Gobsoor Media

Gobsoor Media

Feel free to reach out to us in the comments or on any of the social networks Don't forget to follow us below!

Facebook - facebook.com/gobsoormedia
Instagram - instagram.com/gobsoormedia
Snapchat - @gobsoormedia

Minnesota, United States

Пікірлер

  • @user-zp5pn3uf7d
    @user-zp5pn3uf7d15 сағат бұрын

    🤝🤝👸❤️❤️💙🥰🥰👑👑💎💎💐💐🌹💵👩‍❤️‍👩💎💎

  • @user-pk8pf8xv9h
    @user-pk8pf8xv9hКүн бұрын

    ❤❤❤❤❤mashallah guuls somaliland. 💚🤍❤️

  • @IdilRashiid
    @IdilRashiidКүн бұрын

    Waaaw gibriil abokor reer abtigay love u all waa quruxdii isaaaq ❤❤❤❤

  • @nimcoibraahim4990
    @nimcoibraahim4990Күн бұрын

    Oo xamda hiil habled ma abwanad baa❤😂😂

  • @AbdiWasac-pm5rx
    @AbdiWasac-pm5rx22 сағат бұрын

    Heesta kale ee haboon nuura qado ee arooska yaa leh waa hamda hilhableed ? GOGOL CASHAQABA TALA GEEDKA LAA WADA BUUXSHAY GEELBA LAKA QADAY ERYADII XAMADA HILHABLEED LAXANKA QAMARKA 😂🎉❤❤

  • @somalitech102
    @somalitech10216 сағат бұрын

    Inantaa warsangeliga ahi qurux abwaanimo iyo aftahanimo ayay isku darsatay xamda hiil hableed❤

  • @HodanYar-gp2jc
    @HodanYar-gp2jcКүн бұрын

    waxn hees lamadhihi haboon mahasanid

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sgКүн бұрын

    Mash.allah.runtaweye

  • @Raqiya-fy1cz
    @Raqiya-fy1czКүн бұрын

    Haboon nurey Gabdha dalka Shidtey wow m.a❤

  • @kadraabdillahi6748
    @kadraabdillahi6748Күн бұрын

    Waaw beautiful. Masha allah

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg2 күн бұрын

    Beenaale aabihii

  • @AxmedGaagale
    @AxmedGaagale3 күн бұрын

    Waar anaga aay nala aqoonsan laakiin mawaxay latahay intaau khasab u raacno in soomaalidu horamar gaadho taasi madhacayso waayo tayka shaqaynayen ayaanu ka shaqaynanaa xitaa hadii ay itoobiya ay bada sumaynanso waanu ku garab istaagaynaa. Waxaad naga macaashtaan waxba hanagasiinina

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf26504 күн бұрын

    Cawaan cawaan dhalay dheh, xataa tirada dhulkaad wax ka sheegaysaba garan maysid ,, heshiiskaa reer somaliland iyo reer Ethiopia dhex marayna sida kaa muuqata waxba kama ogid ,, maadaama Aanad waxbaba ka ogaynna waxaad ka sheegtaaba waaa beeen iyo khuraafaad,,, sidaa awgeed mala'awaalku waa munaafaqad xaasidnimo ku dheehan tahay,, 15daqiiqadood baan kugu khasaariyay ,, wbtawfiiq

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k4 күн бұрын

    Mashaaa alaah somaali waa gob geesiyiin ah

  • @user-lk1hz4cs2k
    @user-lk1hz4cs2k4 күн бұрын

    Markii horaba somaaliya nabad u raadin maahee waa somaali gumaadaya kufsi dil

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad41574 күн бұрын

    Soomaali Soomaalibaa leh

  • @xarirmaxamed9291
    @xarirmaxamed92914 күн бұрын

    WALAAHI WAY IMANAYSAA ETHIOPIA DALKAYAGA EE IDINKU KEENA WAXAAD KAGA HOR TEGI LAHAYDEEN BEEN AYAAD ISUGU WARANTAANE

  • @Mohalo850
    @Mohalo8506 күн бұрын

    ❤❤DADKU WAA JNAAY UMADAX BANAANNAADAAN .WAANKURAACSANAHAY .AFTIDA HALAQAADO🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh60596 күн бұрын

    Ninkan hadalkiisa waxaan ka fahmay in uurka uu ka bokko. Eebe caafimaad ha siiyo.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c7 күн бұрын

    Kuwani marka danbe way hunqaaci doonaan. Allow reerkani armay is bireeyaan 34 sano saaka ayey ilhaan cumar ku amarku taalaynaysaa calanka xagee ka keento kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkklk.waxba hada iyo marhore toona masd ahayn. Hadeerna wax ma tihid habar. Bilaa nigis ah. Faraaceentii adiga miyaad ahayd. Waa wax aan waxba kala ogayn. Waxaad sheegayso iyo hada midna waxba maad ahayn.

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c7 күн бұрын

    Ilhaan cumar dhamaantiin kabaheeda ayaa idin dhaama isaka daa naagahan iska cabudhsane. Ilhaan xataa rageeda ayaan la hadli karin. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk xadan shiikh isagaa masuul ka ah dadkan iyo dalkan. . Xabashi haday wax ku tarayso sidaa u qoyanaan maysaan

  • @user-nw8de5lo4i
    @user-nw8de5lo4i7 күн бұрын

    Dee haa midnimada somalia waa muqadas maxa sland ka quseya bal jaahilkan eeg somalia talyani ba bixiyay somaliland na england ba bixisay markaa somalia waa somalia somaliland na waa somaliland

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi52047 күн бұрын

    Very interesting and very useful information and well explained

  • @ahaiban1
    @ahaiban17 күн бұрын

    Marwo Faadumo Siciid waxayna ogeyn Pharaohs were origionaly from Somaliland!!!.

