Somali Channel TV

Somali Channel TV

Nagala Soo Xiriira

Tel:

Sh Mohamed Idriis

Sh Mohamed Idriis

Пікірлер

  • @Yarkawanaagajecel
    @YarkawanaagajecelКүн бұрын

    Waranle iyo wadaad

  • @MOHAMEDAL-FATIHMEDIA
    @MOHAMEDAL-FATIHMEDIAКүн бұрын

    2024 Ayman dawaanay

  • @hanadolad2061
    @hanadolad20613 күн бұрын

    Maasha alaah

  • @CumarcabdiXanafi-yx8rp
    @CumarcabdiXanafi-yx8rp3 күн бұрын

    Allaha unaxariisto prof gaandi 19/ 7/ 2024 baan daawanayaa

  • @HakunAMatata-bv6ug
    @HakunAMatata-bv6ug5 күн бұрын

    Imka waxa jirta daawo loo cabo jaadka iyo sigaarkaba aad u daynaysid ama aanay xaraaro kuu qabanayn lkn videogan waa wakhti hore waa talo uun wixiisu wiilka

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial5 күн бұрын

    Adun ka waxa ugu xun marki nolashada ad ka fikirto waxad cuni lehed waa nolasha mesha ugu xumed uguna danbey say

  • @user-wr4bq2un5n
    @user-wr4bq2un5n6 күн бұрын

    Jaza aka Allah ♥️♥️♥️♥️

  • @khhhgfg9585
    @khhhgfg95857 күн бұрын

    للاااتترراااووطوونف

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht8 күн бұрын

    Nuur janaatufirdowsa allah haku geeyo

  • @mohamedismailmohamed71
    @mohamedismailmohamed718 күн бұрын

    Wadahadaladssi waa waxyaalaha Somaliland ay ku khasaartay waayo waxba kama faa'iidin, halka SOMALIYA ku faaiiday in ay kaga baxdo nidaamkii kumeelgaafhkii, waxa kula soo wareegtay qaramada maamulkii hawadii SOMALIYA iyo waxa caalamkii u aqoonsaday in dawlada SOMALIYA caalamku la xidhiidho halka Somaliland loo arko khilaad muxali ah iyo iwm

