Hani A. Qassim

Hani A. Qassim

Ku soo dhawoow channelkeena oo aad kala socon doontid,
dhacdooyinka aduunka iyo maclumaad kala duwan oo WAXTAR leh.
SOO DHAWAAW

Пікірлер

  • @abdirahmanmuktar3946
    @abdirahmanmuktar39462 күн бұрын

    Weerar kiniisad yahuud ledhahay ayaa lagu haystaa

  • @FAAD21
    @FAAD2112 күн бұрын

    Kkkkkkkkk

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale193629 күн бұрын

    Xasbunalaah wanicmal wakiil

  • @sumanajunor8068
    @sumanajunor8068Ай бұрын

    Documentary ga magiciis sis

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    ileen ceeb loma dhinto

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    Yaab

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    maxay nin iyo hada ku falaysay

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    inkar qabe😢

  • @asiliborle6342
    @asiliborle6342Ай бұрын

    Reerkan waa beenatoda will ilka weeya ogaayeyan

  • @Fatimaateye786
    @Fatimaateye786Ай бұрын

    Somalida ayega aya mel walbo dhaqan xumo lategeya

  • @suadsaid-of5mq
    @suadsaid-of5mqАй бұрын

    Subxanalaah

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    qabri masocde qofkiisa socda ayan maqli jiray

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    Wlhi dhibkan meelkasta waa laga shegaya dunarka ilmaha waa in ay ilaliyan carurta

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    Allow dhiig hanagalin salamaad minkuli afaad

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    ninku waba tuug ween

  • @nia8672
    @nia8672Ай бұрын

    Caraab meelkastoy jogaan dalkodibay modaan inaay jogaan balo ma carabaa naafleeh

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    Xasbunalaah wanicmal wakiil 😢😢😢

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    Salamaad minkuli afaad

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936Ай бұрын

    Xasbunalaah wanicmal wakiil allow naga hay masiibo yinka aduunyo iyo aaqiraba

  • @fatimahabdullahi7805
    @fatimahabdullahi7805Ай бұрын

    Its true ,they shouldn't let them in I agree 100% i avoid places where my people come together cause i know its chaos😅

  • @FadumoHas
    @FadumoHasАй бұрын

    cunsiri ma aha ee somali waa aqlaaq xumyahiin

  • @lakikhadarlakikhadar9332
    @lakikhadarlakikhadar9332Ай бұрын

    Oh wa xanuun ilaahow awlada noo hagaaji yaa rabi walidinta qalad ayay sameyeen diinto waa nasteexo maha qasab inay ujawabaan bay ahayd gabadha

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamudАй бұрын

    meel kasta halaga ceyriyo wey ku fican tahay ma xishoodan meshey tagan wasaq iyo qeylo iyo in ey is dagaalan kaliya ayey yaqanan umadaha kale ma la qab qabsado cunsurimo ayey ku leyihin somali iyaga is neceb oo is cunsuriyeeya

  • @FadumoAbdullahi-jq4lm
    @FadumoAbdullahi-jq4lmАй бұрын

    Waykhaldanyihiin maxay isudagaalaan horta naagahaan waalwaalan

  • @Zusan15
    @Zusan15Ай бұрын

    Waan dawady qiisda gabdhan waliiba iyado hooyded ledahay dawlada somaliya ayaa iga xaday gabdhyda gabdhuna mid xun waay uu ekayd lakiin walidka somaliyed wali jahiil nima ku jiirta 😢

  • @HooyoMacan-bb8fc
    @HooyoMacan-bb8fcАй бұрын

    Halken ka dawada wll isheeg

  • @Zusan15
    @Zusan15Ай бұрын

    @@HooyoMacan-bb8fc wllo tifigu ahaa garan mayo iydo islaan cadana muqdisho ugu timido gabdha yari ledahay aniga uu wacday cawiina radsaday markas bay hooyded ogtay inanay dawaldu shaqo ku lahayn ka raadi yutub waad ka heeli gabdhi hooyded dawlad ku dacwaysay

  • @HooyoMacan-bb8fc
    @HooyoMacan-bb8fcАй бұрын

    Mhd sanid wll qli

  • @luley7452
    @luley7452Ай бұрын

    Dumarka somali maxaa ka qaldan ayagoo caruur wata maxeey isku dagalayan walalayalow qof walba sharaftiisa ha dhorto iyo mida dhaqan iyo tan somali

