SomCanada Tv

SomCanada Tv

SomCanda TV is an independent media outlet that provides news, programs, stories, and events from Toronto, Canada.

Ontario minimum wage

Ontario minimum wage

Hiddo Center Toronto Canada

Hiddo Center Toronto Canada

Afka Soomaaliga

Afka Soomaaliga

Mahadsanid Nuuraaye

Mahadsanid Nuuraaye

Пікірлер

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle59344 күн бұрын

    I’m a Canadian citizen and I am in London now

  • @HiboNoura-yi1og
    @HiboNoura-yi1og10 күн бұрын

    Qabyaladdu assalkeedu sowki laygu laha dadka dibadda aya dabka ku huriyya . Siyassi daquutka gaaladu tababarka so sissay dhamantod dibadda ayay inagaga yimaden. Cadowga labada aflee wa dadka somalii sheeganaya e galada dhulkoda aday tiraddodana birinaya

  • @halimahussein3573
    @halimahussein357316 күн бұрын

    ASC was run inaasi

  • @maxamed.daacad6
    @maxamed.daacad62 ай бұрын

    1One comment

  • @user-vt7fk1kx1k
    @user-vt7fk1kx1k2 ай бұрын

    Way u dhamaatay xirsi Gaab cid dooranaysa ma’ jirto waa 4 Qof ku baadha haweenka sidii caadadu ahayd, waa jaahileen ,

  • @almher8883
    @almher88832 ай бұрын

    Yusra in the House !

  • @abdifatahduale3967
    @abdifatahduale39672 ай бұрын

    Waraabaha ciyayaa waaadani

  • @abdiali319
    @abdiali3192 ай бұрын

    Wadani leaders are driving an empty train. Today if election is held, Wadani will fail. Kulmiye and UCID are the real competitors. Frankly speaking, Kulmiye has done greater than expected. They will come back to the leadership of Somaliland.

  • @somalilanddiaspora
    @somalilanddiaspora2 ай бұрын

    kkkkkkkkkkkkkkk

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato4 ай бұрын

    Soomaalida waa xaasidiin oo waxba isumaquuraan, qabiiyalada qurunka ah oo ay caabudaan uguwacan, waana badownimo qofkii qabyaalada qurunka ah usacabtumaan ama caabudaan…….laakiin layaab maleh eh, soomaalida waa dad reer guuraag ah oo wax taariikh ah (waxyar mooyaan) aan qabin, balse qabyaalada qurunka ah darteed isunacaan, xita umadihiikale waynabarteen waana ceeb. Wadan 17 madaxweyneyaal iyo 17 Rw, iyo 50,000, wasiiro ah oo aan wadanka idil ee dhul soomaali ah, meelna weli gaarin muddo (34-sanno ah) qabyaalada darteed iyo aniga Laandheer ah/Langaab ah iyo fadhikudirir ka ah lagujira habeen iyo maalin, iyo qarxinta umadda soomaaliyeed, iyo dilalka dadka iyo dhaliyarada waxbarteen…..waxaana ka masuul ah waa Alsheydaamadii ee umadda qarxiya maalinkasta oo madax ka ah *indho qiiq* weli ilaa hadda aan wax madaxda alsheydaamadi umadda qarxiya aan wax maxkamada lageynin🤔 Mahadsanidiin

  • @aliawad9607
    @aliawad96074 ай бұрын

    Muxuu qabtaa siyaasiga soomaalida

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy4 ай бұрын

    Calanka shisheeye eee mesha sudhatay maxaad kawada kasomalia ma kugu filna miya

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato4 ай бұрын

    Wadanka lajoogo waa inaad ixtiraantid, (calankiisa) and that is Why ☺️. ….ceeb iyo xumaan midna ma ahan. Meelkasta aad joogtid waa inaad calankiisa iyo sharcigiisa ixtiraantid……ma ahan sidaa soomaalida ookale oo calankooda dabada kuxirtaan, Gogol sariir ah kadhigtaan, marna calakooda ma ixtiraamaan ee waxkasta kadhigeen.

