Dharjaale TV

Dharjaale TV

OOMAAR BARBAR YAA DHIBAATEEYEY

OOMAAR BARBAR YAA DHIBAATEEYEY

Rooble &  Nabad iyo Nolol

Rooble & Nabad iyo Nolol

tahriibka part 2

tahriibka part 2

kkkkk.  Xildhiban Maxamed Abiib

kkkkk. Xildhiban Maxamed Abiib

badbaadi deegaan kaada 🙏

badbaadi deegaan kaada 🙏

Heestii  Sooxira Danbiilaha

Heestii Sooxira Danbiilaha

Пікірлер

  • @user-hv1dx8ex3t
    @user-hv1dx8ex3t3 күн бұрын

    Inaa lilaah wa ina ilhahi rajicuun

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr4 күн бұрын

    Naag Nool Hooyo Geesiyad

  • @subayrcabdi8054
    @subayrcabdi80546 күн бұрын

    Siyaasad ma ahayn waxaasiye jaahilnimo halkii u danbaysay bay ahayd 1 qof baa 20 qof loogu aaray سبحان الله

  • @abdinur6152
    @abdinur615211 күн бұрын

    Hadaa run sheegee maxaa waagii lagu kacsanaa Taakeye maxaa u hadli waysay

  • @AboudiM
    @AboudiM11 күн бұрын

    Trump wins no question ask Somalis should go back to their homes no life for them in Europe and North America and no future but sonalia will benefit waqtiga waa dhamaad 😊guul iyo Gobnimo Trump

  • @maxamedbille1012
    @maxamedbille101211 күн бұрын

    Subxaanallaah waxaan damcay inaan akhriyo aragtida daawada yaasha misana mabajirto cidkahadashay waanasiibdaro dadka intoodii badnayd inaysan danba kalahayn ilaalinta anshaxa& dhaqanka suuban

  • @user-he8nu4uo6t
    @user-he8nu4uo6t13 күн бұрын

    Futo

  • @ayaanmuhumed174
    @ayaanmuhumed17413 күн бұрын

    Nikan dhaqan celis haloodiro anooku hadlayo 25 uu suqa kaxidhay

  • @alimohamed-up7vs
    @alimohamed-up7vs13 күн бұрын

    Way dhamaatay

  • @markcaa2942
    @markcaa294213 күн бұрын

    Maxaa lagu haystaa ninkan

  • @ahmedsiyaad9387
    @ahmedsiyaad938716 күн бұрын

    Boqolal hiktar oo dhul ah ayaa laga yaaba inuu hysto halka qof marka dalkeena la joogo

  • @abdulkaadirisaak
    @abdulkaadirisaak17 күн бұрын

    waa runtii mudane abiib qof walba aad runta aad usheegtit wokola culuweyaa

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman696418 күн бұрын

    Kaah ma gaadhid afkaaga ka daaa

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman696418 күн бұрын

    Miyaan qaldamay cidba uma jawaabin

  • @cabdikeniisman6964
    @cabdikeniisman696418 күн бұрын

    Yaaabka yaabkii

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann18 күн бұрын

    DHULBAHANTE KAMA LIIDATAAN EE WAAD DIRIRI WEYDEEN MAANTA DULLIMO WAA TAAS. AFAR NIN OO ILMO ADEER AH AYAA IDIN BAHDILAYA, AAWAY AQOONTII AAD SHEEGANEYSEEN. DHULKIINII AYAA XABASHI LUGU SOO HOGAAMINAYAA. WAAR DHAXALKA CARUURTIINA BADBAADIYA

  • @kaysemohamed2004
    @kaysemohamed200418 күн бұрын

    Madax waynaha Jamhuuriyada somaliland, sharaf iyo mudanaa ayuu neeyahay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey18 күн бұрын

    👍 👍

  • @adanadan1926
    @adanadan192618 күн бұрын

    geesi geesi dhalay

  • @SouleimanDjibrilAli
    @SouleimanDjibrilAli19 күн бұрын

    Hooydaa wase xinif

  • @abdullahibadri9612
    @abdullahibadri961219 күн бұрын

    Walaaladiin Soomaali wax idiin dhaama maleh oo diin, af dhaqanba wadaagtaan, waa la diri jirey waana la heshiiyaa, 3dex beri in ka badan in colaad lagu kala maqnaado waa khaatimo xumo iyo camalkoon la aqbalin. Shaqooyinkiinii hoose waxaa la wareegey etoobiyaan,yaman,siriyiin,pakistaani,kenyaan iwm. Vilooyinkiinii waxaa ku dhaldhalaya etoopian, kuwii dhisteyna dibadey digan yihiin. dhalintiiniina waxaa caqiido looga dhigey iney wadanka ka qaxaan oo badaha ku dhamaadaan, kuwa europe tageyna qaar badan khamriga isla dhacayaan. Waxaa shaki iga galey kuwiina hogaanka haya inaad kasoo jeedaan amxaaro ama Falaasho. Waayo walaaladiin kama cararteen. Abey iyo itoopiyaan dadkooda gumeysi ku haya walaal kama dhigateen. Hadey dhalintii aad qixiseen gabdhihiina wax guursan waa ajnabiga aad u fasaxdeen shaqada hoose , kadibna wadanka waxaad ku noqoneysaan aqaliyaad, dadaan jirin. Waxaan rajeyn kuwo dhalad soomaaliyeed iney talada u qabtaan gobolada waqooyi, koonfurna kuwa aan tuuga aheyn oo cadaalada iyo midnimada ka shaqeeya talada u qabtaan.

