No video

10 CONTO UGU WANAAGSAN SONKOROWGA AMA MACAANKA XITA DADKA KUSOO SOCDO AMA DADKA FARAC U LEH SOKORTA!

#SONKOROWGA
10 CONTO UGU WANAAGSAN SONKOROWGA AMA MACAANKA XITA DADKA KUSOO SOCDO AMA DADKA FARAC U LEH SOKORTA!
-------------------------------------------------------------------
WALALHEEY SOOMAALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA JIRKAAGA BADASHO SIDA UGU DHAQSI BADAN OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO BISHII WAA 150$ WHATSAPP 0031687923830 AMA 0031684285699
WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY
JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
DOONO
NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINAA
------------------------------------------------
subscribe iyo beelka riix adigoo raali ah sideey muuqaaladeey kugu soo gaaraan
/ @husseinalje
muuqaaladeyda kale
• miisaanka dhimid, miis...
my Facebook page
/ somali.onlinecoach
my Instagram
/ husseinalje1
my facebook groep
/ 415471879387343
IYO
/ 1663149887156526
-----------------------------------------------------
soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Пікірлер: 410

  • @fartunnur2656
    @fartunnur26562 жыл бұрын

    Illahoow intaan qabin haku ridin intey usoo socoto ka celin intey heysana ka bogsii rabiyoow ka caafi ugargaar rabiyoow cafimaad buuxa sii yarabi ya Allah

  • @nuunuukidscaruurta2547

    @nuunuukidscaruurta2547

    2 жыл бұрын

    Aaamiin aaamiin

  • @rahmonuur1586

    @rahmonuur1586

    2 жыл бұрын

    Aamiin allaahuma 🤲

  • @mohamedjamaomar8058

    @mohamedjamaomar8058

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @sxopgamingyt5491

    @sxopgamingyt5491

    2 жыл бұрын

    Ammiin alle hanaga qado

  • @fadumoismail3780

    @fadumoismail3780

    2 жыл бұрын

    Jizaakalahu kheyr Fartun nur sis

  • @hibocadeey03
    @hibocadeey032 жыл бұрын

    ani sokoraa qabaa 20ayaan jiraa alxm dhaxalna ma u lihi illahy hanaga qaado ani iyo intii qabto 🙏

  • @najmayasin6368

    @najmayasin6368

    2 жыл бұрын

    Aamiin aamiin ilahy haku cafiyo abyo adi io dadka jiran

  • @maryanyarow2614

    @maryanyarow2614

    2 жыл бұрын

    Asc aniika xiita abayo 26ayaan jiraa sonkor ayan qawa alx alle hanaka saro allahu ma amiin 🤲🤲🤲

  • @faraxcrahmaan2050

    @faraxcrahmaan2050

    2 жыл бұрын

    Aamiin

  • @nuunuukidscaruurta2547

    @nuunuukidscaruurta2547

    2 жыл бұрын

    Aaamiiin aaamiin

  • @mohamedjamaomar8058

    @mohamedjamaomar8058

    2 жыл бұрын

    @@maryanyarow2614 ila soo xiriir wllshey mahadsantahay by Gmail

  • @rumaanxaaji2751
    @rumaanxaaji27512 жыл бұрын

    MAANSHA ALAAH HUSEEN ALLAHA NOO KAA XAFIDO WAX BADAN AYAAN KAA FAAIIDNEY WAX KASTA OO QALBIGEENA KU TAAGAN AYAA NOO KEENTAA SHUKRAN..

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi63222 жыл бұрын

    Aamiin yaa rabi illaahoow naga badbaadi sharta sokorta

  • @baaricade3354
    @baaricade33544 ай бұрын

    Shukran shekh kher alaha ku siiiyo

  • @nasiixabintuabdallah3319
    @nasiixabintuabdallah33192 жыл бұрын

    Shkran Ustad Rabbi Haku Dhwro Aduun iyo Aakhiro

  • @InnocentCardGame-wj8dk
    @InnocentCardGame-wj8dkАй бұрын

    Jazakallahu kher

  • @naimamohamed5784
    @naimamohamed57842 жыл бұрын

    Shukran jizakallahuma qeer allaha ku xafido.

