Hargeisa HD

Hargeisa HD

@HargeisaHD Is Multmedia Production Company, Concentrate on Media Productions :-
- Corporate Video
- Advertisements
- Documentaries
- Event Video Production
- Motion graphics, and
- Wedding Videos.


Make Sure You Click On Subscribe So That You Don’t Miss, Future
Videos : bit.ly/3sggg3Z


For more info of Hargeisa HD Production contact me throught...

KZread : shorturl.at/er029
Facebook : shorturl.at/sUVW2
Instagram : Https://bit.ly/3sn22yl

Contact us: +252634137711

Copyright © 2024 Hargeisa HD. All Rights Reserved.

Dhulka Hooyo

Dhulka Hooyo

Beeraha Arabsiyo

Beeraha Arabsiyo

Пікірлер

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan981314 сағат бұрын

    Soomaalidu waxay u badanyihii xaasidiin

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan981314 сағат бұрын

    C/ dahab akhlaaq ayaa ka muuqata maanshalaa ilahay ha ku xiftiyo

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan981314 сағат бұрын

    Ilaahay soomaali iskuma soo cesho Amin ya rabi

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh605918 сағат бұрын

    Musharax Abdullahi Dahab ha soo baxo doorashada In-Sha Allah.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud507520 сағат бұрын

    Ninkan iyo rag la mida waa raga uu dalku u baahanyahay waxa dhib inagu haya kooxahaa aynu kala tagnay oo ninka aan aqoon beentooda iyo munaafaqadooda aanu la xisaabtami karin ,dafiraada iyo daadufaynta haday qof liqaan oo kabahii afkiisa ka soo jeeddaan maan arag buu ku odhanayaa ,waa nimankaa somalinimo ku hadaaqaya ee laascaanood daaroodbaa le ku dagaalama,ee garoowe in aanay muqdisho wax la yeelan ogol , ee somaliland iyo midowgii aan la soo marinayn,waa nimankii ethopia u saxeexay dhulkaa somali galbeed ,ee muqdisho soo galiyay ,ee heshiika somaliland iyo ethopia badii baa la gatay ,badii baa la dhacayaa ku ooyaya,dhalinyarada maanta een aqoonta u lahayn way jiidan karaan oo kuwo badan oo reer somaliland oo rumaystay somalinimada iyo somaliyeedda beenta ah ayaa badan ,

  • @Sahara-y2g
    @Sahara-y2g20 сағат бұрын

    Mashallah

  • @user-ku6vm5kd6l
    @user-ku6vm5kd6l21 сағат бұрын

    Maansha Allah ❤ falastiin ilaahay ha dulqaada cadowga ku habsaday

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq23 сағат бұрын

    ManshaAllh Gulayso dahaboow inshaAllh madaxwaynaha mustaqbalka waanu ku jecelnahay

  • @CabulaahiJiinte
    @CabulaahiJiinteКүн бұрын

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @HusseinLiban-u4u
    @HusseinLiban-u4uКүн бұрын

    Maansha Allah guul Somaliland

  • @AbdiAli-s9d
    @AbdiAli-s9dКүн бұрын

    Masha allah

  • @sakariyejamaladam9860
    @sakariyejamaladam9860Күн бұрын

    Cabdilaahi aniga iyo rag badan oo qurbaha joogaa mar aanu falan qaynay waxaanu nidhi waa ninka kaliya ee siyaasada Somaliland dawayn kara wax yaabo badan awgood .waa nin Somalilander ah

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893Күн бұрын

    Wlahay inuu dhalay ayaan moodaayey tan yar ee wariyada ah

  • @mahamudjama6048
    @mahamudjama6048Күн бұрын

    aniga waxaa mucjiso igu noqotay walahay 70 jir inan 18 jira jacayl kawaraysanay isna uga waramayo

  • @bashiirCabdulaahi-zd7dh
    @bashiirCabdulaahi-zd7dhКүн бұрын

    ❤❤❤❤ماشاء الله تبارك الله

  • @Jrmugabe-hq6bv
    @Jrmugabe-hq6bvКүн бұрын

    Masha allah

  • @abdiqaadirCali-xt9ke
    @abdiqaadirCali-xt9keКүн бұрын

    فضيلة الوالد الشيخ مصطفى حاج إسماعيل هارون ❤

  • @kadragood130
    @kadragood1302 күн бұрын

    What is a Somaliland? Is it a ISSAQ LAND ?

