Riyaq Abdi

Riyaq Abdi

SAFAR SALAMO🇰🇪

SAFAR SALAMO🇰🇪

Пікірлер

  • @sumayaabdi3412
    @sumayaabdi3412Сағат бұрын

    Riyaqey ilahay nimcad ayu ku siyey ha ku kibrin oo dhaldhalku yuu ku qadin wll sidadi u asturnow ❤

  • @MainzStadt-jr2kt
    @MainzStadt-jr2ktСағат бұрын

    Reerka adaa u astuuran ina adeer wiilasha timaha ka jara cml suurwal xirataaa america yaay ku qadiin

  • @user-vu3ex7vo8e
    @user-vu3ex7vo8e2 сағат бұрын

    Naa is asturdheh gabdhaha waa wen

  • @ladanmuhumed1367
    @ladanmuhumed13672 сағат бұрын

    Nice vlog 😊😊😊 lkn Routine morning routine soo badi 😊😊

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar73302 сағат бұрын

    Dharka ay gadanayso waxa ku qoran ma fiirinayso waxaa kuu daliil ah funaanada ay xirantahay oo cad fiiri waxa ku qoran soomaalida qoraalka dharka ku qoran ma fiiriyaan waa iska xirtaan

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar40103 сағат бұрын

    Masha allaa❤

  • @shaamabdullaahi6492
    @shaamabdullaahi64925 сағат бұрын

    🥰🥰🥰🥰🥰

  • @wardaladan425
    @wardaladan42510 сағат бұрын

    Layla caatonimadii intey kabadatey nin nin u eeekatey😂😂😂😂 waan qoslaa markan socodkeda arko riyaaqo caato ahayd baa u noqotey balbalaarka

  • @Dreamy-M
    @Dreamy-M11 сағат бұрын

    9:05 ma iska fiirisay waxa ku sawiran funaanadaha gaar ahaan tan cad?

  • @user-uu5un8sg2c99
    @user-uu5un8sg2c9912 сағат бұрын

    Qurux badan teena❤

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz12 сағат бұрын

    Riyàqey malinkasta luuq ku dhahaa xppti maxA idhagesanee abyo

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar733012 сағат бұрын

    Gabadhaan markay kenya joogtay Sareaal ma gashajirin hada markay USA timid sarwaal bay bilowday mareexaanka ilbaxnimadooda waa saas

  • @XamdaDaahir-rt5ns
    @XamdaDaahir-rt5ns12 сағат бұрын

    RIYAAQ WALLO VLOG NOOGA SOO DUUB MAGAALADA SEATTLE 😢

  • @-dj9mj
    @-dj9mj12 сағат бұрын

    rayaqeey ayamahan waana hilmamtay😢

  • @Rayanmohaz-110
    @Rayanmohaz-11013 сағат бұрын

    Love 💕

  • @RamaasMohamed-k9o
    @RamaasMohamed-k9o13 сағат бұрын

    Video lasoo dhaqso riyaaqeyyy😢❤

  • @jama9324
    @jama932413 сағат бұрын

    Ugu danbeen surwaal maa xiratay ala riyaqay is astur abayo sas dhan ha u fakanin ❤❤

  • @fatumamohamed325
    @fatumamohamed32512 сағат бұрын

    Wlhi Waan naxay gabdhi iskudayska xiran jirtay 12 sano baa qorba jooga waligeyna surwal iska daye mara igu dhagan maxiran alhamdullilah ❤

  • @ubahfarah6952
    @ubahfarah6952Сағат бұрын

    Maasha Allah abyo hanuunka Allah baa iskaleh anigu noloshaydii intii badnayd qurbe ayaan ku noolaa weliba intii badnayd keliĝay ayaan ahaa weligay xitaa xijaab gaaban maxiran Allhamduliallah qofna iguma qasbin Allah baa igu hanuuniyey Allaha kuligeena nawada hanuuniyo

  • @najmoapdalle470
    @najmoapdalle47013 сағат бұрын

    Rayqay mxa kugu abyo waba ku wayey ayantan❤❤ wlhi ma cafimaad qabataa dumshi

  • @haliimoxuseen5570
    @haliimoxuseen557013 сағат бұрын

    Ala riyaaqey waagan balwad ii noqotay sa ufarxay le caawa marka soo dhigtay video ee nooso badi wlley videoyada😂❤

