056 | 16 | Baro sida loo maqnaado marka aad muhim noqoto | Fanka Maqnaanshaha!

Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
KZread: / @sahanka97
Podcast: / @sahanpodcast97
Facebook Page: profile.php?...
X (Twitter): AadanSahan?t=ctff
Instagram: / aadan_sahan
Snapchat: www.snapchat.com/add/aadan-sa...
TikTok: www.tiktok.com/@aadan_sahan?_...
Buugteenna soo baxday:
1- Hayaankaygii Rumaynta.
2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
3- Loollan.
4- Faca koraya.
5- casariye.
6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
7- Waayaha Daanyeerta.
8- Ismalure.
Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
3- Hadhkii Madoobaa.
4- الإسلام بين الشرق والغرب
5- بروتوكولات حكماء الصهيون
6- المؤامرة الكبرى
7- الشيطان يحكم
8- اعترافات عشاق
9- في الحب والحياة
10- إسرائيل البداية والنهاية
11- وبالحق أنزلناه

Пікірлер: 155

  • @khaalittofficial1916
    @khaalittofficial19164 ай бұрын

    Nabiga ku sali sallallaahu calayhi wasallam sallallaahu calayhi wasallam sallallaahu calayhi wasallam sallallaahu calayhi wasallam ❤❤❤

  • @user-jx8xo4zi4g

    @user-jx8xo4zi4g

    4 ай бұрын

    Thank you 🎉🎉🎉🎉

  • @AhmedMuhumed-vq4zx
    @AhmedMuhumed-vq4zx4 ай бұрын

    Zxp nin wngsan oo ku dayasho mudan ayaa tahay, sidaas darted dadka wanagsan tarikh nololedkoda waxaa la ogaadaa marka aydhintaan run iyo been waxay tahayba lkn zxp waxaan kaa codsanaynaa in aad bal taariikh nololeed kaagii noo tabata.🙏

  • @sharmarkekayse2302

    @sharmarkekayse2302

    3 ай бұрын

    Bal yara kaadi

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow2624 ай бұрын

    In mudo ah kahor baan bilaabey inaan maqnaashaha ku dadaalo wllhi qiimo iyo qaayo baa ii ziyaadey dad badan baa ayaga isoo raadiya

  • @ANIGAAKHRIS
    @ANIGAAKHRIS4 ай бұрын

    wllhi mantA in bdn ma qoslin iga qosliyayy thanks teacher❤❤

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish4 ай бұрын

    "Meel walba ka muuqo waa lagu muunad beela" Saxiix

  • @hadillaium
    @hadillaium4 ай бұрын

    Half yaro podcast kamida tiktok ku soo arkey waan u soo cararay😂😂

  • @arahmanfarah3663

    @arahmanfarah3663

    4 ай бұрын

    Mxan isku mid nahay 😂 wliba ani maalmahan mowduucyada haasaawaha ayaa si fiican iigu socda oo aan daneeyaa aadbaan u soo dheereyey 🫣🫣

  • @SaadamQureyshi

    @SaadamQureyshi

    Ай бұрын

    Tik tok wa uxiisey wale adaaba iso xasusiyey😂😂

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta4 ай бұрын

    Caqliga Caafimaadka Cimriga iyo Cilmigaba Alle Hakuu Barakeeyo walal.. marna Bare ama Macalin markale sxb Aadan khadar Cali Loona Garan ogyahay Aadan Sahan Cisi iyo Karaamo ku Nooloow Aduunyada aakhirana Janatu Fardawsa Aclaa illaahay hakugu Maamuuso. Allaahay ogolaanshihii

  • @moapdikarem144
    @moapdikarem1444 ай бұрын

    Wlhi brother kala fogaanshuhu ani ahaan wxan aminsanahy inta aan qof walba oon ka fogahay in uu iga jecel yahay inta aan ag joogo waayo tusale my family inta kala fog uun ba si dhab ah isku jecel 😂❤