  • @hawayocali9860

    @hawayocali9860

    2 жыл бұрын

    Sc

  • @hawayocali9860

    @hawayocali9860

    2 жыл бұрын

    Sokortaydu way dhacdaa maraway kacdaa

  • @rahmaabdi5911
    @rahmaabdi59112 жыл бұрын

    Maasha allaah ilaahay ha noo kaa xafido

  • @nasraosman7686
    @nasraosman76862 жыл бұрын

    Shukran Ustadh

  • @niaabdi5602
    @niaabdi5602 Жыл бұрын

    Jazakalah khayr

  • @Salmancade10
    @Salmancade102 жыл бұрын

    Masha Allah Waa cashir wanaagsan Allah ha ku dhowro. Mahadsanid walal.

  • @samiiracabdi8807
    @samiiracabdi88072 жыл бұрын

    Masha Allah jazaakallaah qeer walaal 🥰🥰❤

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye57972 жыл бұрын

    Jazakallah kheyr hussein waa bilaba cuntadas insha allah is badalka wa kula soo socodsinaa insha allaah

  • @sahrayussuf4189
    @sahrayussuf41892 жыл бұрын

    Masha allah jizakallah qeer

  • @farahjamaa
    @farahjamaa2 жыл бұрын

    Thank you 🙏 brother Husssein w

  • @caseyromaxamed6410
    @caseyromaxamed64102 жыл бұрын

    Masha Allah

  • @jamaalmustafa4490
    @jamaalmustafa44902 жыл бұрын

    ماشاء الله تبارك الله ربنا يبارك فيك

  • @fadumayusuf4102
    @fadumayusuf41022 жыл бұрын

    mashallah allaha haa ku xifdyo amiin amiin thank you

  • @M29dz
    @M29dz Жыл бұрын

    جزاك الله خير

  • @afrahhussein3136
    @afrahhussein31362 жыл бұрын

    Masha allah jazakalah khayr ilahaya bele kumatuso

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag982 жыл бұрын

    Jazakallaah khayr walaalo

  • @hodanhassan2484
    @hodanhassan24842 жыл бұрын

    True brother jizaakallah khayr

  • @user-cq8br8in8t
    @user-cq8br8in8t2 ай бұрын

    Jazakaalaahu khayraa

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 ай бұрын

    Shukran

  • @annaahmed2564
    @annaahmed25642 жыл бұрын

    Masha Allah bro jzklq aad baan aga helay video thanks for sharing this video Inaba cadi ma love keep it up good work.

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah45252 жыл бұрын

    Maasha Allah jazaaka Allah qayr

  • @HassanAli-zj8um
    @HassanAli-zj8um5 ай бұрын

    Mahadsanid illahay hakaa ajarsiiya talabintaada

  • @user-yd9yf5ph9d
    @user-yd9yf5ph9d7 ай бұрын

    Maasha Alaah❤❤❤

  • @user-yd9yf5ph9d

    @user-yd9yf5ph9d

    7 ай бұрын

    ❤❤

  • @sharmaabdi6062
    @sharmaabdi60622 жыл бұрын

    Asc aquya dhaman inta ad so shegte wan fahme lakin waxa fahmi waye jiida Tas an raba inad i fahan siiso shukran aquya jazakallahu qeyran 🙏🙏

  • @wacaneeyshire2884

    @wacaneeyshire2884

    6 ай бұрын

    Chia seed

  • @fatumadirey86
    @fatumadirey862 жыл бұрын

    Inshaallah,, Masha Allah

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 Жыл бұрын

    Masha Allaah wad mahadsantahay wall jazaka Allaah khayr 👍🌹

  • @abokorjaamac8383
    @abokorjaamac83834 ай бұрын

    Jasaakalaahu khayr

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx3 ай бұрын

    Ilaahay jaar haa Kaa siiyo aamiin

  • @zeinabahmed1795
    @zeinabahmed17952 жыл бұрын

    Vitamin 12 b markasta miya cuni karaa mise waqti koban ayu leyhay? Jawabdada waa ii muhiim insha Allah

