Dunida Maanta

Dunida Maanta

Asc Dunida Maanta wuxu idiin so gudbin dona hadu alla idmo , Muxaadaroyin, Qisooyin Diin ah, Tariikhada Dunida Islaamka, iyo dhacdooyin kale Waxaa ino farxad ah walal sida adiga oo kale inu so booqdo channelkena Dunida Maanta Fadlan inagu tageer inad ka mid noqoto walaalaha ku xiran Dunida Maanta adigo riixaya calaamada subscribe ah

wixi aragti ah waxad inogu so gudbin kartaa barten facebook

facebook.com/profile.php?id=61558962596234&mibextid=ZbWKwL

Пікірлер

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht9 күн бұрын

    Wadanka kunoshahay madaxweynihi makuyeray mala kulantay resal wasarihisa sidokale wadanka mamuxadareya oo makabnucday tada kaayeelen mase mid wadankaga afkaga xujo ogadhigeysa iney kuqalafen qaladad suq gabdho dhahan iyado dowlad jirto cunugey wasaxixay dhibay anigo dhigin duur layab jiray dibadihi kuaragnay qar nikax sheganaya hadana sharc dhiga culimo yahay dadka borta wejada quran sarka qofki qafifta guri dagana xaskisa isla gurigi qeybtisa kale qadamoyin dagana laba qol mid kamid qudbasire sey shegayeen gurigi isaga wakil oga ahaa marki walacday gurigi wufasaxay kagura kadib mid igutiri gurigi wakagurena iyana mid nagti carurti yurub utisaday gursanayay markas gurigi aniga dagay malmo kadib seyula macamisha ninki baburka kajibina hadi iga hagagiwayo mudo kadib dad kale ugudaray nolol nagna wuudalbaday guriga walimadagin weyibalan qaden iyadi qolkodi kuladagtay qolki kala uukuqabay uugaliyay tikale minweynti maqsalad madbaqyada seay iskula adegtan buu ubajiyay aqir tikala walacday sidas minweynti uladajiyay gurigi sodagay tina wey dhashay ma arkin mudo mid kali isnaqana itimada sidas sharc lagudhigay imam qaday hadana ninki nin laima ader dhor caruur kadhalay tiukenay tiweyned isaga kafil ka ahen oowalidkeda kafil kayahay baa aniga dhalay kudhalisay ninkeda nagtisa sida jesaniyinta ubadan yihin ookale gabadhoda wacal aniga dhalay sharci kuqortan

  • @user-rd7xe5rn2t
    @user-rd7xe5rn2t13 күн бұрын

    Sheekh umaloow adeer haday soomaali walaalo tahay maxaad ugaseexateen hadaatihihiin culumada onaad ugurmataan buundooyinkii burburay ee gobolka gedo iyo fatahaadihii iskuxigxigey eekadhacay g gedo reer gedo miyaanay soomaalida aad walaashanaysiin eeysan kamid ahayn

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c13 күн бұрын

    sheekh soomow aa xadiith ku qabsaday markaasuu isku dhex yaacay qabiil caaye, maalintii ku xigtana waxaa laga keenay raali gelin aa bixinaa iyo xaal doqon always doqon cagdheer aqli leh lawaa iyo faqash cuqdaeysan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c13 күн бұрын

    yaa arkay umul oo siyaad bare oo aayada ilaah kasoo horjeestay 10 wadaadna u dilay weligiis kama hadlin , ayaan xirsi oo gaal ah oo nabiga c/s/w caayde kama hadlin weligiis ilaah cumar oo nin gaaal ah la nool kama hadlin weloigiis taas maxee kuu cadeynee? wuxuu caaye wasiir khadiija diiriye aun aamiin markee dhimatayna uma tacsiyeen, mul xaaraami nacalad baa ku dhacday waa diin laawwe ilaah ka furtay aan xishoon qabyaaladiiste ah intaa kor kusoo xusaty weliugiis kama hadlon.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c13 күн бұрын

    raali gelinta baryo kuma imaan social media aalagu karbaaashay umul diin laawe xaraamiga qabyaalada dilatay oo hawiye kaliya caaya mar kasya

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c13 күн бұрын

    wahaabi waa diin laawa yaal meel xun ku dhimanayaa ilaahna maalin kasta ceebtooda uu bananaka keenaa wee caaytamaan hadana raali gelin aaku xigta