  • @Suldaani777
    @Suldaani7774 ай бұрын

    Ustaad buga no dhame wa bug ficane every day wating😮😊❤

  • @user-vl1ny8mv8t
    @user-vl1ny8mv8t4 ай бұрын

    Adan wiil aqli badan walal alle haku barakeeyo😊

  • @mursalsayed
    @mursalsayed4 ай бұрын

    جزاك الله خيرا استاذ

  • @Salaxudin.ilkacade
    @Salaxudin.ilkacade4 ай бұрын

    Jacaylku kajada kuma dhinte dharagta ayu ku dhinta that is Reality 😅😅

  • @user-sk5zr9rd3h
    @user-sk5zr9rd3h4 ай бұрын

    Mahadsanid Ustad 😊

  • @zekimohayuusuf3260
    @zekimohayuusuf32604 ай бұрын

    ادا كثرت مساس فقد الحساس 😂😂😂 wuxuu aadan sahan taatabashada Waxaad doontan uqaata kulaaha waa nin og dhaqanxumada kabuuuxda dhalinyarada maskaxdooda wallahi balse isaga raba inuusan waxaas ku dambaabin

  • @user-fu1ef5dg7r
    @user-fu1ef5dg7r4 ай бұрын

    Masha allah

  • @khaliifdaacad7165
    @khaliifdaacad71654 ай бұрын

    Ramadan Mubarak 🎉

  • @ayaanleibnuabshir3270
    @ayaanleibnuabshir32704 ай бұрын

    Mahdsanid ustaad Aaden

  • @abdilahibershiyaofficial7283
    @abdilahibershiyaofficial72834 ай бұрын

    Note ayaan ka diyaariyey 16ka xaqldadoodba😊

  • @nuura2755

    @nuura2755

    4 ай бұрын

    Hada maxaan faaidnay hee 😀

  • @Danishah3334

    @Danishah3334

    4 ай бұрын

    Wax wangsan wye

  • @Danishah3334

    @Danishah3334

    4 ай бұрын

    Aniga buugta dhan oo cod ah Ayan hyaa

  • @fahiyemedia252
    @fahiyemedia2524 ай бұрын

    Mahadsanid ustaade❤❤

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal55664 ай бұрын

    Mahadsanid ustaad

  • @mohauniquetech4410
    @mohauniquetech44104 ай бұрын

    Mahadsanid zxb muqaalkan wax badan baa Ka faiday

  • @eymanabdiweli
    @eymanabdiweli4 ай бұрын

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤Jazakallah qeer💯💯

  • @user-dp2ok5mw9i
    @user-dp2ok5mw9i4 ай бұрын

    Aadan sahan keep going brother

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS4 ай бұрын

    I LOVE YOUR CHANNEL SO MUCH 🔥

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt54124 ай бұрын

    Mahadsanid wll adan

  • @user-ly8il8mx5u
    @user-ly8il8mx5u4 ай бұрын

    Masha allh wlll alle haku sharfo

  • @user-lg4pn6lp7z
    @user-lg4pn6lp7z4 ай бұрын

    Ramadan Mubarak ❤❤❤

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow2624 ай бұрын