  • @user-vt6pj8dx5b
    @user-vt6pj8dx5b2 ай бұрын

    Masha allah

  • @fatumaahmed8908
    @fatumaahmed89082 жыл бұрын

    Jazakalah qayr walal giimka ubaahanay

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan5222 жыл бұрын

    Masha alaah jasakalaah kheyr walalkey Hussein 💜🇸🇴

  • @AadanXaamud
    @AadanXaamud2 жыл бұрын

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين

  • @salaanzky8660

    @salaanzky8660

    2 жыл бұрын

    Masha Allah Dr .may Allah grant you aplace in janna please brother send the best foods for diabetic thanks hargisa

  • @nimcaankamilamiin1731

    @nimcaankamilamiin1731

    2 жыл бұрын

    Masha allah allaha kuxifdiyo

  • @abshirmaxamuuddiinle8753

    @abshirmaxamuuddiinle8753

    Жыл бұрын

    Masha allah

  • @izgokui78595
    @izgokui785952 жыл бұрын

    jazakalahu qer husen jeey

  • @minamahammed3896
    @minamahammed38962 жыл бұрын

    Mahadsanid wiilkeyga 🥰

  • @ustaad_Yaxye.408
    @ustaad_Yaxye.408 Жыл бұрын

    Mashaa allah mahadsanid

  • @somalihumanitariananddevel2482

    @somalihumanitariananddevel2482

    4 ай бұрын

    Canada jiiyada ma fahmin fadlan qofkii yaqaana ama ustaadku ha iisharxo

  • @asadmahamed809
    @asadmahamed8092 жыл бұрын

    Waa ku salaamay farta somaliga ama qoraalka dad kale la kaasho waayo erayads qaarkooda ma qori kartid sida cuntada oo kake ma ah contada ee waa cuntada ee hana i dhib sanin waxii kaa qaldan ayaa ku sheegaa ee si fiican u hagaaji qoraalka farta somaaliga mahadsanid

  • @husseinalje

    @husseinalje

    2 жыл бұрын

    Jazakalahqeyr waa sax

  • @aragsanbariyay675
    @aragsanbariyay675 Жыл бұрын

    Asc setahay walal 2week kahor ayaa legaso shegay sokor 30 ayayna maresaa jirkayga wuu dhamaday maxaan sameyaa dawa hada leso qoray ado mhadsan hadad iso jawabta wankaga mahad Celin lahaa

  • @anisanur555
    @anisanur5553 ай бұрын

    Maansha Alaah 🙏

  • @sanehaaji9976
    @sanehaaji99762 жыл бұрын

    Masha.allaah

  • @KheiraAbdulahi
    @KheiraAbdulahi3 ай бұрын

    Allow hanaguridin rabiyow hoyodey iyo intiii musliminta odhan kaqad😊

  • @husseinalje

    @husseinalje

    3 ай бұрын

    Aamiin

  • @maryamcumar5895
    @maryamcumar58952 жыл бұрын

    MashaAllah tabarakalah

  • @raaqiyacumar78
    @raaqiyacumar782 жыл бұрын

    Maansha Allaah Allaha ku dhowro walaalkey

  • @rodahersi8124
    @rodahersi81242 жыл бұрын

    Jasaakalahul khairan

  • @nimoabdullahi3317
    @nimoabdullahi33172 жыл бұрын

    Mashallah 👍👏

  • @sulekhacumarsaalimsuleekha7262
    @sulekhacumarsaalimsuleekha7262 Жыл бұрын

    Jimcsik qaali baad ka dhigtey. Macalin

  • @sahroduceysaney6077
    @sahroduceysaney60772 жыл бұрын

    Sax tas waxaqiiqo walalkey aniga sameyey hada dawo maqato Alxadulilahi Alle Aya mahad is kaleh 🙏

  • @sahroduceysaney6077

    @sahroduceysaney6077

    2 жыл бұрын

    Alaha ku xifdiyo walalkey wlhi Wan nofaideysay 🙏

  • @jecliyaalamanahaisjecel7867

    @jecliyaalamanahaisjecel7867

    2 жыл бұрын

    Ma isticmasha baayo Sahro Aniga Hada Ayeey igu dhacday wax Aan isticmaloh waa garan La ahay

