Mustaqbal TV

Mustaqbal TV

Mustaqbal Tv is part of Mustaqbal media group, which consists of websites, TV, KZread channel and Facebook.

Пікірлер

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht4 күн бұрын

    Hesihi hore rucubta nasaha ma ahen

  • @sahromahamud
    @sahromahamud5 күн бұрын

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Ummaddii Soomaaliliyeed Ayaaba Noqotey Dantooda Magarato Oo Dalkoodii Qaniga Ahaa Baabi Inaayo Si Ay Shisheeye Ugu Daneeyaan 😭🙏🇸🇴

  • @GuuleedMuxyadiin
    @GuuleedMuxyadiin6 күн бұрын

    Mar dambe sonkor ma cuni doono uf

  • @Farhan24-xy5tg
    @Farhan24-xy5tg7 күн бұрын

    Inta daawaneyso 2024 25ka july kadib soo noqoshada la filayo e daxlaan e marinka gaza

  • @nabaadradshe3341
    @nabaadradshe33418 күн бұрын

    Faan badanaa! Waa ninkii kabaha Siyaad Barre u qaadi jiray.

  • @user-lj7sz6bg5q
    @user-lj7sz6bg5q9 күн бұрын

    Dolphin ayaa kamid ah kuwo daroogada leh

  • @axmedsadiiq7079
    @axmedsadiiq70799 күн бұрын

    Markanookale calool xumo ayaa kudili

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif66479 күн бұрын

    Xildhinaanka Haddii uu Tuug Yahay waa in investigation lagu Sameeyaa.waxa soomaaliya dhibka ka wado ayaga Hataa way jiraan

  • @abdirahmanali9176
    @abdirahmanali917610 күн бұрын

    Ciwaanka iska saxa.

  • @SiciidDalmar
    @SiciidDalmar11 күн бұрын

    Xasanow noo soo celi axmed guutaale waa u xiisnay barnaamijyadiisii 😂😂😂

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan793812 күн бұрын

    SOMALI OO LA WAREGI DOONAAN QABIILKA UGU BADAN OGADEEN IYO MAREHAAN HAEIYO DAWLAD MA NOQON KARTO DAMERADINA ISKA RAACA MUFADINA ISKA CUNNA.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari15 күн бұрын

    Cajiib waa taariikh aan tirmi doonin runtii

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan793815 күн бұрын

    QOORGOYO QAWARIJTA WECELADA SHABAB AYAA LAGA BARTAY,KOLAY WAXBA JIRA INAY KA TIRSANAYEN WECELADA SHABAB.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan793815 күн бұрын

    YAHUDIGA CAD IYO YAHUDIGA MADOW DAWLADA IYO WECELADA SHABAB WAA ISKU MID SHACABKII AYAA DHAMENAYAN OO KHANDARAS KU QAATAY.

  • @HidaayoAxmad
    @HidaayoAxmad17 күн бұрын

    Isniinta miyaa mise talaado mise arbaco jawaab

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan793818 күн бұрын

    XISBIGA DIMOQRADIGA AYAA KA DAMBEYEY DILKA MW. TARAM.

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif664719 күн бұрын

    Been badnaa Qolooyinka xiran ayagaa wax Weerarey islaan Yahay Qasiisada Ah Waxa Aad ku Hadleysid Ka Fiirso

  • @IlyaasIlyaas-b9i
    @IlyaasIlyaas-b9i19 күн бұрын

    Doowlada waa ineey joojisaa shaqada canshuurta soomaalinimada waxeey noqotay magac lagato magac lee cashuur kubixi 90 sagaashanka❤❤

  • @abdallexuseen2453
    @abdallexuseen245321 күн бұрын

    Hh 2 kmtr

  • @jabarkuson2241
    @jabarkuson224122 күн бұрын

    Yasalam

  • @JaamacAhmed-u1d
    @JaamacAhmed-u1d22 күн бұрын

    Dr shaafi maxaa sarabande ilmaha saxaradu kudhegto

  • @abdiwalimohammed2137
    @abdiwalimohammed213723 күн бұрын

    Muxu xasiliya sudan Ethiopia ayaaba holceyse this gay is mad gay 😂

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan793824 күн бұрын

    SOMALIYA WAA MEEL LACNADII ALLE KU DHACAY.QOFKI DHOFI KARO KA DHOOF.