    Wllhi xalqadan 2 jeer baan daawadey mahadsanid walaaal Adan

  • @Asadaarka23
    @Asadaarka234 ай бұрын

    Mahadsanid ❤ustaad

  • @SpeakerRahmaSagalIsmail
    @SpeakerRahmaSagalIsmail4 ай бұрын

    Thanks

  • @ibrahimsaladshire4164
    @ibrahimsaladshire41642 ай бұрын

    Thanks wll qaali Allah kubarakeeyo

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank17304 ай бұрын

    MASHA ALLAH wll Aadan

  • @user-cr1dn6fs2b
    @user-cr1dn6fs2b4 ай бұрын

    Sturdy thanks

  • @user-qw3nt4pz1x
    @user-qw3nt4pz1x4 ай бұрын

    Ramadan kariim ❤

  • @AyanForgod
    @AyanForgod4 ай бұрын

    Mnsha Allah wll

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank17304 ай бұрын

    Aadan sahan libaax horay u soco

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk4 ай бұрын

    Ramadan lariim yaa ahlal muslim

  • @Danishah3334

    @Danishah3334

    4 ай бұрын

    Ramadan Mubarak wll

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g4 ай бұрын

    M.a guuuuuuul usdad

  • @ShowShowle
    @ShowShowle4 ай бұрын

    Arinkaa mar horaan ogaaday anigoo meel ka akhrin lkn nolosha jeedaladeena tarbiyadeed ayaa i bartay hadda aniga iyo gabadhaydu waxa aan wada hadalnaa asbuucii mar un.

  • @Suldaani777

    @Suldaani777

    4 ай бұрын

    Iyada mar walba wa cadi xiligi hasawaha kaso gudubten

  • @arahmanfarah3663

    @arahmanfarah3663

    4 ай бұрын

    Lknse pro anu waan ogaaday waxan isku dayey in aan tijaabiyo basle dhinaca gabadha way iga diiday 😭😭

  • @mohauniquetech4410

    @mohauniquetech4410

    4 ай бұрын

    Way iga diide maxa kawada? Bruh sheegada ma fahmin aniga wan tijabiyey Wana Ku guuleystay waxa laga wada gabadha wada socotaan wakhti badan hasinin mar walbana Yee Ku Helin ,tusaale maalmo qadka. Iskaga bax iyado kuso raadisa argeysa o aad kaga war wareyso (jacel Ka dhankedu Ku badan) ​@@arahmanfarah3663

  • @mrmohamed5302

    @mrmohamed5302

    4 ай бұрын

    @@arahmanfarah3663brother dhowr comment na wankugu arkay ma fiicna jnad gabadha la wadagto hdii aydan is qabin , adiga naf ahantada iska maqnow habenada qaar oo iska seexo adon kala tashanayn intasay ku xisaysa oo ay niyada kugu hynaysaa Subixina hday kuwaydiso ooqudha usheg inad sexatay , micnaha Videogu waa inan markaste adiga lagu helin si aad qiiimo uyeelato.