  • @safiyoxusein4076

    @safiyoxusein4076

    2 жыл бұрын

    sahra abaayo maxaa sameysaa adiga alaha kuxifdiyee

  • @faraxcrahmaan2050

    @faraxcrahmaan2050

    2 жыл бұрын

    Sahro wlley makaa guurtey

  • @sahroduceysaney6077

    @sahroduceysaney6077

    2 жыл бұрын

    @@faraxcrahmaan2050Wan ka ficanahay alx wll

  • @seynabnuur3020
    @seynabnuur30202 жыл бұрын

    Asc wr wb Macalinkeyga Jimco Mubaarak farxad ku nooloow aduun iyo aakhiro

  • @kabdi2408
    @kabdi24082 жыл бұрын

    Jizakallahu khayran abowe mashallah

  • @aminaa1145
    @aminaa1145 Жыл бұрын

    Do Doctor Maasha Alaah waa faaido

  • @aliobiiye8367
    @aliobiiye83672 жыл бұрын

    Asc mahadsanid laakiin afka qaarkood ayaa nooga baahday in la micneeyo sida jilida iyo lawska

  • @aniisaibrahim6418
    @aniisaibrahim6418 Жыл бұрын

    Jazzaakalaahu khayran

  • @user-kf5jt3lb1n
    @user-kf5jt3lb1n7 ай бұрын

    Coffee dhibaatooyinka macaanka siiya. Shaah macaanka Kan ugu fiican .

  • @drsadiaahmed8321
    @drsadiaahmed83212 жыл бұрын

    Gabdhaha qabo Poly cystic overy syndrome kaso hadal o insulin resistance iyo inflammatory qaban badana

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Жыл бұрын

    Mahadsanid

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge83222 жыл бұрын

    Masha Allah xifdullah mahadsanid ❤️

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa33912 жыл бұрын

    Mahadsanid wll

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 Жыл бұрын

    Jasaakallahu qeyran

  • @fadumaosman2914
    @fadumaosman29142 жыл бұрын

    Jakallahu kheyr.

  • @shamsocabdullaahi1682
    @shamsocabdullaahi16822 жыл бұрын

    Maasha ALLAAH jazaa kallaah walal

  • @madiinashiiq558
    @madiinashiiq558 Жыл бұрын

    asc walaalkey xusen ilaahey qeer ha kusiiyo nooga soo hadal High blood pressure ka waxa ugu fiican oo la cuno thank you

  • @sacidadauddhimbil5667
    @sacidadauddhimbil566711 ай бұрын

    Maasha'allaah maamo iisoo dir fiidiyowyada

  • @nimcohodan6501
    @nimcohodan65012 жыл бұрын

    M.a ustaad alle hku barakeeyo

  • @fardowsaabdi1836
    @fardowsaabdi18362 жыл бұрын

    Asc mashaa alaah xuseen noo zoo geli jimicsiga baarakalaahu fiik

  • @anaswaxkale1535
    @anaswaxkale15352 жыл бұрын

    Macali waxaan Kaa cod Sanaa in aad ka Soo hadasho raga naasaha leh iyo sida loo baabi in karo ✌️

  • @salmaruun3815
    @salmaruun381510 күн бұрын

    Ani sokorqabaa wanjiraa 14 alxdulilah dhaxal umaqabo

  • @AhmedAli-bf7bi
    @AhmedAli-bf7bi2 жыл бұрын

    Mahadsanid husein

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.223 ай бұрын

    Thanks

  • @abdinajibisaak2186
    @abdinajibisaak21862 жыл бұрын

    Thanks you brother

  • @istarlinabaadir168
    @istarlinabaadir1682 жыл бұрын

    maasha alaah ilaah qeer haku siiyo walaalkey aniga sokor aan qabaa nosoo faa idey ilaah haku xafido insha alaah

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur16432 жыл бұрын

    X, ajeey jazaakallahu qeyraa wallal nooga soo hadal kolostalorka iyo dhiigkarka cuntooyinka u fiican iyo sida daawo la, aan looga reysan karo bi, idnillaah mida kale jubnada ama cheeseka ma u daran tahay kolostrolka wa shukran

