Doowlanimo Tv

Doowlanimo Tv

Kanaalkan waxa uu u heellan yahay in uu idin soo gudbiyo warar iyo warar xaqiiqo ah, Waad ku mahadsan tahay na soo bir.
This channel is dedicated to providing you with timely news and factual information, Thank you for joining us.

Пікірлер

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan10326 минут бұрын

    Axmedow waankutagera ee taleefanka gaisii adigooraliya❤❤❤❤❤

  • @khadraayaan1032
    @khadraayaan103211 минут бұрын

    Walaahay Axmeðoow guulyso adigiyo soomaaliland iyo itoobiya guuuul guuuul guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SalebanGamuute
    @SalebanGamuute41 минут бұрын

    Waxan ofhanlahaa maxamuud xaashi haku biiro ucid faysal waa muwaadin somaaliland na hala taageero

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6rСағат бұрын

    Muesadinimada ayaad qalad u fahantaye ma ninka mucaaarid ku ah xisbi mucaadi ah ayaa xisbi mucaarid ah ayaad ku sheegaysaa muwaadin

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6rСағат бұрын

    Mana aha mucaatid ee waa fataal kulmiye Afhayeen u ah

  • @user-db2hm8wd6r
    @user-db2hm8wd6rСағат бұрын

    Adeerkan waa laguu yaqaana waa saqajaan loo adeegsado xibiga rajada dadka reer somaliland ee wadani Adiga iyo isaguba waxa tihiin dadka dalkan qaribay ee xumsanta iyo naxliaga ka shaqysa

  • @abdullahegeh6175
    @abdullahegeh6175Сағат бұрын

    Guul iyo gobanimo noolow gudoomiye

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5kСағат бұрын

    Guuuuuuuuuuul sland❤❤❤❤❤❤❤

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4ggСағат бұрын

    Nknkawumudanyahay inladrto wayo wadulqadbadanyahay qaranimaduwakuwantahay diintu kudhaqnkeda wakuwayntahay inkastao somaliland dusturkedo udiinyahay aqoonsigana isagunawakujira dhinacesa inabadnawuwayay reerkana waxnafleh waaisaga inkastaosadexdaxisbi ayiskureeryihiin

  • @MustafemuuseMuuse-wl4gg
    @MustafemuuseMuuse-wl4ggСағат бұрын

    Guuuul

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827Сағат бұрын

    CADOWGA NECEB SOMALILAND WAA DAAROOD FAQASH WAA XAASID DOQON AH OO NECEB QARANKA SOMALILAND LAAKIIN WALEE WAA INOO TAALA

  • @hodanwarsame3858
    @hodanwarsame38582 сағат бұрын

    Khayran baan kuu rajenayaa Ahmedmadaw guulayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi34682 сағат бұрын

    Feisal Ali is the next president of somaliland after musa biixi. He is the only patriotic opposition party leader that can be trusted in somaliland today. The rest are puppets/traitors, under the payroll of villa somalia, jabuti, and other foreign agents.@Concerned kenyan born and patriotic somalilander. Wishing the next president Mr Feisal Ali, long and healthy live, prosperity, and everlasting happiness in life to be the next saviour president of somaliland !!! 😂

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58502 сағат бұрын

    Barlamaanka meel loo kaadi tagaa ka dhigteen Bacaac Bacaac Bacaac

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan58502 сағат бұрын

    Heego hebel waa sineeystay siyaasada idiin la gashay kkkkkkkkk

  • @roodacawad13
    @roodacawad132 сағат бұрын

    Maansha allaah guuuuuuuuuuuuuuuul somaliland faysal guuulayso waad mudantay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mfarah100
    @Mfarah1002 сағат бұрын

    Somaliland ha noolaato. Somaliland ha la aqoonsado. Somaliland ha jirto. Somaliland ha dhisanto. Somaliland weligeed xor ha ahaato.

  • @Mfarah100
    @Mfarah1002 сағат бұрын

    Somaliland ha noolaato. Somaliland ha la aqoonsado. Somaliland ha jirto. Somaliland ha dhisanto. Somaliland weligeed xor ha ahaato.

  • @Mfarah100
    @Mfarah1002 сағат бұрын

    Somaliland ha noolaato. Somaliland ha la aqoonsado. Somaliland ha jirto. Somaliland ha dhisanto. Somaliland weligeed xor ha ahaato.

  • @MrQaraami1
    @MrQaraami13 сағат бұрын

    🎉😂🎉😂 Mansha Allah My Allah sw protect Ahmed Bashir walaahi he is well informed and Unfortunately all Haters and Enemies of the Truth Somalilander and Truth Somalias are hate to Heard what he is talking about 😢

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh4 сағат бұрын

    Hubkan calabria ayaa lagasoo iimsaday waxana lasoo waday soomaalilaan si ay ugu khalkhal geliyaan kadibna ilaahaybaa fashiliyay alxamdulilaah

  • @shonahmed9821
    @shonahmed98214 сағат бұрын

    Guull iyo gobanimo somaland

  • @shonahmed9821
    @shonahmed98214 сағат бұрын

    💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh4 сағат бұрын

    Guul soomaalilaa ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh4 сағат бұрын

    Maansha allaah axmed bashiir guulayso

  • @AbukarSharifessa
    @AbukarSharifessa5 сағат бұрын

    Aad iyo aad ayaad u mahadsantahay halka ka hay

  • @saadyisalim2888
    @saadyisalim28886 сағат бұрын

    Waar guda biirsey hatago oo dhulbahante hatago, walaahay isaaq isagaa keensaday xoriyadiisa hadana iyagaa, aqoonsiga raba weyna hwlayaan inshaa allaahhadii wanaaga ito wadanoolaanshaha laqaayo, isaaq ciduu udhutinayaa majieto, bal ama aqoon lahaada ,ama s,malia raaca, ama, jabuuti,nin xaasidnimo lataagan ,oo xaalkoodu xaasidnimo yahay,waar meeshaad doontaan aada, fuck,waa maxay taariikhdaad leedihiin