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima57298 күн бұрын

    Beenale

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima57298 күн бұрын

    Dhuuliiyo bad away heels. Eewaxqaada

  • @elyasdjima5729
    @elyasdjima57298 күн бұрын

    Beenale aayd that

  • @sahraduale2235
    @sahraduale22358 күн бұрын

    labadii xaqdaro ku heshiisa xaqa ayay usku dagaalaan

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z8 күн бұрын

    Walee maafiyadii ku habsatay Somaliland ee reer qudhmiye wakhigoodii waa dhamaad👏👏👏👏👏

  • @abobasement346
    @abobasement3468 күн бұрын

    waxaa halkah dhigay somalilad waa museh oromoh iyo kibirkah idor waxay is moden dowlad dhulbahanteh bay u lah yimaden kibir wixii dhacaynah waa lah ogah

  • @user-jw4wr7fm2z
    @user-jw4wr7fm2z8 күн бұрын

    Runbadanaaaa👍👍👍👍🌹

  • @user-zj5nm3wv3f
    @user-zj5nm3wv3f8 күн бұрын

    Ninkan warayiisiga bixinayaa wlhi dhex maha dhinacna ayuu u Jan jeedha waxanan arkaya inuuna warayiisi dhexdhaaxada ma bixin sababto ah su aal ayuu Ka jawaabi wayay wuxuna u Janjeedha jabuuti kumaan qanacasani wlhi waxan leeyahay adoo noocana ha hor Iman miidhyaha caamayahay

  • @SLEEPY0088
    @SLEEPY00888 күн бұрын

    Wakaa raga maskaxdoodu fayowdahay

  • @abdirahmanabdi7249
    @abdirahmanabdi72498 күн бұрын

    garan maayo taageero uu muuse ka filayey ismacil iyo xasan oo uu ka waayey.waxan aamin sanahay in labada oday muse nafta dul dhigeen laakiin dulmigi la go,ay sadexda nin .waanan ixtiraamaya aqoonyahanka fekerkiisa

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi34968 күн бұрын

    What a jealous and olso cheep argument.

  • @mustafemaxamed6877
    @mustafemaxamed68778 күн бұрын

    Wariye xuduud Somalia iyo somaliland dee xuduud kala duwan Talyaani iyo England Bay kala yihiin Marka ka Somalia xuduudkeeda abi axmed ma kala jaraayo ee somaliland wuu og yahay in ay xuduud leeyihin iyagoo laba dal ahaa lixdankii ka hore

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali1178 күн бұрын

    KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali1178 күн бұрын

    KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali1178 күн бұрын

    KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali1178 күн бұрын

    KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali1178 күн бұрын

    KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali1178 күн бұрын

    KALIGII TALIYÀHA CUMAR GELLE JECEEL UMAQABO SOMAALIYA BALSE BALAAYINTA DOLLAR UU KUQABO ETOOBIYA BUU WAAYAYA HADII ETOOBIYA DAKADAHA SOMAALIYA LAGALA HESHIIYO

  • @MubYus
    @MubYus9 күн бұрын

    kanu waxba sheegi maayo, Waxa uu wadaa waa Dhuusadii Cumar geele oo sideedii ah.

  • @user-lh6yk4sy3o
    @user-lh6yk4sy3o9 күн бұрын

    We don't need FAQASH 🧠 Somaliland socotay 🟢⚪🔴🇪🇹

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v9 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab14409 күн бұрын

    Muuse haduu dhul samaroon iyo ciise oo moodaayo inuu aqoonsii kuheelaayo inuu siiyo ethiopia hadan samaroon nahay dagaal noocii dhulbahaante oo kale ah ayan lagaalaynaa muuse biixi aniigu isaaq odhan mahaayo isaaq xiita muuse wax raajo ah kaama laaha waa niin sumaaysan oo inkaar qaaba

  • @HassanAhmed-og3yc
    @HassanAhmed-og3yc9 күн бұрын

    Beesha dhex Waa ninkii ugo horeyay ee an maqlo oo si macuqul ah u hadal oo an xanaf lahayn

  • @hodaneey6777
    @hodaneey67779 күн бұрын

    Wa reer awdal snm maha

  • @abdiegeh966
    @abdiegeh9669 күн бұрын

    Aqoon yahan indheer garad ah baad tahay saaxiib, aad baan kuu salaamayaa

  • @abdishakuurjimcaale3155
    @abdishakuurjimcaale315510 күн бұрын

    Aqoontaada oo gaaban Aamus baa lagu Kabaa xumaan iyo xiqdi baa kashaada ka buuxda Balse Adoo caadifeysan laga wacan inaad umad soo hor fadhiisatid

  • @RuqiyaCabdi-mb5je
    @RuqiyaCabdi-mb5je10 күн бұрын

    ,

  • @aragsan5690
    @aragsan569010 күн бұрын

    Muuse biixi wacaanba u maleeyay seyaabare oo kale sida in uulaayo dadkii uu xukumay.. caburinta ,siyaadbaa ka wanaagsanaa .dalka waa ilaalinayay lahaasho ayuu kushaqeeynayay ...muuse siyaasad waa ka aradan yahay.. daaqada bahala galeeka muuse furay ..quburo haloosaaro🤔🧐🤐

  • @user-jf9qs1ec1y
    @user-jf9qs1ec1y10 күн бұрын

    Isaaqu wax mamaaligaranayaan ee hayska wareejaan xilka madaxtinimo oo cidaan ahayn ha udhiibaan gabooye