  • @abdifatahibrahim5399
    @abdifatahibrahim53995 күн бұрын

    Ugaas mahadsanid 🎉

  • @CiiseMoha
    @CiiseMoha4 ай бұрын

    Top❤

  • @NasirAli-be3pi
    @NasirAli-be3pi4 ай бұрын

    Ramadan Mubarak second comment

  • @nimcoabdikariin
    @nimcoabdikariin4 ай бұрын

    Adan khadar cali ❤💯

  • @AbuumaxamudCabdule
    @AbuumaxamudCabdule27 күн бұрын

    Waaxay Sahan Ku Nagama xishon Faa,iidada maqnaashaha qaata

  • @walalzaki6302
    @walalzaki630229 күн бұрын

    😮 aadan waa kaa haayaa

  • @user-no1uj2fn9t
    @user-no1uj2fn9t4 ай бұрын

    Taxane ayuuba ii noqday thanks boowe

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla4 ай бұрын

    4:55 walee waa xaqiiq kala maqnashaha waa dhadhan dabiici ah🥱

  • @IbrahimIsteelo
    @IbrahimIsteelo4 ай бұрын

    Sharfanid ustaad ❤

  • @mohamedomar2343
    @mohamedomar23434 ай бұрын

    Afur wanagsan inta afureysa 🎉

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam13374 ай бұрын

    Big lqgendry ❤🎉

  • @AsiaKulumbo-ge5uy
    @AsiaKulumbo-ge5uy4 ай бұрын

    Jacalku gaajo uma dhinto e dharagtu dhinta😮✅😁

  • @AhmedMed-go9np
    @AhmedMed-go9np4 ай бұрын

    Waa ruunta bro

  • @GuleedMaxamud-oc8eo
    @GuleedMaxamud-oc8eo4 ай бұрын

    Mahadsnaid ustaad

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP4 ай бұрын

    Thankz pro WaxBaDaN oon school iYo jamacad midna laYGu Barin aYad iBarTaY 🏆

  • @ridwanabdiraxman
    @ridwanabdiraxman4 ай бұрын

    Maanta waad naga qoslisay 😂😂

  • @AbdishakuurAbdishakuur-sb8pd
    @AbdishakuurAbdishakuur-sb8pd4 ай бұрын

    Ramadanka hadii lis waayo automatically sheydaanka la xiray ayaa lagugi daraa😂😂😂😂😂

  • @user-qd7uz9dc3s

    @user-qd7uz9dc3s

    4 ай бұрын

    😂😂

  • @user-pe1hj4vr5t
    @user-pe1hj4vr5t4 ай бұрын

    Adan khadar ali🎉❤

  • @IbrahimIbrahimArahman
    @IbrahimIbrahimArahman3 ай бұрын

    Zxp wlhi waayo arag baa thy😮😮😮

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal95564 ай бұрын

    Shurucdaan waan kuwada dhaqmaya

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe4 ай бұрын

    ha OK waa isdhaafin camal kkk sowmaha aadannow sxb

  • @adan053salah7
    @adan053salah74 ай бұрын

    Xikmado badan aan caadi aheyn

  • @user-vl1ny8mv8t
    @user-vl1ny8mv8t4 ай бұрын

    Maanta qosol baad naga dhamaysy😊😅

  • @zakariyexasannur6458
    @zakariyexasannur64584 ай бұрын

    zxp waxan ahay dadka kugu xiran ama ku dawada marwalba iyo muqal walba waxan itabadan kahela dhirigalintada ama xigmadahaga sii ad ah na waxan uu jecladay book ka bockgran ku yala ee wan ku salamay zxp sidas darted waxan ka codsanaya in ad nosamayso taxane buga ah oo muqaloo ah ama oline korso ah oo iiba thanks pro etc...?

  • @user-mv6sk3sh8v
    @user-mv6sk3sh8v4 ай бұрын

    M.a nin aqli badan in badan tageeraa inankaaan

  • @Mohamed24ismail
    @Mohamed24ismail4 ай бұрын

    كل شيء إذا كثر رخص

  • @AbdishakurMaxmud
    @AbdishakurMaxmud3 ай бұрын

    اذا كثر المساس فقد الحساس

  • @MAARKOCali1997
    @MAARKOCali199714 күн бұрын

    Ok

  • @SaadamQureyshi
    @SaadamQureyshiАй бұрын

    Anigu 20 ki sano 2 bilood baa iiga dhiman welina xiriir jacyl masamyn lkn best friend ban so maray😂 qofka hadad isku badataan wu ku nacayaa🤣xaqiiq

  • @abshirabdullahi4572
    @abshirabdullahi45724 ай бұрын

    Jaceylku gaajadu uma dhinta ee dharagtuu u dhintaa. Noted✔️

  • @Randa17
    @Randa174 ай бұрын

    Wllo miyad moda in xalqadn ay kayara yarthy kuwii hore😂 mise xiisa goniye le dahy.

