AMAANDHOOREY

AMAANDHOOREY

REER BERDAALE WEY HADLEEN

REER BERDAALE WEY HADLEEN

Пікірлер

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar49376 сағат бұрын

    Richtig, Dr.Ibrahim Abdullahi - herzlichen dank.👏👏👏

  • @setkamidsa5645
    @setkamidsa56457 сағат бұрын

    Allah raxma

  • @MohamoudHirsi-kb9nb
    @MohamoudHirsi-kb9nb9 сағат бұрын

    Cabdicasiis sheekh mad boorow aya leh erayada

  • @mohamedamiin7316
    @mohamedamiin731612 сағат бұрын

    Saas waaye

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar493715 сағат бұрын

    DIINSOOR WAA DHUL DABARRE DIGIL. GEELIDLE MIRIFLE WAA KOYTO.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar493715 сағат бұрын

    1:13 Sax, Cabdacasiis Laftagareen dowlad ma'ahan oo DAROOD XASUUQA RAXANWEYN KUJOOGA XILKA DHIIGYACABKA SHACABKA BAYDHABO 2018KII CADDAALADDARO, SHARCIDARO, MUSUQMAASUQ ARGAGIXISO AH.

  • @user-bu4gz6yq4c
    @user-bu4gz6yq4cКүн бұрын

    Raliyo quen

  • @user-bp3hz5ek9q
    @user-bp3hz5ek9qКүн бұрын

    2003 12 bu dhinty aabhy ano 8bilood jira kaligay bu idhaly oo wx awlaada anigna waxa iso korsthy ayeeyday aabo oo markas ku tiri madama uu dhinty wiilkygi gbdhiiza ana korsan masha alh in badan ayan la noola lkn aydnna waxa ay dhimty 2018 5 markasa waxa go'aansady hooyady oo tuulo jooogta ina aado marka faskla 8baan ahaa oo inta imtixnka galyo ayaan su gayey inta la garin imtixnki oo aan bixin aya hooyady dhimty 2019 2 halkaas ban ku niyyd jaby mrky qofki kliya oo iiharay asna wu iga dhintay wxyna ahyd hooyady mcn hadda cidla aya dareemya oo qof garbkyga tagan mlh ina kli ahy ban dareemya caawadas waxn aan qoraayo ilin aya iga socota wxn daremya ciil urug xumo laybday lkn wan gulysn doona ilhow unxriiiso ada iga jeclaade wxn duco ahyn uma awoodo igu so duceeya wllyl inu ilaahy jndiisa geeyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdallakuusoow2811
    @abdallakuusoow2811Күн бұрын

    Haddiii Maamulka Laftagareen Hadamo kasoo horjeestan Laftagareen Waalooyaaba lkn waxaan Rajaynaa inay isfahaman Hadamo iyo Xariin si Koonfurgalbeed Nabad u Noqato Hadamo iyo Xariin Runtii Waa labo beelod oo kgs laf dhabar u ah waaye Haddii iyaga leysku diro kgs majiridoonto

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar493719 сағат бұрын

    HARIIN WAA TUUGO ARGAGIXISO DEMBIILEYAAL DHIIGYACAB, CAADA QAATEYAAL AH. CABDICASIS LAFTAGAREEN DAROOD XUKUNTA OO ISKUMID MA'AHAN.

  • @hersijama6905
    @hersijama6905Күн бұрын

    Halyeey misana ah ASTAAN QARAN kuna heesa laba lahjadoood ee Soomalida MAAY iyo MAXAA TIRI noolow. ''Soomalinimadii wali waa sideedii''. waa run hadalkaa

  • @habibtiAli
    @habibtiAliКүн бұрын

    Missed my dad,passed on 2013,

  • @XaawoxasanAbdi-sv4pu
    @XaawoxasanAbdi-sv4puКүн бұрын

    Anikokolkolikorogsalkadankonbilanoosaqiiriikabirlaywakodooreyshaleedaa

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937Күн бұрын

    Mahadsanid in badan, WARIYE SARE FAHAD ABUKAR.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937Күн бұрын

    CABDICASIS LAFTAGAREEN MAXKAMAD CAALAMI HALA SOO SAARO AMA WALIGIIN KAMA BAXAYSAAN XASUUQA DAROOD. RAXANWEYN MAAMUL DOWLADEED KUMA YEELANAYSO DALKA SOOMAALIYA. WAXAA SHAQEEYA XAYIRAADA NIDAAMKA FAQASHTA DAROOD ISBAHAYSIGA IRIR SAMAALE PUNTLAND, DDS ETHIOPIA, NFD KENYA, DJIBOUTI, SOMALILAND.