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v21 сағат бұрын

    Ma runtaa ku disha waa xaqiiqi weyi in Isaaqa la xasuuqey lama ilawayo soomalidu waxaay tirahda dameer aad sarantehay dhusadisu maxay ka qadi Isaaqa waa micjiso hål REER iyo 5 soomaaliyeed 😂😂😂 power full isaaqiya ❤

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v21 сағат бұрын

    Soomaaliland waa 26 juun 1960 kii daeladaan tagta daran ee karaha Amison lagu wardiyo Soomaaliland baa Ka horeysey Tariikhda adiga iyo aniguba ma badali karno taani waa Tariikh sheydanyow dharka xidhaani ee xasadka ihii

  • @farhiyahussein9179
    @farhiyahussein91792 күн бұрын

    Jazakaallah❤❤🎉

  • @ayaanlebuuni3862
    @ayaanlebuuni38622 күн бұрын

    ❤Mansha Allaah

  • @Abdi-l4y
    @Abdi-l4y2 күн бұрын

    🌏🔥🔪🗿🕶📲🛌🕳🇮🇱👔👏😉😷👌🕋🕌🐺🌅🌄🔒👃☎🗡👀 gbdhaha firiya qudus dhaxdisa kuaoqaden

  • @mahamedhussein9118
    @mahamedhussein91183 күн бұрын

    Maashaa Allah bless you and your family

  • @AAAbdi-eb2of
    @AAAbdi-eb2of3 күн бұрын

    Intaanad. Taariikhda. Falastiin. Ka. Sheekayn. Waxa. Haboon. In. Aad. Taariikhda. Somaliland. Iyo. Halka. Uu. Maanta. Dalku. Marayo. Aad. Ka. Sheekeyso

  • @user-bj9wg6ck9q
    @user-bj9wg6ck9q3 күн бұрын

    ❤🤍💚🤴🤴

  • @Jamac20
    @Jamac203 күн бұрын

    Waa si wanagsan Somalidu iney kala bartan lahjadaha kala duwan Somalidu leedahay. Somali meel walba joogto waa walaalo

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed52542 күн бұрын

  • @Jamac20
    @Jamac20Күн бұрын

    @@khadralulmohamed5254 ❤️

  • @ahmedali5976
    @ahmedali59763 күн бұрын

    Cabdillahi Dahab wa hogaamiye dhaba, waxaan rajaynaya inu Madaxweyne ka noqdo Somaliland. Wa nin xikmad iyo garaad badan leh. Maasha Allah.

  • @muunajaamac
    @muunajaamac3 күн бұрын

    Geesi qarn❤❤❤❤❤❤

  • @abdigah5364
    @abdigah53643 күн бұрын

    Rabbi qaranka ha ku anfaco ururada iyo maskaxaha cusub oo aan rejeynayo inay kasii gudbiyaan meesha ay mujaahidiintan daali soo gaadhsiyeen . Dawladda iyo golayaashu way qaldameen markay raaceen damacii Xirsi iyo Cirro ee ahaa tartanka madaxtooyada annaga noo xidha oo ururada iyo aqoonyahanada oodda afka ka saara . Dulmiga dawladdu qayb ayay ka tahay

  • @abdulkadirismailismail9591
    @abdulkadirismailismail95913 күн бұрын

    Dahab he greed legend

  • @momoabdo6991
    @momoabdo69914 күн бұрын

    Waar Ciiro oole Isguul ayaan dhigtay yaa maqlay

  • @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu
    @MohamudMohamedAbdiwahab-qe2nu3 күн бұрын

    Xaarwayne alla maxay jaahilnimadu lafta kaa gashay xagaad ku noolaan jirtay malaa haduunbaad umada soo dhexgashay