  • @user-hj7zq2wj7s
    @user-hj7zq2wj7s8 күн бұрын

    Halkee bay kasoo Jeedaan Dadka Somalidu. Sida ku cad taarikhda, dadkii reer Xaam ( Hamatic people ) Oo Ku abtirsada Xaaam /Ham ( Mid ka mid ah Carruurti Nabi Nuux ) Ayaa muddo ku qiyaasan dhammaadkii ••• The pluvial period '''' waxa ay usoo haajiireen Qaaraddan Madow ee Africa, kaga na yimaadeen dhinacaa iyo Ciraaq ( Mesopotamia ) iyaga oo ka soo galay dhanka Masar/ Egypt. Muddo ka bacdi,is qaabeyn iyo hayaanno joogta ah Waxa dhacay oo ay keentay : in ay dadki ( Reer Xaam) usii qaybsamaan 3 Qaybood ( Branches) oo Waaweyn. 1= kuwa Masar ku hadhay, Sida : Ancient Egyptians ( Masaaridii Hore ) 2= Xaamka reer Waqooyi. Kuwo u Qaxay dhinaca kale ee waqooyiga Africa, Sida : Barber's of Cyrenaica, Tripolitania, Tunisia, and Algeria ; the barbers of Morocco ; the Tuareg and Tibu of the Sahara ; the Fulbe of the Western Sudan, and the extinct Guanche of the Canary Islands. 3= Xaamka reer Bari. Kuwo dhinacan iyo Bariga Africa usoo Qaxay ,, Sida : Beja, the Berberines , the Oromo , the Somali , the Afar , the Danaakil , and most Ethiopians. Dhammaantoodna waxa la isku dhahaa Cushitic people. Hakaas marka aynu marayno , dadkii kushitiga ahaa ee usoo hayaamay Bariga Africa waxa ugu soo horreyay Geeskan Africa , khaasatan ,, dhulkan Soomaalidu degto dadkii``ugaadhsatadii '' qaansoleyda ahaa .. Kuwaas oo ah hormuudkii 4-ta waaxood ee ku soomaalinnimo. 1- Reeraha hadda la hayb -sooco ( ugaadhsatadii ) Iyaga ayaa ka talin jiray dhulkan kuna laha boqortooyin waawayn sida ,, boqortooyooyinkii ''Daami ,,, Yixir ,, Boon...., 2- Waxa iyana xigay oo Ka dabo yimi , Niman xoolo raacato ahaa ( Waranleyda ) oo wata xoolahoodii..kuwaas oo deegaameeyay degayna inta u badan dhulka Soomaalida. 3- Waxa iyana jiray , dad tiro yar oo iyagana Asalkoodu kasoo jeedo Carab oo degay xeebaha waqooyiga , dhulka haatan Soomaalidu degto xiliyo k beegan Islaamka hortii iyo ka bacdi ba. Una badnaa ganacsato iyo diin -fidiyaal ( Scholars ) 4- Qolodan afraad oo ah dad ka Isirren qowmiyadda Bantuuga oo aan Shaqo ku lahayn dadka kushitiga ah ee kasoo qaxay Waqooiyga Africa ahna Beeraley degayna webiyada jubba iyo shabeele jiinkooda. Marka la isku daro guud ahaan 4-tan qolo ayuu Samaysmayaa Magaca Soomaali iyo dadka uu matalaa ba. Waxa hadda ba Isweydiiin leh , Maxaa waqti xaadirkan iyo qarniyo badan horteed ba dadkii asalka u laha dhulkan ka dhigay kuwo lahayb -sooco ama la takooro?! Jabkii u horreeyay waxa u geystay. iimaanshihii uu Islaamku soo gaadhay Geeska africa kana soo galay Waqooyiga dhulka Soomaalida. ( Xeebaha ) Waaqtigaas oo ay dadku haysteen diintoodii Facaweynayd ee ay kala mid ahaayeen dhammaan dadka Geeska Africa degan. Waa weyneynta iyo Cabuditaanka ilaaha '''WAAQ' Sida ay aynu wada ogsoonahay , markasta oo ay diin cusubi timaaddo waxa ka gadooda oo garabka ku dhufta madaxda iyo waxgaradka ay leeyihiin dadka ay soo gashay diintaaasi, iyaga oo ka cabsi qaba in uu maamulka iyo taladu gacantooda ka baxaan , isla markaana ay ku firiyaan diintii ay ka dhaxleen awoowayaashood. Waxa kale oo aynu ka war qabnaa in diin kasta ay ugu hor rumeeyaan dadka taagda-darran iyo Addoonta kuwaas oo ay waxyeelo badani kasoo gaadhi jireen BOQORADDA Awoodda sheegtay iyo dabaqadda ku xeeran maamulkaas , iyaga oo naawiliya in isbeddelkan bulsheed ee cusubi uu xaqooda usoo dhicin doono. Dadkii raacatada waranleyda ahaa ( kuwa hadda sheegta LAANDHERANNIMADA ) oo waqtigaas ahaa dad u guumeysan boqortooyooyinkaa kibray ( kuwa hadda lagu suntay ( LAANGAABNIMDA ) Kuna jeerfalay xuquuqdii dadyowgii xukumaayeen waxa dhex maray dagaallo qadhaadh oo lagu jabiyay boqortooyooyinkaas , Sida tii DAAMI ee ay lahaayeen dadka hadda Tumaalka loo yaqaan iyo kuwo kale u badan Sida besha MUSE DHARIYO ee beelaha gabooy ka tirsan kuwaas oo xundhuur u ah xafada daami loo yaqaano hadda. Dadkaas guuleystay iyo Islaamkii Cusbaa ee ay qaateen ba waxa uu qabjebiyay Sharafkii iyo maamuuskii Boqoradaas kibray iyo dadyowgii hoostageeyay ba , xukunkana ka tuuray maamulkoodii iyo diintoodii WAAQ. Taarikhdu waxa ay ina bartay Casrul Jaahiligii ' Cid waloo xoog lahayd, Sida Reer , Maamul , Boqortooyo..oo jabta ba, denbiyona galay : waxa uu xukunkoodu ahaa in la takooro lana qabjebiyo si aysan mar labaad usoo hawaysan xukun iyo maamul damde. Halka kuwa guuleystana ay tiri jireen wax kasta oo wanaag ah oo ay laaheeyeen falkin jireena been abuuryo fara badan oo dil ku ah dadnimadooda iyo sumcadooda , si loo fogeeyo looga na dhigo wax baas oo aan u qalmin in xitaa lala xaalo ama lala xidhido. Waa midka labaad ee, reer walba oo jabay, Nin walba oo dakano qabiil geystay, mid baxsada ah, boqortooyooyiinkii reeraha kale ee jabay ka bacdi iyaga..cid walba oo daanta iyo duruuftu kaliftay ba waxa ay hoos tageen dalladaa ka takooran dadyowga kale, kuna suntanaadeen in aysan Gob ahayn ee aye yihiin Gun Midgo ah . Taariikhdana waxa qora uun ninkii xoog leh.

