Garaad TV

Garaad TV

Garaad Tv is an independent News update channel owned by Garaad Tv Inc. Established in 2013 by journalist, Garaad Tv is the largest Somali News update KZread channel.

Garaad Tv covers all the latest headlines in news, politics and society. Garaad Tv is updated on a minute-by-minute basis and also offers an exclusive and interesting reports.

Garaad Tv main headquarters is in Mogadishu capital city of Somalia. Main office Hargeisa, Garowe, Galkayo, Kismayo, Baidoa and Oslo-Norway.

To get latest world news subscribe our channel and spread share and like, enjoy our videos..

Пікірлер

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare33704 минут бұрын

    Allaha u naxariisto umada somaliyeed e ku dhimatay liido jana fardowsa aclaa Allaha ku waariyo amin ya Rabbi illaahow Inta ku dhawacantay qaraxi liido Allaha u bogadhayo amin ya Rabbi

  • @AbdullahiMohamedHuurshow
    @AbdullahiMohamedHuurshow33 минут бұрын

    Dhib Maleh Umadda Soomaaliyeed Wey Arki Doontaa Iyadoo Sidaan Ka Wanaagsa Intii Naga Dhimatay Allaha U Naxariisto Intii Naga Dhaawacantayna Allaha Noogu Boogo Dhayo Aamiin Insha'allah

  • @EidXaaji
    @EidXaaji50 минут бұрын

    been madariifsade Safari muhiim ah iyo wala joojiyey isqabadsiii Ethiopia iyada muse biixi u Baahan iyaka Sland Baryaya Ta kale muse biixi ma aha Nin Safar uxiisa qabba Sida xasan shekhan Diyaarada uun saaran Aqoonsiga Sland wa hirgalay masha allah

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vhСағат бұрын

    Kooxdan ha lagala dagaalamo ciir iyo dhulba si ay u dhadhamiyan xumaanta ay ku jiran.

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vhСағат бұрын

    Tani waa wali ee ha looga hortago kuwa doonaya inay baabiyan dadka Somaliyeed.

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnСағат бұрын

    ALLE YAH RAXMA RAAXIMIIN AMEEN ALLAHAYOOW DADKEENII KU WAFAADEY LIIDO KUWA DHAAWACA ALLE HACAAFIYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnСағат бұрын

    WAA WAXA LAGU QOSLO MUUSE XAYAWAAN🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🦍🐺🐺🐺🐺🐺🐺🐺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺 INUU GOBOLKA SOOL UU SOO CESHADO ISAGOO DHUTINAYA AYUU RIYOODAY 😂😂😂😂😂

  • @AbdulazizOlad
    @AbdulazizOladСағат бұрын

    😂😂😂😂8😂😊😊😊😊😂😂

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahimСағат бұрын

    Shacabka somalieed dhaman mayan ee kaliya waxa dhiman wixi wadkodu dhamaday

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cnСағат бұрын

    GUUL SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143Сағат бұрын

    🇸🇴🫡🦁❤️💎☝🏽💪🇩🇯🫡

  • @EidXaaji
    @EidXaajiСағат бұрын

    Ninkan wax beena ayu iska dhurra.Somalia farxadi uma taallo Shacabkii muqdisha aya la xasuuqaya Maxa Ethiopia Turkia Sland Baddeda kagallay Xaqiiqda waajaha Xukumadan Xabaalaha faqaysa Shacabka ma difaaci karrto

  • @EidXaaji
    @EidXaaji2 сағат бұрын

    Vila Somalia wa udhamaatay Ashabab aya la wareegaysa waxa aad sheegaysa wa been

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm2 сағат бұрын

    Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni17252 сағат бұрын

    Muuse juudan wakhtigisii wuu dhamaaday waanu galbaday ilaa xarshin meel ka sokayda Loma ogola

  • @abdiazizabdirahmanhussein4069
    @abdiazizabdirahmanhussein40692 сағат бұрын

    Commentiga koowaad nasiib badniyaa

  • @CabdulaahiCali-wy8bw
    @CabdulaahiCali-wy8bw2 сағат бұрын

    Was

  • @user-iy8jx2ci1c
    @user-iy8jx2ci1c2 сағат бұрын

    Guddomiye saleban oo codkii hagardamada iyo dhimashadii somaliland ka gaws adaygay diidmada kordhin dhawici layd diiday bulshaduna kufaraxday

