SOMALİ REACTİON

SOMALİ REACTİON

+905454257975

GEERIDA HODAN GAABAY

GEERIDA HODAN GAABAY

Пікірлер

  • @axmedhassan6167
    @axmedhassan6167Күн бұрын

    Xishood oo wax iskula hadh gabadh baad tahaye sharafta hablaha isaaq meel hawga dhicin waayo anagay na dhaleen dumarka isaaqu oo hooyoyinkayo waliba anigoo daarood ah oo sharaf iyo qiima wayn u haya hablaha isaaqa

  • @ABDIHASSAN-t2t
    @ABDIHASSAN-t2tАй бұрын

    Sagal mustafe waa gabar qaali ah waxan u arka in ay gaari weydo way qaraari de goosha hilibki oodkaca waanu diidnay gabdha dumashiday ah afkaga ka duw hadii ilkp qof dheer yihiin adiga ilka dheer de

  • @ABDIHASSAN-t2t
    @ABDIHASSAN-t2tАй бұрын

    Inader qoosha maxad gabdha karabta gabdhu waa gob

  • @user-xy6de4yj8z
    @user-xy6de4yj8zАй бұрын

    Gabooye bal wrma ogden

  • @user-jl4lz5cm6q
    @user-jl4lz5cm6q2 ай бұрын

    Adi maxaa usoo qadatey

  • @umm123
    @umm1232 ай бұрын

    Maxaad dadka dheerthiin oon waali iyo hadal badni ahayn, ummada somaliyeed way idinka qurux badan tahay ,idnka akhalaaq wanaagsantahy marka la arko taadaas oo miidhan, sikhraamad ah nolash ka dhacday, sagal ninkeed ayay ku farxsantahy iyo reerka ay u dhaxday iyagun way jecelyihiin, waad ka xun tahay nolsheed fiicn, is cun shaydaamad yahay jacaylka ha jiidhin u hanee inaadeertaa, hadaad rabto midi daarood ayaa luusoo baryi, ninka sagal mabataqaani fanaan ma aha waa nin jooga amerika $15.000,00 ayaa gabaati looga bixiyay, waa naag Nuux imaaclil ah isaaq iskum jiro.

  • @makebravo7133
    @makebravo71332 ай бұрын

    GEESIYAD LAXAY MUSTAFE KUYE 34 MILION O DAAROODA I DUMAASHIYA MAYKA MARIYAAN WUXUBA KKK

  • @AhmedMohamed-cz8rn
    @AhmedMohamed-cz8rn2 ай бұрын

    Waa run waxa uu sheegayso ninkan saciid raage Canada waa kal bax saday lacg

  • @ikk8851
    @ikk88512 ай бұрын

    Naagtaa caytamaysa raga ayay is tusaysaa waa doqon soo cabtay oo is qaawisay. Na waxay garan wayday meel iyada u gaara ku cay ama ugu caqli celi. Naagtan Michael Jackson baad moodaa iyadu is waynaysay. Xishood dumarka qiimo beel baad ku tahay micheal eey. Isu fiirso halkaad marayso aad baad isu qiimo tirtay

  • @mohamedmuuse6709
    @mohamedmuuse67092 ай бұрын

    Sagal Mustafa guuuuuul

  • @farxiyacabdilaahi4843
    @farxiyacabdilaahi48432 ай бұрын

    Wiilkaa gavadha naga qaba maxaa loo caayay Waanka raali gelinaynaa dumaashi xaal qaado cay ma mudnide

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan98132 ай бұрын

    Waxan caytamaysa ha keenin waa ceeb buumbuuniska ayaa ka xun

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar21462 ай бұрын

    👎☠️😱👹👽

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo2 ай бұрын

    Saaxiibeey gooshu ma ciilanaha inadeer teed ayey karbaashaysaa maxaa idinka galay idinka camal kale yeesha

  • @user-yi1nu9ne8t
    @user-yi1nu9ne8t2 ай бұрын

    Fariid

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur66052 ай бұрын

    oo anigu waxaanba moodaayey in uu yahay ninka sagal mareexaan ee ninka sagal majeeerteenbaa😮

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag982 ай бұрын

    Mareexaan waa gob. Af gaaban soo dhowaynta yaqaan.