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey21 күн бұрын

    Kkkkkkk

  • @abdifarah5875
    @abdifarah587521 күн бұрын

    War kan mahan madax , ( Ma umul ba ? Look at the satuation now

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey21 күн бұрын

    😭

  • @hussein4223
    @hussein422321 күн бұрын

    😭😭😭😭😭😭

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey21 күн бұрын

    Allah hawnaxaristo amiin

  • @HassanUgas-xm1pv
    @HassanUgas-xm1pv21 күн бұрын

    Subxanallah allow unaxariso

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177022 күн бұрын

    Maxay dhulkooda u beeriwaayeen.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman177022 күн бұрын

    Waar ummadayadii baa labililiqaystay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey23 күн бұрын

    Absolutely 💯

  • @Imraan12
    @Imraan1223 күн бұрын

    Askarta tuugo ah maxay baadhi

  • @shucaybmooha7827
    @shucaybmooha782723 күн бұрын

    Wallalnimo ❤❤❤❤hawaarto

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir24 күн бұрын

    Somali Dagal sokeeye ayaa afeeyay xalku kala tag maha waa afadii dhacday in aysan dib u dhicin

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann27 күн бұрын

    SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @muxumedmohamed5008
    @muxumedmohamed500827 күн бұрын

    Walahi waa runtii shekadu muse weyka weyntay

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey27 күн бұрын

    Matiri

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey28 күн бұрын

    Somalia Somali baaleh

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann28 күн бұрын

    DAD ASALKOODU YAHAY ETHIOPIAN AYAA KA DAMBEEYA DABKA KA DHACA MUQDISHO. ARINKAAS WAA IN BAARITAAN LUGU SAMEEYO

  • @abdullabdin9385
    @abdullabdin938528 күн бұрын

    Thanks bro

  • @user-lq4ds5qh4n
    @user-lq4ds5qh4n28 күн бұрын

    Unfortunately no lucky person

  • @user-lq4ds5qh4n
    @user-lq4ds5qh4n28 күн бұрын

    Itoobiya aqon ma tihid ee waa waa dulli gaajaysan Somalia naftedu iyda waaba janno janno hada iyada dhaanta

  • @ruuna1940
    @ruuna194029 күн бұрын

    اعوذبالله الله من الشيطان الرجيم. Maalin dad muslin ah ka xoroobeen. Aad maalin madoow ku tilmaameysaan. حسبنا الله ونعم الوكيل فيكم

  • @hassanxariif9831
    @hassanxariif983129 күн бұрын

    Karti iyo Dadnimo adaa kugu ogay

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif664729 күн бұрын

    Midkani Qof ka Doqonsan Weligeey Ma Arag mana Maqal. Siyaad Buu La shaqeeyn jirey dhibaatada S/l Lug Buu Lahaa.Ethopia inay Dabada Kaa Fuusho Baad Sugeysaa Doqonyahow

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw29 күн бұрын

    Awdal tolow ma sasabada isaaq bay run moodaan

  • @HassanAhmed-ty6xw
    @HassanAhmed-ty6xw29 күн бұрын

    Reerkaasi waa bukaaye Halla ogaado,siyaasigoodu waa kaa iyo muuse shacabkooduna waakaas

  • @lajecelibrahim7378
    @lajecelibrahim7378Ай бұрын

    Kan waa waalan yahay Doctor Habiib

  • @copypaste9067
    @copypaste9067Ай бұрын

    Hhhh somaliland horta maleys weydiiyay Ethippian siduu dadka ugu soo dhexdhuuntay hhhhh Somali 4.5 ay dhahan Lakiin Ethippian iyo oromo baqti dabada kawasay oo dabada ooga soo aruuray kuwii wadanka lahaayna wadani nimada loo diday WAAKA SIYAD BARRE ALLAHA UNAXRIISTO UUN. Ma aqaano diinta Maxamed meeshey dadka ka martay OO MAGACA SOMALI MARWALBA SOO HORMAY MEESHEEY MUSLIM NIMADA SOO HOR MARI LEHEYD

  • @kamaladow6217
    @kamaladow6217Ай бұрын

    Ninkan madukada miyaa asoo been daldalaa ayaa salaada la aqimay mana aadin ee sey wax ujiraan

  • @Anzal-666
    @Anzal-666Ай бұрын

    Sax waye Somalia Somalia baa leh😢

  • @cagajabeymedia6229
    @cagajabeymedia6229Ай бұрын

    Feysal asaasaq wn ku slmy