  • @xaqiiqtv4983
    @xaqiiqtv49838 күн бұрын

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh9 күн бұрын

    Abwaan baarleex AUN Amiin

  • @arjunmedia3031
    @arjunmedia303110 күн бұрын

    Aalaah ha unaxariistto amiin amiin❤❤❤❤

  • @shuceybbinuhaaji5332
    @shuceybbinuhaaji533211 күн бұрын

    Allah hakuu naxariisto jeneral dhega badan

  • @RashkaMoolas
    @RashkaMoolas12 күн бұрын

    2026 😂🇸🇴🙌🏾 legend 🇸🇴🇸🇴

  • @sadiadahir426
    @sadiadahir42613 күн бұрын

    Allaha unaxariisto abwaan jaamac kadiye😢

  • @YusufCabdi-xl9mu
    @YusufCabdi-xl9mu13 күн бұрын

    2024😮

  • @MaxamedCabdi-uq7lu
    @MaxamedCabdi-uq7lu13 күн бұрын

    Walahi qosol ayaaa meeshaaa kasooo hadhay

  • @suudiafrah1162
    @suudiafrah116214 күн бұрын

    Mahad,sanid sharafle

  • @numan1tarr14
    @numan1tarr1416 күн бұрын

    Talo aad ufiican weeyi

  • @gowracane5241
    @gowracane524116 күн бұрын

    asc c/God ader Somali waxma barato ee hoey u soco any ku leeyahy

  • @XamdiXasan-rb4gj
    @XamdiXasan-rb4gj16 күн бұрын

    Wll kusaliya xabibkena scw

  • @mohaqaliif5222
    @mohaqaliif522217 күн бұрын

    Waxaa dawanayaah wareysigaan. 5/7/2024 Sacadunah aytahay 8:30 pm. I.a. Maalin aan maanta eheen ayaad. Ilahy hortiisa kula xisaabtameesan dadka dhibkaas idin geysatay🙏 🙏

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e17 күн бұрын

    Ina laji wa eajun ilahay janada haka warabi aqoon naga bahday ayo aha oo somaliyed

  • @user-wx9mx5dz5e
    @user-wx9mx5dz5e17 күн бұрын

    Taclin leedahay waxa socodana wad qiyasikarta

  • @basharalhashimi6187
    @basharalhashimi618718 күн бұрын

    اتمنى من قناة الصومال عرض مسلسلات باب المراد وأمام الفقهاء وموكب الاباء والامام علي والامام الحسن والامام الرضا ويوسف الصديق ومريم المقدسة وقيامة البنادق وبلاد العز والبراءة المذبوحة وناصر وادهم الشرقاوي وبلقيس وانا القدس والغالبون واحببتك منذ الصغر ومارغاريت والكف والمخرز وخيط الدم ومحاكم بلا سجون واصايل ودائرة الجنون وجواهر والكواسر واخوة التراب وتل الرماد واوراق الزمن المر والموت القادم إلى الشرق وخيط الدم والثريا وبصمات على جدار الزمن وعز الدين القسام وغضب الصحراء وحاجز الصمت وريح الشمال وظل الياسمين وخوات دنيا ولحظة ضعف ولعنة امرأة والاصيل ونقش الحنة وموضي قطعة من ذهب وفي ذاكرة الظل

