Somali 24 Media

Somali 24 Media

Jabkii Canfarta iyo Qaylo Dhaan ay Fadaralka udirsatay. Somali Ayaa Naxasuuqday.

Пікірлер

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui3 сағат бұрын

    Ithiopian iyo qashiingeeda isdhafiya somaliyeey, cadowga cidhiib tira oo garfeydhe/ciise isku dhubnada

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui12 сағат бұрын

    AS miyaad hawl qabatiin ithiopian iyo kashinqeeda🫣

  • @loulaloula9520
    @loulaloula952020 сағат бұрын

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @MaxamadwaliBashiir
    @MaxamadwaliBashiir23 сағат бұрын

    hada kahor labo nin ayaa isdagaalay mid kamid ah ayaa laga awood badnaaday saa waxuuyiri kiilaga xoog badnaaday waa sida canfartookalee warnakala qabtaaay kkkkk maa daa moo hada oohinti laga aqbalay marna madhacayso sidey wax kuwado oon waan kasii horeynaa

  • @FadumoAli-mg9te
    @FadumoAli-mg9teКүн бұрын

    ❤❤❤😂

  • @FadumoAli-mg9te
    @FadumoAli-mg9teКүн бұрын

    ❤😂

  • @BourhanDaoudahmed
    @BourhanDaoudahmedКүн бұрын

    Vous êtes un menteur, vs racontez n'importe quoi

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mfКүн бұрын

    Waa niiclayaal canfartu waxa daba dhaw tafeer go,ooga

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mfКүн бұрын

    Walahi tafiir go ayey ku jiran aar may nabada iska qaataan

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mfКүн бұрын

    Wuxu dad xun oo nuuckale ah oon gu,ayn marnana ma istaagayan wanu naqan soomalina way nicibyihiin waad arakiin reer siyaad bare ayanu la dagaalamayna ayagoo dhahaya

  • @nabihadarar9305
    @nabihadarar9305Күн бұрын

    Sheekhàd maahiin ee waa shaar iyo aafo socoota

  • @IlhaanMohamed2024
    @IlhaanMohamed2024Күн бұрын

    Yaa Allah Yaa Allah ilahow dadkaan waa ka yaabne diindeenaanah wee ugafeene islamka ka qaabo sheikh been ah waye islaantaan walaan

  • @CisedaudCise
    @CisedaudCiseКүн бұрын

    Nagtanwalaniqabta

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4wКүн бұрын

    Waa qalad in shaydamadaan sheekhad loogu yeero

  • @FardowsaMohamed12
    @FardowsaMohamed12Күн бұрын

    1🤢🤮🙄😒😒😨

  • @FardowsaMohamed12
    @FardowsaMohamed12Күн бұрын

    👷😏😏😏😗😗😗😚😚😚😚😚😗😗😗😗😗😚🧃🦧🦍🦧🦧🦧🦧🦧🦧🦧🦧🤑😄

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473Күн бұрын

    hubka yaa laga yeelin Somaliyeed hubkiina heesta umad cadow aya daris tihiin iska ilaaliya qiyaanada Ethiopia iyo canfarta

  • @Faisalhassanrabah
    @FaisalhassanrabahКүн бұрын

    Calankaa aad soo dhigatay iska bedel soomaali ayaad dhex utahay

  • @somali2417
    @somali2417Күн бұрын

    Kee weeye calanka walal

  • @Faisalhassanrabah
    @FaisalhassanrabahКүн бұрын

    Waar tani diin garanmayso

  • @user-fv8yy8uv8i
    @user-fv8yy8uv8iКүн бұрын

    Canfar Gacantayada ku garacayna

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520Күн бұрын

    Allahou rayamou aux martyrs musulmans somalies states sitte

  • @loulaloula9520
    @loulaloula9520Күн бұрын

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar2 күн бұрын

    Asc. Waxan udiraya umada somaliyed heshiska lasoshaciyay inan ogolano maha. Wayo waxa nagaso gadhay wa lagaranaya heshis majiro ilayo magaloyinki somalida gacanta lugudhigo 4 ti magalo

  • @nabihadarar9305
    @nabihadarar93052 күн бұрын

    Waxaan ognahay inuu farqi u dhexeeyo Waraysiyada ay bixiyeen labada Madaxweyne. 1- Waraysigii Awal Arba, waxa uu bixiyey aragti ah in wada xaajood nabadeed uu socdo... 2- Wareysigii uu bixiyey Cagjar wuxuu na siiyay aragti ah wada-xaajood nabadeed oo dhab ah, oo la isla gaaray go'aan dib u noqosho iyo wada hadalo furmaaya. Meesha kama soo bixiin go'aano cad tixgaliinaya kana tuurjumaya dab ahaan rabitaanka shacabka Ayaa la qaldaya, "yaa dabal ah oo duurka loo diraya"

  • @nabihadarar9305
    @nabihadarar93052 күн бұрын

    BRAVO MAHAD KULA ARAGTII AYAAN AHAY WAA LA IS GAADAYA. LAMA WADA DEEGAANAAN KARO.

