SHIDE MEDIA

SHIDE MEDIA

Dawadayaasha sharafta leh waxaad halkani kala socondoontaan warar iyo barnaamijyo ku xiisagaliya fadlan halkan nagala socda Subscribe like iyo comment wararka ethiopia

Пікірлер

  • @user-hu8vc6do9v
    @user-hu8vc6do9vМинут бұрын

    Ma jahaynkaraan, wax jira maaha.

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l4 минут бұрын

    Bismillahirrahmanirrahim s.nms.cwlm. Soomalidu .maxaye iş difaacan waqtigan xadirka İTOBİYANKA meelkasto ayey joogaan ✌️ SOOMALİYA HANOLATO 🇸🇴✌️ waa in İTOBİYANKA dhamaan inlasaaro

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l36 минут бұрын

    Soomaliya dhamaan OROMDA joota soomaliya joota bixiya ✌️🇸🇴💕. Cuduro xun xun ayay sidaan hadaanla saarin gudaha ayey dagaalka bilabayan iska jira,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l48 минут бұрын

    İTOBİYAN WAA DAL DAALİMAH. MA İLOWİN TURKİGA MARKEY YİMADEN SİDAY NOGU JEETEYEN SİDEY UHAD LEEN TURKİGAN JOOGAY Marnabay ma ilaawaayo 🇸🇴✌️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💙

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr756949 минут бұрын

    salaanta islaamka maxaa kuu diiday. laba muxallal kulahaa. Waar waxaa tidhaa laba muxallil ee carabiga baro yaa miskiin

  • @1970Belgesel-f3l
    @1970Belgesel-f3l57 минут бұрын

    Bismillahirrahmanirrahim.s.crm. İİJAKA MOD YAA TAARİKA ALSALAA.. İTOOBİYA ABİYA GODKİSİİ LOOGU SOO GALAY. Soomaliya hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👎🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✌️❤️🙏

  • @HassenMuhumed-ze3pz
    @HassenMuhumed-ze3pzСағат бұрын

    Magacu wa marar

  • @axmeddaauud4846
    @axmeddaauud48462 сағат бұрын

    walee waxay masar idiintarto ayeydaan maahadin faqasshey xaarka xejista

  • @AbdiKaire
    @AbdiKaire3 сағат бұрын

    211p1pp1

  • @AbdikadirmahamufAhmed
    @AbdikadirmahamufAhmed4 сағат бұрын

    Haddii aan su aal idinwaydiiyo koloy soomaali mabatihiine yaad tihiin oromo mise amxaaro

  • @IltiredoualePort
    @IltiredoualePort4 сағат бұрын

    shide joji futo

  • @fmohamed5930
    @fmohamed59305 сағат бұрын

    Warkuwaa dal aydifaacaan lagasugi maayee umada haladhaafiyo😢

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw9 сағат бұрын

    burhanu beenbuu isushegaye burburkisiba gaadhoo bixisaa wada gumaysiga bakhbskh layn soomalidu mabaqatee baaruuda oloshiyo baasin cadawguba onbaqaynin ban ahay cadaw begsadan ahay geeri kama baqayo balanban horow galay bahaladii iwerara bayuur inaykaracda oon biladgeesi qata guuul soomaliya haisracdo midnimo guuul insha allah🤲🤲🤲🤲🤲🇬🇲🇬🇲🦁🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️👍👍✌️🙏

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui16 сағат бұрын

    Itiopia musibo rabta, bad iyo dhul qasaab, ee ILAHAY ha ciidhib tiiro somaliyeey qadka joojiya oo hubka guurta toosa walalayal😔

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003Күн бұрын

    Allaha jabiyo axmaaro oromo tekrey iyo kuwan muslinka ahayan somali galbed allaha badbaadsho aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️💞🥰