  • @SaadamQureyshi

    @SaadamQureyshi

    Ай бұрын

    Xalqadha qaar waba 1 saac lkn xalqdn wa 16 daqiqo😂rer tiktok maba daawan karan 1 saac vidyow😂

  • @user-cc1tj3ko6n
    @user-cc1tj3ko6n4 ай бұрын

    Aaadan walhi buuga iyo waxad sheegaysaba anoon aqrin ayaan saa samaynaa rabdan bilato islamanu hadal aragna iska daa Burcona wan wada joogna 😂ader noloshu buuq maaha❤caawa isla hadalny inyar kadibna waan kala dhamanyna qof walba dantisa ha qabsado kkk😊

  • @amiirtimo8500
    @amiirtimo85004 ай бұрын

    3:20 xaqiiq😢

  • @Ziyaad_goni_socod
    @Ziyaad_goni_socod4 ай бұрын

    That is n't false walhi ❤

  • @HamdimohamedAllale-nv7we
    @HamdimohamedAllale-nv7we4 ай бұрын

    ❤ aadan sahan Buugan waxan kujelahay tusaalayaasha💚 Qodobka ugu fiicna #16. #48 power

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan32424 ай бұрын

    Aduunka waxaan ugu necbahay qof aan waxba kaa faideysaneyn anigana aan ii faideyneyn maalayacni iska kaa ag jooga dadka nocaasa Gabi ahaanba Inaan xidhiidhka u jaraan jeclahay waqtigey kaa luminayaan!!!

  • @Boaramawistudio

    @Boaramawistudio

    3 ай бұрын

    Absolutely 💯

  • @akrammuqtaar5220
    @akrammuqtaar52203 ай бұрын

    war ayakaba wa isku mid 😂

  • @AbdirahiimYousuf
    @AbdirahiimYousuf4 ай бұрын

    first

  • @Saamlee17
    @Saamlee174 ай бұрын

    Adanow ustad Dee noo daqso oo Malin Aan ku tashano noogu beeg Dee 48 roles anaga xitaa Waa noo isticmaaleyaaa hehheheh 😂😂

  • @Motivational-Speech919

    @Motivational-Speech919

    4 ай бұрын

    😂😂😂😂 wuu ina gaaday

  • @awooweshiine2332
    @awooweshiine23324 ай бұрын

    Ustaad barnaamij noqa so diyaari chesta Io qaabkeda

  • @ismaciilismacade275
    @ismaciilismacade2754 ай бұрын

    Waasa walagu qiima beelaa

  • @SUHEYB.
    @SUHEYB.4 ай бұрын

    Walaal aadan please please ma noo sameyn kartaa jadwal af Somalia garaysan oo aan raacno bilow ilaa dhamaad ah oo abid la raaci karno sabtoo ah dadku ma wada fahamsana mana aqaanaan dhallinteena maanta waan kaa sugaynaa pdfkaa jadwalka ah

  • @user-zg2ik5dh3m
    @user-zg2ik5dh3m4 ай бұрын

    Wllo buugtani miyad gda😂❤

  • @abdifatahbudul8467
    @abdifatahbudul84673 ай бұрын

    Waxan kusoo koobi karna labadan odhaah 1. Xus gal halaguu xiise 2. Meelkasta ka muuqo waa lagu muunad beela❤

  • @mahamudh6983
    @mahamudh69834 ай бұрын

    3:22 dadka badi maskaxdoodu way wasakhaysantahaye maahmaahdaasoo kale jeebka ha kuugu jirto wakhtigeedii maahee kkkk

  • @nasiyahalimahamed
    @nasiyahalimahamed4 ай бұрын

    30 daqiiqo way badan thy adam 2 daqiiqo asc kadib

  • @deekmohamed8567
    @deekmohamed85674 ай бұрын

    Xaga haasawaha sidaa aad sheegtay ayaa wacan laakiin hablaha ayaa biyo dhicinaya waxa

  • @ebrahimaden7664
    @ebrahimaden76644 ай бұрын

    War aadanow halkaa waalidnimda mudug iyo waqooyiga isku midaaa

  • @TAARIKH____11
    @TAARIKH____114 ай бұрын

    Aadan sxp ma halkaasad ku joojisay xeerarkii

  • @user-wx2ot7wm9g
    @user-wx2ot7wm9g4 ай бұрын

    Usdad sonkii miyaa ku qabty oway qaybtii ku xigtay

  • @safasalleban
    @safasalleban4 ай бұрын

    Thank you usataad 🎉 Ala runa badanaa aabahey markaan ka maqanahey suu ii amaano lee markaa lajoogana. Waa no fece 😂😂