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c13 күн бұрын

    umul diin laawe waa nin shallay calaa-calaaye oo dhahay ha iga raali noqdaan abgaalka erayga ahaa'' Unu Kaa Leh '' masjidka uuka dhex caaytamay diin laawe umul maxaa ka raacay inuu raali gelin qasab ah bixiye waa bastar umul nabiga c/s/w caaye

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c13 күн бұрын

    faqash bastar ah oo cuqdaeysan aa tahay ciwaanka iska sax nin kaada xaaraanta lagu dhalay sheekh caalim ah oo dhintay uu caaye umul tuug ninkii u difaacay qoraalka inta kore wuuka tagay umul tuug diin laawaha asagoo sheekh soomow u xanaaqsan

  • @YacinAbdillahi-nc4gi
    @YacinAbdillahi-nc4gi20 күн бұрын

    Et

  • @user-pv8it4gg3m
    @user-pv8it4gg3m21 күн бұрын

    Wahabi dawa shabad leh lagama yawayo inad imadid nairobi

  • @carabxaaji7834
    @carabxaaji783424 күн бұрын

    Asc❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra174727 күн бұрын

    . MaashaALaah ❤

  • @CabdifitaaxAxmed-hj9ok
    @CabdifitaaxAxmed-hj9okАй бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdicaziizmaxamed6715
    @abdicaziizmaxamed6715Ай бұрын

    Kitaabka ilaahay ayuu ku been abuuranaa lacnad ku dhacdo

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarirАй бұрын

    بارك الله فيك يا شيخنا الفاضل

  • @faisalmohamud3409
    @faisalmohamud3409Ай бұрын

    Scw Scw

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208Ай бұрын

    tolkiisi buu u tagey munaafakh umul

  • @nuuxmaxamed8011
    @nuuxmaxamed8011Ай бұрын

    Illaahayoow na hanuuni oo noo naxariso

  • @abdishakurartan8189
    @abdishakurartan8189Ай бұрын

    Culumadii waxa.bartay shiiq.umul waxay ahaayeen suufiya ihadana waxaa la.faafiyey qabuuraha bay caabudaan markii qofkii khilaaf bilaabay hadana kacabanaya waa dhibaato suufiya waa gaalo meel gee shiiq umulow😂

  • @mohamednorahmed3363
    @mohamednorahmed3363Ай бұрын

    Khawaarij wey soo matagtey uur xumo wixi la arkaayey.

  • @zahrahassan5808
    @zahrahassan5808Ай бұрын

    Salaama Calaykum walaalaha Soomaaliyeed daawadey ama daawan doona barnaamijkaan, sheekha waan bokaadinayaa howsha uu qabtey intii kale ee reer Hiiraan ugurmatey;balse waxaan jeclaan lahaa inla weydiiyo maaxay culumada,ganacsatada iyo dhamaan waxgradka uga aamuseen markey Masiibadii weyneyd ayka dhacdey gobolka Gedo oo ay biyihu maansheeyeen?

  • @daljir___10
    @daljir___10Ай бұрын

    Waxaaa lugu dhega hadlay Moha qadar Abdi Askari Waqal studio Daahir Alasow 😂😂😊

  • @AboweAdo
    @AboweAdoАй бұрын

    ماشاءالله تبارك الله.

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    maxaa uga jawaabi weyde markii lagu dhahay nabiga c/s/w aad caayse? sheeka kale aad gashay ilaa hadana maadan ka jawaabin taas meel kasta oo llaguugu arkana waalaguugu weydiinaa taas ogoow cafis malaha taa

  • @CabulahiXarir
    @CabulahiXarir21 күн бұрын

    Aamus jaahil sheikh umal wuu caddeeyay xadiith iyo daliil buu ukeenay

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9cАй бұрын

    maxaa u kala hadleysaa waa adigii dhahaaye dowlada wax weeka qaban weyde wadaadadii masjidka digriga ku dhex qabsaday oo dowlada aad eedeneyse youtube eeku jirtaa tan 2aad sheekh soomow aaku dhahay nabjiga c/s/w aad caayse muqdisho masii joogeysid. ilmaha aad agoonta ka dhigtay adigoo al shabaab la safan uma wacdineysid, muqdisho waaka soo carartay markii la sheegay waxaa tahay