  • @AydidBouh
    @AydidBouhКүн бұрын

    Asc Somalidu Wey Midobidonta Hadi Abiye Weraro

  • @AbdiIsmail-k5q
    @AbdiIsmail-k5qКүн бұрын

    Beenta naga daa siilka hooyadaye

  • @hasandiriyeabdifarah6379
    @hasandiriyeabdifarah6379Күн бұрын

    Kuwaan wariyayaal mahan Samalina maahan waa dad lasookireeystay o naagaha kaliitah. Waryaa yaqaan Kuwaan Dagaalka nala doonaayah. Samalidu donimeeyso dagaal oromo sidaas daraadeed kuwa doonaayah ineey joqajuqeeyaan Oromo ogaada waa jaajuuziin Ajnabi ushaqeeyah oo waxeey Qattar ku yihiinjiritaanka dawladda Samali. Waana ognahay in cadaw kadaran Oromada yihiin ee waxaan oraneyna wada juqajuqada iyo iskudirka Muslimiinta Ethopia iyo Dawladda Samaliya. Allah hannaga qabto dabadhilifka iyo cadawga Dawladda Samali iyo Dawladda Oromo iyo Turkeyga Aamiin Wabillahi Tawfiiq

  • @AyyubHussein-ud6yf
    @AyyubHussein-ud6yfКүн бұрын

    Yaa u shaqaasay maxaa noogu shaygaysaa marwalba itoobobiyo inay soon socoto yaa lacag ku siiyo

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590Күн бұрын

    Isbalaarinta ciidanka itoobiya waxay hordhac utahay duulaan isbalarin oromo deeganka soomaalida

  • @mohamedgoonijecle1153
    @mohamedgoonijecle1153Күн бұрын

    HAA

  • @mohamedgoonijecle1153
    @mohamedgoonijecle1153Күн бұрын

    Sax OROMO dagaal mataqaano tubka weydaadinayaan

  • @mohamedgoonijecle1153
    @mohamedgoonijecle1153Күн бұрын

    Somaalida waa 170 000000 boqol iyo todobatan milyan weeye

  • @mabdllh1094
    @mabdllh1094Күн бұрын

    Nimanyohow, kumaankun sano ma ay hawaysanin (amazing bathing Uma qaban) dekedaha iyo badaha Somalida. Maxaa hadda, oo ay col yihiin Eritrea, Lakin Djibouti hubaal u yahay isticmaalkeedu, keenly in Somali uu taliska Addis ku carruuroobo oo aduunkiina la yaabsanyahay? Abiye sidii will caruur ah ayuu u dhaqmayaa oo xeerar caalami oo soojireen ah uu dhayal dhayal ka dhigto !

  • @ZaneJiro
    @ZaneJiroКүн бұрын

    Ciidamada soomaliya haka amar qaataan farmaajo hana dhiciyaa ciida soomalida

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kКүн бұрын

    Su aashaasi Reer soomaliya Ayay utaal ee jam taalo reer sland ❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kКүн бұрын

    1977 RAGII JABIYAY ITOOBIYA REER SLAND BAY AHAYEEN LAAKIIN MAANRA KOONFURTA SOOMALIYA BAL AAN EEGNO INAY ISDIFAACDO

  • @Maxamedaxmed-t9j
    @Maxamedaxmed-t9j2 күн бұрын

    Somalind iyo ethipia maanta waa mid haday masar far qaado somaliland waa diyar inay kilalka geyso ciidamo hortle si somalia haday dagalku daydo ethiopia cagta umariso Diyaarbanu unahy inaan dagal galno reer somaliland haysdiyariyan

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k2 күн бұрын

    ViVA itoobiya ViVA itoobiya ❤ViVA itoobiya ❤❤❤

  • @ZeinabfarahBouhuud
    @ZeinabfarahBouhuud2 күн бұрын

    cidamadi warso awalba dagaalbey doneysey

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu2 күн бұрын

    Gudoomyaha Sirdoonka itoobiya maaha Oromo ee waa isbaheysiga beelaha konfurta itoobiya

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu2 күн бұрын

    Somalidu waa 33, 000 milyan tiradoodu

  • @user-vf5dg8ql2q
    @user-vf5dg8ql2q2 күн бұрын

    war qabyaladi kuqqday kumadhigte goniyow dante kudifacaysa hassan duli cadibd isaga indhatiraysa tagdarida damu jadiid runtii

  • @SmilingButterfly-ms8ke
    @SmilingButterfly-ms8ke2 күн бұрын

    😅

  • @abdulmao1579
    @abdulmao15793 күн бұрын

    Hadalka Farogod in iska dhaafiyo ayaan damcay illeen qasaaro illaa dhamaadkii ayuu ku dal dalmayay, waxan iraahdo waa sixiix la hubo iwm.