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy4 ай бұрын

    @@Som-Hanoolaato jazakallah khayr walal Allah haku xafido

  • @abdifatahmuridi8348
    @abdifatahmuridi83484 ай бұрын

    Maan fahmin sheekada

  • @HassanAli-me8tj
    @HassanAli-me8tj4 ай бұрын

    ❤ I love original Somali people 🎉

  • @machadkawaalidnimo
    @machadkawaalidnimo4 ай бұрын

    Waa nasiib daro inaynaan ka fikiri cawaaqibkan xun ee ka dalan kara ficilkeena. Bal eeg ninkaa shaqadiisii la dhaafiyey. Waxaa dhici karta inuu xaas yahay, ijaar bixiyo iwm. Waxba kama fikirno, dhibta iyo dhaawaca aan sida fudud u geysaneynaa wuxuu leeyahay ma hadho.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c4 ай бұрын

    Waa Sidee Somalida U Dhaqanto Walee

  • @mohamudibrahim2005
    @mohamudibrahim20056 ай бұрын

    Ka. Xishoda umada

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv8 ай бұрын

    Mashaa allllah reer somaliland nooolaada meel wal oo jooogtan insha alllllah❤

  • @hanalander
    @hanalander8 ай бұрын

    Advice, I would suggest focus on the Republic of Somaliland and things that promote the history, culture, and values of UMADA SOMALILAND

  • @hersijama6905
    @hersijama69058 ай бұрын

    Gobtii ISAAQ waxa ay ku soo aruurtay SOMALILAND, waxaan qirayaa GOB SOOMAALIYEED in aad tihiin laakiin Doonistii ay idinka halowday, aragti raadkeeda muuqdo in aad wali adinkoo QOYS ah aad ku dhaganaataan, dalkaan aad joogtaan laba luuqad ayaa looga hadlaa ENGLISH iyo FRANCH, QUEBEC waxa ay isku dayeen in ay go'aan waxaana diiday isla dadkii Faransiiska ahaa ayaga oo fahmaya arakayana in aaney meel tageyn. caqliga ha shaqeeyo sidaa hala isku dhaamo waataa maanta ku soo aruurtay ISAAQ.

  • @hanalander
    @hanalander8 ай бұрын

    kolayba waxa la yidhi qofkastaba aqligiisa ayuu hadlaa oo layaab ma lihid, arinta QUEBEC IYO REPUBLIC OF SOMALILAND waa adiga oo apples and oranges compare! Markaa waa ayaan daro inaad UMADA SOMALILAND iyo state SOMALILAND oo thousands of yrs jiray, ahaana wadankii 12th ee africa xornimada qaatay yadoo somalia-italia colony tahay isaaq is the majority in Republic of Somaliland like cadaanku yihiin Canada and US but to peddle SOOMAALIYEED which nothing but a social construct and kacaan propaganda meant to minimize and distort Republic of SOMALILAND IS NOT GONNA WORK its time those from somalia-italia let go the wakanda dream of SOMALIYEED AND SOMALINIMO and focus on freeing thier land from amison Republic of SOMALILAND RESTORED THEIR INDEPENDENCE AND WILL NEVER FALL FOR FAKE SOMALINIMO NEVER AGAIN NEVER FORGET NEVER FORGIVE VIVA SOMALILAND

  • @abdi5852
    @abdi58528 ай бұрын

    Muffling farts of Iiddoors, dad CAYR IYO BIYO KU NOOL AH OO SOOMAALIA U JIRA 11'000 KM. OO CAYRTII MARKAY SOO DHACDEY HALL YAR KIRAYSTEY SOMALI WAXBA KAMA BEDELI KARAAN. " WAXBAA BAALLAHAYGA YAACAY" Viva SSC Khaatumo State of Somalia down to all traitors of Iiddoors

  • @hanalander
    @hanalander8 ай бұрын

    @@abdi5852 MUNAAFAQ! FAQASH FIRCOON! DOOFAR MA DAAHIRO! iska NIICLEE FAQASH FIRCOON INA CEEL QABE LAYAAB MALIHID OO SOMALILAND WAA DADKII FIRCOON AFWEYNE IYO FAQASH BURBURIYAY EE KU KHASBAY INUU AMISON KU ILAALISO Republic of Somaliland waxay WADANKOODA REPUBLIC OF SOMALILAND IYO DADKOODA UMADA SOMALILAND XOOGKAGA XOREEYEEN XOOLIHII DOOFARKA AHAA EE FAQASH FULAY ISKA NIICLEE OO CEEL UDHIMO SIDII FIRCOON AFWEYNE ILEEN TAASI UMADA SOMALILAND AYAA TAA KU BIDAY