  • @abdulahiartan4091
    @abdulahiartan4091Ай бұрын

    ❤❤❤❤❤

  • @edilupdy6438
    @edilupdy6438Ай бұрын

    عليه افضل الصلاة والسلام ♥️♥️♥️♥️ سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده لاحول ولاقوة الابالله اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين 🤍🤍🤍

  • @macalimmuxudiin1067
    @macalimmuxudiin1067Ай бұрын

    😢😢😢😮😮😮😊😊😊😅😅😅😅❤❤❤❤❤❤

  • @mohacade8773
    @mohacade8773Ай бұрын

    Sheydaan umal

  • @HalimoAden-xy8kj
    @HalimoAden-xy8kjАй бұрын

    Culumada haka danbabin sheydan iyo wax ka xuun wa adigee

  • @mohacade8773
    @mohacade8773Ай бұрын

    @@HalimoAden-xy8kj culumo ma aha wa wahaabi

  • @AhmedAbdiahmed-k2w
    @AhmedAbdiahmed-k2wАй бұрын

    M.a

  • @MaxamedXasan-cg9xy
    @MaxamedXasan-cg9xyАй бұрын

    Oowkejrjejqkkskskwjzkk2iekejjekeijdiee

  • @SaamiyaDagan-hn8it
    @SaamiyaDagan-hn8itАй бұрын

    ❤❤❤❤😂

  • @CawoSiciid-bx3yx
    @CawoSiciid-bx3yxАй бұрын

    Scw scw scw scw❤

  • @amareto5772
    @amareto5772Ай бұрын

    Nin baa Cumar ibn Qataab (RC) u yimid oo rabay inuu furro xaaskiisa. Sayidinaa Cumar (RC) waxa uu weydiiyay sababta ku kaliftay in xaaskiisa uu furro. Ninkii waxuu yiri: Waxaan weydiiyay inay i jeceshahay xaaskeyga, waxayna iigu jawaabtay:"Kuma jecli". Gabadhii buu Saydinaa cumar (RC) weydiiyay inay sidaa tiri. Waxay tiri: Haa, waan iri. Waxuu ku yiri Sayidinaa Cumar:"Maxaad u oran weysay:"Waan ku jeclahay"? Waxay tiri:"Ilaah buu igu dhaarshay". Sayidinaa Cumar waxuu ku yiri:"Xataa hadduu ku dhaarshay, inaad tiraahdo waan ku jeclahay ay ahayd: Guri bad-baadintiisa ayaa ka weyn inaad been ku dhaarato.

  • @amareto5772
    @amareto5772Ай бұрын

    Ummad waxaan noqonay ba'day, oo hoogtay.

  • @adansantur4677
    @adansantur4677Ай бұрын

    Waa beentaa

  • @faridasheik9404
    @faridasheik9404Ай бұрын

    الشيخ أومال حفظك الله كما حفظت ديننا وجزاك الله خيرا.❤🤲🏾

  • @MustafHaajiaxmed
    @MustafHaajiaxmedАй бұрын

    Scw scw scw

  • @MustafHaajiaxmed
    @MustafHaajiaxmedАй бұрын

    Af dabolan dahab

  • @City-sr4iv
    @City-sr4ivАй бұрын

    Alshabaab bucadbadeed yurub lagu soo tuurey weye dee diin aan laxeyn iyo barkicin Kuwa dantooda usocda dee Geeb gabiil lagu duulo Geeb alshaab macaxan lkn weyku garaabtaan dee Alshabaab waxa gofka larabo in ladilo weye dee Alshabaab waxajiro kursi usocda diin shugul aan kulaxeyn dee

  • @usaamemaxamuud599
    @usaamemaxamuud599Ай бұрын

    Mk 😂

  • @DekaAli-js2pu
    @DekaAli-js2puАй бұрын

    Ilahey haku xafido shekh mustafe xajii ismacil haruun yusuuf

  • @user-yf2xi1nm8n
    @user-yf2xi1nm8nАй бұрын

    Carabtaan see u hadlaan fiiri,maxaa naga galay ,ma dhameenaa,yaa dilaaya carabtoonan dhan waa la wasaa adiga iyo khaniisiinta

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774Ай бұрын

    Khawaarij

  • @Abdullah-gd1gg
    @Abdullah-gd1ggАй бұрын

    Scw

  • @yaxyemoha571
    @yaxyemoha571Ай бұрын

    اللهم صلى وسلم على نبينا محمد ❤️❤️❤️