  • @khadragelle7801
    @khadragelle78012 ай бұрын

    Waa xaasidad

  • @samirasahra1747
    @samirasahra17472 ай бұрын

    XasbunaLah.Wanicma.WakiiLan

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid88212 ай бұрын

    GABADHANI WAXAY RABTAA NIN DAAROODA EE ARJI. HA USOO QORATI. HADAY JECESHAHAY DAAROOD WELIBA HASOO QAADATO KHARASH KEEDA IYO AXANKERDABA

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul54142 ай бұрын

    Tiktok geeda dhib u firi, wiil mj iyo wiil mr wiil darood ah ilahayo isi beey dhihi jirtay wlhi, waa single mather 5 caruur ah ayeey leedahay

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama15462 ай бұрын

    Naa sagal waa soomaaliyad asala naga aamus lafta nagaa orod guurso

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo2 ай бұрын

    sagal ma adigaa ka dhigay waa somalilander lafta nagaa sowkuwa adeeradaa u kala dheeraynayaan

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama15462 ай бұрын

    Xataa cida qabta mataqaan tan waa doqon

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed55022 ай бұрын

    Asc, Guul Sagal iyo guurkeeda balse rer S.land qaar waa waxa ku jira caadifadii ay siaasiyiin danley ah oo naceyb barey.wbt

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali14252 ай бұрын

    Sheekoy ku nacey sagal nin somali ah bey guursatee adigu hadaad neceb tahey dadkaas shaashkii reer koofureedka maxaad madaxa u saaratey ileen reer waqooyi shaash maxirtee 😂😂😂😂

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e2 ай бұрын

    Abaayo gurku waa calaf meshii ALAAH SWT ku talagalay un bad gali gabadha sagal mustafe wa gabar sharaf leh af gaban e an dhic dhicin gabadha ceytameysa maseer ba haya sagal miyey garta iyada qas qas marsato markasey moda in ay dadko dhan😂marsadan iyada maca xiribihii sidey ka dhigtay arka naya wali ceytan nin kuma heyno balaya yahay qoratada u eg

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim55962 ай бұрын

    Faqashbey guursatey sagal waa wax aad uxun yaahuu faqasheey dhidhiibsada oo nadaaya

  • @fatimahashim5596
    @fatimahashim55962 ай бұрын

    NAA BILAA EDEBADYAHAY KADHEXBAX HABLAHAYAGA IYAGAA ILMAADEERA

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    Waa been iyo xaasidnimo ina raage la ceebaynaayo odayaasha kale ee wadaadada ahba laguma yidhaahdo ee waa qabyaalad iyo xaasidnimo waxa siciid loo ceebayna yaa

  • @____0934
    @____09342 ай бұрын

    subxanallah naa qabil akhiro kumaracayo e ilahay kacabso wllhi

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed35772 ай бұрын

    Isaaq. Iyadaa matasha. Anagaa. Ucaleemo saarnay. Ha karbaashto. Naagaha.

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed71132 ай бұрын

    Doqon

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed71132 ай бұрын

    Doqontaan rer galbeedka ah guurka qabiil ma leh naa isku xishood guumeeysyahey dadka waa la wada dhaley

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    oo sagalba waa reer galbeed waa ilmaadeer isaaq subeer awal sacad muuse dhexdoodu kuma qaado

  • @ahmedfarah5718
    @ahmedfarah57182 ай бұрын

    Gabdhan hadalku ka dhaansan yahay ee Sagal ku khafiiftay waxaan leeyahay qof walba ee adduunkaan saaran illaahay SW qof buu wax ugu daray, mana aha wax adiga iyo inta kula caqliga ah wax laga weydiinayo. Kii adiga wax laguugu daray iimaanso oo dhalfadiisu ha kaa dhex hadsho sidaad tiri. Naag walbana kii illaahay wax ugu daray ayaa ka dhex hadla,haddii se aad dibadyaal tahay illaahay weydiiso mid ku shaafiya oo aad ka dhex hadasho. Sideedba dumarku qabiil way ka dhashaan midkii ilaahay wax ugu daran way u dhaxaan.qabiilkaagu waa kan dhalfadiisu kaa dhex hadlayso sidaad sheegtay, iimaanso mida kaa dhex hadlaysa.