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48838 ай бұрын

    Aamiin Aamiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48838 ай бұрын

    Ayyadka Qur’aanka💓

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen48838 ай бұрын

    Canadian Somalilander’s Noolaada ❤️🤍💚

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r9 ай бұрын

    Allahay samata bixi Somaliland saxal ilaali somaliland Amiin Amiin Amiin

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo10 ай бұрын

    $25 xataa hadii laga dhigo Canada cida ku ma noolaan karto waaba Ontario. Canada life is getting hard. Only if you become nurse that is all you can live this country well off or if you have a good business or top paying jobs like managers and those top professionalls.

  • @MistaGama
    @MistaGama Жыл бұрын

    عضم الله اجركم

  • @somalidev
    @somalidev Жыл бұрын

    Congratulations

  • @cabdulahiaxmed4987
    @cabdulahiaxmed4987 Жыл бұрын

    Wardheer magala tariikhleh

  • @shugrimohamed1287
    @shugrimohamed1287 Жыл бұрын

    Xaqiiq bu ka hadlay Garaad bashiir

  • @amalmohammed6195
    @amalmohammed61952 жыл бұрын

    Masha allh hore u soco

  • @queenofqueen3694
    @queenofqueen36942 жыл бұрын

    Alh dhowro nin qaaliya dhlay wilkas

  • @qadanismacil4642
    @qadanismacil46422 жыл бұрын

    Masha allah walala

  • @sumysusantri8075
    @sumysusantri80752 жыл бұрын

    Wuu shidan yahy

  • @mustafealber6625
    @mustafealber66252 жыл бұрын

    MASHA ALLAH

  • @xuseencumar4489
    @xuseencumar44892 жыл бұрын

    Kkkkkkkk

  • @osmannur1750
    @osmannur17502 жыл бұрын

    Aad baad u mahadsan tahay Prof. Qasim. Arimaha roobka dalal Badan baa honey uga hadlay adiguna is wanaagsan baad noogu soo bandhigtay. Dadka aan cilmiga u lahayn arrimaha laga hadlayo ha dhagaystaan dadka cilmiga u leh. Mushkilada ugu weyn ee nahaysataa was jaahilnimo Iyo horumar cilmiyeed la’an. Bal aan isweydiinee Wadaad xoogaa Quran ah soo xifdiyey muxuu u la doodi nin soo bartay cilmi uu San garanayn. Garan maayo kolkaan ku soo biiri doono dadka is dhagaysta ama ku kala denbeeya cilmiga. Khayr badan baan idiin rajaynayaa.

  • @mamasoomaali
    @mamasoomaali2 жыл бұрын

    Roobka waa inla soo celiyo

  • @axamadcabdicaliaxamadcabdi505
    @axamadcabdicaliaxamadcabdi5052 жыл бұрын

    Benlow

  • @farttunafm3595
    @farttunafm35952 жыл бұрын

    Guul nabad iyo nolol

  • @Lander02
    @Lander022 жыл бұрын

    Faqash iyo xabash Allahayo dhame

  • @saidojama1170
    @saidojama11702 жыл бұрын

    Allaha u Naxariisto marxuumada Fadumo Ali Nakruumo booskeey baneeysay wali qof buuxiyo lama dhalin so far intaan ogahay

  • @abdikafarismail375
    @abdikafarismail3752 жыл бұрын

    Kaas istustis waaye boqor matihid iimaan laawe reer baadiye ah

  • @GODOL24
    @GODOL242 жыл бұрын

    Woow

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir2442 жыл бұрын

    Lacagtii canada ayuu usoo noqday

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo2 жыл бұрын

    Kani ma Xawaash ayuu xasiisayana horta mise xaflada ka hadal ayaa la yidhi

  • @shugrihassan8592
    @shugrihassan85922 жыл бұрын

    Maasha allah hanbalyo xildhibaan ilaahay xilka hakugu asturo

  • @samowsamale3490
    @samowsamale3490 Жыл бұрын

    Markii ugu horeysay ee xisbigii uu ka soo baxay uu khiyaameeyey ayuuba fashilmay

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab14402 жыл бұрын

    Garaad hunguri weeye niinkan