  • @saidaabukar4937
    @saidaabukar4937Күн бұрын

    1960kii ilaa manta mashruucyada dagaalada Soomaaliya waxaa lagu fuliya JUBALAND KOONFURGALBEED, BANAADIR STATE, sawabta waxay tahay oo iskama kor qaadin. Ahmed Islam, Cabdacasiis Laftagareen, Xassan Sheekh Maxamud kuligood waa DAGAAL OGGEYAAL ARGAGIXISO IYO TUUGO KA MA'CAASHA NAAFAYNTA CABSI GELINTA SHACABKA DHACA XASUUQA IWM.

  • @DaadirMadey
    @DaadirMadeyКүн бұрын

    Yantaarnimo❤❤

  • @aishoabdullahiaden274
    @aishoabdullahiaden274Күн бұрын

    This song he is fv Asad hagio ❤🎉😢

  • @user-ow1ls6xi6m
    @user-ow1ls6xi6mКүн бұрын

    From UN and Iam very Enjoy this song ❤

  • @user-dn4wq1iu1z
    @user-dn4wq1iu1z2 күн бұрын

    Afyaal isaq baaqey geeladle my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my dhigeyga my

  • @user-dn4wq1iu1z
    @user-dn4wq1iu1z2 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamedXasan-xs7us
    @MaxamedXasan-xs7us2 күн бұрын

    Masha ❤allah❤❤❤

  • @dholomeyamadeeyo8249
    @dholomeyamadeeyo82492 күн бұрын

    Langend qoomal iyo cadeey❤❤

  • @user-ho9uf7fu1k
    @user-ho9uf7fu1k2 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂😘😘😘😘😘😘

  • @KHALIDMIADNOUR
    @KHALIDMIADNOUR2 күн бұрын

    Ya xagan yimid marku tiktok kaso arkey hesta😂

  • @CaliMansuur
    @CaliMansuur3 күн бұрын

    ❤❤

  • @XaawoxasanAbdi-sv4pu
    @XaawoxasanAbdi-sv4pu3 күн бұрын

    Kingship Saqiiriikabiirleywaakodoreyshaleydaa

  • @cismaanaadan1153
    @cismaanaadan11533 күн бұрын

    Fanaaniiti arladi ❤❤❤❤

  • @XaawoxasanAbdi-sv4pu
    @XaawoxasanAbdi-sv4pu3 күн бұрын

    Jubilation Saqiriikabiirleywaa Koodoreyshaledaa

  • @XaawoxasanAbdi-sv4pu
    @XaawoxasanAbdi-sv4pu3 күн бұрын

    Kagan Laiiduboowkaladudanaa

  • @XaawoxasanAbdi-sv4pu
    @XaawoxasanAbdi-sv4pu3 күн бұрын

    Kunbilamadoosaqir Collaborates Koodooreyshaledaa

  • @XaawoxasanAbdi-sv4pu
    @XaawoxasanAbdi-sv4pu3 күн бұрын

    Mkunbilanmedsaqiriikabirleywaakodoreyshaleedaa

  • @vahabwarikow4116
    @vahabwarikow41163 күн бұрын

    Kan hathilahaayi ii hoolo agli dhaamang, lafta garen uni niing rooge mise uni Isku qaathani may qalay qalay wal shagi eh mikileh KGS.

  • @abdullhassan80
    @abdullhassan803 күн бұрын

    Very nice song❤

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani31413 күн бұрын

    Lankii alla tusaaw suuro arigee ilii bari injeedi orsi dayaasoo waaw caadi maaha laxankaan yaa saaray ha la iisheego

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani31413 күн бұрын

    Casar gaabadkii adi ii isalaantaa oo araabasaan irkini gaduudkaa waaw afkaada caano lagu qabay waaaay waaw

  • @Xasanmaxamed-rs8bv
    @Xasanmaxamed-rs8bv3 күн бұрын

    Siiwad

  • @almazkifle2160
    @almazkifle21603 күн бұрын

    kzread.info/dash/bejne/f5uCvMqCfbKWpbg.htmlsi=wL5gJZa0D6ZIn3Me

  • @LiibanMaxamednuur
    @LiibanMaxamednuur3 күн бұрын

    LBAS YRHGUKH❤❤❤❤❤

  • @LiibanMaxamednuur
    @LiibanMaxamednuur3 күн бұрын

    XAMa 1:02 ❤❤❤❤❤

  • @khadijaomar1839
    @khadijaomar18393 күн бұрын

    M a❤

  • @hodanahmed8637
    @hodanahmed86373 күн бұрын

    ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤

  • @hodanahmed8637
    @hodanahmed86373 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jd3rt6zs1l
    @user-jd3rt6zs1l4 күн бұрын