  • @jimcaalecabdi-ym7qn
    @jimcaalecabdi-ym7qn18 күн бұрын

    2024 alla ya raxma

  • @saidissa1815
    @saidissa181519 күн бұрын

    Barleex ilaahow unaxariiso

  • @bashenuur
    @bashenuur19 күн бұрын

    War maxaa ogaadeen ciise ugu hiiliyaa

  • @bashenuur
    @bashenuur19 күн бұрын

    Jid waaq barwaaq tagaal waaq years dhalay?.

  • @taajir4582
    @taajir458220 күн бұрын

    Codki maxamed siyaad oo cadi ah

  • @osmaan210
    @osmaan21020 күн бұрын

    20/june/2024 S

  • @osmaan210
    @osmaan21020 күн бұрын

    2/july/2024 Belarus 🇧🇾

  • @ciiseabdale7569
    @ciiseabdale756921 күн бұрын

    Jama debaraani legend

  • @NajaxCabdi-te2xv
    @NajaxCabdi-te2xv22 күн бұрын

    Jabhado wadanka ma burburin balse waxa burburiyey wixii sababey in jabhado wadanka ka sameysmaan iyado dadku walaalo yihiin bilow iyo dhamaadba faqash ayaa dadkan kala dirtey

  • @nasteexoabdoqaadir
    @nasteexoabdoqaadir22 күн бұрын

    sheesh suaal ayaan qabaa xaskeka ayaan kofuray labo dalaaq marna haldalaq hadan waxan rabaa in aan sooceshto ee masooceshan karaa

  • @user-um9hm7gv8w
    @user-um9hm7gv8w23 күн бұрын

    Pliz let's assist our mum

  • @abdikariim2482
    @abdikariim248223 күн бұрын

    Cismaan maxamuud boqortooyo

  • @Jamac163
    @Jamac16323 күн бұрын

    الله يا ر حهم

  • @saidabdulkadir7799
    @saidabdulkadir779926 күн бұрын

    Waxa aan daawaday 12 sano kadib 2024 siciid sharci 👋

  • @Maxamuud-fx2cf
    @Maxamuud-fx2cf25 күн бұрын

    Daawashadaada kadib hal maalin aan kula daawanayaa. Abwaan c/qadir xirsi siyaad xirsi yamyam wuxuu ahaa adeeerkay ilaahay ha unaxariistee

  • @user-gr6tx1lj4r
    @user-gr6tx1lj4r26 күн бұрын

    Ilhy ha u naxariisto abwaankeenii waynaa ee jaamac kediye

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari26 күн бұрын

    AHN

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari27 күн бұрын

    AHUN

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari27 күн бұрын

    AHUN

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed382829 күн бұрын

    Galnus ma aqoonsani ayuu dhahay gaas hadana waa aqoonsadey.

  • @user-yq2ru9qw5j
    @user-yq2ru9qw5j29 күн бұрын

    Subxaanalah

  • @FrimpongJarthinho
    @FrimpongJarthinho29 күн бұрын

    My school 😢😢 2012

  • @Habibification1
    @Habibification1Ай бұрын

    Digil, mirifle, isaakh, abgaal, habargidir waa wada ogadeen kulaha. Bal eeg, waxa ka soo harayna waa darood. Professor Gandi is ill fated man.

  • @Habibification1
    @Habibification1Ай бұрын

    Maxaad afkaaga uga ilaalinaysaa Ajuuraan? Maxaa kuu diiday inaad siiso xuquuqdooda? Waxaa tahay shaqsi cunsiri ah.