  • @DekaNourali
    @DekaNouraliАй бұрын

    Waba cawan walidka qarki hanunka illhay aya haya inay iqaban ma hayn

  • @sacdiyo
    @sacdiyoАй бұрын

    😢😢😢😢

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002Ай бұрын

    Ilaahay indho xun nama tuso

  • @HaniAQassim
    @HaniAQassimАй бұрын

    Aamiin 🤲🏽❤️

  • @aminafarid3521
    @aminafarid3521Ай бұрын

    Ma noo soo qori kartaa cinwaanka documentry ga pls

  • @HaniAQassim
    @HaniAQassimАй бұрын

    www.dr.dk/drtv/serie/bortfoert-af-min-mor-og-far_280583

  • @isramaxamed4963
    @isramaxamed4963Ай бұрын

    sax soomalidu meshan dhaqan celis ka waa masibo aduun ale nama geeyo sorry😢sahra

  • @dekaali8974
    @dekaali8974Ай бұрын

    Xaqiiqo waa dad dhaqan xun Somalida

  • @naima1614
    @naima1614Ай бұрын

    Suxanallah

  • @shamisofficial1
    @shamisofficial1Ай бұрын

    Somali melkasta wey kuu dulmanyihin ayagina wey is dulmiyan

  • @AhmedHussein-ij5wu
    @AhmedHussein-ij5wuАй бұрын

    Anigaba waka mamnuuci lahaay hadan lahaa

  • @sadiawarsame6116
    @sadiawarsame6116Ай бұрын

    Cunsurinamada maxeey tahay marka dad waawayn oo is dagalaayo!! Waa sawajaanimo in Loo diido waa muhiim

  • @nimcomohamed235
    @nimcomohamed235Ай бұрын

    Somalidu naaghooda waxaa ku badan walida dhanta

  • @sadecarured92
    @sadecarured92Ай бұрын

    Somalida maxaa kaqaldan may udhaqmaan sida dadka Somalidu sharciga ma ilaaliyaan waa lanacay maxaa yeelay faaiidadooda ayaa yar dhibkooduna waa badan yahay Maxay isu dagaalayaan 😢😢

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705Ай бұрын

    Anagana saas baa la isugu tumaa mall of america Minnesota kuyaal mardhaw waa noola diidi doona Ciidaha

  • @samirr546
    @samirr546Ай бұрын

    Waan ka xumahay Laakiin mee qabiilkiisii Kuwa gudaha ka qaylinaya ee leh laandheere car ha la taabto iyo kuwa debeda lacagta ka ururiya ha u keceen ee qabiilkiisa oo keli ah naagaha buraan bura ee beelaha isku dira iyo kuwa xafladaha iyo aroosyada dahabka dhiga iyaga oo faan qabiil ku jiro ha u keceen Wiilka !!!! Isaga oo wiilkaygii ah oo soomaali ah hadana waxa ciil igu dilaykuwii banaanka u soo qaxay in ay dabka gudaha shidaan oo weliba laysku haleeyo qurba joog qurba joog qurba joog qurba joog qurna joog Odayaashii iyo haweenkii isdaba socon jiray haw keceen oo ha kala hadleen dhaynishka oo ha u sheegeen in uu laandheere banaan degay yahay laaluushna ha soo qaadeen xabadana kor ha u rideen kummunahana haysku wareejiyeen xaqiisana ha u soo celiyeen!!!!

  • @simranfo
    @simranfoАй бұрын

    WA DAD BAHDILAN..🫣😂😂

  • @HaniAQassim
    @HaniAQassimАй бұрын

    🛑DOCUMENTARY KALE OO CABSI AH AAN SOO WADAA!!! Like share comment and Subscribe 🫶🏽👍🏽

  • @laylasaeed4392
    @laylasaeed4392Ай бұрын

    Get a good Solicitor private one.

  • @DekaNourali
    @DekaNouraliАй бұрын

    😂😂😂😂 ceb noma harin wllhi

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947Ай бұрын

    Alx bilaa aqlaq dalkodii ayay rogeen shayadintu

  • @user-mf6tu9js6r
    @user-mf6tu9js6rАй бұрын

    Somali ayda is cunsuriyadaysa maxad u malaynaysa dad kula diin iyo kalar midna kula wadaagin

  • @mohamed88466
    @mohamed88466Ай бұрын

    Hani adigu ma waxa aad Ku nooshahay Esbjerg?

  • @siidosman3516
    @siidosman3516Ай бұрын

    Walaaley dadka wax qaldan ha U turjumin anaga wadanka ku nool oo og marxalada siden tahay, BABURKA SHAQADA UU WATAY LIIBAN AYA LAGU HELEY DAROOGO IYO WAXYABO KALE UU ISTICMALEY, MARKI LAYIRI WAA LAGU BARAYAA OO DHIIG AYAA LAGAA QADANA WUU DIIDAY. MAXEY TAHAY SABABTA UU U DIIDEY HADII UU WAXBA ISKU HUBIN.

  • @ConfusedFishBowl-oz8bi
    @ConfusedFishBowl-oz8biАй бұрын

    😭😫

  • @safarle9284
    @safarle9284Ай бұрын

    Denmark waa wadan ku caanbaxay cunsurinimo iyo cadaalad daro, waa wadan cadaanka wajigooda runtaa ka muuqdo, runtii wadamadaan cadaankaa waan kuwada noolnahay, ee Allaha nagu amaansado, ruux walba wadankiisa wax udhaama lawaa, Soomaalida Muslimiintaa Allaha guuleeyo