  • @nabihadarar9305
    @nabihadarar93052 күн бұрын

    Sidaan qaabo heeshiiskas Cafar ayuu dhan u ahaa, maad maadow ayaa ku gadaman. Tiiyo ariini halka marayso, haddii Shacabka lagu celiiyo 3-da Magaalo, Shacabki Reer guuraga ahana dib ugu hayamaan Dhulki daqsiinta uu ahaa, uma malaayo inay Nabad ku waarayaan.

  • @nabihadarar9305
    @nabihadarar93052 күн бұрын

    Wax nabad lagu sheego meesha kama muuqaato ee ayaan la is dhiigaan hana la foojiignadoo hala waado halgaanki ilaa si ficaan looga miiro dhalinayo.

  • @user-cw4km1pm9q
    @user-cw4km1pm9q2 күн бұрын

    Qariirada soomaaliweyn ku weysa

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui2 күн бұрын

    Heshiikan waa filin fararosh ha, hubkiina haysta somali/galbeedey🙃

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah35962 күн бұрын

    Guul iyo gobonimo Soomaaliyey. Iska ilaaliya qiyaanada OROMKII ciilanaa ee ABIY AXMED. Soomaaliyey muujiya isku duubni. CANFAR IYO OROMO IYO XABASHI WAA ISKU MID WAANA CADAW Soomaaliyeed. Guuleysta Bidhaan Media❤❤❤❤❤❤❤

  • @ibrahimgas6536
    @ibrahimgas65362 күн бұрын

    Saxiibayaal qanac iska iloowa Howsha wada hagar la,aan uwada gaartine fadhi iyo dhaanto iska iloowa. Heshiis been ah ha u dhaqaaqina

  • @MedIltireh
    @MedIltireh2 күн бұрын

    Sikasda waa guul somali

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril32942 күн бұрын

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @kamitatitudewaaq7335
    @kamitatitudewaaq73352 күн бұрын

    WAR NIYOHOW ARIN AD OGEYN IYAD KASHEKEYNEYSSA SEDEXDA MAGALO AFAR WALIGEED MADAGANEYN EH DADKA BEEN HA USHEGIN IYO KHALKHAL RUWAYADAH DADKA DEGAN SOMALIYEED SO DEGEYSSO HORTA INTANA VIDEO SAMEYN HADI ANED AHEY HORGAL CAFARTA KA SOCDA

  • @HassanBouh-w1k
    @HassanBouh-w1k2 күн бұрын

    Anfar faido wain ya ukujirta dolka laga turkya wa somalita

  • @IlyasAbdi-d4x
    @IlyasAbdi-d4x2 күн бұрын

    Qof la ma dakano

  • @loulaloula9520
    @loulaloula95202 күн бұрын

    Machallah inchallah guulastay midnimo somalies states sitte

  • @NimcaanCaano
    @NimcaanCaano2 күн бұрын

    Hal qoys kama daganayn

  • @NimcaanCaano
    @NimcaanCaano2 күн бұрын

    Wllo waxba kamayaalaan

  • @horeeye10
    @horeeye102 күн бұрын

    Dawladaan weey bur bureysa Somalideena u haraysa dhulka

  • @abanemohamed6103
    @abanemohamed61032 күн бұрын

    Iska dasiiti waxasogtijikjika haday layimzdan dkiyano

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc2 күн бұрын

    Canfarta was in ay bixiyaan koofiyada somalida

  • @user-xi4hz2tv6b
    @user-xi4hz2tv6b2 күн бұрын

    Wa war sax ah Allah ha fahansiiyo sidii u roon somaalida.

  • @CabdaleCilmi-n7h
    @CabdaleCilmi-n7h2 күн бұрын

    Hal qof oo canfar ah madaganayn

  • @CabdaleCilmi-n7h
    @CabdaleCilmi-n7h2 күн бұрын

    Magaloyinka hal qof oo canfara madaganayan

  • @makoarreyeh6369
    @makoarreyeh63692 күн бұрын

    Guul insha alah

  • @HassanAhmed-sv2tc
    @HassanAhmed-sv2tc2 күн бұрын

    Axad canfari horey uma daganeyn

  • @user-fu8uf9fe7g
    @user-fu8uf9fe7g2 күн бұрын

    Mash Allah guuuuul insha Allah ❤❤❤

  • @HassanSamadon
    @HassanSamadon2 күн бұрын

    Mahadsanid

  • @HassanSamadon
    @HassanSamadon2 күн бұрын

    Hada

  • @HassanSamadon
    @HassanSamadon2 күн бұрын

    maxad ka heysa