  • @deeqadagan
    @deeqadagan14 сағат бұрын

    Surwel😮

  • @mariyamohamed7984
    @mariyamohamed798414 сағат бұрын

    Riyaq qurux ❤

  • @aminamohamed3387
    @aminamohamed338714 сағат бұрын

    Bil gudahed surwal ku gasho somali ugu imow 😅😂

  • @ashaqaar7330
    @ashaqaar73303 сағат бұрын

    😂😂 waa runtaa haday timid surwaal horay kagashatay

  • @Zuleymaan-bi9cu
    @Zuleymaan-bi9cu15 сағат бұрын

    Riyaaq chicago ma ka soo tagtey horta

  • @Minamoha3
    @Minamoha315 сағат бұрын

    Mar hore Three days le jogtay

  • @user-fk6le4vw9y
    @user-fk6le4vw9y16 сағат бұрын

    It’s matter of time wad baranesa

  • @user-hb3kk9mw4x
    @user-hb3kk9mw4x16 сағат бұрын

    Nayaa riyaq surwaal bay baratay😂

  • @haboonbeuty30k25
    @haboonbeuty30k2516 сағат бұрын

    Show riyaaqe rerkina adaa ushiqsana waxey walalaha qawan bal haku dayan😢

  • @wadaniyadasumaya1974
    @wadaniyadasumaya19743 сағат бұрын

    Indhaha maladahy 😂 iyada xita surwal aye wadata😂😊

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan5816 сағат бұрын

    Riyaaq iyo xishood😂😂😂

  • @IlhanCamaley-zd2uq
    @IlhanCamaley-zd2uq16 сағат бұрын

    Inta riyaaq jacel❤

  • @user-wj3ig7vm9v
    @user-wj3ig7vm9v17 сағат бұрын

    Riyaaq maskiin way ku dhibeen wlhi sa udaashay mrka baburka baking galinaysay 😅

  • @AsiyaAli-wt3gu
    @AsiyaAli-wt3gu17 сағат бұрын

    Alaaa riyaaqeyy miss you 😢❤

  • @SabrinaQurux-x6f
    @SabrinaQurux-x6f17 сағат бұрын

    M.a you so beautiful 😍 i have never seen my life gbr sidada cml uquruxsn💝🥺

  • @Maysuun_qurux
    @Maysuun_qurux18 сағат бұрын

    I miss you riyaqe❤

  • @Kajol833
    @Kajol83318 сағат бұрын

    Hi guys ❤❤

  • @Fathiibrahim5245
    @Fathiibrahim524518 сағат бұрын

    Abayo codsi plz video gada waxn kincy heesta nosaryso hada kan wali madawan lkn music faraha bdn ngda abyo sian ugu raxysano dawshdisa

  • @AsmoCimro
    @AsmoCimro18 сағат бұрын

    Riyaaq l love you❤🥰

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed561219 сағат бұрын

    Wcs alx wan ficnhy sidokle wku xisne riyaqdena wkgu hesnaa sxipy hna ilaabin babur wdowgna alle hku fdudeyo wku jedaa wla rfanosaye 😂❤

  • @Zamiaahmed221
    @Zamiaahmed22119 сағат бұрын

    387 aa😂 10$ ba la.ahay ani 🥺

  • @saafiqoorsheel6008
    @saafiqoorsheel600819 сағат бұрын

    Riyaqeey ayaanta balwad ayaad ii noqotay maalintaana vlogaga daawan iiima jirto😂❤

  • @MunaQurux-ln7be
    @MunaQurux-ln7be19 сағат бұрын

    Abyo malinle wax nuguso dhig❤

  • @canabcali3887
    @canabcali388719 сағат бұрын

    ❤❤❤❤

  • @NimaaAhmed-sz4ln
    @NimaaAhmed-sz4ln19 сағат бұрын

    Riyaaq ❤❤

  • @11naa44
    @11naa4419 сағат бұрын

    Plz sephora mrkd gashan wxa sample ka yaala meesha ha marsan xanuun ha ka qaadina 😢😢😢😢

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax293420 сағат бұрын

    Xbbt l lov you ❤

  • @anuushabdi8984
    @anuushabdi898420 сағат бұрын

    Riyaq ❤

  • @nasromuxumed8369
    @nasromuxumed836920 сағат бұрын

    Waxan tagernimo waa dhafeyn wlhi malapey ❤

  • @SihamCali-
    @SihamCali-20 сағат бұрын

    Ayy❤

  • @RahmaRahma-bb7qg
    @RahmaRahma-bb7qg20 сағат бұрын

    Walahi iskumid beynunahay anowanjecelahay sowda billan kawaran adno tagerahathan ahay ayadno sidokaley walahi markan mashqulo wan iniixisa❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🎉🎉🎉🎉🎉

  • @maryamaadam8271
    @maryamaadam827121 сағат бұрын

    Anba sawda wan daawada

  • @Abokaramin
    @AbokaraminКүн бұрын

    Asmo qani mitantaada wad uekaatay lwalashaa ka yar malaha

  • @KowtharAbdirizack
    @KowtharAbdirizack2 күн бұрын

    Wad kuqurux badan tahay❤ m.a