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali50566 сағат бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxad akhrineysaa waa khuraafaadka aan raad lahayn. 2.0. Haddaba shaqo la'anta waxa watta madaxweyne muuse biixi cabdi iyo xukuumadda lacagta urursata dhulkana boobta. 3.0. Waxa ugu xumaa madaxdii soo martey somaliland madaxweyne siiraanyo iyo muuse biixi cabdi. 4.0. Weligeed lama arag oo lama maqal madax ka xun oo ina soo martey.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali50566 сағат бұрын

    Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Madaxweyne muuse biixi cabdi waxa muhiimad weyn u leh kursiga madaxtooyada. 2.0. Madaxweynaha waa la taaggay isaga iyo kaahin. 3.0. Haddaba waxan dhahayaa ilaahay ha inoo sakhirro. 4.0. Madaxweyne muuse waxa maskaxda kaga jira cabdiraxman cirro marwalba.

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali50568 сағат бұрын

    Daahir jimcaale dhegaataag. 1.0. Waxan dhahayaa waa wakiilka muuse biixi cabdi ee samaynta beerta waddada. 2.0. Madaxweyne muuse biixi shaqsi aanu dantiisa ku wadanin umaba yeedho mana oggolaado inuu shaqaaleysto. 3.0. Waana sababta uu ugu guul dareystey somaliland hoggaaminteeda.l iyo horumarka. 4.0. Maxamed cali daarood welligiiba biyo kamuu shaqaynin waana shaqada muuse biixi cabdi.

  • @guledjirde2818
    @guledjirde28188 сағат бұрын

    Asc Xuseen inaadeer kuwan huwanta. Wadani. Dabadhilifka ayaa. Inagu bin wareerinaaya. Is. Leynoo kala. Jebiyo umda Reer soomaaliland cayayaan waa in. Lugta la Marino insha jumca Mubarak wsc. Umada Reer soomaaliland guuleysta ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e9 сағат бұрын

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤

  • @user-gl2go3kp6s
    @user-gl2go3kp6s9 сағат бұрын

    Niman weyn beyn isku shegayo

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k10 сағат бұрын

    Axmad bashiir maha qadan qate ilahay Yuuyaqana❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤ lacagi way dhamatAwa wukawainyahay axmad bashiir

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k10 сағат бұрын

    Iyaga sida ayaugubadisa

  • @mohamudelmi3673
    @mohamudelmi367314 сағат бұрын

    Aamiin aamiin

  • @harunmusse153
    @harunmusse15315 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedqojobe419
    @ahmedqojobe41910 сағат бұрын

  • @user-oc9ho8se7t
    @user-oc9ho8se7t15 сағат бұрын

  • @ahmedgod6945
    @ahmedgod694515 сағат бұрын

    Somaliland gadabuursi wey kala dhinteen.Oromo dhukiina geysta

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi15 сағат бұрын

    Ahmed Bashir keep up the good work togetherness guul qarannimo kudos WA Bilahi Tawfiiq.

  • @user-oc9ho8se7t
    @user-oc9ho8se7t16 сағат бұрын

    2:06 ❤

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh16 сағат бұрын

    Xildhibaan ooyaaye khayrlaawe tantoomo batuun waxan usheegayaa mushaharkan suutka maydhan iyo sheewarkan aad hoos taagantihiin waxad kuhesheen dhiigii ragayaga hadaad edebsan waydaan toosbaa laydiin edbin😮

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh16 сағат бұрын

    Guul soomaalilaan cadawgeena ilaahay hajebiyo aaamiin

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh16 сағат бұрын

    Weriye nimankan Cabsan ee qurbaha kuwaashay ee nolosha kadhacay haynoosoo qaadan💊💊💊💊💊💊

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k16 сағат бұрын

    SABTIDA GOLAHA BAAR LAMAANKA SHACABKAA KU DIYAAR AH XILDH OOYAAYE WAA IN LAGA XAYUUBIYA XASAANADA ❤

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k16 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤axmad wan kusallmay

  • @sakariyeCabdi-yu6bo
    @sakariyeCabdi-yu6bo21 сағат бұрын

    ASC maxay udhaartan ku wan barlamaan ku sheegan lagu khasaaray ha la wada xidho danbilaayal weyi

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud833921 сағат бұрын

    🇬🇧 HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO HANBALYO

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi336221 сағат бұрын

    Waxaad tihiin dad aan waxba kala garanayn madaxweynuhu waa Astana qaran waxaa wax laga sheegaa maamulkiisa iyo wixii uu qaban kariwaayey laakiin shikhsigiisa takale wuxuu jeer jeer uga hadlay ciidamada qaran inay jabaan waan ku farax sanahay wuxuu galay safaarada somalia ee jabuuti isagoo xildhibaan somaliland haddii waxaasi ku dhibayn ina abiib ruqiyo boorama geyso oo hakuu joogo

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k21 сағат бұрын

    Waar ninkaa xildh ooyaaye Sabtida Ayaa laga qaadayaa xasaanada Shacabkaana ubalansan Golaha baarlamanka ❤

  • @user-yz9di7qp7x
    @user-yz9di7qp7x22 сағат бұрын

    guul soomaaliland insha Allah