Bulsho Hage waa Hagaha Bulshada" Nagu so biir si aad nolasha wax ugu badashid.
Kanaalka waxa ka helidoonto Aqoon Diin Aqoon Maad , Wacyigalin iyo Wax barasho
kusoo dhowow kannaalka sidoo kale asxaabta Gaarsii si ay u so booqadan dhamantooda .
"Bulsho Hage waa Hagaha Bulshada"💻🖥📱
Пікірлер
Jasakalah
Masha alah ❤❤❤
Walaalow casharadaadii ku saabsanaa tiyoriga waxba ka fahmi waayay maad sida isu dhaantid waayo waad ku liidataa soo gudbinta ee is noolee oo ku dayo leysinsom.
wllo adoo rali ah waxaan doonayaa inaan saas ugu shaqeeyo ma igu caawin kartaa hadaad heys
Masha Allah ❤❤❤❤
mahad sanid
Asc bror waxaan rabaa inaad wax iga caawiso ee fadlan sidee kuula soo xiriira.
Shukran wllo
Asc xlda bro telka ayan ubaha sen kuhala
Hej
❤❤❤❤
Keep going legend
A
2
2
Ramadan mubarak❤❤
2
B
Ramadan Mubarak Macalin
jawabto waa c
trafiksäkerhet. trafikregler. mer frågor
trafiksäkerhet. trafikregler. mer frågor
Hej, får jag fråga om Ställ en fråga på den snöiga vägen. Om däcket och märket på däcket. Ställ frågor och detsamma gäller byvägen. Om du har några frågor, ställ dem på sajten. tack .
Asc walal waad mahadasntahay markahore makalabaden nosobadi sualaha teorifrågor
2024 bn daawanayaa.
Macalin 4. Trafikregler naga dhis pls 🥹🙏❤️❤️
2
Tack så jättemycket ❤
Tacka
Tack så mycket wallke Lakin Su’alaha Trafiksäkerhet iyo Trafikregler no so gale adigo mahadsan ina kaa faidesto ayaan raaba Ardey adiga ku xiiran ayaan ahay
Jisaakumulahu qeyr wlalakey.
Mahadsantahy macalin
Aaway jawaabi saxda ah macalin
😂😂😂jag har flyttat från Sverige så missade jag mycket.
War yar oo wax gal ah horey usoco ali bulsho hage
I am watching 2024
Kan ni göra video Taxi teori
Good
Siisi soomaliga körkorta an ku qato ban rabaa Iswidan bana jooga. Afka na ma aqano (Swididhka.
Tack så mycket ❤
reaktionssträcka waaye waa A jawaabta sidan 17
Mansha allah wall
Jamaal.👉⚽️⚽️⚽️mililico✅✅✅
Yaasiin.aburaas
A
A
Waa mida 1 waad waaye midda saxda ah 1polisman 2.trafiksignaler 3.vägmärken 4.trafikregler
Masha allah wll
Maanshaallaah Mahadsanid
2