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir2 ай бұрын

    Hier majeerteen iyo Jareer maxa isku galay waxa aad moo daa laba nin oo Walaalo ahi in ay kala dhaleen ka Sagal guursatay yaa arkay

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir2 ай бұрын

    Oo ninku Jareer buu u eeg yahaye waaban yaabanahay

  • @user-ld8ls5cz3c
    @user-ld8ls5cz3c2 ай бұрын

    Guulku haduu calaf yahay maxad ku diiday inay caafkeeda guursato sagal mustafe Naayaa xishood iclaaj ayaan u baahan tahay Isaaq hadaad guursanaysid waad la joogtaa kuwii horeba ku fure markaagabadhaha ka xishood Sagal way kaa sharaf badan tahay dadsharaflena way guursatay

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    naa habar baaba nalaga guursaday laakiin sagal iyadaa waxa lagu haystaa dadkeeday cadaw ku noqotay waa sheeko kaa horaysay

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac8142 ай бұрын

    suqaareey miyaadan xishoon laandheere MJ ah baa qabe ha waalan

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    Oo goormaa laan dheerana barateen laan dhitir kaa u taqaanaane ninku ma kintirdheeraa kkkkkkkkkkkkk

  • @jaamacmjaamac814
    @jaamacmjaamac8142 ай бұрын

    @@user-sz7sn2rv9r laangaab ururis ah baad tahay ee dhageso MJ reer burco

  • @daadax7081
    @daadax70812 ай бұрын

    Sagal waa murwo sharaf le markay gabadha ahaydna sharaf bay lahayd gabadhan kalena waa iska yare kacsi wareertay e waxa ugu daran kuwa cuqdada qaba ee ceebta kutaageraya

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh99122 ай бұрын

    😂😂

  • @kaaha1233
    @kaaha12332 ай бұрын

    Ragii ayaa caytama ala maxa dad dhintey meesha jooga laba hablood oo ilmadeera maxa idin dhex dhigey 😂😂😂😂

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    Adaaba siicadaayay oo ciwaanka dhalfo ku soo qortay kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    Bal noo sheeg waxa kaa galay ilmaadeerkan is caayaaya naa dhex doodu kuma deeqdo

  • @awilawad123
    @awilawad1232 ай бұрын

    Adigaa is keenay. Anagu hore kuuma aqoon inaad shuubo tahay?jiheeyaa shaqo kaa qabanaaya mar dhow shuubo waxaan kuusoo diraa kuwo badan oo qabiil kasta leh oo gabdho isaaqa qabaan cadaan madow indho yar. si aad usoo caydo hadaad fiyuus ku helayso aniga xataa gabar isaaqa baan qabaa oon waliba aad isu jecel nahay keliya waxaa naga maqan caydaada please nasoo cay si aan isu sii jeclaano sagaley midaan wax usoo raadi please desperate waaye waa ka taalaa mileage badan baa saaran sagaley tan ha u jawaabin waayo waa shuubo ku ciciyaara tanoo kale waa lagu ciciyaaraa.

  • @Umo580
    @Umo5802 ай бұрын

    SUQAARKI BAA LADUNACAY REER SSC KHAATUMO QALAS YADII BAYUWALATAY DADKA

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    ladunacay waxba maba qori kartid maxaa kaagalay laba dumaroo ilmaadeera

  • @aminaabdi1166
    @aminaabdi11662 ай бұрын

    Ma aha qofkii ugu horeysey ee guursata reerkaa

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o2 ай бұрын

    Sagal baanu soodhaweyneynaa hawiye iyo daarood oodhan baa kuu dumaashi yaala sagaley guuleyso jaahiladaa yari wax badan baad dheertahay 24 milyan qof baa kuu dumaadhi yaala

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    Dee waa run iyadoon daarood iyo hawiye waxba isku ahay oo xataa colyihiin waa u heshiis isaaq iskadaa hawiye iyo daaroode Soomaali oo dhan ayaa isaaq u heshiiyay oo dagaalkii hore iyo kii danbaba Af iyo adinba nagula dagaala may markaa kula yaabi maayo inaa sagal dumaashi u noqotaan oo inanta kale ka soo hor jeedaan oo kala xegsataan lab hablood oo ilmaadeera waxkalena maahee sagal waa faqash ka kalena waa Somalilandar asala .Haday laba digaaga dood islaayaan waa la ogyahay inaad mid la safataan

