BinZaidQatar/Somalia

BinZaidQatar/Somalia

Ku soo dhawaada Xarunta KZread Channel ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee wadanka Qatar.
Dhamaan muxaadarooyinka aad halkaan ka daawataan waxaa lagu qabtay markazka Abdullah bin Zaid Al-Mahmoud Islamic Cultural Center, oo ah xarunta ugu weyn wadamada khaliijka ee faafinta diinta Islma(non-Muslims).

Muxaadarooyinka oo ay soo jeedinaya dhamaan culimada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka iyo dibidda, waxaa dheer qalabka casriga(HD) ee lagu duubay.
Sidaas awgeed, waxaa lagu wargelina qofkasta iyo warbaahinkasta oo Soomaaliyeed inay howshaan tahay "Waqaf & Allah dartiis" oo la isticmaali karo dacwo iyo diin faafin oo kali ah, ayadoo magaca muxaadarada waxba laga badalin

Faahfaahin dheeraad ah waxaad nagala soo xariiri kartaa
Visit our website: www.binzaid.gov.qa

Пікірлер

  • @MuseJun
    @MuseJun8 сағат бұрын

    الله يارك فيه!

  • @mubaarakidan5826
    @mubaarakidan582618 сағат бұрын

    Nin aan ku daydo

  • @user-wi8wp8gg2n
    @user-wi8wp8gg2nАй бұрын

    2023

  • @sayaayohadlagolay6194
    @sayaayohadlagolay61942 ай бұрын

    Masha Allaha jazakalah khayr❤sh Abdirashiid sh Ali suufi

  • @abdilahisadiq4270
    @abdilahisadiq42702 ай бұрын

    Allahu Akbar

  • @RaaxoYuusuf-if4wm
    @RaaxoYuusuf-if4wm2 ай бұрын

    Shikh ilaaa hey qayr Haku siiyo ee loo sooducey❤

  • @RaaxoYuusuf-if4wm
    @RaaxoYuusuf-if4wm2 ай бұрын

  • @AbdirahmanShukri-cz2bp
    @AbdirahmanShukri-cz2bp2 ай бұрын

    Allahu akbar

  • @user-ik9nb3mm1v
    @user-ik9nb3mm1v2 ай бұрын

    Mâcha allah❤❤❤

  • @user-ik9nb3mm1v
    @user-ik9nb3mm1v2 ай бұрын

    Mâcha allah 😮❤😮

  • @hodanitanajmanita6664
    @hodanitanajmanita66643 ай бұрын

    💝 ماشاء الله تبارك الرحمن عليك شيخنا الفاضل💝 💝🌴 اللهم يعزك و يحفظك ويسعدك و يبارك فيك عاجلاً غير آجل 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 شكراً جزيلاً لمحاضرة و الموضوع مفيدة جداً و جزاكم الله ❤ الجنة الفردوس الأعلى❤ 💝🌴 اللهم أمين يارب العالمين و للجمعينا 🤲🏻🤲🏻🤲🏻 💝🌴 اللهم صل على محمد و آله كلما ذكرك الذاكرون و صل على محمد و آله كلما غفل عن ذكره الغافلون 💝🌴 أللهم صل وسلم وبارك على سيدنا و نبينا و حبيبنا و شفيعنا محمد بن عبدالله بن عبدالمطلب و على آله وصحبه الأخيار أجمعين صلى الله عليه و سلم تسليماً كثيراً 💝💝💝💝💝

  • @user-ex6wd8rm8t
    @user-ex6wd8rm8t3 ай бұрын

    Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂

  • @UbaxQoordheere
    @UbaxQoordheere3 ай бұрын

    Nin wax badan og❤

  • @CabdiraxmaanXingalool
    @CabdiraxmaanXingalool4 ай бұрын

    Waxan ka xumahy in gacankala ay hyso i.a wan udagalamanyna sidan uheli lhyn dadkeeni io gasiyasheeni

  • @biggmohha8006
    @biggmohha80064 ай бұрын

    Buug gabayadiisa abwaanka lagu keediyay mala heli karaa walaalayaal ama asagaba qoray

  • @jibriilabdishakurali614
    @jibriilabdishakurali6144 ай бұрын

    haa walaal, Dibedwareeg aya la yidha isagoo pdf ah baad helaysaa.

  • @biggmohha8006
    @biggmohha80064 ай бұрын

    @@jibriilabdishakurali614 mahadsanid in bdn walaal 🙏👍

  • @CabdiraxmaanXingalool
    @CabdiraxmaanXingalool4 ай бұрын

    Isagaba maqane mxa wax laga qora zxp gabaygas ba ugu dambeyey dadba gacanta logaliyey markasta ninkasto sidana dalka laga qabtaa

  • @jaamacxasanmuuse535
    @jaamacxasanmuuse5353 ай бұрын

    ​@@jibriilabdishakurali614xagee ka helaa wll 😢

  • @Munasar-17
    @Munasar-173 ай бұрын

    Adigu ma haysaa sxb isagoo pdf ah​@@jibriilabdishakurali614

  • @maxamedxigmaawi
    @maxamedxigmaawi4 ай бұрын

    Abwaan nageeye cali khaliif ❤❤❤

  • @user-uj6jf9xc3h
    @user-uj6jf9xc3h4 ай бұрын

    Geesi wadaniya

  • @hafsayasiin2322
    @hafsayasiin23224 ай бұрын

    M.a nin rageed hduu noolyay alle hnoo soo dhaweeyo

  • @kingazlamahmedanaani4232
    @kingazlamahmedanaani42325 ай бұрын

    Hadii we manta murtidada qaadan lahaayeen Ethiopian ka manta badena maqaateen

  • @user-qr9qj1ew6x
    @user-qr9qj1ew6x5 ай бұрын

    Masha allah cheik abdirachid ali sufi

  • @sadiiqal-amiin1135
    @sadiiqal-amiin11356 ай бұрын

    Taariikhda aya xusi doonta indheer garad in badan indhaha noo furay ayuu ahaa asagoo kalena somali wa ku yaryahay alaha ku xifdiyo sxp hada oo an qoralkan qorayo meel laguma oga waana la la,yahay 😢

