DIIRADDA TV

DIIRADDA TV

kusoo dhawada dawadayaal Channelka-Diiradda Tv oo ah Bar aad kaheli doontaan muqaalo xiiso badan iyo shekooyin xiiso badan oo leh maad,Suugaan,iyo Falanqaynta Arimaha siyaasada dadka caanka ah oo sidoo kale aad kadawan doontan.

Subscribe Saar, Gambaleelkana Rukumo,
Mahadsanid,


Пікірлер

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sgКүн бұрын

    .ilahay.hakuqabto.amiinamiin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @HawaHawaaden-hh7sg
    @HawaHawaaden-hh7sgКүн бұрын

    Sifiican.abaayo❤❤❤❤❤

  • @siradm
    @siradm2 күн бұрын

    Furriin iyo isceebeyn labo ayay kala tahay dee, furiinku waa calaf laakiin iscebeynta ayaa ceeb ah

  • @Umusamsam24
    @Umusamsam244 күн бұрын

    Dadka ma sixrosa wan ka shakiye wa isku daba xiksanan maxa waye

  • @geenyodila9095
    @geenyodila90955 күн бұрын

    Munaafaqnimo ayu masjidka u galay 🤮🤮🤮Farmaajo aya so noqon ader xoolaha dadka ma dhaco munafaqna maahan xabibul malayin❤❤❤back

  • @geenyodila9095
    @geenyodila90955 күн бұрын

    U sheeg runta baaclayal ayuu lacag gashtey waxas uma jeedan yaab

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed56625 күн бұрын

    Cumar maxamuud maxaa ka qaldan Dani muxuu taraa askar Buu kadhigtay

  • @abobasement346
    @abobasement3466 күн бұрын

    war munafaq nimadah jojih xasan qabureh qoteh masajid wax bah kah mah ogeh tugah umadih dhacay xagu din kah yaqan waa xasan munafaq

  • @mohamedjamle7898
    @mohamedjamle78986 күн бұрын

    Ilksyare qeyla ma daayo dabcasar waad waalantahay

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl6 күн бұрын

    Ilkayare iyo dhabayaco lagareysay ama caytama oo sidii naagihii u caytama ilkayare iyo dhabayaco walee xukun ugadhamaa 🤮🤮🤮😡😡😡

  • @Sukei-s3x
    @Sukei-s3x7 күн бұрын

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤xabibti haa sax 😢😢😢😢ale ka fogeyya been waxa tahy mamo wanasn ale ku xafido

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade018 күн бұрын

    hadda hadal laguma haysane mawaxad kutagerysa inay isbalansadeen gabdhaha somalioyed iyagu isku hysta xamar anaka leh iyo malihidun war tag nio

  • @ibraahimabaar7431
    @ibraahimabaar74319 күн бұрын

    Adiga hadda ka hor maxa laguugu x-ray nin wax Bartay waa tahee

  • @user-en8dz2po1s
    @user-en8dz2po1s9 күн бұрын

    Kaasi mar hore ayaan ka shakiyey gudoomiuahaasi waa tuug tuug dhalay

  • @abdikarinmohamed8175
    @abdikarinmohamed817510 күн бұрын

    Leego orod aad

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle397510 күн бұрын

    iminka ayaad tahay denbii ma adiga ayaa cadayn kara inuu gudoomiyaha saani yahay waad tihiin kuwa xuduudihii aadaminamada shaafay una gudbay waxaan la aqoon

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz10 күн бұрын

    Ala kani waa kii shabab u shaqayn jiray ee shaadhka saxaafada ku qarin jiray wan garanaynaa tuug

  • @user-qp5zm1vj1u
    @user-qp5zm1vj1u10 күн бұрын

    Aduunka ufiirso qofka markuu helo shaqo uusan fileyn oo uusan aqoonteda laheyn qaladkiisu aad ayuu u badan yahay sida ninkan waxay la tahay in aan lasoo xiri karin saxaafada ama suxufiga ayuu qalad ka fahmay waxusan ogeyn in saxaafada ay leedahay awood xadidan