  • @abdirazakmohamud5874
    @abdirazakmohamud58743 күн бұрын

    heshiska Somalia iyo Ethopia waa 2 dhinac bada iyo Somali galbed waa in la xooreya

  • @AhmedAmer-xx5ko
    @AhmedAmer-xx5ko3 күн бұрын

    عاوز تترجم كلامي زمان حصل حربين معاكم زمان اووى كسبتوهم صح بس صدقني لنجعلن الاعز منكم أذل يا كلاب والايام بيننا انتوا مفكرين انكم تمنعوا المياه عن شعب 😂😂😂😂😂😂😂

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim10033 күн бұрын

    jabuuti masiibada somali baabi iyey waa camiiq geele illaahay kursiga hakaturo aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim10033 күн бұрын

    war hadaalinina xasan asagaa bada gadanaya snm wuusiraya xasan somali wadajiro marbyo

  • @kiinali409
    @kiinali4093 күн бұрын

    Adaa saman dulliyahow qabyaalidiistaha ah xasan Dal xoreeye waligiis laguma sheegin damanaan wasaqyahow beenaalaha ah gumaysiga ethopia iskä veli arrimaha soomaaliya waxba kama Celine iscun

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui4 күн бұрын

    MD XASSAN SHEIKOW ciidanki dhalka dhiyar garey 😢maxad suugta ader, xiita AS so hawlgali oo humada iyo bada wada badbadii☺️

  • @KanadidMed
    @KanadidMed4 күн бұрын

    Mashallah inchallah guulastay midinmo somalies states sitte

  • @mohamedgoonijecle1153
    @mohamedgoonijecle11534 күн бұрын

    ITOOBIYA halagula xisaabtamo maamulka soomaaliya

  • @sahimabdirahman8685
    @sahimabdirahman86854 күн бұрын

    Nin wlh runta ayuu ka hadaley somalida adag Lkn midnimo Mlhn lugahane waa lohayaa somalida xabashida

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78224 күн бұрын

    Waryaada beenta aad afuufeeysaan kala aayara. Idinkaa baalal u yeelayo abyi iyo juula war anagu somali baa nala yiraa. Masarna anagu hubka un baan ka rabnaaye noo dagaallama ma lihin ee idinka soo raaca juula.

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw4 күн бұрын

    burhanu beerku ku xanuun bowduaha laga jabi balayo ku qaaday gumaysigu hajabo insha allah guuul somaliya🤲🤲♥️🇸🇴🇬🇲🇬🇲🇸🇴🇬🇲🇸🇴🇬🇲🦁🦁🦁💪💪💪🔥🔥🔥✌️🙏

  • @abdiosman2676
    @abdiosman26764 күн бұрын

    Bufaa

  • @abdiosman2676
    @abdiosman26764 күн бұрын

    🙈🙈🙈🙈🙈🙈

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh78224 күн бұрын

    Turkiga waa khaain yaan la aaminin ethiopia ayuu la jiraa. Waan u sheegeeynaa madaxda tuugada ah yeey gadanin somalia. Hadda somaalia weey hubeeysantahay qabiil walba hub maxaa kaa galay ayuu haystaa marnaba ma oggolaaneeyno in ethiopia cag aay soo dhigto somalia. Turkigana ha laga aamin baxo yuu nagu qasbin inaan dadkiisa somalia joogo leeyno.

  • @Abdurahim-p9h
    @Abdurahim-p9h4 күн бұрын

    Shilin Somali away?