  • @KalldiMhmed
    @KalldiMhmed4 күн бұрын

    Mansha allaah

  • @momoabdo6991
    @momoabdo69914 күн бұрын

    Waar kuwan Habar Yoonis ee kadeedan waar ninkani dabajoogsada

  • @fahiimae7336
    @fahiimae73364 күн бұрын

    Masha Allah. Dahab Waad ku banaan tahay. Anigu hadalkiisa iyo aqoontiisa iyo xigmadiisa waan jecleystaa! Rajada weyn ee aan aan qabey waxay ahayd in xusbigaa Rajo soo baxo oo wadanka hogaamiyo. Iminkana xusbigu wuu soo bixi insha Allah. Guul Somaliland 💚🤍❤️

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh99124 күн бұрын

    Geesi qaran

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman17704 күн бұрын

    Qabyaalad baa loolaayey

  • @omarfarah586
    @omarfarah5864 күн бұрын

    Maashaa Allah Guddoomiye Abdillahi Dahab si fiican ayaad u hogaaminsysaa ururka Rajo

  • @salmanyare9243
    @salmanyare92434 күн бұрын

    Dalki somalia wacna ninkan hanti qaran ayuu wax kuu bartay blse xaqiqda wuu ogyahay somalia midnimo iyo goni iskutago midka fecan

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye38134 күн бұрын

    Halyay qaran Mr C/laahi Dahab noolow

  • @farahyuusuf3209
    @farahyuusuf32094 күн бұрын

    Ilaahaw dadka dalka jecel noogu dhiib masuuliyadda sida gudoomiyahan oo kale iyo mbc.....

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub4 күн бұрын

    Guul Somaliland, Gudoomiye waad imetashaa, waxaan rajaynayaa in aan wakhti dhaw is aragno

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano4 күн бұрын

    Guuuuuul somaliland geeeeeesi

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen42144 күн бұрын

    ReAly.waa.dahab.cabdilahi.ad.baan.uso.dhaweynaya

  • @DH-yi5dx
    @DH-yi5dx4 күн бұрын

    Yaryarkan saxaafada maxaa koonfur jeclaysiiyay naa adi maxaa ku baray Maymayga naa cinwaamka badal oo Somaliland iimaanso iimaanka lagaaqaadye

  • @amiinmukhtaar6016
    @amiinmukhtaar6016Күн бұрын

    Yaryarka saxaafadau cuqdadaa ku yar ee adna Alle haku shaafiyo

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi96164 күн бұрын

    Maashaa allaah illaahay Haku barakeeyo oo Haku xifdiyo madaxwane

  • @user-qz6ws7zz1k
    @user-qz6ws7zz1k4 күн бұрын

    ❤❤

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty84044 күн бұрын

    no no no !!!!!!!!!!! ku celibal waa afkeee ????????? from saylac

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r4 күн бұрын

    Arirow may fadase intee ka koyday fadhaw canjeelo fadase igar faylan fadase ?

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed18404 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r😂😂😂

  • @hasanmohamed1840
    @hasanmohamed18404 күн бұрын

    Faataale caadi waaye😂😂

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed52542 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r❤🎉😂

  • @khadralulmohamed5254
    @khadralulmohamed52542 күн бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r burco ka kooye❤

  • @abdusalansaleban7339
    @abdusalansaleban73394 күн бұрын

    Waar.dahabka.dumarkaa.loo.ogyahaye.daamurkii.aad.kucaanamaasheen.maxaad.udiidey

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r4 күн бұрын

    Miyuu diiday ragu wuu naanays badan yahaye dahab baa hadana loo bixiyay oo u baxay wax walba da danbe ka sooqaad

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r4 күн бұрын

    Daamur wax xun maaha laa kiin dahab baa loo bixiyay hadana ,Nin kintir la yidhaahdo ayaan aqaan iyo dhalfo iyo dhali

  • @MustafeXigmaawi
    @MustafeXigmaawi4 күн бұрын

    Mnsha allah ❤❤❤

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi4 күн бұрын

    Comment,akhris waad awoodaa lakiin subscribe inaad iisaarto maxa diidey.👍❤ badalkeda allah muraadkaga on macsi lahyn haku siiyo🤲😘

  • @JaamacYoonis-d7n
    @JaamacYoonis-d7n4 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