  • @ilwaadsan3242
    @ilwaadsan32424 ай бұрын

    Oo waaban ilawaya qofka inta badan iga maqane bisinka Qofka Mar walba ila jogaan jeclahay oon ugu xiiso badanahay unless aanu qofku dhib badneyn ama qof maalayacni ah anu ahayn inaanu marwalba kulanaan jeclahay waa hadu qofku isaguna sideydo kale igu faraxsan yahay!!!

  • @salmanyare2083

    @salmanyare2083

    4 ай бұрын

    Dadka ad shektay waa dad ad u fcn, qaas ku ah , 12 sacadood hada wada jogtan xita malinti, kadib xafada kala aadadan waxa laga yaba inadan sii kala amusine hadane telka kuwada shekesatan, dadka laga hadlayo dadkas ma ahan sidey ilatahay.

  • @ALeo756
    @ALeo7564 ай бұрын

    Warbal ilmahan yar eega miyaanad aheyn kii lahaa waraaban noqda markan hablha arko ma adaa wax noo sheegaya maanta 😂😂

  • @queencaato8382
    @queencaato83824 ай бұрын

    Somaaliyoo idil 😂weeye

  • @khadarflippe8461
    @khadarflippe84614 ай бұрын

    Qiimo sii liicayo maqnansho kor uu qaado.

  • @user-qw3nt4pz1x
    @user-qw3nt4pz1x4 ай бұрын

    Codkaaga waa sideee 😂😂😂

  • @faisamohamoud1453

    @faisamohamoud1453

    4 ай бұрын

    Waa qurux manshalah

  • @CabdiwahaabAxmedyuusuf

    @CabdiwahaabAxmedyuusuf

    4 ай бұрын

    Waxaa maantoo Dhani laga hadlayay ma intaasaad kafahantahay niobaqoontaada balaadhi😊

  • @user-qw3nt4pz1x

    @user-qw3nt4pz1x

    4 ай бұрын

    Masha Allaah

  • @user-qw3nt4pz1x

    @user-qw3nt4pz1x

    4 ай бұрын

    Waa wada fahmay zxp

  • @CabdiwahaabAxmedyuusuf
    @CabdiwahaabAxmedyuusuf4 ай бұрын

    Midbaa malin walba ila soohadli jirtay kadibna waan dilay kawaran ustaad aadan😂😂😂😂

  • @ajmalutilaawaat

    @ajmalutilaawaat

    4 ай бұрын

    Hhhhj anigu saan ala hadlayay markasta ayay sheekadii dhamaatay kadib ayaa dhahay karn cantata noocee maanta karin

  • @CabdiwahaabAxmedyuusuf

    @CabdiwahaabAxmedyuusuf

    4 ай бұрын

    @@ajmalutilaawaat waar markay kaadhamaato sheekadu waxaad iska odhanaysaa maxaad xidhan tahay imika 😂 😂 😂

  • @munakheyr3426
    @munakheyr34264 ай бұрын

    Samankaan qofka aad xirirka leedihiin markad kayara maqnaato wuuba ka xanaqaa inaad kamaran tay ayuu is Darren sinaa hadadan iso wicin kuso wici maayo waaye kkk

  • @user-jx4oq7cg9k
    @user-jx4oq7cg9k4 ай бұрын

    Buugan manoso turjumi kara

  • @faizajama3515
    @faizajama35154 ай бұрын

    Reer puntland iyo reer waqiyooginu la dhaqanahy

  • @arahmanfarah3663

    @arahmanfarah3663

    4 ай бұрын

    Haddii aan nahay ree waqooyi run baa naga sheegay 🤐💯

  • @fardawsamc6410
    @fardawsamc64104 ай бұрын

    😂😂