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama15462 ай бұрын

    Sax walaal

  • @user-qg2ec3jw6o
    @user-qg2ec3jw6o2 ай бұрын

    Walal Siqakdan baad u fasiratay waa 2bo gabdhood oo ilma adeera laakiin xaqa iyo baadilku meel islama galaan maxaa loo xagxaganaya gabadha guursatay nin laandheere ah oo gayaan keda ah oo weliba soomali ah anaga wax aragnay taa yari waa maseyr iyo quuri weyto Sagal waa gabar sharaf leh oo waxan anago weliba hawiye ah walahi jecelnahay sida ixtiramka iyo sharafta leh dadka ula hadasho waa gabar aqoon sare leh ilaahey edeb iyo ixtiraam siiyay waa qalad iney taa yari jaahil nimo laso doonato xaqa ilaah ba jecel wana u hiilineyna soomali oodhan ba is guursaro ee reer soomaliland isku xishooda muqdisho waa halka qabiil laga tagay weli waad dambeysan aqoon iyo dhaqaale iyo dhinac walba waa leydinka tagay waxa yeelaya waa qaladka baad iskugu hiilisan waa garta waad qabyaladeysan anigu isaaq aad baan ugaranaya waa dad qabiilku lafaha kagalay weliba anaga reer xamar keena waxan fahanaa wax badan daaroodka marka isaaaq loo fiiriyo wax lafahmi karo ma ah marban hargeyso tagay ano holland ka dhoofay dad isaaq ganacsi naga dhexeyay hotel baan dagay qofkaste wuxuu ilaha ninkii hawiye war goor maad ilbaxeysan soomali idinka isku diray dad matihiin maalinta dambe weli leys kuma kiin tagin ee hawiye daarod baa iskugu kiin tagi dagaal ma taqanan oo dhulbahante baa idink adag oo ceebtiina banaanka keenay hawiye haduu idiin gacan qaado ka waran walee ma sii jireysan ilaah kumahadiya habargidir iyo xawadle iyo abgaal iney murusade kudar dagaal idin la galaan kawaran dad tiro yar jaahiliin ah baa tihiin oo faan iyo been iyo quuri weyto badan hadalka badan joojiya oo dhaafa gabdhaha leydiinka qabo

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf81922 ай бұрын

    Dameer yohow abgaal aamus qadaad wayn yahay ​@@user-qg2ec3jw6o

  • @user-qo5km9gs2u
    @user-qo5km9gs2u2 ай бұрын

    Wariyaada. Sagal. Nin. Somali. Laan dheere. Ayaa. Guursatey. Naagaha. Iisaaq. Hadey. Na. Helaan. Nasiib. Ayey. Leeyihiin. Axmaarkaba. Iyo. Oromo. Ba. Way. Guursadaan. Wariyaa. Bax guurso. Adiga. Axmaar. Sagal. Nin. Somali. Laan. Dhere. Ayaa. Guursatey. Anigoo. Ah. Korneel Hussein Afgooye Canada 🇨🇦

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    Reerkintir dheere markaa ninku ma kuntir dheeraa soomaliya laanka kintirkay u yaqaanaan laanba hadaa naga maqasheen laan dheere Soomaliya wuxu ka yahay kintir dheere macni hiisu ree smaliland baa yidhaahda laan dheere

  • @samsammaxamed2753
    @samsammaxamed27532 ай бұрын

    Lkn adugu ciwaanka iska hagaaji dadka xun waxay ku hadlaan ciwaan ha ka dhigan hada waxaan moday inaad adigu inaad hadalkaa tiri markaan muqaalka aan gudaha ugalay ayaan arkay in ay naagtan tiri hadalka markaa dadku waxa ay ku hadlaan ee xun ciwaan ha ka dhigan

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw2 ай бұрын

    Sagal 4 Sano ka hor baa laguursadey, caruur bay leedahay ...maxaa hada guurkeeda looga hadlayaa?

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r2 ай бұрын

    shaqo kuu taal maaha waa laba ilmaadeera oo is dagaalaya

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q2 ай бұрын

    Soomalidu waligeed way is guur sanaysay soomali waa dad walaalo ah siku dhaqan diin af ah aniga waxaan ahay qabiilka sagal musdafe nin keeda hooyaday waa isaaq 46 jir baanahay dad xanuun san baadahii. Isaaq gaalo qabaan baan aqaanaa xumandaan meeshay reer abtigay inda xun kala djacdo hakala dhacdo naar lee haw horsedo aduunkan qof walba qofkuu jecel hahay haguursado nacas xanuun san yaa ujoojinaya ayadu ha guursado isaaq dadka kale ma xukundo