  • @asadyare6440
    @asadyare64405 ай бұрын

    hadeyr waa Mujaahid baa la leeyahay Allaah run haka dhigo anigu nimankaas ay warbaaintu iska caydo waxaan u aqaan ragga ku yar dunida ee aan ubaahannahay

  • @abdisamedmohamoud146
    @abdisamedmohamoud1466 ай бұрын

    Scw scw scw ❤❤❤❤ scw scw scw scw❤❤❤❤ scw scw scw scw❤❤❤❤ scw scw scw scw scw❤❤❤❤ scwscw❤

  • @AdnaDahir-et5un
    @AdnaDahir-et5un7 ай бұрын

    Walaal qeebta 3aad keem😊

  • @user-ll4xf6zp7j
    @user-ll4xf6zp7j8 ай бұрын

    Masha allah

  • @user-nb9dc7ml5w
    @user-nb9dc7ml5w8 ай бұрын

    Machaallah

  • @khalidmohamed5696
    @khalidmohamed56969 ай бұрын

    Mashaallh

  • @user-yd8lg2kc1o
    @user-yd8lg2kc1o9 ай бұрын

    ❤❤❤❤

  • @mhmedjordan2082
    @mhmedjordan208210 ай бұрын

    m.a ilaahay haku barakeeyo🤩🤩🤩🤩

  • @Active2Care-yl7vd
    @Active2Care-yl7vd11 ай бұрын

    Sheeik Abe cadirasheed Baa ka magac Wayn raxima hu__ALLAAHU AA

  • @nuurtuuri831
    @nuurtuuri831 Жыл бұрын

    Sh cabdirashiidow allahaku barakeeyo miisaanka xasanaadka hakuugu daro anaguna kuwii ku waantooba allaha naga yeelo

  • @nuurtuuri831
    @nuurtuuri831 Жыл бұрын

    Allahayow naxariistaada janadaada nagu geli

  • @iftiqaar233
    @iftiqaar233 Жыл бұрын

    Shukran sheekh cabdi rashiid

  • @mowlidadan2968
    @mowlidadan2968 Жыл бұрын

    aa

  • @adoonalahinaaadan3202
    @adoonalahinaaadan3202 Жыл бұрын

    ما شاء الله تبارك الله. بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @sdaabokar1978
    @sdaabokar1978 Жыл бұрын

    MaashaAllah, adigoo kale Allaha noo badiyo

  • @aliedan5548
    @aliedan5548 Жыл бұрын

  • @ummsumeyaahmed5457
    @ummsumeyaahmed5457 Жыл бұрын

    Maasha Allah tabaraka lah ilahai hakubarekeyo

  • @maxamedc.qadadircumar6521
    @maxamedc.qadadircumar6521 Жыл бұрын

    Allow nogu anfac sh c rashid cali sufi usitadi cilmiga at bartay

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 Жыл бұрын

    Subxanalah

  • @user-ib4qw2rb3o
    @user-ib4qw2rb3o Жыл бұрын

    بارك الله فيك وجزاك الله خيرا

  • @naimaisseali6905
    @naimaisseali6905 Жыл бұрын

    الله يحفظك والله ما بصدق انه اكثر من جيد

  • @naimam.9551
    @naimam.9551 Жыл бұрын

    Waa run soomaali hadaan nahay intaas wax baas uun baynu sheegnaa

  • @mariya7695
    @mariya7695 Жыл бұрын

    Masha alaah ❤️ ♥️

  • @mariya7695
    @mariya7695 Жыл бұрын

    You ❤️❤️Mash alaah

  • @mohamedisse9963
    @mohamedisse9963 Жыл бұрын

    Subxana llaah ..🥰

  • @maxameddhiblaawe8187
    @maxameddhiblaawe8187 Жыл бұрын

    mashallah allaha nago hanuuniyo

  • @saynapali688
    @saynapali688 Жыл бұрын

    M.a

  • @Somfox1
    @Somfox1 Жыл бұрын

    Masha ALLAH .. HOOYO Somaliyeed oo ay Dhamaan Muslimiinta iyo Somali ka farxisay .. ALLE JANO HA SIIYO HOOYADAAS AAMIIIN Allahu AKBAR kzread.info/dash/bejne/k6pmusehaci_nbg.html

  • @abdikarimibrahim3820
    @abdikarimibrahim3820 Жыл бұрын

    ilaahay ha unaxariisto sheekha

  • @calisanag
    @calisanag Жыл бұрын

    Amiin yaa Allaah scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mariamloulmariabdillahifar8713
    @mariamloulmariabdillahifar8713 Жыл бұрын

    ٠جto

  • @calisanag
    @calisanag Жыл бұрын

    Jzkallaah khayran sh amiin

  • @calisanag
    @calisanag Жыл бұрын

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw jimce wanaagsan