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o3 сағат бұрын

    Damujadiid waa shabaab, waxaa caddayn inoogu filan magacaabistii dhagar qabe roobow

  • @Fransiis
    @Fransiis4 сағат бұрын

    Beenaale Munaafaqa Tuuga Nijaasa Somaliland Waa Dawlad Xora Doqon Yahow Faqashta Ah

  • @Walalnm
    @Walalnm4 сағат бұрын

    Somaliya hogaan uma hayaan sababtoo ah dhamaan dadka hogaanka u haya 35 sano ee kor ku xusan waa hogaamiye Somaliyeed sababtoo ah 100% dadka Somaliyeed waa 1 ilaa 34 jir si ay u roonaato in hogaamiyahaasi uu is casilo sababtoo ah waxay hogaaminayeen dadkii ku dhintay qaraxyadii ay hadda horseedeen inay ku dhintaan maaha noloshu maxaa yeelay somalia ma aha sida American ama Gamaney wadamadaas waxaa ku nool dad waayeel ah oo da'doodu tahay 60 80 waxay hogaaminayeen dad da'da ah somalia waxay u baahantahay hogaamiyaha da'doodu tahay 25 ilaa 34 jir fadlan la isugu yimaado hogaamiye kooxeed dhalinyaro ah Thank you please ready my message to our youth of somalia 🇸🇴 one unity

  • @Imaan92546
    @Imaan925464 сағат бұрын

    Ssc tagtey soo noqo meyso

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay91305 сағат бұрын

    Nonsense madaxweyne & wasiiro shabaab ah ayagaa ka Dambeeyey nijaastu Shabab government

  • @ahmedali-cf1tg
    @ahmedali-cf1tg5 сағат бұрын

    Prank land,beenland,qayano land,waa umad 32 sano kunol rer abarso

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht5 сағат бұрын

    Wey kukala qeybiyen ogolatay jabuti hadana hargeysa lataalaa somali somali kale leh sekugu hanjabtaa mase inaa afkina feda ilkihina halatiriyee nola dhaqantaan siaykumucarato aba kuhoskenan safarada ugunas nujiso boorame laga qadin waligaa safarada somali cidi eey uwakilan gado madamo afbuxo farmajo kuyiri maxkamada shababa iskaleh madaxnimada carta sodhisatay hub eey iga badantahay

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed6845 сағат бұрын

    BEENALE WEEYE ABIY BADDA RADIYA INU BOOBO LKN WAXAS IYO KABADANBA WAA NAGU SAMEYEEN

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed6845 сағат бұрын

    ETHOPIA iyadaba ku faraxsan in somalida la laayo iyada iyo alshabab waa xiriiraan maxey ka xumaneysa

  • @showerman7
    @showerman75 сағат бұрын

    Waa askarta qamriga ka dhargo check pointka liido

  • @monaadam7578
    @monaadam75785 сағат бұрын

    Beenaale

  • @user-qe5dp9bn6o
    @user-qe5dp9bn6o5 сағат бұрын

    Awalba wuu qaldanaa xasan shiiq markuu san baloolshe u dhiibay waxaay ahaayd nin qibrad u leh inuu keeno

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b5 сағат бұрын

    Xasan sheikh abumansor alshbab bu kadhigay wasiir yaab

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf5 сағат бұрын

    Ibn Doofaar . YOUR COUNTRY IS FAILED STATE

  • @yusuffarah5150
    @yusuffarah51506 сағат бұрын

    beenaale xaasid duli daarood waxaad la shaqaysaa al shabaab waana lagaa xiraa youtubka waxaa tahay toroosi

  • @Imaan92546
    @Imaan925464 сағат бұрын

    Ya ku dhahey Kan wa darood jini darood baad qabtaa

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf6 сағат бұрын

    Beenaalwe wasaq ah/ Hooyada siilka qaadhmuun ka was. Muse is coming back

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp6 сағат бұрын

    war madax dasoomaaliya waxaan usheegayaa dhamaan halabadalo darawaliinta ambalaasyada

  • @HodanAden-yb2rp
    @HodanAden-yb2rp6 сағат бұрын

    waan oogatac siyainanaa wllo intiidhimata dhamaa aheliyadii aykatagee samiriyo iimaan alahakasiiyo