  • @kabtankaxafads5995
    @kabtankaxafads599510 күн бұрын

    Ada mudan in lake xakumo xabsigane lakuku jirdilo

  • @hassanhussein1004
    @hassanhussein100410 күн бұрын

    War ninkaan waa jirean yahay waxaan fila inuu yahay narsiste .ama dad aan la aqoon ayuu u shaqeeyaa,xagguu jiray waqtigii farmaajo oo dulmi badan jiray. Waxbaa qalddan

  • @mohamedhagyabdirisaq9061
    @mohamedhagyabdirisaq906110 күн бұрын

    Saxibow....Fasahaadka ninka wadanka sheegaya inuu xakumo dhaqmayo waxii kahooseeyana seey noqonaan..wadan dsbo iyo dacal dhiiqo dhex jiifa wax leeyska weeydiinayo malahan...Ummadda somaliyeed waa la heeystayaal.

  • @abdiwahidabdallah9939
    @abdiwahidabdallah993910 күн бұрын

    Markad cararatsy wayad caytameysaa oo ad dabiyo badan wanka kagashay sheem on you

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia254910 күн бұрын

    Ugaas sare waaa runtaaaa madaxweyne qafre faage.isagaaaa uga horeeeya qabyaaladda iyo Kala qeybinta umadda soomaalida

  • @omarhussein1946
    @omarhussein194610 күн бұрын

    Naagahaas fidnada iyo fawdada qabiil kicinayey in la yiraa dulmi ayaa lagu xiray iyadaaba dulmi kale ah. Naagahaas qariban ha la xukumo shaqooyinka kale ee yaalana ha laqabto oo arimaha ha lakala Saaro. Dadka wasaqda ka dhex faafinaya Tiktok yaan loo doodin ee talaabo ha laga qaado.

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama429310 күн бұрын

    Haddii cid lagu maxkameydanayo kicin Bulsho,kicin abaabul qabiil, Maxaa Maxkamad loo keeni waayey Xasan Sheikh,iyo kooxda Xaraash Qaran markii ay jidadka Xamar Geela Dusha uga qoreen 1991 baa loo noqonayaa , markii Xasan Sheikh lahaa General Odeywaayoow wiilkeygiiyoow Ciidamada Ka soo bax,markii C C Warsame lahaa Ra'isulwasaare Rooble, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Madaxweyneyaasha Galmudug iyo Hirshabeelle xaggee aadeen! Dhammaantood waxaay ku heleen Abaal marin, xilal sare weliba heer Qaran ilaa Madaxweyne, Xildhibaan,Wasiir, Agaasimeyaal >> kuwaas ma ka sareeyaan sharciga? Ma aysan gelin Dambiyo abaabul,kicin Bulsho qaab Qabiil, weliba soo hubeeyey Maleesiyo Beeleedyo Hubeysan jidadka Xamar.

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan328910 күн бұрын

    waa runtaa maa shaa allaah runtaa sheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin mahadsanid❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-jy2ey2bh9d
    @user-jy2ey2bh9d10 күн бұрын

    Kaas miyaan moogeeyn in uu meesha qabiil kufadhiyo duli waaye dhamaantood

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c10 күн бұрын

    Sulub iyo kan gobolka banaadir imisa u dhaxaysa Ninka gobolka sulub isumaba tegi karaan Hugaan oo dhan ayaa u dhaxaysa

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c10 күн бұрын

    Qodobkee loo cuskaday Dadkas Kolay arimo.qabyaaadeed ayey ku hadlayeen iyo kicin Sharci ahaan waa kiis culus karka la eego binaalaha

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c10 күн бұрын

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk qofku wuxuu xaq u leeyahay in waxa uu qabanayo inuu sharciyan u leeyahay Hadii kale khalad ka bixi maayo

  • @yusufabdi7272
    @yusufabdi727210 күн бұрын

    Dumarka beenta aad usheegeysid ka jooji, Joonkey baa tahay. Fadlan umadda hakaa nasato. Maraxyahaw

  • @sahruja5777
    @sahruja577710 күн бұрын

    Xildhibaanad Aamino yaa dilay Adiga iyo FAHAD tuugyahow shabaabkaa ee wajigaaga nagawad

