxyamaxamud5865
    @yaxyamaxamud58652 ай бұрын

    Adaa u mahadzan tahay ustaad

  • @MohamudHassanAli-bd5bu

    @MohamudHassanAli-bd5bu

    2 ай бұрын

  • @HadiyaIbrahim-eb4gw
    @HadiyaIbrahim-eb4gwАй бұрын

  • @cubtankhaliifabshir8327
    @cubtankhaliifabshir8327Ай бұрын

    ❤❤

  • @Naafac-Shiikh19
    @Naafac-Shiikh192 ай бұрын

    M.a

  • @sunduselmi9802
    @sunduselmi9802Ай бұрын

    Qof fakarayaa tahay ustaad

  • @Hanuuniye10-cp7sj
    @Hanuuniye10-cp7sj2 ай бұрын

    Namber one 👀

  • @user-xl9mk8nw5y
    @user-xl9mk8nw5y2 ай бұрын

    isbarbadhigu waa caadada ugu xun xaasidnimada ayay qofka ku hogaamisaa من بحث المفقود فقد الموجود

  • @Hassankeyd1
    @Hassankeyd1Ай бұрын

    Markaad dadka wax usheegaysid dhaqankaaga badal shp oo timaha fooda iska xiir😊

  • @badalcusman8720
    @badalcusman87202 ай бұрын

    Thank you brother

  • @IsmaaciilMaxamuud-cx1lb
    @IsmaaciilMaxamuud-cx1lb2 ай бұрын

    Aadbaad umahadsantay

  • @haawoabdulahi3861
    @haawoabdulahi38612 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @user-rh6yr8vz6v
    @user-rh6yr8vz6v2 ай бұрын

    Wallhi niyaw kacabsashada isbadalka fara ayaw igu hayaa 4 sano kabadan waxaa qalbigayga kaguuxayo inaan youtube furto oo xita wajigayga maha ee aan cod kaliya wax kusoo gudbiyo anoo aqaan walibi video Editing anwaacdiisa sida cod loo saaro sida mawduuc loo baaro waaba kabaqayaa ilaa maanta mahadsantahay ustd

  • @asmaanaxariisbdn2105

    @asmaanaxariisbdn2105

    2 ай бұрын

    Waxad ka fakarayso hadey tahay maxa lagu dhihi dona ogow wax ay ayga ku dhaqaqi wayen inad sameysay oo ka geesinimo badanthy kaliya alle uga cabso waxad so gudbineso oo run ha hadan si waxad ka hesho kugu xalaloban ❤

  • @lazco__1943
    @lazco__19432 ай бұрын

    I am watching this video at 12:28 markaa dhafar miyaaa😂😂

  • @adnaomarchannel123
    @adnaomarchannel1232 ай бұрын

    Away hhe

  • @daljir___10
    @daljir___10Ай бұрын

    Dhafarka 😂😂😂

  • @Emma24442
    @Emma244422 ай бұрын

    SOUND EFFECT BORING EH AYAAD ISTICMAASHAA EE NAGA DHAAF SXBW

  • @masudhussein7648

    @masudhussein7648

    2 ай бұрын

    Adega lee waa sxb

  • @rRdwanmaxamud
    @rRdwanmaxamud2 ай бұрын

    Masha Allah

Келесі