No video

10 cashar oo ku badali doona || sawir iyo xikmad Q/4aad

Пікірлер: 27

  • @mursalsayed
    @mursalsayed3 ай бұрын

    Sawirka 8 gabadha sawirka ka muuqataa waa monalisa oo ah mid ka mida farshaxanada dunida ugu caansan. Waxaan ka fahmay sawirka qofku markuu dedaalo oo uu wax soo saaro ama uu arin cusub ikhtiraaco inta badan dadku waxay arkaan natiijada ama result ga, waxba kama oga ama uma muuqato dhibka iyo jabka iyo kadeedka loo soo maray oo wax fudud oo cid kastaa samayn karto ayey u haystaan.

  • @AhmedHersi-jh8gx
    @AhmedHersi-jh8gx3 ай бұрын

    Macalin waa yahan wa ku wayey waxba madan soogali qooral mooyaneh naga dadka aad iyo aad uugu xiran ban ku jirah

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l3 ай бұрын

    Muuqaal aad ucajiiba many thnkz

  • @ismahancali6643
    @ismahancali66433 ай бұрын

    Video Aad U Qiimabadan weye Runtii ❤❤❤ Jazakallah khayr Wll.

  • @Shakureyy
    @Shakureyy3 ай бұрын

    Sawir iyo xikmad what a great idea 0:10 Waxan kuso dhacay qeybta 4aad Insha Allah wan daawan do on a inta I dhaaftay let's go Hugur 1. Be humble 2. Read yourself 3. Energy 4. Karma 5. Work Hard+Smart 6. Empty minds 7.the true power of stepping away 8. what you see and what you don't see Lastly 9:50

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI126773 ай бұрын

    Thank you ustaad

  • @khadarmohamed295
    @khadarmohamed2953 ай бұрын

    Asc mahadsanid Mubarik hugur magaca Kabriid waxa kale oo looyaqaana = Taraq

  • @user-pv7pm3un2p
    @user-pv7pm3un2p3 ай бұрын

    Well done

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish3 ай бұрын

    Aad iyo aad

  • @fardowsanuur8348
    @fardowsanuur83483 ай бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @yasiin-guray
    @yasiin-guray3 ай бұрын

    Mahadsanid bro

  • @bukhatir1454
    @bukhatir14543 ай бұрын

    Ustaad mubaarak waad kumahasantahay sida aad noolawadaagtay casharka😊

  • @user-ws6wk9hf9e
    @user-ws6wk9hf9e3 ай бұрын

    Thnks

  • @suhuurmahamuud4489
    @suhuurmahamuud44893 ай бұрын

    Thank u

  • @Yusuf-se9us
    @Yusuf-se9us3 ай бұрын

    Jazaakallaahu khayraa

  • @maryamadam6932
    @maryamadam69323 ай бұрын

    Jzkllahu kheyran bro.

  • @Nurfinancetalk
    @Nurfinancetalk3 ай бұрын

    Aad baad u mahadsantahay ustad. Casharo aad u muhiimaad nala wadagtay. Qodobadaa qofkii dabaqaa guul waa gaadhay. Mahadsanid

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    3 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad abdillahi nur

  • @macalinqiso3308
    @macalinqiso33083 ай бұрын

    Waayarkan ma albaabkaagu ku xidhanyahay 😊 waa yaab

  • @monamohmet8870
    @monamohmet88703 ай бұрын

    Fadlan xagee ka soo ururisaa sawirada ama ka soo saart

  • @abtihjama3211
    @abtihjama32113 ай бұрын

    M.sh.a pro keep going 🙏🏼

  • @ismahancali6643
    @ismahancali66433 ай бұрын

    Wcs wrwb wll mahadsanid.👍👍👌👌

  • @maxamedmaxamuudfaahiye7498
    @maxamedmaxamuudfaahiye74983 ай бұрын

    Wcs macallinakaygii Quraanka immikana ah tababare nololeed mahadsanid

  • @maymunabdimiimi4555
    @maymunabdimiimi45553 ай бұрын

    Ustadow aniga ciladaa qabo oo hada daremayo xitaa waxey tahy howl markaan xiiso u haayo hadaan qaban waayo wey idagtahey sidan ku qabto sido kalena wan ka naxaa hadaan ogaado iney wali iitaalo 😢

  • @Ducaysane-to1qv
    @Ducaysane-to1qv3 ай бұрын

    Ustaad Qofka youtuberka ah imisa Muuqaal Marka uu so Galiyo Isbuuci Ayaa la odhan Karaa KZread wu Joogteeyay ????

  • @mubarak_hugur

    @mubarak_hugur

    3 ай бұрын

    Hal muqaal igu yaraan ayay dhahaan

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa79323 ай бұрын

    I look forward to your video

Келесі