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule47156 сағат бұрын

    Asc Asxaabeey Dal Cisbitaal diisii lagu wareejiyay Ganacsato Ambalaas tiisa saqsiyaad Ganac si aay leeyihiin Dagaalo na ka socdaan qof dhiig baxayo lala dhaafayo afar kilo mitir si lacag looga sameeyo Shacab kaas sideey ku noolaanayaan waa Masiibo lagu daray Masiibo aloow sahal Amuuraha

  • @subraarm4381
    @subraarm43817 сағат бұрын

    Wax somland layidhaahdaa ma jirto ee Isaaq land waa beentood waxay ku bixiyaan lacagtay dadka Isaaq ee baahida la ildara sii lahaayeen ayay Xamar inayna degin ku bixiyaan shaydaan suni oo Hargaysa u joogi jiray lacagahan u diri jiray ayaa Jidib u jooga Nageeye oo meel walba og wax ka socoda nink Banka haysta,Maaliyada,Maxakabada ku xigaha abniga iyo meelo badan oo shaqooyin laga siiyay dabalana lagu samaynini Isaaq waa inkaar qabooyin Ilaahay ka fog Dhiiga ummada xalaalaystay Iyaga oo isku arkaya inayna Soomaali ahayn.

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL7 сағат бұрын

    Somaliyey wa ujeedan axmarada waxay raban ayey subinayan hadana sirdonkoda xalane jooga Diint iyo Dalka loga so dulaa Dowladana indha ayey ka firsanayan waxad sugeysan wan inla yaabanahay awey dhalinyaradi somaliyed

  • @user-vw4fv3yh1r
    @user-vw4fv3yh1r7 сағат бұрын

    Ninkaas waa qunsul ee maahan safiir sida ay sheegeen dad xog ogaal ah

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc8 сағат бұрын

    Beenta naga daa addis ababa anaa jooga waxaasna jamajiraan

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle8 сағат бұрын

    adeerow turki dal kuuma difaacaayo ee dagaal ha loo diyaar karowba tahaanahay soomaali itoobiya iyo somali diid allah baabiyo aamiin

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k8 сағат бұрын

    Safiirka laweyn muxuu so kordhinaya

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew9 сағат бұрын

    Safiir uu aby axmad usoo magacaabo bad soomaaliyeed lagu heli maayee usheega abiiga waalan

  • @maxamedxuseen1740
    @maxamedxuseen17409 сағат бұрын

    Arrin aan dhicin ha sii hordhicin. Waxa aad soo qortay iyo warkaaga isgarab dhig. Marka aad cinwaanka ku qortid arrin aan weli dhicin waa marin habaabin.

  • @AdamAdams-qv8gw
    @AdamAdams-qv8gw9 сағат бұрын

    Kuwa waxsheeya alshabaab😢🎉waxabay laqoheeyaa alshabaab

  • @FadedTer-sc7sb
    @FadedTer-sc7sb9 сағат бұрын

    Awdal state si dhaqsi leh lahoo magacaabo from puntlad

  • @abdikariimismail1238
    @abdikariimismail12389 сағат бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @AdamOsman-gz3df
    @AdamOsman-gz3df10 сағат бұрын

    Bal waxay ku hadlayaan u fiirsada. Tacsidii ay Somaliland u dirtay dadkii ay waxyeeladu kasoo gaadhay garaxyadii ka dhacday xeebta Liido oo ay ku tilmaameen in Somaliland kaga dayatay Ethiopia. Waxay dacaayad ka dhigayaan tacsidaa waajibka muslimo ah ee Somaliland ka tacsiyadaysay dadka somaliyeed ee muslimka ah ee dhibku soo gaadhay. Waar ilaahay ka baqa, oò xaasidnimada siyaasadeed yaanay meel walba idin la gaadhin. Waar istaaqfuri laysta, walaalayaal.

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm10 сағат бұрын

    Alle Ha u gargaro shacabka Soomaliya 🇸🇴 from Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ cid walba way Ka xun yihiin Ha dhihin Hadalka Muuse biixi tacsi cadi umay soo dirin

  • @zamzamqurux8691
    @zamzamqurux86919 сағат бұрын

    شكرا لك

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh605910 сағат бұрын

    Abiy waa cadawga somaliyeed. Dhul (DDS) ayuu inaga haystaa, hadana wuxuu doonayaa Baddeenii. Somaliyey toosa.

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b10 сағат бұрын

    Wariyaal ma had.maadogaateen.mashruuca.anbalaasyada muqdish.