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv676225 күн бұрын

    Wow

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv676225 күн бұрын

    Thank you brother barnamijadan oo kalee nosobadi please

  • @AmiirAli-wp4qt
    @AmiirAli-wp4qt25 күн бұрын

    Gudoomiye maad marmaamijkii fagaare noo bilowdid

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan793825 күн бұрын

    KUWAN GOORMA DAWLAD NOQONAYAN MARKAY WADANI NOQDAAN ISKA DHAFAN TUUGNIMADA.

  • @muldhatatv6762
    @muldhatatv676226 күн бұрын

    Wala noso badi documentary nocan oo kalee pls

  • @AbshiroYaasiin
    @AbshiroYaasiin26 күн бұрын

    Ditoor shaafi ala haku garabgalo

  • @JamaalabdulaaxiAddan
    @JamaalabdulaaxiAddan27 күн бұрын

    ❤❤❤❤

  • @IlyaasIlyaas-b9i
    @IlyaasIlyaas-b9i28 күн бұрын

    NiiMarabnee nagabaxa ayaanleenahay dhamaadka sanadkaan hadeeynan bixin waa loobaqaa sidii ciidaka mareekanka ee looyiqiinay dalta fooris ayaan ugaleeynaa walaahi

  • @koodbuurmediaprodaction7214
    @koodbuurmediaprodaction7214Ай бұрын

    kenya marun sida suudan hanoqoto waa caqabada umada somaliyeed haysate

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    DHAMMAANTINA MADAXWEYNE WASIIR HILDHIBAN WAA TUUG HANTIDI SHACABKA AYAA DHACDEEN QIYAMO AYAA DU,AAN IYO CIQAB AYAA JIRA.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    MUQDISHO WELI WAXAA KU JIRTA WAQTIGI U.S.C.1991 DAWLAD WAA IN LAGA CABSADA QABILNA AAN KU SHAQEYNIN.

  • @DeeqaIidle
    @DeeqaIidleАй бұрын

    Anay dhipkaas ihaya

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834Ай бұрын

    Walaalow waxaan u baahanahy fagaare please soo celiya

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834Ай бұрын

    Xataa hadaad lacag ka dhigtaan waan daawanaynaa

  • @xasancabdisanduuq4834
    @xasancabdisanduuq4834Ай бұрын

    Away barnaamijkani halkuu ku dambeyey walaalow waan u baahanahay

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943Ай бұрын

    Odigaa qabuuloow la dhintay 🎉🎉🎉🎉umadaan duqooda iyo habrahooda somaliyeet qabiil aay u dhamaadeen

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139Ай бұрын

    Allah havnaxaristo Ganarl maxed/galal

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA.

  • @shukrisheeno1655
    @shukrisheeno1655Ай бұрын

    Ilaaheey aqoontada hakuubarakeeyo kii umadiisa umaciino allaha kaadhigo aniga cunug yar ayaa madaxa wax kuusan uguyaalaan wana umul walina baritaan kumasameen

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938Ай бұрын

    ROOBKII MUNAFAQINTA SOMALI HALAGI LAHAA AYAA BILABATAY DUUFAN ALLAHA KU DARO.

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585Ай бұрын

    Iran waxay u eegtahay inay goor dhaw burburayso dadka Iran ugu necebina waa muwaadiniinteeda iyaga ayaana ridaya

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491Ай бұрын

    Maasha allah Mudane Muuse Biixi guuleyso Guule ha ku garab galo, cadowga Debeda iyo Gudahaba illahay ha jebiyo 👍👍👍👍👍

  • @AxmadNuur-fr5nj
    @AxmadNuur-fr5njАй бұрын

    M.a

  • @fuadabdulahi1405
    @fuadabdulahi1405Ай бұрын

    War umada gumaadaye isaga tag ducadaada alle kaama aqbale

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037Ай бұрын

    Odayaal waayeel ah warkoodu waa hun iska sidaa