    Nikasi heesaha uu dhanbo ku ciyaara uu kharabiya cud malaha ruunti iyo xaqeqadi

  • @KhadiijoMohamed-ep8sj
    @KhadiijoMohamed-ep8sj4 күн бұрын

    dhiga dhiga ❤❤❤❤waa aniga gawar murasade❤❤❤❤

  • @HodanJAMA-ww7fr
    @HodanJAMA-ww7fr4 күн бұрын

    I will pray to Allah because he is why we should have one life did you pray

  • @my_channel3174
    @my_channel31744 күн бұрын

    Waa ku fiicantahay mesha maxaa ku celiyey waxaa damiir xumaa doofaar miyaa

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof24834 күн бұрын

    Erayadii aun Yamyam. Xalay gelin dhexaadkii Maraan mayrac guuraha Sheedda guriga faallalay Oo himilo gaariyo dayaxoon galsho lahayn Ilayskiisa galalacay Sida goonni daaq cawl Gaaf meeray socodkii Oon guud haldhaa iyo Mililicay gob waynoo Midba goonni laamaha Rucub miro ah gunuddoo Gadgaddoonka raamuhu Dhexda dari garaaro leh Hadba gees uliicaan Oon wali gar eexaad Lagu niqin guntiisoo Gudin nabar uyeeshiyo Gacan cadaw ku dhicinoo Oo xididka gaarrani Dayrta oo gudaaddiyo Gu' la waayay aragoo Goondaha rayska kula jira Oo hoos galbeedkiyo Harka gelinku bixiyaa Neecaw gaara leeyahay Oon halaq galeeniyo Inna godad lahaynoo Gardhadiyo caleemaha Aanay haaddu guran karin Oo meel gabboodiyo Saba guri ku yaallo Leexa is galaashiyo Ufa garamme kiciyo Dabaylaha gilgilayaa Manka aanay goyn karin Kalgacayl igalay iyo Gocashada xasuustiyo Haybadday la gudubtoo Naxariis indhuhu godol Baalashii is galiyeen Ayaa gedefkan muuqaa Geed iiga dhigayee Illeen araggu waa gabar Mase garanyee talo? Guurtii yaa umari lahaa Goob xarashada yaa Isagoo gefine sugay Garta kaligii naqi lahaa Naftu gogotay laabtee Googaala badanaa Gudbi wayday saantee Ma god ba horteedaa Inaan laba mid soo galo Soo ilama gudboona Geesi waaya aragihi Dantii kama gaddoomee Saw ardaaga gurigii Gaashaanka maan dhigan Soo erayo googo'an Goonni baar kumaan oran Guuleed ma joogaa Guntaanaha sarbeebtaa sow maanay garanoo Kaftan dhiirri galiniyo Googgaa ma oranoo Sheekadii igama ay gurin Oo gudashada xeeliyo Gaari camalladeedii Gogol iima soo dhigin Hasaawee guudoo Gardaadiyay jacayloo Sow barashoo guudoo Aannu libin ka gaarnaa Goobtaa kamuu dhalan Laxawgaa guntama iyo Faraxaa kasoo go'ay Qalbigii gurnaaye Irmaanaaday galbtoo Gacma furan dhankaygee Daala geedaheedii Danhi aan ka gura iyo Guntimooyin ubaxoo Xariir lagu galeeyaa Idiin galiyay qoortee Deeq gacalo Gobaad wxaad u dhiibtaa Boholyow aan qof ii gelin Intii aan gu' noolaa Gundhiggii xishoodkaay Adguna garaad badaneey Maanku kaama guuree 👑Murti aan la goohiyo Gunna weeyee kaligaa Gabdho aad ka mudatee Geestaydan caashaqa Ka godladay ha gaagixineey. By Beeroof❤

  • @MaxmanuurGuutaala
    @MaxmanuurGuutaala4 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @morenojota9321
    @morenojota93215 күн бұрын

    ❤HOOYO MACAN ❤

  • @abdirahmanali3050
    @abdirahmanali30505 күн бұрын

    Widaayow wey ku waye Amaan Allaha