  • @cabdiraxmaansaciid9889
    @cabdiraxmaansaciid98892 жыл бұрын

    Mahadsanid aqoonyahan

  • @ilwadahmed3303
    @ilwadahmed33036 ай бұрын

    Khayr Allah ha ku siiyo

  • @aminaali7773
    @aminaali77732 жыл бұрын

    جزاكم الله خيرا جزا أخي الفاضل وبارك الله حياكم الله وبياكم وأحسن الله إليك وبارك إليك ماشاء الله تبارك الله

  • @user-xp5wh5ec5i
    @user-xp5wh5ec5i4 ай бұрын

    aniga wankh awa sonkor dawo makhato rashika sonkota leh wan iska ilaliy waxnkhawa mado 3

  • @jamaalmustafa4490
    @jamaalmustafa4490 Жыл бұрын

    Shukran

  • @suheylaahmed9008
    @suheylaahmed90082 жыл бұрын

    Shukran wiilkena allha ku xifdiyo

  • @sacadasacd3876
    @sacadasacd38764 ай бұрын

    Asc walala adban salamaya tallyin ka sokuroyga maxan samiya waxan qaba codurka sokurayga ah

  • @najaadOfficial
    @najaadOfficial2 жыл бұрын

    Masha allah wanka faidnay allah yaxfidak

  • @AhmedMohamed-pg3bp
    @AhmedMohamed-pg3bp2 жыл бұрын

    VERY INTERESTING

  • @MohamedAli-tk3ff
    @MohamedAli-tk3ff2 жыл бұрын

    ascw macalin khayr alaha ku siiyo sida aad nogu sharaxday cintoyinka u fiican dadka macaanka qaba

  • @habonahmed1622
    @habonahmed16222 жыл бұрын

    Thanks 🙏

  • @huda9105
    @huda91052 жыл бұрын

    Maasha allha tabarakala jisakal

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed58602 жыл бұрын

    Aad baad u mahadsantahay Walaal Qaali ah

  • @fadumomaxmed2992
    @fadumomaxmed29922 жыл бұрын

    Khayr allaah hakusiyo

  • @AyaanAli-j4i
    @AyaanAli-j4i2 күн бұрын

    Shugran wll alle hakaa abamariyao

  • @jecliyaalamanahaisjecel7867
    @jecliyaalamanahaisjecel78672 жыл бұрын

    Masha allah alle haku xafido wax Aad uu igu Bahna bad ka hadashay

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 Жыл бұрын

    Walalkay wad mahadsantahay Ilaahay haka baal mariyo Amiin 🌹🌹🙏

  • @ahmedabdi5910

    @ahmedabdi5910

    Жыл бұрын

    Wll wax jiro dawo ka cirebtireyso macanka iyo doctor aad uu fcn hadad taqanid dad ka cabanyo xanunka mcanka ila soo xariri doctor aa ku xirya +254799578118

  • @user-fc9by1xn7s
    @user-fc9by1xn7s5 ай бұрын

    masha allah

  • @omerhassan3041
    @omerhassan30413 ай бұрын

    Ma fahmin ustaad No 9 jiirka!! Maxaa ka wada?

  • @aminaali8887
    @aminaali88872 жыл бұрын

    Masha Allah macalin

  • @Jowhae11
    @Jowhae11 Жыл бұрын

    Mashaa Allaah

  • @fatushbahriofficial3117
    @fatushbahriofficial31172 жыл бұрын

    Anaa qabo Allaha iga cafiyo walal shukran taladad jazka Allah khayr

  • @nasroalimohamed7671

    @nasroalimohamed7671

    2 жыл бұрын

    @fatush Bahri official wll maku caawiyaa wxaa kuu haaya daawo ufican sokorta aan dhib Lehen hda ubaahan tahy waa iLa soo xariiri kartaa

  • @user-kb7gx2mo2i
    @user-kb7gx2mo2i2 ай бұрын

    Asc qeer

  • @nafisoabdi4723
    @nafisoabdi47232 жыл бұрын

    Waad mahadsanid wll