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade018 күн бұрын

    aamino ma gabadhii baladweyne lagufilijiray e ikraan tahlil uhadlijirtyba wll

  • @sahruja5777
    @sahruja57778 күн бұрын

    @@Khaalidcade01 Haa

  • @sadakabirjeeb8399
    @sadakabirjeeb839910 күн бұрын

    Aniga o cidna taagyero u ehayn ninka suasha aan weydin waxaa wayee yaa u dhirsaday waxan?? Mise yuu u dacwoon hayaa kaana dacwoon hayaa? Inaa adeer dhantaada raax hadaa hadal maqlaysoo meshan og og hanoo guriin hadii kale cuquwadii giridii baa kugu dhicii hadaa aamusi weysooo

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed422710 күн бұрын

    Adeer ma ogo the adoo qofka nacaayo cadaab cadaab ha iska gelin ileen cadeyn laga rabtaa subhanalaah

  • @user-tb7nn1ef6b
    @user-tb7nn1ef6b10 күн бұрын

    Fadan hacayen gudomiyaha lkn danbiyada ugalay cade

  • @user-tb7nn1ef6b
    @user-tb7nn1ef6b10 күн бұрын

    Gudomiye salax wa in sharciga lahorkena wy wadanbi qof edaysana ah in maxkamada umamulo gobolka

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed422710 күн бұрын

    Adeer dadka dadka laaynaayo u dood hadaad wax isku heyso oo thy laandheere

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed422710 күн бұрын

    Hadaad wax dacweyneeyso maxkamada tag ee Dadka dadka xasuuqa maxkamada soo saar

  • @abdulalahmohamed4227
    @abdulalahmohamed422710 күн бұрын

    Asc brother Adaa u baahan in lagu maxkamadeeyo Dameeryahow oo cuqdadeysan oo xanuunsan

  • @abdiqanihassanelmi2362
    @abdiqanihassanelmi236210 күн бұрын

    Waxaan ku talinlahaa XAYAWAAN KAAN In la soo xiro waa doqon wadaniyadu ku yartahay wuxuu la dhaqeeya Qawaarijta

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye65410 күн бұрын

    Question in qabiil la isku kiciyo danbe maahan miyaa? Ok. Maxaad danbe u taqaanaa. Aniga arimahaan kale waxba kama sheegi karo mana aqaano ninkaan aad sheegayso. Laakiin gabdhaha tick tock in la xero waa lagu saxsanaay

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye65410 күн бұрын

    Question in qabiil la isku kiciyo danbe maahan miyaa? Ok. Maxaad danbe u taqaanaa

  • @mahadsabriye654
    @mahadsabriye65410 күн бұрын

    I dis agree your opinion

  • @Kaligiisduul5
    @Kaligiisduul510 күн бұрын

    Dadkan inta badan nin jeclaysi lagu soxulaa

  • @abdirizakali-gh6sc
    @abdirizakali-gh6sc10 күн бұрын

    Ninyahoow vadbaadadii qaran ee aad taageeri jirtay ayaa cadaaladaas dhashaye maxaad la calaacalaysaa? Waryaa gleder yahoow carabka wayn umada ka xishoow.

  • @dahirwarsame7528
    @dahirwarsame752810 күн бұрын

    Hadii sida xun u aflagaadooneeyn oon caadiga aheeyn shaki waa igalilahaa balse waxuu u muuqdaa nin meela kale iyo siyaasado haa heey, horta cadeeymaha uu haayo warqadaha yihiin kuwii asalka kuligood oo dadkii lahaa koobi ayeey haaystaan, dukumiintiska ma ahan kuwa banaanka iskayaal. Yaab

  • @munahassan6881
    @munahassan688110 күн бұрын

    Scw Scw Scw SCw scw scw ❤❤❤

  • @hawayassin7172
    @hawayassin717211 күн бұрын

    Sida aad sheegtay allahu aclam .

  • @saladdhanged14
    @saladdhanged1411 күн бұрын

    Maxaad u qarinee maad sheegtid

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi103711 күн бұрын

    Qofkaan aniga ilama wanaagsana waayo hadduu kan uu wax ka sheegayo sida uu ku eedeeyay ay tahay maxaa lagu cadeyn karaa? Wax cadeyn ah mahayo.